XANUUN AYAY DAREENTAY XAASKYAGA MARKAAN KAREEBTAY WIILKEENA MAAJED (SAFAR SALAAMA MY WIFE😭🥹✈️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 148.000Ksubscribers

КОМЕНТАРІ • 57

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 5 місяців тому +9

    Wll Ha walwalin aabbo wanaagsan baadtahay farxad iyo Caafimaad ku wada noolaada❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 5 місяців тому +2

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ayeeyo mcn alaaah haku barakeyo ❤❤

  • @حواءحسين-ف8ف
    @حواءحسين-ف8ف 5 місяців тому +8

    Muhanad Halkee usafartay dumashi masuuliyad aya kusaran beybiga sifiican uxafido walalkey qali Allah kula garabgalo

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 5 місяців тому +3

    Alla waad iga oohiseen walaahi insha Allah kheyr dhib ma arkeysaan

  • @asiahasanhaji5457
    @asiahasanhaji5457 5 місяців тому +5

    Ala rabiyooooow anoona yo-yo aheyn ayaaa xanuun dareemaya runtii😢😢 bal hooyo wax dhashe ka warama😢 balse alxamdullilaah waxaan u rajeynaaa samir iyo dulqaad i.a😢

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 5 місяців тому +8

    ❤ DUMASHI ADOO NAWAD QAWA NAWATAK ADOO NAWAD QAWA SOO LAWO INSHA ALLAAH

  • @nimcoindhouron5980
    @nimcoindhouron5980 5 місяців тому +2

    Mashallah ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 5 місяців тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hibomahomed7981
    @hibomahomed7981 5 місяців тому +1

    Masha allah alleh ha is ku kiin daayo waxatihiin qos quruxbadan marwal ba waan idin ku farxaa balse maan waan ilmeeyay alleh ha idiin daayo wiil kiina curad wadajira oo wada jooga abid in sha alaah faxad ku noolada my family❤❤❤🎉

  • @nafisomucaawiye6503
    @nafisomucaawiye6503 5 місяців тому +1

    Muhanad alle ha nisku kiin daayo adi iyo dumaashi mida kale Enjoa iyo Aamino ka duceesee isku dar nh😂🏃‍♀️

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 місяців тому +7

    MUHANED. BOOWE
    WIILKA. MAXAA. UREEBATEY. MAMADA. UBAAHAN YHEY. WAA YAR. YAHEY😊😊

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 5 місяців тому +1

    Allha nabdgeyo ❤🎉🎉

  • @KawsarCabdi-j1y
    @KawsarCabdi-j1y 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤mashaa alah muhanad cade

  • @amalomar380
    @amalomar380 5 місяців тому +1

    Masha Allah a lay you love each other May Allah protect you

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 5 місяців тому +2

    ala maxaa ka xanuun badan markey lamano duruufta kala fogeysay ilmana hooyadod ka tageyso ayado jeclen ilmaheda hal haben xitaa iney mel ku kala hoydan qofkii xaalkas arkay uun baa daremi karo allh meshad u socoto samo kugu gey adiga nabadana o hadafkadii ka rumeyay allh ha isku kiin keno🤲

  • @fatmaadam4927
    @fatmaadam4927 5 місяців тому

    caadi weeyan wlo danbi mad galin wa ilmahaagi siday hooyo ugu tahay ayad adna aabo ugu tahay jacayl aad u qabto unbad uga sii reebtay , ilaahay haysku kiin soo dhaweeyo nolosha meel kuwada qaata

  • @SamiiraMaxamedcabdi
    @SamiiraMaxamedcabdi 5 місяців тому +1

    Its painful😢😢

  • @SalmaAshamour
    @SalmaAshamour 5 місяців тому +1

    Dumashi wll mad wadankad jogto kentid ❤❤❤❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 3 місяці тому

    Hooyo 😢😢😢😢

  • @MuwahipMahamoud
    @MuwahipMahamoud 5 місяців тому +8

    Ax ma fcneen xiiso waliba ood u hayso in aad ilmahag hooyadii ka reebto maba buuxin kartid booska hooyo sorry 😢

