Xaalad adag ayaa lagalay, Turkiga iyo Jarmalka oo ay kadhex qaraxday, Erdogan oo siweyn ucarooday,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2024
  • Xaalad adag ayaa lagalay, Turkiga iyo Jarmalka oo ay kadhex qaraxday, Erdogan oo siweyn ucarooday, Faah faahinta warkan xiisaha leh iyo warbixino kale.

КОМЕНТАРІ • 514

  • @abdimahadhussein3782
    @abdimahadhussein3782 7 днів тому +7

    Turkey inay talabadan qadan way ku Saxan yihiin guul

  • @Mohamed-ne9md
    @Mohamed-ne9md 7 днів тому +14

    Asc ha arinku waa aha in sida loo wayneyo waku saxsanyahay Turkigu guul ciyartoyinka Turkiga iyo xukumadaba❤❤❤❤❤❤

  • @mohameddeni6119
    @mohameddeni6119 7 днів тому +45

    Turkey and Ordogan ❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷

    • @AxmedNuur-pn1im
      @AxmedNuur-pn1im 7 днів тому

      Waa kusax sanyahay nadaara jarmal oo idil waxaa ka qaalisan inankayar ee muslimka ah ee imankisa cadaystay

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 8 днів тому +10

    Masha Allah 🙏 Turkiga waa kusaxan yahay inuu difaaco wilka ciyartoyda ah

  • @awgaab-ty6ez
    @awgaab-ty6ez 7 днів тому +7

    Urdugaan wasahayahay🇹🇷🇹🇷🇹🇷

    • @user-jv6ip6fe8m
      @user-jv6ip6fe8m 7 днів тому

      Calanka turkiga iska qaad soomali baa tahee😏😏

  • @FardosoHeybe
    @FardosoHeybe 7 днів тому +5

    Mashaal Waa wiil Yar oo akhlibadan guuliso hooyo

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 7 днів тому +4

    اللهم انصر اخواننا في الفلسطين

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 8 днів тому +34

    Allaah. Ha. U. Gar Gaaro. Gaza. 🇵🇸🇵🇸😍

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 8 днів тому +14

    Asc nadaara gudoomiyaha warbaahinta soomaalida mansha allah
    Thank you very much brother

    • @abdikadirsalat6841
      @abdikadirsalat6841 7 днів тому

      🎖️🏅🏆🇵🇸⭐️⭐️⭐️🐪🐪🐪🐪🐪🎠🏇🏇🏇💎

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 8 днів тому +7

    Waa guul iyo wadaniyas turkigu ku ilaalinayo shacabkiisa

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 8 днів тому +43

    Ilaahayow naga yeel kuwa Xaqqa isgarabtaaga marwalba insha’allah❤

  • @Libax962
    @Libax962 7 днів тому +7

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 8 днів тому +7

    Asc nadaara gudoomiyaha warbaahinta soomaalida mansha allah
    Thank you very much brother ❤🎉

    • @user-zx7xg6fx1n
      @user-zx7xg6fx1n 7 днів тому +1

      Turkigu inuu arintaa qaato uu ku saxsanyahay 😊😊😊 inankaa taageera

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 7 днів тому +12

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 7 днів тому +7

    Odagaan waa geesi umada muslimiinta ❤❤❤❤

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 7 днів тому +4

    الله اكبر الله اكبر الله أكبر ولله الحمد

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 7 днів тому +5

    Somalia ♥️ 🇸🇴 hanolato 🇸🇴 turkey 🇹🇷 wa ku saxan yahay wa geesi Palestine 🇵🇸 guulesta ❤

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 8 днів тому +4

    Waa geesi maansha allaah wuu ku saxsanaae❤❤❤❤❤ viv turkey

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 8 днів тому +7

    TURKIGA WAA LAGA GARDARAN YAHAY WILKA YARINA WAA SAXSAN YEY

  • @sacdiyayusuf-os9xl
    @sacdiyayusuf-os9xl 7 днів тому +4

    Asc nadaara walal
    Wuu ku saxsanyihii
    Turkido talaabaday qaadeen
    Mujrimiita in layka dhiciyo

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 7 днів тому +3

    Uukusaxnaa turkiga inay calmdooda muujiyaan waa sax urdugan uu saxnyahy guul insha allhu guul turkish

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 7 днів тому +1

    Nadara wiilku qaraan ayuu matalayaa ordigana waa ku saxan yahay inuu wiilka kadifaaco group ka yahuuday san mashllh ❤❤❤👍

