Wlhi soomaali waa gob lkn wax kaliya ee dhibka nagu hayaa waa qabyaalad aan daawo loo hayn illahay dadkeena iyo dalkeenaba ha noo dajiyo allahu ma aamiin
Alhamdulillh runti khisadan wiilkn wallkena wan la socday balse farxdana hdan la kulmay alha idin barakeyo labda lamaa e inti kaso shakheyay kheyrkn jizakallhu khayr
Alxamdulillah, mashaa Allah Saacid iyo deeqa, jacaylkii guuleystay, Alle SWT ha idin barakeeyo, ubad khayr qaba kala hela, Hambalyo Hambalyo, Aamiin Aamiin ya Allah😃❤️💝
Masha’Allah TabarakaAllah, Guurkiinna Guur Kheyr, Gurigiinna Guri Nagi Allah haka dhigo. Reerki Lagu Nastee Lagu Nagaade Wadajira ee Nabad Gala Allah ha Idinka yeelo. Wiil Iyo Caano, Gabar Caano Allah ha Idin Siiyo. Farxad Barwaaqo Iyo Bash Iyo Cimri Dheer Iyo Caafimaad Waara Allah ha Idin siiyo Bi Idni Allah Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Hambalyo wax walba wa helaa salada marka dukato sunooyin ku dar salatul leyl hada uso kici karto duko illahey bari I.a shaqa tan ka sii fiican ku rajeyaaa owlaad baari ah Allah idin siiyo
@@FilsanHashi-v2w Abayo 8 sac hbnimo ilaa 9 hbnimo inta u dhaxeysa ka kacee 3 5 7 tiri is dheera laga rabaa 3 ugu yar hada dukato wa cadi 2 rakca Duke 1 rakco ka dambesa kadib illahey bari waxwalba wa helee I.a culeyska dhan wa ka dagaa I.a muradkagana Allah ku sahlo
Maash allah tabaaraka allah Hambalyo Hambalyo saacid iyo deeqa isgu waara oolaad salax allah idiin siiyo 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉farxad ku nolaada insha allah abdiaziz adigana illhey abaalgaga jano hagaga dhigo guri aya dhistay alx familyka adinga wiilka ha cilina o allah ka baqa biri ina hoos imadaan aya dhic karto e ciilka kadaaya rag lama ciilo hooyo allah u naxariisto aboowe
Masha allah tabarakallah isku barakoba wada joga inbadan abdiaziz iyo somaliweyn alalh kheyr siyo hooyo la anta dhib waye hooyo la anta maxay dadbadan cishay rabi hooyoyinken how naxristo intay u joktana allah u daysto
2 dii marna wan lasocday masha allaah allaha barakeyo guurkina wll qaali abdi aziiz allaha kaa abal mariyo gurigas aa dhistay ajarkeda allaha ku siyo❤❤❤❤
M.A SAACID GUURKAAGU GUUR QAYR HOOYO ADIGIYO MARWADAADA ❤❤❤BAARAKALAAH JACAYLKA WAXA UUYAHAY QOFKU SOO MARA DAREMAYA ALX WAA QISO AN KU FARXAY QISADADA WAAYO JACAYLKA WALO BAAAHAN YAHAY ISU SAMRA IS DUGSADA TAARIQDINU WA TARIIQ WADATA SUMAD JACAYL ❤ AYANU SO AG MARIN NACAYB XUMAAN I A RASULKENA SCW INA FARAY INLA CAAWIYO CARUUSKA .WAANA SADAQO AD UFIICAN ALX CCASIIS GULEYSO BOWE FROM QARDHO
Maalin dhowayd baan iswaydiinayay oo lahaa tolow wiilkii Saacid ahaa iyo Deeqa xagee ku dambeeyeen masha allaah guurku waa xasulooni wiilkii maanta aad buu uuga qurux badan yahay maalintii baafinta isku waara ilaahay ubad khayr leh ha idin siiyo wiilka u horeeya oo idin dhasha cabdicaziis u baxsha in shaa allaah labadii wanaag ku wada noolaada noqda in shaa allaah. Deeqoy wiilka ilaali walaal adiguna gabar qalbi fiican baad tahay oo caqli badan oo hadalkaagii baan ka garanayey. Astaqfaarta badiya salaatulaylka isla tukada ilaahay talada u dhiibta in shaa Allah khayr oo dhan waad helaysaan
