#IFIYE22

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 кві 2021
  • PUNTLAND, JUBALAND, MARAYKANKA, KENYA, DOORASHOOYINKA IYO QAAR KALOO BADAN.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 597

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 3 роки тому +78

    The only politician somali who speaks the truth.farah malin geesi waayo

  • @nortaa5654
    @nortaa5654 3 роки тому +12

    Maasha Alaah geesi Alaha ku XAFIDO Farax ma,alin ILAAHAY hanoo kaa deeyo wadani SOMALINIMO ku jirto❤️❤️🇸🇴

  • @wehliyetv9119
    @wehliyetv9119 3 роки тому +32

    The greatest politician of all the time... alle haxifdiyo

  • @wehliyetv9119
    @wehliyetv9119 3 роки тому +13

    Mansha allah farah maalim dawara, ilahey haxifdiyo, xaqiqda ayuu kahadlay..

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 3 роки тому +38

    Ax yaa Dalkeygii.
    Ax yaa Dadkeygii.
    Ax yaa Wadani dhaartey
    farax macalin👈noolow mudane 🙏🏽

    • @apdiqani9834
      @apdiqani9834 3 роки тому

      💓💗❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomaaliya 🇸🇴🇸🇴hanoolaato🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴

    • @muuminaxasanxasan284
      @muuminaxasanxasan284 3 роки тому

      Urug basana mrbaan wxaan raby garan waayaaa mrkaa maqlo meeshii meel kadaran buu galayaa wdanku kor inuu uspokoco daaba warkeeda ee wakadarow ilaahow dadkaan burcad isu mari

  • @ibrahimmohamed-dq1nu
    @ibrahimmohamed-dq1nu 3 роки тому +12

    The true Somali patriot Hon Farah Maalim Viva the legend

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 роки тому +12

    FAARAX MACLIM WAA RUN SHEEYK WEEYE WALLAHI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saxarlasamatar2516
    @saxarlasamatar2516 3 роки тому +20

    Abdihafid you finally meet my expectations. Waraysi qiimo badan. Thanks.

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 3 роки тому +44

    Masha allah Farah macalin waa mawadin aaminsan soomalinimo allah xafido 🤲🏽🤲🏽❤️🇸🇴

    • @mahdimend3505
      @mahdimend3505 3 роки тому +2

      Waa tuug tuug dhale hadoo aamisan yahay why dhulka somali kamaqan ugo hadli waaye wacalka

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 роки тому +1

      @@mahdimend3505 beentaa

    • @abdihaji7617
      @abdihaji7617 3 роки тому

      @@mahdimend3505 xoolo Dulka somali kamaqan marki lagahadlayo wa marki somalia nabad noqota gorme Dulmaqan lododi somalia banabad ehene

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 3 роки тому +1

      Aaaaaaaaaaaaaaaamiin yaa rabi yaa raxmaaan yaacasiis yaa xafidu yaa xasiibu yaa jabaar aaaaaaaaaamiin

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 роки тому +17

    VIVA Faarax maclim waa geesi soomaaliyed weeye allaha BARAKEEYO inshallha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirashidabdullahi7730
    @abdirashidabdullahi7730 3 роки тому +44

    Mudane Farah Maalim waa halyeey somaliyeed dadka Kenya ayaa og sidow Kenyatiga oo iskigadhiciyay tv qaran kenya markaa somalida rafka laguqaaday.Runta iyo xaqiiqada jirta ayow indhaha kasaray.💪💪Viivah Mudane 🥰🥰

  • @omarmuhyadin9492
    @omarmuhyadin9492 3 роки тому +13

    FARAX GEESI GEESI DHALEY MASHAA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 роки тому +13

    Masha allaah waa geesi dhiiga soomaalinimo ku dheer yahay noolow intey nolol jirto insha allaah

  • @abdiwaliabdullahi2556
    @abdiwaliabdullahi2556 3 роки тому +32

    Farah macalin waa geesi Somaliyed waa qof daren wadaninimo ku jirto nolow ader

  • @imaanelmi3250
    @imaanelmi3250 3 роки тому +9

    Allaha xifdiyo farax macalin wax wa inoo shegey wa run wan duleysnen dulinimadii waan ka baxney oo mantey madax lo taliyo noma jogaan illah ba mahad leh

  • @aminaissa2759
    @aminaissa2759 3 роки тому +48

    He is educated and wise man who knows the dignity of his ancestry. Geesi ❤️

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 3 роки тому +8

    Thank you so much faarax macalin. Run sheeg maashaa Allah!!!

