7 calaamo mid ka mida hadaad isku aragtid ogoow in ummu sibyaan ay ku haysato

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 217

  • @nimojama-xp4rc
    @nimojama-xp4rc 18 днів тому

    Sheekh allaha ku barakeeyo

  • @fartuunmaxamad3362
    @fartuunmaxamad3362 2 роки тому +4

    Aamiin yaarabi 🤲 isoo duceeya ilmaa 3bilood iga soo tuurtay umu sibyaanta

  • @niciimamohamed7644
    @niciimamohamed7644 2 роки тому +6

    Anaay ii haysataa yaa Allah iiga caafi

  • @zamzamlove2812
    @zamzamlove2812 3 роки тому +3

    Jzkallahu kheyru sheikh fiddunya wal Akhira

  • @munocumat7645
    @munocumat7645 3 роки тому +5

    Shiiqow qeyr Allah kusiiyo sidaas ayaa ley hayaa dhicis uun aan ku jiraa waa xagee xarunta allow umadada caafi

  • @deeqahasan5478
    @deeqahasan5478 3 роки тому +4

    Soo bandhig sheekh khayr Allaha ku siiiyo

  • @zainabyussuf9218
    @zainabyussuf9218 3 роки тому +3

    Dawada acshaabta noo sheeg, sheekh.

  • @habonmuse9150
    @habonmuse9150 3 роки тому +4

    Subxanalaah sheq habib Abdirahman qeyr alaha ku siiyo jazaa kumallaah qeyr

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      Been iyo khurafaadka waye warkisa.

    • @muxaadharochannel1741
      @muxaadharochannel1741 3 роки тому

      @@gabrielabdul8372 maxas been udahdhi walalo

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      @@muxaadharochannel1741 Culimo weyn aya weydiye, wexe dhaheen ninkan hadalkisa waa been iyo khurafaad. Waxa xata ninkan la hadley culimo badan, wexey ku dhaheen kadhaf umada beenta iyo khurafaadka.

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +2

    الله اكبر ولله الحمد

  • @IsmaaiilAdan
    @IsmaaiilAdan 19 днів тому

    Intimate xanunsn Allah cafiyo

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 3 роки тому +2

    Jasakallah khayr sheekh

  • @fardowsoayub9651
    @fardowsoayub9651 3 роки тому +3

    Suxanalaah alow Naga badbadi dhamaan umadane kabadbadi sh alah hakuxifdiyoo

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 роки тому +2

    Jazaaka laahu kheyra walaalo dawa acshaabta noosheeg walalo.

  • @fadumosahro2379
    @fadumosahro2379 2 роки тому +1

    Jasakallhu khayr shekh

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 3 роки тому +3

    ACUUDU BILAAHI MNA SHAYDANI RAJIIIM

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 Рік тому +2

    ilbadan Aniga iheysaa Allahu mustacaan
    1-uurko daaha ama caruurta so dhacdo.
    2- xanuun la Saxiib ah….
    Riyoyin
    Eey bisad iyo jiir ama uurko laga garaacoyo marka hurudo ayado ku riyoto.
    4-caado qalqal xanuun fara badan.
    15-beri dhiig socdo
    5- riyo galmo ah maxaarimta.
    6-qofki oo riyo galmo ku samaysa.
    7- dareen in lagula socdo.

    • @SamiyaCabdi-zi9lh
      @SamiyaCabdi-zi9lh 10 місяців тому

      Shiikhow dhinac ayaa ixanuunaya waxaana laygu dhahay masuubaniyad ayaa ku jaysa

  • @kamaheloqaladka4513
    @kamaheloqaladka4513 3 місяці тому

    Masha allah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @HamdaOmardaher-wn6jq
    @HamdaOmardaher-wn6jq Рік тому

