Meeshu ma Ethopiyaa? Kolba meel cidlo ayay ka hadlaan kkk Meeshu maaha Lughaya e waa Ethopiya e dadka beenta ka daaya kkkk Meel magaalo ah ama Tulo ah kama hadllaan.
Waar dagaankan shaqo kuma lihidin ee waxaan u malaynayaa in ay waqtigiinii dhamaaday, canfarbaa maanta dhulkii aad ka qaadateen idinka soo ceshaday edebdarada se waad eedaysaan
Beesha Ciise oo Ka Gilgilatey Damaca Iyo Boobka Lagu Hayo Deegaanadeeda
ua-cam.com/video/T3NbZgXDctA/v-deo.html
war dhul aad leedihiin ma jirto ee dhulka ayar jooga walahi hadii kaleh snm dhulka awdal maleh
WAX NAA .KA BARTAA. .JAMAACADA .VICTORIA. UNIVERSITY
Cisse iyo calcal 2024
Xafajo waa dad Waalan 1960 Ciise ma joogin Saylac kulahaa Xafajooy 1960 mayerkii ugu horeeyey Saylac mataqaan ciduu ahaa mise Ciyaalkii SNM 99 jB Boorama ku dhaleen iyaad tahay 1990.
HAMPALYO HAMPALYO. WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA.MAGAALADA KAMPALA EE. DALKA .UGANDA. 🇺🇬 .
Mahamed6329 dhuusada dabaysha igala Mar Cidaad tahay halkaasaan ka garanayaa ha ii dhuuman Qarafadii jabuutina waan ka goyndoonaa ee ogow.
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. TOLKEY. BEESHA CIISE. DEGMADA. LUGHAYA. IYO.SHIIR KII. BEESHA .CIISE. EE.DEGMADA. JIHDII
Masaakiin tam Daahir riyale keenay, Saylac ha galaafan aayar ha iska joogane. Haddii meel ay mareen baa la toosh lagu raadin doona
Aslc issow ismael inisobufiyey emasha nabad kujoga hadikela ti gaba cise togadaran aya inigu dhici
قال رسول لله صلي لله عليه وسلم اية المزافق ثلاثه اداحدث كدر وادا وعد اخلف واداتمن خان. باعو ارضهم للااحتلال الاتيوبي
Dhulkiina Ethiopia ku shira dhulkan dadkii lahaa ayaa degan
Muuse la hadle oo la hadle dawlada muuse ma la baafin uun miyaaney dhego lahayn
Oodyo intasi jira hdna baryotamya Wle anigo qolxaad qorta leygu hayo igama keenayso wey nacebeyen odyahan
1960 hal qof oo ciise ah ma joogin seylac hadana magalada seylac wax guriya kuma lihid
War bal beedegan égaa war beenta iska daa ciise iyo gudabursi wa lo fadhayisa markasa la arkii dona qof kile sayilaca
kuwa ka dhisn adimaa leh qashinw
Ciise Sadex Dal ayuu degaa mid isagaa Dawlad ka samaystay midna degaankii uu ka beermay weeyi oo waa Somaliland Awoow ka Awoow Ethopina waa degaankiisii iyo daaqsintiisii maantana madaxda ugu sareysa Ethiopia weeyi,Qoomiyad balaadhan baan nahay ee qalbigu haydin jabo qoladaaseey.
A
dee muse bixii maa dhulkayka ayuu leeyahay warbal eeg war dhulka idinku snm maleh ee aray jooga
Meeshu ma Ethopiyaa?
Kolba meel cidlo ayay ka hadlaan kkk
Meeshu maaha Lughaya e waa Ethopiya e dadka beenta ka daaya kkkk
Meel magaalo ah ama Tulo ah kama hadllaan.
Waar dagaankan shaqo kuma lihidin ee waxaan u malaynayaa in ay waqtigiinii dhamaaday, canfarbaa maanta dhulkii aad ka qaadateen idinka soo ceshaday edebdarada se waad eedaysaan
canfar dhulka aayada leh ee jooogi beenta cawanta