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 5 місяців тому +5

    Wiilka waxad hooyadi uga reebtey😢

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan- 5 місяців тому +4

    Its painful 😢

  • @fartuuntuuney2242
    @fartuuntuuney2242 5 місяців тому +6

    Muhanad waa qalad walalo maxaa hoyada cunuga ugu reybty wuu u bahan yhy alx ax😢😢😢😢😢😢😢 hoyo la.aanted waa awar sorry wiilka yar

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 5 місяців тому +1

    Muhanad🎉agggaaah! maxaa kugu dhacay(SUB HAN ALLAH)!! Cunuga💕HOOYADII 🥰maxaad gala HADHAY??arin wacan maad sameyn😳anyway(RABBI) hakugu xafido(ALLAHUMA AAMEEN)🤲

  • @Sarahadow-w1v
    @Sarahadow-w1v 5 місяців тому

    Wan kaxumaxay wlhi abow

  • @FatimaAbukar133
    @FatimaAbukar133 5 місяців тому +2

    Ax allow idinko nawad ah markale is ku solabta

  • @Sahraabdirahman-r6o
    @Sahraabdirahman-r6o 5 місяців тому

    Si waa usax oo waxad tahay abihii xaqna waad uleedahay inad hayso lakin iyada kaga beer jilicsan inaad siiso ayay ahayd😢😢

  • @shukriiman867
    @shukriiman867 5 місяців тому +4

    canuga ilaali intii ay soo laabaneyso inkastoo ilmaha hooyada u roon tahay allaah kugu xafido

  • @ShukriAli-Abshir
    @ShukriAli-Abshir 5 місяців тому +8

    Habo waan ku Salaamay habaryarow maxa xaaska cunuga uga reebtey ma khilaaf ba jira sababta no sheeg aad baan uga xunahay Allaha ku barakeeye?

    • @AminomaxamedNuur-f7k
      @AminomaxamedNuur-f7k 5 місяців тому

      Lawo sas iskugu faraxsan ma qilaf ka dhexeya so hab usi nayo firi ilahey haisku desto

  • @XabsoMaxamed-w6h
    @XabsoMaxamed-w6h 5 місяців тому +1

    Masha alh abowe alha idii xafido waxaa tihin dad isku faraxasan lakin maxaa ugu rebtay cunuga wayoo lan darmayaa markale qaladkaas ha gelin adiga aabo ayaa tahay alha kuu dayo wilkaga intaa hesanin alaha siiyo abowe gabdh dhan waxa ugu duceenaa wil adoo kale inee helaan❤❤❤❤❤❤❤dumaashiden waxaa leyahay safar salma alaha ku nabad geyo ciyoow soo lawo waayoo jacel adiga lguu qawo ayaa cuga loo rebtay❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @UmuRayan-
      @UmuRayan- 5 місяців тому

      Maybe in ee shaqo bilabeyso oo xaajigeda in e midow ban ee rabto Allah ha u fududeyo

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 5 місяців тому

    😢😢❤❤❤

  • @suleekhamohamed9986
    @suleekhamohamed9986 5 місяців тому

    Hooyo❤😢😢😢😢

  • @KadraAbdillahi-k5m
    @KadraAbdillahi-k5m 5 місяців тому

    😢😢😢

  • @FaisaAli-c4y
    @FaisaAli-c4y 5 місяців тому +1

    Sorry Aboowe 😢😢😢😢😢🎉

  • @naashirahmed8356
    @naashirahmed8356 5 місяців тому +2

    Muhanad wallaal inanta maxaad cunuga uga reebtay maad isku dhacdeen

    • @AminomaxamedNuur-f7k
      @AminomaxamedNuur-f7k 5 місяців тому +1

      Maya ee Mel kale uso cota we uso lawane tos ma ubexeso

  • @BarwaaqoIsamciil
    @BarwaaqoIsamciil 5 місяців тому

    Masuuylada.adaaan qadikariiin bada iasasratay illhay akaula.garb galo iadana 😢

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 5 місяців тому

    Danbi ayaaba gadhay ilmaha yar Maxaa hooyadood uga reebtay???!!!!!😢😢😢😢

  • @safasiman9548
    @safasiman9548 5 місяців тому +1

    Sorry wan ilmeyey wll wakhti dhow ma so labanaysa ilhay hakula ilaasho inan bal ilaali hoyo cidna boskeda ma buxin kare