  • @gourehosman4450
    @gourehosman4450 3 роки тому +6

    Machallah gudomiyeh Farah macaliin. Horey uu socoo

  • @harir101
    @harir101 3 роки тому +9

    Well said me. Farah much respect. I couldn’t agree more.

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 роки тому +7

    Maansha Allaah, IFIYE oo lagugu yaqaannay 🇸🇴👍

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 3 роки тому +4

    Faarax macalin geesi geesi dhalay oo runta ka cabsanin nolow somali hero 👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @laarr6362
    @laarr6362 3 роки тому +4

    Masha allah farah you are well educated and each and every word that you said touchs all the wise Somalians except narrow minded who believe qabil .
    May allah bless you brother farah

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 роки тому +8

    Waa runtiis faarax macalin deegaankas aniga xitaa waan ka soo jeedaa intuu ku laayay axmad dhuxul waan wada og nahay

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 3 роки тому +4

    MUDANE FAARAX MUCALIM GEESI HALYAY SOOMAALIYEED
    جزاك الله خيراً وزادك من فضله
    وحفظك الله ورعاك وسدد خطاك وأبعد عنك كل مكروه وسوء

  • @alvaronegredo387
    @alvaronegredo387 3 роки тому +15

    If only people could understand what farah macalim is saying waxaan ogahay inaaaan dulaysiga nalaguhayo wlhi marhore ayaan kabixin lahayn iyo dabadilifnimada nahaysato.....OUCH!!🤕

  • @aweesshiiq4098
    @aweesshiiq4098 3 роки тому +25

    Farax Maalin, my role model . You always speak the truth without any sorts of fear . You are a living legend . Allah give you the strength to withstand all the obstacles which come on your way . I have a dream to meet you one day inshallah 🇸🇴✊🏿

  • @zucchinimoha9110
    @zucchinimoha9110 3 роки тому +3

    Masha allah Farax macalin Somaliya ninkan UA-cam kiisa kala noqda waa qabiilayste

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 роки тому +17

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiiya

  • @shariiftv8556
    @shariiftv8556 3 роки тому +24

    Hon farax macali allaha xifdhiyo waa nin aad oo uguwaymtahay somali nimadu

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu 3 роки тому +37

    Muqdisho anaga ayaan joogno ee na weydiiya xaqiiqda, Walahi isbadal weyn ayaan dareenay afartaan sano allaha guuleeyo MD Farmaajo

    • @cabdibookh1708
      @cabdibookh1708 3 роки тому

      benaale ilahay ku cadaab

    • @statsm8339
      @statsm8339 3 роки тому

      Ma in laba canshuur laga qaado oo jidadka laga xirto oo meydka garabka lagu qaado ayaa is beddel fiican ah. Malaha waxaad tahay kuwa canshuurta shacabka laga qaado hotellada ku jiifa.

    • @ahmedMohamed-df2ye
      @ahmedMohamed-df2ye 3 роки тому

      Horumarka mawaxad u taqaanaa qarax iyo siyasad bila jiha ah.

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 3 роки тому +1

      @@statsm8339
      kaba qaad duleeysan warkiisa waa dhamaadey.

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 3 роки тому +1

      @@statsm8339
      beenlow dhintey ayaa tahay.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому +5

    Guul mudane Faarax Macalin geesi geesi dhalay oo wadani ah. Allow ku xifdi oo ku dhawr.