Will walbo oo qurxan allaah kasokow gabarbaa kadambeeyso hadeytahay xaaskisa iyo hadeey tahay Hooyadiisba masha allaah allaha noo xafido wiilashena Somaliyeed
Talo ayaan siin lahaa ehelka wiilka, fadlan cafiya oo soo dhaweeyo wiilkiina, u duceeya taa ayaa muhiim ah💕
Deeqo wiilka hooyo la’aan buu so Maray ,adigaa Kaaga baahan nahay naxaiistii hooyo❤❤❤❤❤
❤❤horaa usheegay AbdiAziz wuxu yahay wali Asagoo kale Somalia wali umadhalan insha Allah lagayaa bee jiilka dhalandoono mid AbdiAziz oo kale insha Allah guuleyso sxb❤❤❤
Hooyo la’aantu waxay kadhigtaa qofka mid qalbi nugul😢❤ hambalyo❤❤
Mansha allaaah sacid iyo deeqo Alle ha isukiin barakeeeyo
dhamantiin aad baad u mahadsan tihiin soomali weyn ducadina rabi ha inoo aqbalo
Ilaahey ha idin barakeeyo adi iyo xaaskaada wada noolaada nabad ku waara idamka Alle irsaaqad waasic ah iyo awlaad barakeysan rabbi ayan idin kaga baryaa
Aamiin aamiin wllo alaha ku sharfo adno@@SahraAbdinor-g6e
Barako.iyo barwaqo dhexdiina allaha dhigo wada jira wayo badan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Alx Allow hayskukiin barakeyo wll mcn adiga iyo xaskagaba
Allaha idin xafido saacid iyo deeqo aduun iyo aaqiraba allahuma aamiin
Allah wuu Abaal mariyaa shaakiriinta Wiilkaan waa Shaakir
ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
M a wa wiil ilahey ku xiran alxmdulilah inta jeer u dhahayo tiro malahan m a
Maasha Allaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏✅✅✅✅ ubad kheyr leh oo baari ah oo jaceel lagu barbaariyo guurkiin guur negi
Masha Allah tabaarakallah cabdi caziiz iyo wiilka hor fadhiyaba waa laba qofoo cajiib ah ilaahoow awlaad saalixiin ah ku arzaaq lamanahaan cimrigoda isku barakey ilahow cadawga ka qabo irzaaqada ilahow u waasici ka arzaaq meelyna ka sugeenin sidad no balance qaadayba yaa rabi qowlkaada waa xaq.
Aaamiin yaaraxmaan
Amiin yaa Rabi
Illaahay ha u barakeeyo.waxaan u rejeynayaa guul iyo farxad iyo nolol wanaagsan wiil iyo caano iyo gabar iyo caano.waxaan kula talinaayaa iney dharag iyo baahi iyo bukto iyo c.xaalad kasta iskula noolaadaan iskuguna samraan.runtii waa jaceykii guuleystay maasha,allaah maasha,allaah.
Cabdicasiis waa wiil daacad ah meeshiisana alaha saacido balse wiilka arooska waa geesi yoolkiisii ka gungaaray balse waan ka xumahay incidiisa diiday waxaan oran lahaa la heshii cidaada gabadhana xafid waa daacad ku hanatay
Masha Allah wiilku cajiibsanaa ooqalbi dahabsanaa
Allow isku barakey cayuna kailaali qoyska
Allahu akbar
M.a hamplyo hamplyo hamplyo 🎉🎉🎉🎉 wlhi malin dhow baan is weydi nayay arooskodi xaguuw ku danbeeyay is laha lakin ugu dambeen waan arkay kuwi isku raaga alah ka dbigo insha alh ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
KANI WA COMENTGAYGI 2AAD GABADHA U WADAA EEDO MCN WIILKA ILAASHO SEYGAAGA JACAYLKAAGA WEHELKAAGA 1WM HADAYICIN IS ILAASHADA GURIGA ADIGAA U AH TIIRKA UGU ADAG GABDHAHENA SOMALIYED NINKODA WEY DHIBAN BADANKOOD
INAAD KA DUWANAATO KU DADAAL DEEQA❤❤ EEDO
Alle haidin barakeeyo saacid iyo deeqo rabi irsaqwaasaca iyo awlaad baariy alle haidinku irsaaqo
Habluhu wanaagsanaa masha alaah
الحمدلله رب العالمين جزاك الله خيرا Abdi Aziz ماشاءالله تبارك الله
Hambalyo guurkiina. Ilaah awlaad kheyr qabo oo caafimaad qabo allaha idin siiyo.
