Allah ha U Sahlo Familka Aabahiis.Sida ay IILa muuqato Waa helaayaa Familkiisa Soon Insha’Allah , Because Abtiriskiisa Waa Yaqaanaa Iyo weliba Qabiilka Aabahiis. Allah ha U Sahlo hana Usoo Sakhiro Tolkiisa Iyo Qabiilkiisa Iyo Qaraabadiisa Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbaar, Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
❤❤mashallah waa wiil baari ah illshay ha u sahlo reer asbihiis reebtina allaha u xafido gabdhahoodana hadiiyaano ileen iyagas yaqasno in uussn abo la asn ahayn
12:42 inta xun allaah hakugu soo Aadiyo Aaa! Hadal Halmaan kuma jiro hore loo yidhi, inta xun alle kuguma soo aadiyuu ka waday Abdi. Allaah hakusoo sahlo qoyska reer aabo wll inshallah waad heli
Wcs ilaahey ha u sahlo dadkiisii rer aabo rer aabo waa muhiim lagama maarmo qofku rag ha ahaado ama dumar kama maarmo rer aabihii waxaa la dhihi aaway dadkiisii abtiyaal la joog hadaa rabtid waa qasab in lagu weydiiyo familkii aad ka soo jeeday ilma adeer adaa ama adeeryaadhaa hadii aad weydey aabahaas ilaahey ha u sahlo adeeryaashii iyo ilma adeeradii iyo wixii ay eeda dhashay garab weyn ayaa ka maqan inta kala maqan allaha isu sahlo aamiin yaa rabbi cabdicazis allaha kula jiro umada Soomaaliyeed waa u adeegtaa allaha kuu adeego aamiin
Allah ha u soo dhaweeyo waaridkiis aamiin dumarka waa in ay yaqaanaan ninka ay owlaada u dhalayaan ama ay kala cararayaan hooyo iyo aabo waa kaas caruurtii hadey nolosha soo badbaadaan dhibkaas ayaa qabsanaayo ee Allah hana badbaadiyo aamiin
Ilaah ha u sahlo ehelkii aabihiis. Laakiin Soomaalidu wey khaldanyihiin iney wacal ku tilmaamaan maadaama ey yihiin walaalo badan hadan eedayaal aabahiis ku hooyoa ah ay jiraan. Allaha soo hadeeyo Soomaali qabiil kama dhamaato wiilka yar wuu aftirsanaayaa. Ilaahoo caawi.
Allaha ku sahlo somali wa habaran yihiin ciilkoodana badankood Akhlaaqda ayaga ka lumiya wayo wayeelka caytama ilmihiina wacaytamayaan maxa keenay in qofdhan wecel ladhaho ama abe la aan lagu caayo Allah kabaqa joojiya xanuunka aad ummada ku heysaan hadii kale ciqaabta Allaah suga
Waxaan la yaabay oo la ii sheegay in C.casiis uu lacag ka qaato kofka uu baafinta u samaynayo Asaga oo yiri dadka aan baafinta u samaynaymo wax lacaga kama qaadano.😮😮😮😮 Maama aan qaraaba nahay oo wiil ka maqnaa ayaa u tagtay markaasuu ku yiri $200 marka hore soo soco 😢😢😢😢 In uu ka qaato dhib malahaateen balse waa munaafaqnimo inuu yiraa lacag kama qaadano hadana uu ku xujeynayo qofka in uu lacag bixiyo
ilaahayoow usahal reerkiisa yaa rabbi waa cunug edeb iyo akhlaaq baarinimo ka muuqato ilaahayoow kurbada ka fayd yaa rabbi
Aabo waa heliye ha murugoonin insha Allah
Allah hakusahlo
😂❤
Hooyo Macaan illahey janadii ha ku bashiro.
rabiyow u sahal
MashaAllah waa wiil yar oo bariah MashaAllah Allaha subxaana watacaala haku xafido adun iyo aqiroba yooyada ba Allaha ku xafido yaa rabi ❤❤❤❤
Ilaahey haku soo dhaweyo familkaga
Wan kaxumahay❤❤❤❤❤
Ale haku sahlo hooyo
Marka markaa xigta farxd ku soo noqo insha allh ku arki doono
In shaa Allaha waat helesa ❤❤
Allaha u sahlo ehelkiisa
Allah ha Ku sahlo reerkaada wllo
Allah ha U Sahlo Familka Aabahiis.Sida ay IILa muuqato Waa helaayaa Familkiisa Soon Insha’Allah , Because Abtiriskiisa Waa Yaqaanaa Iyo weliba Qabiilka Aabahiis. Allah ha U Sahlo hana Usoo Sakhiro Tolkiisa Iyo Qabiilkiisa Iyo Qaraabadiisa Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbaar, Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Asharaaf reer sarmaan weeye ok , shariif sakiin baa adeer u ah.
