CADHO ALLAH HA KU DHACDO KAN BILAA KOOFIYADA AH WAA SHIICO EE SOOMAALAAY ISKA JIRA, LACAG AYUU UGU JIRAA SHIICANIMADA DIINA KAMA AHA IIMAANKA LAGA QAAD ISKA JIRA.
Cilmigaaga Alle ha kuu siyaadsho sheikh🎉... Waa mowduuc muhiim ah oon wax bdan ka faa, iidney... Wahaabida oo Shiico eryata bn arki jiraye hda ma Suufigii baa ku soo darsamey😂.. Sh Abuukar Maalin inuu saan dhaamo bn moodi jirey runtii😢
Halkaw cilmi kuhayaa waa shiicaysanyahay eeg sida shiicado u weeysaysato tan kale kale maxa dalaaq ka hadlaan kuurga mutacada ah dadka xalaashaysatay saw maahan kan iyo kuwa lamidka ah allah soo hanuuniyo.
Doodaan wadaad kaan waa ku sax san yahey, lakiin abubakar oo ah daliisha uu soo qadanaayo maxuu ka aamin sanyahey, shiida badankooda wax badan ayeey hareermareen, ALLE dhamaanteen jidka saxda ah ha nagu hanuuniyo amiin amiin amiin
Walaalayaal nin kaan waa soomaali ha ugu kadsoomina waa shiici riifidi ah oo ilaahay lumiyay oo jaahil ah
Shaydaan ayaa lumiyay
CADHO ALLAH HA KU DHACDO KAN BILAA KOOFIYADA AH WAA SHIICO EE SOOMAALAAY ISKA JIRA, LACAG AYUU UGU JIRAA SHIICANIMADA DIINA KAMA AHA IIMAANKA LAGA QAAD ISKA JIRA.
Sheekh baryahan Kuma arag so badi soo gal
Cilmigaaga Alle ha kuu siyaadsho sheikh🎉... Waa mowduuc muhiim ah oon wax bdan ka faa, iidney... Wahaabida oo Shiico eryata bn arki jiraye hda ma Suufigii baa ku soo darsamey😂.. Sh Abuukar Maalin inuu saan dhaamo bn moodi jirey runtii😢
Ilaahay caradiisu kuku dhacdaye saxiixu muslim haku been abuuran shaydaanyohow
Sheekh jabrti Cilmiga ilaahay hakuu barakeeyo iyo caafimaadkaba.
@@numan1tarr14
Adna shiico miyaad tahay?
Halkaw cilmi kuhayaa waa shiicaysanyahay eeg sida shiicado u weeysaysato tan kale kale maxa dalaaq ka hadlaan kuurga mutacada ah dadka xalaashaysatay saw maahan kan iyo kuwa lamidka ah allah soo hanuuniyo.
Haa waan ahay shiicada beenti laga sheegayay waxba kama jiro waxyaabihii laga sheegayay waan aragnay waxba kama jiro munafaqiintu dadka ayay isku diraan.
TAKFIIR WARKIUSA AHAA, ninyohow qolaan dartaa isku dambownay hada ka hor, laakin waxay kaa sheegeen baad ku sifowday.. cumar ragga NABIGA NNKH toosnaan uu ku sifeeyey buu ahaa, in la raacana waajib tahay, waana kaa xigmad, diin, iyo daacadnimo badnaa.warkaagu TAKFIIRNIMO weyn weeye, kuwii saxaabada Laayey warkoodii baad ku hadashay..
غزة العزة فضحت ملالي الشيعة الرافضة
Doodaan wadaad kaan waa ku sax san yahey, lakiin abubakar oo ah daliisha uu soo qadanaayo maxuu ka aamin sanyahey, shiida badankooda wax badan ayeey hareermareen, ALLE dhamaanteen jidka saxda ah ha nagu hanuuniyo amiin amiin amiin
MASH allh sh abuukar maalin
Wlh waa waxaan reer iskuqabanay..waxeey leeyihiin shaaficiya nahay anaga..shaaficiyo miyaa wax lagu xugmiyaa mise sunada rasuulka c.s.w
عليكم بسنتي وسنة الخلفاء الراشدين المهديين عضوا عليها بالنواجذ
Waxad tahay shiici shiicona asalkeeda waxa keenay yahuud waana cadahy marka waxadtahy sandiiq loo sadiray duminta diinta alle hanaga kaa qabto mujrim
Adeer maxamed waxaad noosheegtaa yahuudu xiligay keentay
Beenaale quunaayaad tahe mada haluminin shiicadaad ushaqeysaa waan ku ognahay
Wahabi Quran iyo xadiis rasuul scw scw so daliilsanya wa yaryahay shiico guul
Kkkk jaahil , sh.abuukar ma ahan culumada salafiga ee wahaabiga utaqaanid. Waa nin suufida kamid ah.
🎉🎉🎉❤
Horta cumar bino khadhaab soo maadan durin hacudar daaran waxaad soowadaa lacnadiinii
Hadalkagu tanaqud miiranaa😢
Aaway tanaaqudku?
Shiici khayr maleh
Sax maaha sheq abukar wax uu sheegay laakiin culumo ayaa uga horeesay laakiin Shiico diin ma heeeso waana suaale Saxiixu Muslim shiico maxaa ka galay
Acuudu bilaahi Afarta mad’hab waxey isu raacsan yihiin 3da haduu ku dhawaaqo qofku 3duba way tagtay waana xaaraan hal aya dhacday in la yirahdo. Shiica iyo wahabiyo waa masalada ay isu raacsan yihiin ahlu suna 3-3=0
Ha isku dhibin Ninkaan haddii uu sayid Cumar duray waa Shiico yuu ku baadiyeynin iska ilaali
Shiikh Al dalaaqu marataan markii ladhoho hadaan 2dalqo kufuro macnaheedu waa 3dalqadood baan 2 dumiyay 1baa iihadhay waana jaanis janiskaas hadan kunoqdo oo waan qabaa hada 1kaasan hadaan kufuro waa iga furantaa
Marka jaanis haudhigin ee dalqo udhig hadii 1 iyo 1 laga dhigo wa min 3 lkn 2israacday waa 1waxa kuiharay hadaad jaanis kasoo qaado 2janis baa iska kayraacday 1jaanis baana iiharay wan kusalamay waxad tahay waxba igama galine
Sheekh jabarti waad noo faa iidaysay
Adigoo Soo qaatay daliilo car
Halkaas kasii wad waxaad kale dhinaca salaadana kusoo dar
واضح
Kan kii shiicada aha so ma aha?
Somalidu iyadoon diinta aqoon ayaa oo caayey dad aanay aqoon waxayna ku sheegi gaalo
Oo sow adigii lahaa sadex dalqadood majiraan hadana waxaad leedahay sadexda dalqadood mid baa lagasoo qaadin
Shiiciyahow naga aamus diin ma taqaanide.
Soomaaliyeey shiico iska jira waa fitnee
Oo wadaadkan labaad yaa la diin ah oo uu wax u sheegayaa tolow ma sheecaa noo soo baxday, wagar
Adiga waxaas SHIICI RAAFIDI ah ka ahow
😂