Dadaalaa waa gaaraa masha Allah hambalyo wllkey isku waara oo ubad khayr badan Kala hela
Masha Allah tabarakalah hambalyo riirkii wada jiree nabadgala❤❤❤🎉🎉🎉
Wlhi soomaali waa gob lkn wax kaliya ee dhibka nagu hayaa waa qabyaalad aan daawo loo hayn illahay dadkeena iyo dalkeenaba ha noo dajiyo allahu ma aamiin
Dawo walohaya qabyalada wana diinta Islamalaka ah o sy tahy logu dhaqmo marka diinta islamaka halugu dhaqmo qabyalad iyo qurunba wy naga harayan
Mashalah tabaraka laah ilahay ha ubarakeyo
ماشاء الله تبارك الرحمن
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
امين 🤲
Inta kalena Allaha idiin dhameeystiro aamiin
Alhamdulillh runti khisadan wiilkn wallkena wan la socday balse farxdana hdan la kulmay alha idin barakeyo labda lamaa e inti kaso shakheyay kheyrkn jizakallhu khayr
Masha Allah Allah ha isku kin barakeeyo
Alxamdulillah, mashaa Allah
Saacid iyo deeqa, jacaylkii guuleystay, Alle SWT ha idin barakeeyo, ubad khayr qaba kala hela, Hambalyo Hambalyo, Aamiin Aamiin ya Allah😃❤️💝
Walalaha muxsininta wiilka dukaanka yar haloo dhiso aan cawino please qofki diyaara reply iso galo
Masha’Allah TabarakaAllah,
Guurkiinna Guur Kheyr, Gurigiinna Guri Nagi Allah haka dhigo. Reerki Lagu Nastee Lagu Nagaade Wadajira ee Nabad Gala Allah ha Idinka yeelo. Wiil Iyo Caano, Gabar Caano Allah ha Idin Siiyo. Farxad Barwaaqo Iyo Bash Iyo Cimri Dheer Iyo Caafimaad Waara Allah ha Idin siiyo Bi Idni Allah Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Mashallah Illahay ha idin xifdiyo ha nna indin Barakeeyo ❤❤❤❤❤❤
Wilkaan wanaag fara bdn ayaa ka muqda alha brakeeyo qoyskaaaga walalo❤❤
Illaahayoow wiilkaaan. baahidiisa udabool oo rabiyoow gaajadaw kadulqaad aamiin
Masha allah waa nin rag oo daacad ahaa riyadiisii alla baa rumeeyey noloshiina farxad ku dhameysta insha allah.
Masha’Allah 👏🏽 👏🏽👏🏽
JazakumuAllahu khayran walal cabdicasiis iyo Asxaabtada qaaliga, waa guul iyo gobonimo🫶❤️
Owlaad saalax ahna allha idiin siiyo iyo tiimka rayili oo sacididey oona sobandhigey❤❤❤❤❤
Illahay ha isku barakeeyo anagana waxana jecelnahay rabbi ha inoo sahlo
War ninkii xataa hadalkiisii waa is badaley, waa iga kaftane Allah ha isukiin barakeeyo. Awguuruyaan ku leeyahay.