    Sheikh Habib thanks

  • @esraaapdirahmanofficial1638
    @esraaapdirahmanofficial1638 3 роки тому +1

    Jazakalahu khyr

  • @zamzamisse9919
    @zamzamisse9919 2 роки тому +2

    Mansha allah 🙏🤲

  • @ayaanmaxamuud7784
    @ayaanmaxamuud7784 2 роки тому +1

    Illahaye wixii uu hayana ha caafiyo

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 3 роки тому +2

    Thank you

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 3 роки тому +2

    Amiin ya rabi

  • @xaawoali7306
    @xaawoali7306 3 роки тому +2

    Asc sheikh jasakallah

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 3 роки тому +1

    Allaahu akbar allaahu akbar

  • @user-jt5ku2vt4w
    @user-jt5ku2vt4w 6 місяців тому

    Mahadsanid shilh

  • @FtmaAden
    @FtmaAden 4 місяці тому

    Thanks shiiq❤

  • @kawsarmuhumed9834
    @kawsarmuhumed9834 3 роки тому +1

    Mnsha allaah Tabaraka raxmaan allaahuma baarik

  • @ayaanmaxamuud7784
    @ayaanmaxamuud7784 2 роки тому +1

    Subaxanallaha illahaye naga badbaadin

  • @naciimohassein6623
    @naciimohassein6623 2 роки тому +2

    shiiiq tnx😍😍😍

  • @misswajimaihi7853
    @misswajimaihi7853 2 роки тому

    Thank you ☺️💝 shikh

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 3 роки тому +1

    Aamiiin Aamiiin sheekh

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 3 роки тому +2

    Aamiin aamiin aamiin

  • @umumaysainaabuukar1457
    @umumaysainaabuukar1457 2 роки тому +2

    Inta badan calamadahaan iskuma arako 4sana ma dhalin horaan 5 daba dhalay cafimaad qabo axl waxaan darema nuuxsi calasho mar mara iyo kor koo laiga socdo dhigana bile waa igu dhacaa lakiin 12 bar cml oo ijoga 3 bari lee cadi iga soca kadibna waa baxa 3 bari ama 4 kadibna waa solana aso sidii hore iga socon 4bari kale taasbaa mashquul igu riday caade saxana wax waa itari wayay

  • @254earthkingtv8
    @254earthkingtv8 3 роки тому +1

    Aamiin

  • @deeqaomarhashi9374
    @deeqaomarhashi9374 3 роки тому +1

    Asc sheekh qar aleh hakusiiyo

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 3 роки тому +1

    Halkee kala soo xiriira sheikh

  • @libaanjama4059
    @libaanjama4059 3 роки тому +2

    Jzk Allh walal nabrkaa xagaan ka helaynaa

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 2 місяці тому +1

    Umu sibyaantu waxayba werrarta haweenka asturan . Kuwa tiktok ka nikkiya carurta Labo labo bey u dhalaan. Waxaan aqaaan gabdh sheydaan tiktok ka niikisa . Waxay dhashaa mataano. Hal meel lagama qabto. Waxaan kaloo aqaan gabdh wadaad xijaabaan. Dugsi dhigata. Walahi 5 years hal wiil ay dhashay kadib madhalin. Cilaaj beyna la daris thy allah caafsho gabadhaas. Waa imtixaan aduun

    • @fatuushvlogs4305
      @fatuushvlogs4305 Місяць тому +1

      Walahi waa sax aduunka waa imtixaan aniga calooshay iga jirtaa tiktok kama niikiyo

    • @maalimmohamedahmed3051
      @maalimmohamedahmed3051 Місяць тому

      @@fatuushvlogs4305 walal muminka aduunka walagu imtixaama Inshallah sabr bdn kadib allah wuu ku abaal marin awlaaad baari ahna wuu kusiin. Awlaad aad aakhiro iyo aduun ku libaanto

