MaashaAllah, no more neon wardrobe! I enjoy watching your videos however your choice of outfit distracts me. You are representing all of us not to mention you are a role model for many young generation on social media therefore you have to set a good of example how to carry yourself. And I am sorry to correct you in public. I don’t know how else to do it.
Wallahi waa Abwaan qaali ah, intaas waxaa u dheer waa nin Run sheeg waa Rabbi Yaqaan 🎉🎉🎉🎉
Ilaahay haku xafido Abwaan keep going your effort 🎉🎉🎉🎉
Maasha allaah guuleysta walaal soomaalidu waxay u egyihiin ummad wada dhega la
Maa shaa alaah mahadsenid waa runtaa runtaa runtaa runtaa ❤❤❤ xasan waa tuug beenale allow nadhaafi aamiin aamiin guul somalia mahadsenid
Noocaa Abwaan lama Oran karo Ee Adigu Qabyaalad Baad U leedahay Waa Abwaan Balse Cidna Kaa Maqlimayso Cali Xaraarow ❤
Hal-abuur dheh. Darajada intaa la'eg ha u saarinine
Suaashu waxay tahay Gabre yaa inoo keeney. Cabdillahi Yusuf baa keenee maxaad ugu heesi weydey jaale. Yaa na barey duulkaa?
Mashaalah noolow guuuuuuuuul
Thank u abwaan and Ali Xarare
Soomaalida. Caqligoodu. Waa. Qabyaalad. Waxkale. Ma fahmasn
Cali xadhaadhe gulayso ha dhaco xaasidkaagu salaan sare from raas casayr
😢waar caawa ma hadal jacayl baa ku illawsiiyey inaad soo feedhato. Acuudu billaah, jin xayraansan baad u ekaatay
Waa Wabwaan Ragti dheer
Abwaan Guulleyso💙💙💙💙
cali xarare qabyaaladayste qudhmuun baatay waanan kunaqaanaa alana waa ku ogyay
Abwaanjira
BARRE HIIRAALE IYO AXMED MADOOBE
Abwaan beeleedyo iyo wariyayaal beeleedyo
MaashaAllah, no more neon wardrobe! I enjoy watching your videos however your choice of outfit distracts me. You are representing all of us not to mention you are a role model for many young generation on social media therefore you have to set a good of example how to carry yourself. And I am sorry to correct you in public. I don’t know how else to do it.
Xaraarow hadeysan sheekaadaadu qabyaalad eheen maxaad u wareysen weydey abwaankii heesta ugu jawaabey ( ma hadaad koomadii kasoo kacdeen)
Abdulahi cali cartan nolow abwan
Cali qabiili waa nin ay ka muuqato qabyaalad iyo neceyb hadana iska dhiga nin dhexdhexaad ah
WAA RUN ISHAAD KA RIDDEY
CALI WIXIISU WAA QABIILAMA QABYAALAD CAD NINKAN WAA ISKU REER HOOSE
Ali Harare waad mahadsan tahay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mahadsenid waa maa shaa alaah
Geesi ilaahow ku barakee abwan
Qaybtan inad u wareejisid kaftanka siyaasada ayaa fiiican
Heestu waa hees waddani ah aadna u qaymo sarrerysa.
Waxaa tihiin laba tuug oo qabyaaladayste ah oo xaarood ah oo cuqdadaysan oo ciilan laangaab waaxid
Heestaa midhaheeda kulkaan eegay farshaxan abwaanimo kuma muuqan waxa uum ay ahayd wax isku dhex walaaqan qaafiyad suugaaneed ma lahayn kaliya xasan sheekh maxamuud ayaa lugu karbaashay taas ayaa keentay hadal haynteeda
Cali xaraarrhu daarood maahan miyaa sowka sirtii daarood fashilay 😂
War kan abwaan maaha waa qaaqle erayo culusna maaha erayada uu sameeyay waa erayo raqiis ah .... abwaanimooy xaal qaado ...kan baa ina xaraaroow buunbuunineeysaa miyaa... ceeb caleek.
Abwaan ayan oo aragnaa koleey niinkii guumeysiiga ethiopia diidan waxkaste oo shacabka kiciinaaya wadaanimo leh waxan oo aragna waxtar
Waan kugu raacsan nahay nin suugaanta wax ka yaqaan kan abwaan dhihi maayo
Qaawanayaal qaran
Umad qaranimada uhaysta qabiilkooda
Ciyaal suuq ciyaal suuq wareysanayo Iska dheh
Waa Hees Sax Ah Abwaan🇸🇴🤙🏾
Abwaan Runbadanidaa Alloow Kudaa Inbadan oo Badan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤙🏾
Ali langaaboos waxa la dhahay Ali haraar langaab waaye ka waran he hahahahah
BEENAALE DAAROODAA TAHAY QABIILIISTE AH
Hers maahaan waa afxumo iyo baroor
Ali Harare❤❤❤❤❤❤❤❤
Kooxdu way saxanyihiin
Noolow noolow walaal nolow
BAQ BAQ IYO BOOR ISKU QARIS QABYAALAD IS QAAWISO AYAA TIHIIN OO NIJAASO AH MAJ NUUNKII ARMAAJA AHAA QABIILIISTE AYAA TIHIIN QALBI DHAGAX 14 OCTOBAR QARAXA HA SHEEGIN
adigu masaajid miyaad ku jirtaa hada ?
Daarood afkaaga huurada leh ka jeedi qudhun yahay qabyaaladayste yaan ahayn somali oo dhan baa qabyaaladaysteyaal ah daarood kali kuma aha
Xaarood is Xaarood @@CabdirahmanMatan-t9s
Hees runta taabanaysa weeye ❤