ALLAHA USAHLO ADERADIS IYO EDOYINKIIS OO WADA NABAD QABAAN
❤❤mashallah waa wiil baari ah illshay ha u sahlo reer asbihiis reebtina allaha u xafido gabdhahoodana hadiiyaano ileen iyagas yaqasno in uussn abo la asn ahayn
Ameen 😢Allow u fududee
12:42 inta xun allaah hakugu soo Aadiyo Aaa!
Hadal Halmaan kuma jiro hore loo yidhi, inta xun alle kuguma soo aadiyuu ka waday Abdi.
Allaah hakusoo sahlo qoyska reer aabo wll inshallah waad heli
Cunigaan family kayguu u egyahay
Waa la Khayraa Insha Allaah 😢😢mummy
Waheleeysaa inshaalaah
ILAAH ha kuu fududeyo helida reer aabahaa
Wcs ilaahey ha u sahlo dadkiisii rer aabo rer aabo waa muhiim lagama maarmo qofku rag ha ahaado ama dumar kama maarmo rer aabihii waxaa la dhihi aaway dadkiisii abtiyaal la joog hadaa rabtid waa qasab in lagu weydiiyo familkii aad ka soo jeeday ilma adeer adaa ama adeeryaadhaa hadii aad weydey aabahaas ilaahey ha u sahlo adeeryaashii iyo ilma adeeradii iyo wixii ay eeda dhashay garab weyn ayaa ka maqan inta kala maqan allaha isu sahlo aamiin yaa rabbi cabdicazis allaha kula jiro umada Soomaaliyeed waa u adeegtaa allaha kuu adeego aamiin
Amiin amiin yarabi
Allah ha u soo dhaweeyo waaridkiis aamiin dumarka waa in ay yaqaanaan ninka ay owlaada u dhalayaan ama ay kala cararayaan hooyo iyo aabo waa kaas caruurtii hadey nolosha soo badbaadaan dhibkaas ayaa qabsanaayo ee Allah hana badbaadiyo aamiin
waad helaysaa insha allah waayo macluumaad fiicana waad haysaa
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha amiiin amiiin amiiin yaarabi
inshallaha wada helsa abaabah rabi ha ku soo fudeya inshallaha faraxda waye idan dabesa rabiya inta kale maqan isku keno inshallaha
Ilaah ha u sahlo ehelkii aabihiis. Laakiin Soomaalidu wey khaldanyihiin iney wacal ku tilmaamaan maadaama ey yihiin walaalo badan hadan eedayaal aabahiis ku hooyoa ah ay jiraan. Allaha soo hadeeyo Soomaali qabiil kama dhamaato wiilka yar wuu aftirsanaayaa. Ilaahoo caawi.
Allaha ku sahlo
Allha usahlo
Allah kuu sahlo
انا لله وانا إليه راجعون
Yaa Rabbi
Allah hakuusoo sahlo reerkiina
Alahaw kurbada kaqaad yabarabi
Abdiaziz realy guuleyso inshaa allaah
Wll c/caziiz dhididkaaga xalaal fooqa xalaalle waay ❤❤❤❤ Allah dartii ayaan kuu jeclahay.❤❤❤❤❤❤❤
Allaah ehelkiinii farxad haidinku kulmiyo degdeg bi idmillaah
ciilwaaye walalkey illaahey hakuu sahlo aabo mcn wadheleysaa wllky iska sabar wll mcn waxan rejeynaa adigo faraxsan inaad markale kaso muqato ilinti inshallaah😢😢😢😢😢😢
Alle ha u sakhiro walaalkaas
Allah ha uu sahlo Aabbe macaan
Allaha sahlo muraadkiisa dadka kaladhumayna Allah isu sahlo😊😅😢🎉😂😂❤❤
Hadalkan wecel wan nib cahay dadka maxaa ka siya jahilnimaday ka mid tahay illahsy wilkan asagiyo walaladii u sahal yarabi😢
Allaha u soo sahlo
Allaha kuu sahlo aabe
Wllkey Ilaahey hakuu sahlo aabahaa.