  • @fooscabdi9478
    @fooscabdi9478 3 роки тому +1

    Qery ilaahee haku siiyo wll labarka ii soosheeg

  • @kawsarmuhumed9834
    @kawsarmuhumed9834 3 роки тому +4

    Allaahuma aamiin biraxmatika yaa arxamu raaximiin 🤲🤲🤲🤲

  • @asmaabdirashid6064
    @asmaabdirashid6064 2 роки тому

    Aaamin yaarap

  • @user-yl6vv4tu4t
    @user-yl6vv4tu4t 10 місяців тому

    Amiin amiin

  • @ikraikrasha2103
    @ikraikrasha2103 2 роки тому +1

    Asalamu calaykum sheikh
    Allaha kaa ajar siiyo wax badan ayaan kaa faaiday
    Calaamadahan qaar waan isku arkay
    Waxaan reer leeyahay 2 sano
    Walina waxba alle ima siin

    • @shamsobarre5678
      @shamsobarre5678 2 роки тому

      Abaayo aniga kula mid ayaan ahay ee dawad intee ka helanaa

    • @Saahil-ir2bm
      @Saahil-ir2bm Рік тому

      ​@@shamsobarre5678daawo mauheshen😢

    • @NiciimaGaabo-tj2nn
      @NiciimaGaabo-tj2nn 8 місяців тому

      ​@@shamsobarre5678anigu sasan ahay 3 sano iyo 5biloodbaan xaas ahay ubadna madhalin adimada iyo qaarba danbe iyo macdanta ixanunayso

    • @NiciimaGaabo-tj2nn
      @NiciimaGaabo-tj2nn 8 місяців тому

      Mays dawaysey Wlo aniga saasa ahaye😢

    • @nimoadenhussein3694
      @nimoadenhussein3694 8 місяців тому

      ​@@NiciimaGaabo-tj2nncalosha dhaqdhaqaad maka darentaa mrka xabadxabaad u jifto😢

  • @deikadeika2449
    @deikadeika2449 Рік тому

    Allah khair Haa ku siiyo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @mohedzinga7782
    @mohedzinga7782 3 роки тому +1

    Kawaran hadii ana ku riyodo qudhanjo madow tasan kawaran sheekh

  • @isseelmifathia5676
    @isseelmifathia5676 2 роки тому

    Mansh allah

  • @caaishabintuabdalla2584
    @caaishabintuabdalla2584 3 роки тому +1

    Alloow hana tusin sh jazakallaahu khayr

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      Kkkkk Somalida wexe iska jecelyihin beenta iyo khurafaadka.

    • @sumayaamiin3640
      @sumayaamiin3640 2 роки тому

      @@gabrielabdul8372 Ben iyo khurafad Maxaya

  • @nemo-qy6js
    @nemo-qy6js 3 роки тому +1

    Mashaallah walalo 😍😍🌹

  • @enrashiidcaliqoofal3249
    @enrashiidcaliqoofal3249 10 місяців тому

    AllH haku barakeyo wll

  • @CityPhone-sz7ud
    @CityPhone-sz7ud 2 місяці тому

    Shiqo nabrka watisbka ku isticmasha no so diga shukaran

  • @bishaarohaaji8129
    @bishaarohaaji8129 3 роки тому +3

    sheq xabib cabdi rahman qer badan allaha kusiiyo insha allaah waxaad kadashay oo waa waxaan in badan iyo sanoyinba aan lladaallaa dhacaayay wallhi wll waxaso dhan aad shegtay waa wax jira oo walliba aniga qasatan iheysta dhaqtar iyo quraan meelll an tagin wey yartahay

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  3 роки тому +1

      ila so xiriir inshaallah

    • @rty7x178
      @rty7x178 3 роки тому

      Xagee lagaala soo xiriiraa anigu araadu shaam baan joogaa dhulkii cashaabta jordan eewax uun nagu caawi miizaan xasanaatag yaa khaal

    • @CityPhone-sz7ud
      @CityPhone-sz7ud 2 місяці тому

      Shiqa watisbka ku isticmasha no so shega

  • @yasmiinabdisalaan6393
    @yasmiinabdisalaan6393 3 роки тому +2

    Alla sheikhow 1sano io bar ayaan dhiig baxaa mana istagaayo dhaqtar haddan tago waxaba laigama so shegayo calosha wax wey iiga soc socdaan xanuna wey ii dhertay calol xanun dhabar xanun marka xage kaa heli karaa dawose maledahay