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 3 роки тому +19

    Soomaaliyey walaalkin youtuber aan ahay waxaan soo dhiga wax aniga dhan Na anfaco aakhiro adun nagu camamada subscrib sher lik

  • @fatumaadan4642
    @fatumaadan4642 3 роки тому +11

    Gullayso aba Farah macalin gull gull

  • @nfarah3318
    @nfarah3318 3 роки тому +4

    Barakallah fiika Farah maclin Allah ku xafido waxaa tahay nin ushaygo runta somaalida.🥰♥️👍keep the good work InshaAllh waan gulay sanayna. Jazakallh kheer

  • @ajax9530
    @ajax9530 3 роки тому +13

    Nooloow oo jir oo joog MR faarax love from burco

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 роки тому +49

    Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe🙏🙏🙏🙏🙏

  • @dnur1555
    @dnur1555 3 роки тому +12

    Farah macalin geesi hiil waaye

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 3 роки тому +2

    Faarax macalin role model ayuu uyahay dhalinyar badan oo soomaliyeed,waana nin ay somalinimadi ay kusii hadhey ❤️❤️👍🙏

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 3 роки тому +3

    Soomaali dhaba hore usoco guulayso ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aabdulle23
    @aabdulle23 3 роки тому +10

    Faarax Macalin waa nin indheer garad ah oo wadani Soomaaliyeed ah.Allaha barakeeyo.Aamiin

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 роки тому +2

    Asc Adeer xasan macalin maansha allaah somaali wadani illaahey ha ku xafido waxaa tahay soomali jiro maansha allaah insha allaah thanks faarax macalin

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 роки тому +14

    Farax macalin waa geesi noolow oo Guulayso Adeer ✅🇸🇴

  • @abdisalandirir3424
    @abdisalandirir3424 3 роки тому +3

    Great leader and he is legendary Farah Maccalin keep going Halyey Qaran.

  • @hsbuhsbs6837
    @hsbuhsbs6837 3 роки тому +3

    Farax macalin baledweeyn aan kasoo salaamey

  • @mohamedqaraam891
    @mohamedqaraam891 3 роки тому +7

    Guulayso wariye soomaaliyed abdi xaafid

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 роки тому +7

    Farax maalim wa nin geesi ah oo runta kudinta masha allah❤❤

  • @kadijaactive5398
    @kadijaactive5398 3 роки тому +6

    Farax macalin nin somalinimada jecel oo wadani ah

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 роки тому +3

    Farah Macalin waa geesi geesi dhalay ILAAHAY hanoo daayo hana noo xafido
    Allahuma aamiin aamiin

  • @rukiyaabdi7353
    @rukiyaabdi7353 3 роки тому +8

    Masha allah waa geesi

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 3 роки тому +5

    The real Somali in this video is Farah Macalin. We hear you Faarax Macalin and we do understand the threat posed by these fake regional presidents to Somalia. The average Somali understands Faarax Macalin. He’s honest and wants strong Somalia.

  • @twozerosix4767
    @twozerosix4767 3 роки тому +4

    faarah mucalin geesi geesi dhalay masha allah guul an ku rajenayaa

  • @abdelhakimbeshir1045
    @abdelhakimbeshir1045 3 роки тому +3

    Mashallah walahi abdihafi waan ku riyoday habeen hore adiga waraysanaya farax macalin dawara mashallah it come true imika markan arkay waan aqbalilayey Keep going big bro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @asadabdi6914
    @asadabdi6914 3 роки тому +8

    Geesi somaliyed farax macalin madaxwayaha mustaqbal Somalia insha Allah ✅❤

  • @knasomalitv5150
    @knasomalitv5150 3 роки тому +10

    geesi geesi dhalay farah macalin

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 роки тому +3

    Wallaahi waa soomaali asal ah faarax macalin

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 роки тому +3

    Insha allaah waxkasta oo. Somali dhiiba alle ha naaga qabto

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 роки тому +2

    Thanks gudomiye faraax Macalin jiir oo joog 👍🇸🇴

  • @abukarali5564
    @abukarali5564 3 роки тому +8

    Nin culus oo aan jecelahay baad wareysatay Cabdow e, inoo badi wareysiyadsn oo kale.