Hambalyo wax walba wa helaa salada marka dukato sunooyin ku dar salatul leyl hada uso kici karto duko illahey bari I.a shaqa tan ka sii fiican ku rajeyaaa owlaad baari ah Allah idin siiyo
Abaayo salaatu leyl saan u tukan lahaa ma i sharxe ma aqaaniye
@@FilsanHashi-v2w wall 2 habeenimo ilaa labada iyo badhka markay tahay kac lababa ragco intaad Awoodo 1 udanbaysii hal ragco waa saacadaha allaah tabaaraka watacaalaa yidhaahdo yaa ibaryaya on ajiibaa allaah ha ina waafajiyo dhamaanten
@@FilsanHashi-v2w Abayo 8 sac hbnimo ilaa 9 hbnimo inta u dhaxeysa ka kacee 3 5 7 tiri is dheera laga rabaa 3 ugu yar hada dukato wa cadi 2 rakca Duke 1 rakco ka dambesa kadib illahey bari waxwalba wa helee I.a culeyska dhan wa ka dagaa I.a muradkagana Allah ku sahlo
Masha Allah ilahey hadin baraheyo
مبروك الف مبروك ماشاءالله تبارك الله 👏👏
Mansha Allah wlkey Abdi caziz Allah haku barakeyo somalida Mel wayn bad igu jirtaa
Masha Allah guuleysta aduun iyo Aakhiraba awlaad barakeysan rabi ha idin siiyo 🤲🏾
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo 🥳❤️💓🥰🎉🎉🎉🎉
Maash allah tabaaraka allah Hambalyo Hambalyo saacid iyo deeqa isgu waara oolaad salax allah idiin siiyo 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉farxad ku nolaada insha allah abdiaziz adigana illhey abaalgaga jano hagaga dhigo guri aya dhistay alx familyka adinga wiilka ha cilina o allah ka baqa biri ina hoos imadaan aya dhic karto e ciilka kadaaya rag lama ciilo hooyo allah u naxariisto aboowe
Abdi Aziz Allah kubarakeeyo wallaahi you so maa shaallaah Allah kuxifdiyo dadka waad karaxisaa walaalkiisa maa shaallaah 🌹🌹
Alle ha idin barakeeyo reerkiina awlaad kheyr badan alle ha siiyo.❤❤❤❤🎉🎉🎉
Msha allah hambalyo hambalyo rerkii dhaqma allaha ka dhigo barakooba🎉❤🎉 awlaad saalix ah rabi ha idin siiyo❤
Masha allah tabarakallah isku barakoba wada joga inbadan abdiaziz iyo somaliweyn alalh kheyr siyo hooyo la anta dhib waye hooyo la anta maxay dadbadan cishay rabi hooyoyinken how naxristo intay u joktana allah u daysto
Ilaahoow.isku.dhaq.oo.oowlaad.diin.&cafimaad.qaba.Allaha.idinsiiyo..aaaamiiiiiiiiiiinnnn
Alx illahey ha isku keyn barakeeyo hamblo hamblo 🎉🎉
Mansha Allah illahay haiskukiin barakeen mansha Allah mabruuk
مبروك الف مبروك ديقه ساعد
Maan sha allh ale ha idiin barakeeyo
Mashaallah tabarakala
Hambalyo hambalyo aya lenahay wilka iyo gabadha is calmaday isu sabray ale iyo bulshadena la garab istagay Mashaallah.
Ma sha Allah ❤❤❤
Masha Allah tabarakallah allaha isku kiin barakeyo gurkina 🤲🥰
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hooyo waa tiirka nolosha ilaahoow hooyaday u naxariiso iyo hooyo kasta oo dhimatay wiilka markuu dhahay hooyady way dhimatay. Wn oyay
2 dii marna wan lasocday masha allaah allaha barakeyo guurkina wll qaali abdi aziiz allaha kaa abal mariyo gurigas aa dhistay ajarkeda allaha ku siyo❤❤❤❤
Alah ilahay haisku barakeeyo hanbalyo guulayso ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Illaahay ha isku xafido oo faraj kheer qabo ha u furo.