    • @safiyayaasin7529
      @safiyayaasin7529 3 роки тому

      Wllshay aniga 5 bilood ayaa dhiig arkay

    • @yasmiinabdisalaan6393
      @yasmiinabdisalaan6393 3 роки тому

      @@safiyayaasin7529 bisinka wlhi waa dhib abyo dhibka ow leyahayna anaa arkay

    • @Yusra-f9l
      @Yusra-f9l Рік тому

      @@yasmiinabdisalaan6393 hada se noqoten wlshey aniga Aya dhibkas ihesta

  • @CityPhone-sz7ud
    @CityPhone-sz7ud 2 місяці тому

    Shiqo nabrka watisbka ku isticmash no so diga shukaran

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 3 роки тому +1

    Aniga waaba igu jirtaa intaas calamadood waaba leeyahay Subhana allah dhiiga cadada waaba iga kaxeysatay xasbiya allah hormone waa khalkhalisay ilmana waa iga soo riday 2 jeer iyo riyooyin xun xun

  • @hodanfaaqid1142
    @hodanfaaqid1142 3 роки тому +1

    Xafidaka.raxman

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 2 роки тому +6

    Shiqoow waxaan arkay anoo dhala oo wiil dhala kadib nin ayaa iga qadanaa taas Ayaan ku riyoda
    2 waxaan ku riyona mas madoow oo kub isiyaya kadib sariirta ayaan kasoo bood kadib waxaan arka anoo bananka jiifo lee is arka
    3: mida kale aan ku riyodo wiil aan daris nahay markii oow imaado xafada kadib habeenkii waxaan arka asoo dhimanaa waan layaba mar walbo oow imaado habeenkii Ayaan ku riyoda
    Shiqoow isoo jawaab su,alaha

  • @saadosiciid6990
    @saadosiciid6990 3 роки тому +2

    Waa sidad shegtay

  • @Sadriadan
    @Sadriadan 27 днів тому

    Sheikhow dhinaca leyga qabana kadib xanunku qeybta dhexu la wareeg qaska iyo dhexdaa layga qabana cabaar kadıb xanunka waa layga siibaa. Mel uu aadey garan mayo calamadahas arkey xanun baabi iska cunaa Kaso hadal waxas jasakumulaaah qeyr spitalka waa tagey check so matey ex maqabtid idhaheen xnunka lama jiisto xiligayda qaar

  • @kadijafarah
    @kadijafarah 3 місяці тому

    Asc

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 2 роки тому +1

    Anigeey raggii iga furfurtay oo dabeecad la, aan iga dhigtay qaraabadii xataa waa iga jartay laba Mar ilmo ayaa iga soo dilmay maxaa dawo u ah

  • @libanahmed5297
    @libanahmed5297 3 роки тому +1

    Sheeq. Qeyr. Badan. Alaha. Ku. Siiyo. Maxaa. Daawo. U. Ah

  • @xamdamusse2412
    @xamdamusse2412 4 місяці тому

    Maxaa keena umu sibyaanta

  • @amaalcali9400
    @amaalcali9400 2 роки тому +1

    Asc sheekgaw ilhayaab kgu nadhe aniga wax lagu yadhi wayku soowararyas imkaa uur baan leeyay waan xanuun sany oomasgata iyo macdanta yaasu kay daliosha maxn sameeya sheekhw isoo jwaab wllo

  • @xamdicabdilahi8484
    @xamdicabdilahi8484 3 роки тому +1

    Ala ilhayo iga qabo mus biyan ta wllhay qaliga fadalan fataxad imar wlhay wan xanusnahay 😪😪😪😪😪