  • @MamaQali-dt2fd
    @MamaQali-dt2fd 7 днів тому +2

    Guul falastiin iyo dhamaan muslimiinta guul insha allaah

  • @abdinoormuhumed6013
    @abdinoormuhumed6013 7 днів тому +1

    Turkikaga wuu saxsanahay❤❤❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 8 днів тому +6

    Ilaah baa jabiyey yuhuuda

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 6 днів тому +1

    Mashallah guul Erdogan geesi geesi dhalay waa ku saxsanyahay difaaca wilkaas dalkiisa iyo diintiisa ayuu sharaf u soo hooyay waxaba ma halayn guul iyo gobanimo Erdogan guuleyso ❤❤❤❤❤❤

  • @user-lh8ko9qi6y
    @user-lh8ko9qi6y 7 днів тому +3

    Hambalyo ayn leyahy Wadaxweynaha musliminta ordogan

  • @support5steun
    @support5steun 8 днів тому +8

    ꧁🅺🆄 🆂🅰︎🅻🅸 🅽🅰︎🅱︎🅸 M͜͡o͜͡h͜͡a͜͡m͜͡e͜͡d͜͡ﷺ꧂
    اللَّهُم صَلِّ وسلِّم وبارِك علَى سيِّدنَا وحبيبنا ورسولنا مُحمَّد صلي الله عليه وسلم ﷺ. ✨♥️.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨S⃨.⃨.⃨C⃨.⃨.⃨W⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨
    ‏‎اللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸🤲🏽

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 7 днів тому +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @aslinoormuse6394
    @aslinoormuse6394 7 днів тому

    Allaha xifdiyo Islamka.Guul Turkiya

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 8 днів тому +5

    Turkiga xaladiisa waa kacsantahay iska ilaaliya wadaniiyiinta iyo calmaniyiintii oo kukacsan carabta dadka somalida ee kunool turkiga hataxadaran

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 7 днів тому +1

    Allaha is one ❤

  • @user-nd1su2yp4k
    @user-nd1su2yp4k 7 днів тому

    Allaha guuleeyi turkiga

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 7 днів тому +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @HawaAhmed-fv4yf
    @HawaAhmed-fv4yf 7 днів тому

    Dindayada muslimka iyo dhaqanketu dhumasho keep going ordogan🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤❤💪💪

  • @user-hh4bl7zt6m
    @user-hh4bl7zt6m 7 днів тому

    Waa sax guul inshaa allaah muslimka

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 7 днів тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @MOHOMOUTFarAH
    @MOHOMOUTFarAH 7 днів тому +1

    Mesha alah aaaalllaaa aaagbaar gesi arduga

  • @ayaanmaxamedcumar
    @ayaanmaxamedcumar 7 днів тому

    wuuukusaxanyahay Turkish guul falastiin inshaallah

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 7 днів тому +9

    Turkey guul ❤❤❤ ciyaaryahankaa ❤❤❤❤ iyo guul

  • @user-md4er9gr7z
    @user-md4er9gr7z 8 днів тому +4

    ❤alaahu❤akbar❤

  • @AxmedNuur-pn1im
    @AxmedNuur-pn1im 7 днів тому

    ❤ turkiye i love rageb dayib ordogan ilive somali ❤

  • @AbdikarimAbdikarim-ty6bt
    @AbdikarimAbdikarim-ty6bt 7 днів тому

    Thank you very, very much:A/karim.-canada.

  • @qadanjaamac1253
    @qadanjaamac1253 7 днів тому

    Turkiga guul❤😊

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 7 днів тому

    Afgooye ayaan geyn lahayn shacabka Gasa haddii aan heli lahayn meel aan u marno yaa Allaah.,.,❤❤❤ wi lovet phalastain,

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 8 днів тому +4

    KOOXDA ISLAAMKA EE TURKEY AYAY GERMANY DIIDAN YIHIIN INAY HALKAA SOO GAADHAAN EE MAGACYO ISLAM LEH

  • @gargarsahalsagar4510
    @gargarsahalsagar4510 7 днів тому +2

    Thanks 👍 walalken nadar wararka ad no so gudbisid rer gasa rabiyow u micin

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 7 днів тому

    Waxafiican. Buusameeyay Libaax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r 7 днів тому +1

    Turkiyeee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 7 днів тому +1

    Acw ordigaan waa sax ,naagtuna dabeey shiddè

  • @user-ih5zj5wk8x
    @user-ih5zj5wk8x 7 днів тому

    Waa ku saxanyahey turkiga guul aan u rajeyneynaa

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 7 днів тому +2

    Imaaradki, Masar, Sucudiga, Bahrain, Urdun etc, iyaguna waxy cawinayaan Yuhuudda, subxaanallah, Falastiin aya xukumi doonta khaliijka o dhan Bi'dnillah

