DHUUSAMAREEB: 64 ARDAY OO DHAMEYSTAY XIRFADAHA GAARKA AH AYAA QALIN JABIYAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Dhuusamareeb: Machadka Xirfaddaha ee Sahan Professional Academy oo ardayda ka haqab tira xirfadaha computer ka iyo caafimaadka, isla markaana boqolaal arday oo kale ay ka bartaan maadooyinka Scientific subjects-ka ayaa munaasabad sagootin ah u qabtay dufcadii 1aad ee iskuulkani ka baratet Xirfada Computer-ka oo ka kooban 64 Arday. #ILASOCO

КОМЕНТАРІ • 6

  • @kabtancali3488
    @kabtancali3488 Місяць тому

    Hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤

  • @yaasiinCabdillaahi
    @yaasiinCabdillaahi Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kabtancali3488
    @kabtancali3488 Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kabtancali3488
    @kabtancali3488 Місяць тому

    M.a cali cabdikariin orey shaqada qabadey wa mid kudayasho mudan

  • @iqramumin7574
    @iqramumin7574 Місяць тому

    😂😂 dhagaxyaweyn gang inaa ka imid ma la iga dareema 😂😂#waaberi❤

  • @iqramumin7574
    @iqramumin7574 Місяць тому

    Ali bashi Abdikarim ali orey maamul sharfan