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 3 роки тому

      Manshallah waa wariye dhab ah oo qofka kasuga jawaabta ixtiraamana allaha barakeeyo cabdihafid

  • @abdifatahbare2333
    @abdifatahbare2333 3 роки тому +4

    War ninku geesi sanaa waa Somali gii saxda ahaa farax macalin next Somali president 💪🏿

  • @unitedsomalimediausm7111
    @unitedsomalimediausm7111 3 роки тому +6

    Faarax Macalin runta buu taabtay, waa geesi aan runta ka gaban, ilahay ha barakeeyo

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 роки тому +1

      Waar inan uu dhalay baa xaarmaajo xaafiiska ka shaqaysa, isagana wax baa hoos loogu guntaa ee odayga iska hubi.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      @@warbaansoosidaa9108 sax gabar uu dhaley ayaa farmaajo u shaqeyso madaxtoyada. Faraax macalin waa afara qabiiliste weyna.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      @@odaykasheekee6929 Adi. Allah ku caafiyo. Gabadha. Faraax macalin gabadhis wax ku dhalayey. Kenya. Kenyana wax joogo kun qof oo wax bartay mida kale. Hadda ayaan firindona faraax Macalin farmaajona waa la cayriyey. Ahmed Islaam waa in wax badan xeerinayo. Faraax macalin waa garam garam wax uu sheegayo iyo qalbigisa waa kale duwan yahiin.

  • @nimcoxasan5156
    @nimcoxasan5156 3 роки тому +2

    Walaahi waa soomanahey soomaali waa guuleysan inshaa alaaah gaal iyo gaal jireen waa jabayaa idin ilaah dowladana habeen iyo maalin waa u duceyneynaa habana waa naga aqbay

  • @abdallayussuf2571
    @abdallayussuf2571 3 роки тому +1

    #HON #Faarah #Mcalin #dawaara the one & only siyaasada ku xeel dheer waaye. Waa aftahan waa geesi waa qof aan runta ka gaban waaye wlh aniga wuxuu ii yahay macalinka Siyaasada Waxaan leeyahay nooloow ilahay haku xifdiyo insha allh

  • @abdimahadshuriye8492
    @abdimahadshuriye8492 3 роки тому +2

    Somali waxey ubahan thy fahanka io aqonta farah moalim halyey somali utagan alle haku dhoro mudane

  • @abdullahiyussuf
    @abdullahiyussuf 3 роки тому +5

    Mashaallah big respect 🙌 farax maalim

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 роки тому +2

    Faarax macalin waa wadani daacad ah ilaahow cimrigaada dheere

  • @saacidahmed1736
    @saacidahmed1736 3 роки тому +1

    m.a G Farah Moalim allaha ku xafido

  • @mohamedhussein981
    @mohamedhussein981 3 роки тому +4

    Farax macalin nin somali ah siyaasiinta somalida runta usheeg

  • @khalidismli6764
    @khalidismli6764 3 роки тому +3

    Geesi waa farax maacili maashalaha guul llaha laha haxiyo

  • @abdisalandirir3424
    @abdisalandirir3424 3 роки тому +5

    Great politician Farah Macalin he is legendary Mansha Allah great visionary man.🙏

  • @kaalmoofficial8645
    @kaalmoofficial8645 3 роки тому +15

    wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉#SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malah thanks.

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 3 роки тому +6

    Farah macalin waa nin geesi ah oo anan runta ka gilgilanin

  • @guledabdi6342
    @guledabdi6342 3 роки тому +2

    Faarax waa goobtaa somali waana naarunshee

  • @updyrahmanalpha6241
    @updyrahmanalpha6241 3 роки тому +5

    Legend Farah wa nin Somalinimo kuweentahay

  • @hussainhaji4674
    @hussainhaji4674 3 роки тому +4

    Ninkaan waa inloo dhiibo intabool si looga qabto siyasada somalia

  • @batulobarre830
    @batulobarre830 3 роки тому +1

    Manshaalah farax Macalin waa run sheege cabdifatax waad reraysansaa runta in ay dowlado shisheeye ku xiran yihiin labadaas nin caruurtaa og

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 3 роки тому +1

    Farax maaclin ❤️👍✅✅✅✅🇸🇴

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 роки тому +2

    My role model in truth and the importance ofbeing earnest.