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf 7 днів тому +1

    ❤❤❤ walaaahi Erdogan kama kaftano waanu jecelahay Ale hajeclaade waa ninka keliya ee ♥️ madaxdii muslimka si nin nimo kujidho uga hadla yuhuud iyo reergalbed lkn sida carabta uma naageyo kudayda geesiga erdogan

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 8 днів тому +2

    Turkiga waa dad ku adag dhaqankooda xataa ilmaha yar ay kuriixayaan gaariga afkooday kula hadlaan

  • @haboonadan
    @haboonadan 7 днів тому

    Ordogan wuu ku saxsanyahay in uu talaabo kaqado. Guul ayaan uu rajaynayaa dhaman musliminta.
    Rabbow nasrigaga usoo dadaji Reer falastiin yaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @user-tt2sc1ci6b
    @user-tt2sc1ci6b 7 днів тому +1

    Sc
    Ustaad, Ordoqan waa sax

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 7 днів тому

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @cabduqadirmaxamed6300
    @cabduqadirmaxamed6300 7 днів тому +1

    Yes he was wrt❤❤❤

  • @abdullahiomarabdille9996
    @abdullahiomarabdille9996 7 днів тому

    Muqaawamada falastiin alaha la jiro iyo dowladaha kaalmeeyo ee turkigu ugu horeeyo guusha waa xaga islaamķa

  • @HusseinAbdiwaliNur
    @HusseinAbdiwaliNur 7 днів тому

    Ordugan ALLE ha dhowro islaamkane mid ALLE haka dhigo ALLAHU AKBAR

  • @FarxeyoYusuf
    @FarxeyoYusuf 7 днів тому

    Waa uu ku saxnaa Muddane Erdugaan in uu difaaco Diintiisa iyo shacabkiisa, guuleyso Muddane Erdogan.

  • @husseinhashi8690
    @husseinhashi8690 8 днів тому +1

    Masha Allah he is right.

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 7 днів тому

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb 7 днів тому

    M.a aaad buu ugu saxnay midas urdugan wa hal yey ana ka ganban diintiisa iyo jacelka uu u hayo mujtamaca musliminta ah

  • @xayadcabdi5818
    @xayadcabdi5818 7 днів тому

    Nadarow wll wan ku salaamey waxan ka fursan waayey inan arinta jarmalka iyo Turkiga hadan ahey gabadh Somaliyed si aan caadi ahayn ayey ii taabatey, inanka ciyaartow ga ah iyo waxan is Barbar dhigey will geesi Somali ah ciyaartow ah wadankisa guul u so hooyey Afrika oo dhan ka so badiyey, isago druuf adag iyo Dawladnimo kuso korin qiimaha u dhaxeeya, bini’adamka wad firireysa Qiimaha ay Dawladnimada leeyahay iyo sida inanka yar ilaa madaxweyne ama Reyselwasare u garab is taagen aad ban emotional 😢 u noqdey, waxan is weydiiyey maxa madaxdayada looga waayey hal siyaasi ah oo Dhalinyaradeena u kaca u dooda Qiimaha ay leeyihiin Qadariya YA ALLAH waxan maqlayey Reyselwarahey oo hees comment ka bixinaya Ano ta la yaaban ayan hada Dowlad goboleed madaxweynahod 33 sano aan maqleyney inu mudo badan madaxweyne ahaa ama dhiirta ha gubo oo nuxusha Ethopia ha u iibgeeye weli doonayo isago Mandate kiisi dhamaadey mudo korarsi rabo, maxa dhalinyaradeena loo waayey Hal siyaasi oo dhulka ka qaada, ?? Markan is ag dhigey ciyaartowga Turkiga iyo kuwana bilaa mustaqbalka aad iyo aad ban uga Qiirowdey Eebe waxan ka Baryaya inu odayada 30 ka sano kusiga beenta ku fadhiya inu Dhulka la gooyo waxan Eebe ka baryaya Dhalinyaradeena intey Jamacado so dhameystan Mustaqbalkoda ku dhamaan inay badaha ku dhamaadan ana Duurka Poland iygoo nolol raadinaya ku Guban Rabi Rahman ayan uga Baryaya inay Dhalinyaradeenu ka baxan nolosha ay ku jiraan oo ah mid aad u adag Eebe waxba kuma aha inu kasaaro dhibatada iyo ismiidaminta aya maraan Allahu ma Amin🙏🙏

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 днів тому

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤

  • @deqa868
    @deqa868 7 днів тому

    Mashalahaa nin madaxweyna fiican heestowaye wuuna ku saxan yahay urdugaan wax uusameeye

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 7 днів тому +2

    Talabada uu qadey waa sax mashallah dadkisa wuu difacayaa lakiin anaga yaa no maqan cidna noma maqna ceelna noma maqana dowlad fiicana maheysane nadar maxanala gudbon halkesa adaanaa ?

