Sharmaake hadala wanaagsan iyo run ka sheegeedu waa mid uu ku suntan yahay allaha barakeeyo, jiilkii ay soo wada Koreen waa dhalin akhlaaqle, run sheeg badan, daacad ah oo waaliba xalaal miirad ah intooda badan 95%. Maashaa allaah
Sharmarke, wuxuu soo jeediyay talooyin wax ku ool ah, di fiican oo tawaaduc ah ayuu u hadlay. Ragga uu la hadlayo way isku dhex jireen, in badan oo aan garanayo hadalkiisu aad buu uga sarreeyaa fahankooda iyo dhaqankooda, iyo weliba doorka ay bulshada kaga jiraan.
Madaxweynuhu inuu nin Kan oo kale dadka hogaan uga dhigo ayey ahayd inkastoo Kulmiye iyo Biixi lashaqaynayey hadana dadka noocana inay Kula shaqeeyaan aday wax Ku tartaa
SHARMAAKE WAA RUN OO WAA AF MIISHAAR . LAKIIN WALAHAY CADAALADIISA NINKA YAQAANA MA DOORTEEN . SHAQSI KA QABYAALAD BADAN HADANA KA AF MACAAN MA JIRO . XAGA KALE WAA NINKA KULMIYE AHAA EE CAMPAIGKA JOOGAY HADANA CAMERADA ISKA QARINAYAY IN KASTA OO AABIHII MAXAMUUD DACAR DADKII SIDA GUNIMADA AH U OLOLEEYAY AHAA
Maasha Allah. Sharmaarke waa mid kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ee jiilka cusub.
Ninyow inaan jaamacadii joogo ayaan moodayay ba. Talo-gudbin fiicnidaa, Allaah ha ku barakeeyee.
Ilaahay dadka noocaas oo kale ah hanoobadiyo.
Sharmaarke alla haku barako
الله يبارك فيك talo qabeen baad tahay
Allahu akbar ✊🏽 Ninkani wa halyeey. SL ba u bahan .
AM. Sharmarke waxba muu dhaafin wuxu buxiyay dardaaran caqiibkleh masha allah
Masha Allah tabarakallah well said
Ninkaasi Waa Hayada Shaqalaha Horemariyay ❤❤❤
Madaxweyne ciro Nin oo kale wax noogu dhiib
Allehu Akbar ❤
Tallo wanaag❤
AM Sharmarke Xukuumad walba way u baahantahay 👍
Talo dhaxal gel ah. ❤ Mansha Allah Noolada ❤.
Maasha alaah walaal keen wuu LA taliyay
GEESIYO GEESIYO DHALEEN GUULAYSTA OO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM 💯 🎉🎉🎉
Ninkani xaqiiqda ayuu kahadlay ambasadoor Sharma arke geeleh waa in wasir Laga dhigaa qaranka ayaa ubaahanee
Good 👍
Allaah haydin xaftiiyo Aamiin❤❤❤
Mash allah talo fiican
Waa talo wanaagsan hala weeleeyo
Inanaka yare wa fariid walahi wa raga somaliland Aad ugu bahnayad inay madax noqdan Allah ciiro ha Garadsiyo
Well said
Libaax ninkaas waala isku raacay sharmarke waa dadka loo baahan yahay
Macalingeygii ilahay ha barakeeyo
Ma imkuu macalin wlo yhy mise hore ayuu ua ahàa isgoo ambusdor ayàn ogye
@ may wlo ka hor intaanu siyaasada galin ayuu macalin noo ahaa nuuradiin ilaa waxay ku beegneyd 2012 madad chemistry
M.@ ustaad alle haku barakeeyo
Sharmaake hadala wanaagsan iyo run ka sheegeedu waa mid uu ku suntan yahay allaha barakeeyo, jiilkii ay soo wada Koreen waa dhalin akhlaaqle, run sheeg badan, daacad ah oo waaliba xalaal miirad ah intooda badan 95%. Maashaa allaah
Sharmako kan aad waninasa
Waa ciilqabe cuqdadi dishay Allah hacafiyo
Ma qalbiyada dadka waxa ku jiraad ogtahay cajiib waan yaabane Allahu Akbar
WAZIIR = MINISTER = WAAXHAYE
Hadal sare
Ninkani yari waa ninkii hayada shaqalaha dalwada horumarka gaadhsiiyay mirkii danbe muuse ka qaaday keena legendkanma dhgysano
Sab
Kamuu qaadin ee safiir but ka dhigay
Jooji suntan ogow sunburn ninkeeda ayaay disha ha ku dagan
Raga kiiisa adag halagu dhowro xilalka caanaha leh meelaha niiqantanlah ka fogeeya
Sharmarke, wuxuu soo jeediyay talooyin wax ku ool ah, di fiican oo tawaaduc ah ayuu u hadlay. Ragga uu la hadlayo way isku dhex jireen, in badan oo aan garanayo hadalkiisu aad buu uga sarreeyaa fahankooda iyo dhaqankooda, iyo weliba doorka ay bulshada kaga jiraan.
Hasha la maalayo ee aan la daajinayn waxaa curiyay: Allah ha u baxariisto Dr. Raabi. Waxay ahayd in aad xusto fakarka Dr. Raabi. Bakhayl
❤❤😂🎉😢😢😮
Madaxweynuhu inuu nin Kan oo kale dadka hogaan uga dhigo ayey ahayd inkastoo Kulmiye iyo Biixi lashaqaynayey hadana dadka noocana inay Kula shaqeeyaan aday wax Ku tartaa
SHARMAAKE WAA RUN OO WAA AF MIISHAAR . LAKIIN WALAHAY CADAALADIISA NINKA YAQAANA MA DOORTEEN . SHAQSI KA QABYAALAD BADAN HADANA KA AF MACAAN MA JIRO . XAGA KALE WAA NINKA KULMIYE AHAA EE CAMPAIGKA JOOGAY HADANA CAMERADA ISKA QARINAYAY IN KASTA OO AABIHII MAXAMUUD DACAR DADKII SIDA GUNIMADA AH U OLOLEEYAY AHAA
Warbaahin tii Somaliland gabi ma guulwadayaal Doorkan
Tagayaa sowka joogaba !kow
Waakaa xilkii durtaba la lumay ee sumcadii iyo qaranimadii dhulka jiiday.
dadka noocan oo kala xil looo dhibaa
xukuumada cirro way fadhilantay
Maxay ku fashilantay wll
Kana ma boos doonba kan sowti la bartay hayada shaqalaha markuu haystay
Yare ku wa geesi mashaa Allaah❤
Ilaahay ayad been u sheegtay walahi siyaasi somaliland so maray oo ka daacadsanaa
Kaan geesi
Ninki ugu wanagsana ee hayada shaqala soo maray bu ahaa walahi