Wiilkaan waa la abayuusaay wiilkaan anaa caawi naayo
Allaha ku sahlo abowe
Wiilkaan baay biga anaa caawinaaya ii soo tuur lambarkiisa blz wiilkaan wuu iga oohiyey
Nummerkiisa meesha ku qoran yhy walal raadi qeyr bdn Allah ku siiiye isgana Allah u sahlo reer aabihii Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
walaal Allaha kuu sahlo walidkaaga
Waad helaysaa wll dadkaaga insha Allah
Ha ciishoon waad heleeysaa aabo insha allaah
Maki xaaji banadir weydiiya reer Marko asaa si fiican u yaqaano
Maxaa waye inta xun alle Hakugu soo adiyo inta fiican dheh
Walal wuu kafay ma kafe waa Allah marka saas i faham walal mahadsanid
Allaha ku sahlo somali wa habaran yihiin ciilkoodana badankood Akhlaaqda ayaga ka lumiya wayo wayeelka caytama ilmihiina wacaytamayaan maxa keenay in qofdhan wecel ladhaho ama abe la aan lagu caayo Allah kabaqa joojiya xanuunka aad ummada ku heysaan hadii kale ciqaabta Allaah suga
Wacal ma tihid inshallah aabo waad heleysaa
I don't know your family but I love u
Illhy ha u so sahlo aabihii
Amiin ❤
Anigaa hooyadaa ah somalida waay af xun yihiin somalida waa wecelo wasaqiin waaye
Allha u sahlo
Allah ku sahlo HBO
Asharaaf aniga reer abtigeey waaye intaa aqaano waa gaarsiinaa inkastoo asharaaf sarmaan eeyna hooyo aheyn
Sabxana laah Allah hau sahlo🤲🤔
ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin
Illaahay ha ku fududeeyo family ka
Asc
Alle hakuu fududeeyo
Allah u sahlo maskiinka waa xanuun aabaha aanad geeri iyo nolol ku ogeyn
Alx nasiiba lediihin hadaba hooyo idin nooshahay alx dhaha noloshiinana wata
Waheleysaa abowe insha allah niida qeer usheeg
Illhayow u sahal Aabihis yarabbi.
Anagana illahay nama tuso ciyaal an dhalnay iney ciishoodan.
Illahey hakuu sahlo mamo
😂😂😂😂 Abdiaziz see camal intaxun Allah ha kugusoo aadiyo miyuuyiri mise anaa moodey
Haa waqaldame laakiin iska fahan inta fcn ayuu kawadey maqaldame waa ilaahey
Xamaraay waay buuxsantaay yaab
Amuu yahaay qabiilkale
Asc walal please sxb bal ma dhankaas baar dheere ma tagtey xitaa beydhabo fiiri sabbtoo ah Asharaaf sarmaan intooda badan dhankaas ayaa laga helaa. Wall Allah hakuu sahlo kolley abtigey baa tahay hooyadeey waa asharaaf waa xasan
Asharaaf reer sarmaan ayuu yiri
Sarmaan waa Bakool
😭😭😭 ax sorry walal
Sorry mamo ilaahow u sahal reer aabahii, gebdhow guursada nin aad reerkiisa taqaaniin ama ku dadaala inaad bartaan reerka ciyaalkiina
DNA.ku Caawi Abdiazizow.
sorry huno
Waxaan la yaabay oo la ii sheegay in C.casiis uu lacag ka qaato kofka uu baafinta u samaynayo
Asaga oo yiri dadka aan baafinta u samaynaymo wax lacaga kama qaadano.😮😮😮😮
Maama aan qaraaba nahay oo wiil ka maqnaa ayaa u tagtay markaasuu ku yiri $200 marka hore soo soco 😢😢😢😢
In uu ka qaato dhib malahaateen balse waa munaafaqnimo inuu yiraa lacag kama qaadano hadana uu ku xujeynayo qofka in uu lacag bixiyo
Koley asgo wanagsanen hadu qof wanagsan iska dhigo Alle waxaba kama qarsono