  • @AsmaaDheman
    @AsmaaDheman 5 місяців тому +1

    😢alla maxaa ugala hadhay ilin baa iga soo daatay wlahi maskiinah runtii waa arin adag kolay ani kama tagen

  • @arafobouralehdjama1424
    @arafobouralehdjama1424 5 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Qaali5
    @Qaali5 5 місяців тому

    Ano ilmeye arkay gbrtyda curuda ah side ii ilaashato marka arko waa qiirooda xitaa iyado aabaheda korka ku haayo il gooni iguso fiirinesaa hadii aan uga dhaqaaqow we ooynesaa mararka qaar qolka hadii aan kuso xiro iyada aabahed albaabka fiirinesaa illaa aan kaso galaayo marke i argto inte iiqososho gacmaha kor iiguso taagesaa maxa yelay qurbo aanan family iijoogin kaligey so haaye hbn iyo maalin darded shaqo dhan iga go’ay cidkale mataqaano aniga sfcn iibaratay allah iidesto boqoradyda mudo labo sano hooyonimo sugaaye blse alxm allah wu iisiyay gbr saaid iijacel❤ alxm

  • @BintiArman
    @BintiArman 5 місяців тому

    Ani mawa Yelen wllhi inaa Abihisa haysto sababto aah Farax Maa aminayi .shaki ayaa igalayo. Amuu meel gesan Rabaa isdaha😂adiga neh fuck off lugu daha 😂.

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded 5 місяців тому

    Alla babyga adbuu uyaryahy waxuuna ubaahanyhy laabta ooyadiis ah sorry😢

  • @MahadoFarax-jd9ux
    @MahadoFarax-jd9ux 5 місяців тому

    Qof hyo ah un dareemi karto xanunka in laga rebto ilmaha😢

  • @sidra857
    @sidra857 5 місяців тому

    Ilma yar aad uga taxadar waa xiligu ugu dhibka badan koratanki inuu meelaha halista galo wax qaso Ilahy ha kula garab galo

  • @NicmoDagan
    @NicmoDagan 5 місяців тому +1

    Allaah ha idin xifdiyo kuwaygii jira oo jooga intey nolol jirto nolaada❤

  • @nimcokherhussein
    @nimcokherhussein 5 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 5 місяців тому

    2024 lamarayaa walina kofiyad ba wadataa timaha beero kudihi lahaa gym na ad

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 5 місяців тому

    Wlhi waaan qiroday sababto ah aniga hooyo ah curadkada oo laga reebo dhib waye magalada inta jiro ayaan 10 mar soo waca hooyo mcn ayadoo ihayso qofkala hada ugu tago kawrn

    • @muhanadcade223
      @muhanadcade223  5 місяців тому

      I’m not qof kale huno I’m his dad😊

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 5 місяців тому

    Maxad uga reybtay wiilka mase uur bey leydahay oo waa dhib walahi sorry wan ka xumaday

  • @rodaaden8855
    @rodaaden8855 5 місяців тому

    Cunuga maxaa hooyadiis uga reebtey there’s a reason

  • @SumayasaladSumayamoh
    @SumayasaladSumayamoh 5 місяців тому +1

    Wan IlmeYy wallH 😭😭 dHibmalE Iyado CafImad Qabta IlLHy HydIn kulan siyo Mar labaad I.a❤

  • @samiaaxamed-l1p
    @samiaaxamed-l1p 5 місяців тому

    Wilka maxad hooyadii uga rentay😢