  • @fatimaxayaat1184
    @fatimaxayaat1184 3 роки тому +4

    Meel lagala soxiriiro isheeg talo ayaan ubaahanahy

  • @mohedzinga7782
    @mohedzinga7782 3 роки тому +1

    Miyaad haysa dawada sheekh

  • @haboonfaarah9047
    @haboonfaarah9047 3 роки тому +1

    shiikhow aniga markaan guur maago waaba la igu diraa

  • @hodnjamac7291
    @hodnjamac7291 Рік тому

    Subxaan allah allow no sahal shekh anigu waxan dareema wax caloosha igaga dhex socda

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 10 місяців тому

      Alla wlo anaa LA dhibane.maxaaa dareentaa

  • @user-es1ll1vo4i
    @user-es1ll1vo4i 5 місяців тому

    Qofka oo calosha wah kadaqdaqayin ab reshan farabadnaa GLI buruna ay calosha ugasobxdi ilmxana wxnyr mrky calosha ay kujuran 6 month ay kudiminanayan

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 3 роки тому +2

    Waaa maxay umul sibyaaan asalkeeda bahal miyaaa jin miyaaa jermis miyaaa

  • @AmiishcadeyIdiris-ty7fp
    @AmiishcadeyIdiris-ty7fp 7 місяців тому

    Mar walbo walwal iyo murugo ayan darema

  • @safalula9169
    @safalula9169 8 місяців тому

    ilaaahow iga qabo 😢

  • @khadijaadam7269
    @khadijaadam7269 3 роки тому

    A s c sheekha

  • @madinocabdi4821
    @madinocabdi4821 3 роки тому

    Xabi.masha.aalhu

  • @rahmaismail8375
    @rahmaismail8375 Рік тому

    Dhiiga sas ayu i dhiibe ani wlhi😢

  • @fartunmaxamedfaarax5770
    @fartunmaxamedfaarax5770 11 місяців тому

    Alh kuxiftiyo

  • @naciimohassein6623
    @naciimohassein6623 2 роки тому +1

    gabar baan ahy lkn wn qaba umu sabiyan allow iga saaar😢

  • @sallosame6
    @sallosame6 3 роки тому +1

    Jasakllahu khyr shekhanaa waxad noo sheegtaa ama wax nooga sheeg dhirta loo isticmaalo umu subyaanta, jasakllahu khyr shekhanaa noo FAA,idee dhirtaa maxaa ka mida?

  • @samiirofarah4190
    @samiirofarah4190 4 місяці тому

    Dumarka badan baa riyada igu dhibay

  • @suudisuudi2755
    @suudisuudi2755 3 роки тому +2

    subxaana.laahi.

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      Waa been iyo khurafaad hadalkisa.

    • @ifrahomar3731
      @ifrahomar3731 3 роки тому

      @@gabrielabdul8372 waxaasi wuujiraa walaahi amigo igudhacay cafimadkaaga iskaqarso dadkana nabadgali

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      @@ifrahomar3731 waxas sheeko waye. Bax culimo weyn wareyso.

    • @ifrahomar3731
      @ifrahomar3731 3 роки тому

      @@gabrielabdul8372 allaah kuumakeeno aayarjoog yaykuu sooxadirine

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      @@ifrahomar3731 wallahi Somalida waan ka yaabe...

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 3 роки тому

    Hormoonka marwalba kacsan kawaran sheikh

  • @suhuurabdisemed6499
    @suhuurabdisemed6499 2 роки тому

    Subxanalaah

  • @Yusra-f9l
    @Yusra-f9l Рік тому

    Ani umusha Aya ad ugu xanunsade qof caad o cayilna Aya ahy lkn dhiga cadada Ayaba iga tagen Hal Mar Aya dhamade Ani dhaan maba iga istago Wan wareray San yeelo MA aqan mey leydahay in qofka dhiiga cadada u istagi wayo

    • @hafzaabdirahman2575
      @hafzaabdirahman2575 Рік тому

      Abyo waxa lagayaba sixir ama Jin dhibkas ku gesayo ano gabar ah Aya 7sano dhiig baxaye kadib waxa ihayo ogade

  • @esraaapdirahmanofficial1638
    @esraaapdirahmanofficial1638 3 роки тому +1

    Lkn su aalaha intee kaa waydin krnaa

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 3 роки тому

    ASC MANSHA ALLAHA

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      Waa nasib daro somalida wexe uhaystaan sheekh qof kasta oo khamis soo xirto.
      War ninkan hadalkisa waa been iyo khurafaad.

