Bro reer maluugta ayaan ahay halkaas ayaan beer ku leenanay eega 3sann wadanka ka maqanyahay maan 2019 igu danbaysay dooxasna kii❤arabsiyo Maha qarka kale marka la gudbo ila 3km ayuu maraa kii arabsiyo
Muqaal qurux badan oo waxa badan xambaarsan. Inshallah dadka deegaanka sida Maluugta iyo Geeddeeble ka warayso taariikhda dulka iyo deegaanka next Video inshaalh.
talo fiican wax fiican buu dubaa lakin hawada ku badan waad talo fiicanatahey maasnah allaah qof fiican baad tahey hadu qof kale oo somali ah noqan lahaa 99% wax ku odhan laaayeen badow waxaa samee ma naaqano sida icana wax la isgu heego oqf qof kale wax k u dhamaa sidaad oo isina ileh wax s ax baa ku bilaabaya baddow Air phone isticmaal
Walaahi Adeer Ahmedow Xalaal Cunbaad Tahaye Ha Cunin Liinta
Sidaad Tidhi.
Bro reer maluugta ayaan ahay halkaas ayaan beer ku leenanay eega 3sann wadanka ka maqanyahay maan 2019 igu danbaysay dooxasna kii❤arabsiyo
Maha qarka kale marka la gudbo ila 3km ayuu maraa kii arabsiyo
Muqaal qurux badan oo waxa badan xambaarsan. Inshallah dadka deegaanka sida Maluugta iyo Geeddeeble ka warayso taariikhda dulka iyo deegaanka next Video inshaalh.
Lovely peapeles Lovely land Somaliland.
Mocha'Allah sxib, waan idin Salamy adi iyo UA-camrkena kaleh Yonis Farah ba. Inbadan baa sugayay dooxan ina dawado ugu dambayn Mocha'Allah aadba u mahdsantahy Zxp.
kp going a.raxman waanoteam
جميل جدا ماشاءالله 👍👍👍👍👍👍👍👍جمهورية ارض الصومال
Masha allah waa meel qurux badan dooxa geedable
Waxbadan ba ka faiiday, waa ku wtaaah zxp horzy usoco.
Axmed iyo yoonis miyaad noo heshiiseed midba dhankiisaan ubiishan jiraye waad naguyarayseen biilkii
Xabaalihii mujaahidiunta snm iyo shicibkii diyaaradaha iyo madaafiicdu lagu laayay soo sawir 1988 waan joogay halkaa
Mashallah inader waa mahdsantay dhinaca beeraha iyo qimooyinkooda hectareka inagu dar duleedka hargeisa sida geedebleh, abaarso, udaan, iyo hareeraha hargeisa
Maanshalaah, mahadsanid waa video qurux badan.
Maasha allaah dooxan hadii la xidho halka labada buurood dhexdooda hargysa biyo ku filan ayay heli lahayd
Habo waan idin salaamay,waxaan ku qaxnay 1988 markaad maraysaan Halkaa maxaa mujaahid ku aasan waxaanu ka dhuuman jiray diyaaradihii siyaad bare oo SNM ayaa lagu dhayi jiray koonayaash dooxa. Allayaanax raaximiin dhamaantoo.
Hapo alle ha unaxariisto dhamaantood
Dad badani ma oga waxa xoriyadda maanta la haysto loo soo maray. well done.
Masha allah allaha barakeeyo mahadsanid
maashaa allaah wll guulayso
Shukran wllo
Mashallah mahadsanid hore u soco
Somalilaand maaha Woqooyi
Adeerayaal Geedkaasi Bal Maaha Ee waa Alaalo.
Waan Idiin Saxayaa Wixii Garanwaydaane La Socda Qoaaladayda.
Mahad sanidin Adeerayaal.
Xooluhu ma cuunan wll
Timo haweenle ayaa laydhaa
Wuxu ku dhamada isago dox kale kudarsmay iskuna badalay waheen agabar ayuu mara ceel sheekh bu ka gala bada
Maha Waaheen Ee Wuxuu Ku Darsamayaa, Dooxa Wayen Ee La Yidhado Biji.
Waa Dooxa Ugu Khatarta Badan Ee Baaxada Wayen leh.
Yusuf baji ma waheen ku darsama iyo intu maro nosheeg
@@ykhalid182yusuf6
Adeer Waad mahad santahaye
Dooxa Biji Iyo Waheen Isuma Dhawa Ee Midna Wuxuu Ka Bilaabaa Biyaha Ka soo Rogmada 150 Boqol iyo Kontonka Ee Daloodho Soo marah,
Midna Wuxuu Ka Bilaabma Biyaha Ka Rogmadah Idacada iyo School ka
Biyo Dhacay Oo Waa Waheen.
Subxaanalah, Illahay Siduu u Kala Fogeeyay Waheen Wuxuu Dhaadhacaa Burah Faruur iyo Waxa u Dhow Oo Bariga Xisaabsan,
Dooxa Bijina Wuxu Area Biyo Shiinaha, Geed Deebleh Agabar iyo Dhulka Balaadhan Buraaleyda Galbeed.
Intasan Kuugu Joojiyay Adeer.
Barasho Wanaag san insha Allah.
@@abdullahiyusuf4543 idacada ayuu doox kasoo rogmadaa waa iska sacad muuse marqamey sheekadisii kkkk
Dhulkan waxsosarka baraha ayuu kufiican yahay
Waa meel barwaqo ah
ماشاء الله تبارك الله.
Meshu wa meel qurxon waxi raba buuqa iyo kuleylka magalada iney ka nasdaaney uficn thy
Masha allaaah
waaryaahe Rashiig iyo Yaasiin waa sidee? waa horumar hambalyo mudan wada jir kiinu, laakiin waydiiya waxaad garan weydaan Macalimiinta Juqraafiga. haa Waheen waa Doox.
Geedka waxa la yidhahdaa bamboo china ayuu kabaxaa faido badan oo dhimaha ayiu leyahy
Mashallah sxb
That area is only good ideal weather 20 Celsius. It desert the terrain which can't support people on it
Maasha allah 😍😍
Dooxni marka udanbaysa bada ayuugalaa
100/100
Air phone isticmaal si shanqadha hawadu kaaga yaraato ama dabayshu
talo fiican wax fiican buu dubaa lakin hawada ku badan waad talo fiicanatahey maasnah allaah qof fiican baad tahey hadu qof kale oo somali ah noqan lahaa 99% wax ku odhan laaayeen badow waxaa samee ma naaqano sida icana wax la isgu heego oqf qof kale wax k u dhamaa sidaad oo isina ileh wax s ax baa ku bilaabaya baddow Air phone isticmaal
woqooyi reerkoonfur waxay moodayaan somalilan oodhan balse woqooyi waa jahada woqooyi buuralayda gubanka iyo xeebta
dhulka oogo howd nugaal dhoodi! sidaa ula socda
Mahadsanid wll
Dhulkii sacad muusaha ayaad dhex mushaaxaysaa xitaa buurahaasi waa macdan anagaa beero ku leh beertii aad dusha ka taaganayd adeerkaybaa leh
Geedka waxa loo yaqaana cow baar
Geedkan waxaa la yidhaa" gobays ". Si aanu dooxu beeraha u qaadin oo uu daadka uga leexiyo ayaa loogu beera.
Mxd utidhi idaha madhaqdaan rerwaqoyigu sotad saylada nagatusaysay 😃 🤣
Reer waqooyi waxaan u naqaana markanu hargeisa joogno buuraha naga xiga waqooyiga sida saylac dawga cad ceel sheekh iwm
Maasha,allah
Maansha Allah