Masha allah hanbalyo wallo Allah haysku kiin barakeeyo
Gabadha waxaan kula talin laha calafka waxaa u kugu daray niin ku jecel oo aad kuugu hanwayn wanaag iyo farxada badana kaa sugaaya e xaas wanaagsan oo gurigeeda dhaqata noqo oo nolosha u samir wiilka ku guursaday cidhiidhi ama buuq ha galin hadii noloshu idinku adkaato e gabadh samiirta noqo
Isna waxaan leeyahay guusha cidna kaama xigto e dadaal oo shaqayso illahay haysku barakeeyo mar hadii aad is guursaten hada samir, ixtiraam iyo jacayl ku dhaqda reerkiina walaalo Alf mabrouk
Maasha Allah Hampalyo ilahaay ha isku kindayo awlad bari ah oo wanagsan alle ha idinku deqo amiin 🤲🏻 Noloshu idinma xuumayso insha Allah❤
illahey irsaaqada waasic ha idinka dhigo awlaad baariya allah idin ku deeqo saacid iyo deeqo
Alx hambalyo Wll alle ha isu kiin barakeeyo awlaad khayr qaba kala hela aamiiin🤲
ألف الف الف مبروك باراك الله فيكم ❤❤❤❤❤❤
Masha Allaah tabarakallaah
Hambalyo hambalyo hambalyo
C/siis gurigagu guri nagi jacaylkagina
Alle wa kugu guuleeyey wiil iyo caano
Gabar iyo caano wall
Asc maansha Allaah jzk Qayran illaahey ha kaa Abaal mariyo reer kaaga iyo caruurtada ha kuu gal iyo jaceylka Qurux badan.
بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما في خير 🎉🎉🎉🎉
masha Allah Axl❤❤🎉🎉🎉🎉👏👏👏💖💖
Mashaa Allah tabaraka Allah 1000.0000.0000hambalyo 👏👏👏👏👏👏👏👏
Masha allha qofkas oo kale aya ubahan in lagarab galo isku wara waligiin
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Arwiilka lacag u aruuriya mashaa Allaah
Hambalyo hambalyo hambalyo Saacid iyo deeqo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉ilaahay haysu kiin daayo guurkiinana guur raaga oo awlaad qeeyr qabo allah haydin siiyo.
Masha allah❤❤❤ jcylku waa hanti ilaaheey bixiyo alxdlillah❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤ ilaheey ha isku barkeeyo
Baaraka Allah hu fiikum
Masha Allah xafiduhullaah baraakallah
Alle haw naxariisto
Hooyo mcn
MashaAllah ❤
Allahumubarik ❤
Alxamdulilaah alaha barakeeyo
Masha Allaha allaha isku barakeyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Wall inankaad dhasho c/casiis ubixi magaciisa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walhi waqiso Lambley Hamblyo Carus Hamblyo. Hamblyo
Cabdi casiis Allah yaxfidak
Masha allah hambalyo ❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah Guur khayr iyo baraka leh Allaha kadhigo aamiin
M.a hambalyo alaah haydin barakayyo❤❤
Maasha Allah guurkiina huur qeyr qabo Alle ha idinkaga dhigo.
Mansha allah ❤❤walalkey hambalyo ale heyni barakeeyo ❤runtii waxan oran kara wad isu qalantan xaasidka sadaxad iska ilaaliya
Hambalyo caruska c/csiis allaha ka ajarsiiyo
Maansha Allaah illaahey ha idiin barakeeyo.
Mansha Allah alx is ku wara ubad kher qabo kala helah amin amin amin yaa Allah
M.A SAACID GUURKAAGU GUUR QAYR HOOYO ADIGIYO MARWADAADA ❤❤❤BAARAKALAAH JACAYLKA WAXA UUYAHAY QOFKU SOO MARA DAREMAYA ALX
WAA QISO AN KU FARXAY QISADADA WAAYO JACAYLKA WALO BAAAHAN YAHAY
ISU SAMRA IS DUGSADA TAARIQDINU WA TARIIQ WADATA SUMAD JACAYL ❤
AYANU SO AG MARIN NACAYB XUMAAN I A
RASULKENA SCW INA FARAY INLA CAAWIYO CARUUSKA .WAANA SADAQO AD UFIICAN ALX CCASIIS GULEYSO BOWE FROM QARDHO
Mashallah tabarakalah hambalyo ilahay ha isku kiin barakeyo guur qeer qabwo Allaha idinka dhigo aamiin ❤🎉