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 7 днів тому

    Allaha guuleyo falasatina 😊

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we 7 днів тому

    Baga loogala laabtay. Aduunkiibaydhibatay yuhuudu. Ee baga. Sax weye falasatin inti dhimatay ala ha. Unaxariisato falasatin xornimo aamiin. Aamiin

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 7 днів тому

    الحمد لله رب العالمين

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 7 днів тому

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @user-ts3er6zd1t
    @user-ts3er6zd1t 7 днів тому

    TURKIGA HANOOLAADO.GOOD JOB. HAMBALYO❤❤❤.

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 8 днів тому +9

    Big legend wariye aan ku xiranahay

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 8 днів тому +4

    Hitler danbe ayaa dhalanaya o laynaya Yuhuuda

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 8 днів тому +2

    Allah u gargaaro walaalaheen falastiin allow ku guulee jihaadka ey kula jiraan yahuda iyo mareykan iyo intii la jirta allow jebi allow cadowga falastiin jebi allow rucbi ku rid allow u siyaadi naceybka loo qaba yahuda

  • @MohamedIsmail-zn4nd
    @MohamedIsmail-zn4nd 7 днів тому +1

    Turkigu hanolado❤❤❤❤❤❤❤

  • @NASRICABDIMATAAN-ed1re
    @NASRICABDIMATAAN-ed1re 7 днів тому

    Turkeys 🎉❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🎉

  • @mohamedabubakar6840
    @mohamedabubakar6840 7 днів тому

    قال تعالى في كتابه الكريم
    وما تخفي صدورهم اكبر..

  • @Abdiwahabelmi-fs4cv
    @Abdiwahabelmi-fs4cv 7 днів тому

    Turkigu waa sax

  • @somcana
    @somcana 7 днів тому

    Turkeya 🇹🇷 baa saxsan

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 8 днів тому

    Thank you for sharing ❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 7 днів тому

    turki waa saxayahay Allah jabiyo yahuud aamiin

  • @user-yb6yq5cl4b
    @user-yb6yq5cl4b 7 днів тому

    Turkiga hagulesto Erdoğan wa saxnyahay anaga somali hadn nahay markasto dhinac turkiga nahay❤❤

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we 7 днів тому

    Dayib. Uradun aasax hadi. Uu sida yeelin waxaynoqonlaheyd bahadil. Musalimiinta gadha dayiburadun guul guul

  • @jijoabdala-wh4jf
    @jijoabdala-wh4jf 7 днів тому

    Waa dad damiirkooda noolyahay weli turkey 🇹🇷 allaah ha ilaaliyo

  • @sidramrk
    @sidramrk 8 днів тому +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 7 днів тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @diinimohammed724
    @diinimohammed724 7 днів тому

    Thanks nadaara

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 7 днів тому

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @user-qm8iw5qr4t
    @user-qm8iw5qr4t 7 днів тому

    Waa sax inuu kahadlaa ordigaan wiilkà

  • @NuuneSoyaan-ss1uq
    @NuuneSoyaan-ss1uq 7 днів тому

    Allaha ugargaro reer gaza

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 8 днів тому +2

    Ordogan allways is right

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 7 днів тому

    Machaallah

  • @mohamedhaaruun7823
    @mohamedhaaruun7823 7 днів тому

    Maansha allaah waa in laweyneeyaa oo si Qaran nimo huwan loo difaaco Inankaa laacibka Turkiga ah iyo dabaal degiisa uu muujiyey ee ka dhaysiiyey Yuhuuda iyo Nadaara .
    Si heer Caalamu islaam ah.

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 7 днів тому

    Ordogan wa ku saxsanyahay arintaas,insha Allah ha guuleysto.

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 7 днів тому

    Kuligood waa yey saas waaye❤❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 7 днів тому

    Allah ha guuleeyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas aamiin

  • @maden7818
    @maden7818 7 днів тому

    Well done Turkey.

  • @luulabdi4174
    @luulabdi4174 8 днів тому +1

    Israel sheydan