    • @muxaadharochannel1741
      @muxaadharochannel1741 3 роки тому

      @@gabrielabdul8372 nosheg sababta walal

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      @@muxaadharochannel1741
      Culimo weyn oo kala duwan aya weydiye, wexe dhaheen ninkan hadalkisa waa been iyo khurafaad. Waxa xata ninkan la hadley culimo badan, wexey ku dhaheen kadhaf umada beenta iyo khurafaadka...,

    • @fatumagure5936
      @fatumagure5936 3 роки тому

      @@gabrielabdul8372 aadigaa been sheega calamadahaas waan leyahay ee dadka adiga hawalin

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 роки тому

      @@fatumagure5936 somali wey yaab badan tahay. Ma ilaahey amintiid, qof ilaahey rumeysan waxba kuma dhacaan. Khurafaadka iskadhaf ee ilaahey talo saro.

  • @carfoon6942
    @carfoon6942 2 роки тому +1

    Sheeq umusa biyanta guur ma udida gabdhaha sidesa loga hortaga

  • @goorsanmedia378
    @goorsanmedia378 Рік тому

    Asc Waxaan Rabaa lambarka
    Lagaa helayo walal

  • @cashaibrahim240
    @cashaibrahim240 2 роки тому

    Alpha. Inagahainhayo😭😭😭😭

  • @ayaanmaxamuud7784
    @ayaanmaxamuud7784 2 роки тому

    Aaaamiin yarabi

  • @shamsasefowshamsasefow17
    @shamsasefowshamsasefow17 3 роки тому +2

    TabarakaAllha

  • @MuhiimAliabdi-em4by
    @MuhiimAliabdi-em4by Рік тому

    Ani wan qaba caloosha dhinaca bidix aad ii xanuunayso nimanka waa igu dirtaa xanaaq

  • @leila5546
    @leila5546 2 роки тому

    Marwalba mas bn ku riyooda, hormon keyga wu qalqalsanyahay lkn dhiiga igama baaqdo lkn xanuun daran bn ka maraa, calooshana wax culus ba isku dhex rog roga siiba isbuca an daahirka ahayn.

  • @SafaLuul
    @SafaLuul 4 місяці тому

    Dhaqtar wan kadalay tinta idadane wadnaha ixanuuna madaxa ixanuuna isbitalna wlhi wan kadalay tarabi icafi wax ihaya magaraneye

  • @niciimamohamed7644
    @niciimamohamed7644 2 роки тому

    Ilahow naga daweee yarbaai

  • @fatog796
    @fatog796 2 роки тому

    Asc sheq aniga wan xanunsanhy calosha inaa uur leyahy oo kale markey cadada igu dhacdana in calosha leyga cunaayo kala no qanaa taas waxaa iga daran calosha habaa leyga furaa wax baa iga dhax cararayo nina wan guursaday lkn anoo ciyadba uheynin haba ahaatee ninka dhan halmalin inow ninkeyga yahay xitaa iguma so dhicin wayo niyad uma haayi hada qoralka intaa ku wado wey igu car cararee sheq sacudigaa joogaa plz sheq wan dhibtooday in badan ilhy qeyr haku siiyee dawo an cabo iishek

  • @cusmanweydow1265
    @cusmanweydow1265 2 роки тому

    Asc sh dawada umulusabyanta xagee lagahelaa

  • @samsamhussein1719
    @samsamhussein1719 3 роки тому

    Asc shek wxn ahay gabar Gujarati wxna igu jirito uma sabyaan adigana.jirgeya.waan xijaaba maxaa.ikanay