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 3 роки тому +2

    Guuleeso jaale faarax macalin, wadani asal

  • @qaalidumaar2764
    @qaalidumaar2764 3 роки тому +6

    Guuleysa dubri ♥️

  • @Nuuriyobeautysalon6981
    @Nuuriyobeautysalon6981 3 роки тому +2

    Masha allah waan ka helaaay

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 3 роки тому +2

    Farax macalin Mel fog buu wax ka arkaa.waana nin dadka somalida jecel,waa wise:(xikmad u saaxiib ah) waa daacad.. ilaahay ha xafido .

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 Рік тому

    Weriyaha kaliya ee qoomiyada jareerka ah ugu caansan

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 3 роки тому +2

    Masha allah tabarakallah

  • @yussufnoor1160
    @yussufnoor1160 3 роки тому +2

    Farah macalim iyo qeys ilka case shares the position and stands and their words are strong wa hadal ay xamasad iyo wadaninimo ay kujirto

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 роки тому +2

    Keep going Mr faarax macalin

  • @faadumomohamed4630
    @faadumomohamed4630 3 роки тому +1

    War waa geesi Somaaliyeed Alle ha noo xafido

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 3 роки тому +2

    Faarax macalin ilaahow janada ku gee runtii waan ku jeclahay aqliga iyo garaadka ragii hore ee somalida ayad ka mid tahay fahankaaga iyo garashadaada runtii somalinimadaada saxda ah

  • @hubiyehealthsciencechannel4403
    @hubiyehealthsciencechannel4403 3 роки тому +1

    Thanks faarax waa runtaa waxa Aad kahadasay

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 3 роки тому +1

    Mudane farax macalin ha kaa. Aqbalin Wareeysi fadlan Ninkaan ookale Waa UA-cam micno weeyn somali ugu fadhanin.

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 роки тому +2

    Faarax waa nin dhiig leh damiir leh capli leh wadaninimo leh ilaahay ha xafido

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Рік тому

    ALAAHU AKBAR LOVE ❤️ SOMALIA ❤️ 🇸🇴 ILAAHOW MIDEY WAA HAL SOMALIA 🇸🇴 ♥️

  • @falisissahak
    @falisissahak Рік тому

    Asc
    Cabdixafidow EID Mubarak brother dhaman caruurtada iyo xaskada Eid Mubarak
    Allaha naga aqbalo soonki fadligiisa allaha noo dajiyo wadankeena
    Allaha naga dulqaado colaadaha iyo abaaraha
    Yaa rabi raaximiin

  • @adanturu4851
    @adanturu4851 3 роки тому +1

    Al sheeq faarax macalin hadii la taabta wallaahi dhageey fareey!!!

  • @howlwadaagm6406
    @howlwadaagm6406 3 роки тому +2

    Faarax macalin caqliga iyo wanaaga aad ka shaqaynayso Allaha kaa abaal mariyo anaa ku fahmaya walaal wariyahan ku warsysanayo daacad ma aha

  • @gourehosman4450
    @gourehosman4450 3 роки тому +2

    30:30 haa dubrii Ali sabieh wa lagaga isticmala 😍😍😍 Somali wa haal qooys ✋✋💪✊

  • @mos1954
    @mos1954 3 роки тому +1

    I like the way you do the schooling Farax .

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada 3 роки тому +1

    Faarax he always talks the truth.

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 роки тому +1

    Yes 🇸🇴. Farax

  • @anabogle6084
    @anabogle6084 3 роки тому +1

    Viva Farax macali noolow geesi geesi dhalay

  • @mohamudmohamedoladolad5188
    @mohamudmohamedoladolad5188 Рік тому

    Asc c/fiid ko soco wanaagaaga Mahadsanid.