بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Orta Somaliland waa lawada leeyahay Mahadnaqna Ilaahay ayuun baa iska leh…Ciise Muse ama cidkalena ka karyimayso xil Ciro ee waa mid uu ku qasban yahay waayo Wadanka ayaa inaga dhexeeye ee Sidda Diciifiinta haw hadlina..intaa idiin dhaafi maayo Waa Khayran katiiran
ILLAAHEY HAW NAXARIISTO MAXMUD WADAAD OO NOOCAA KU DANBEEYEY WALAAHI INAYDAAN SHICIBKA DHALIN YARTAA GACMAHOODA IYO AFKOODA QABAN KARIN CAR CAR HA LA SOO MAGAACABO CIDAAN H AWAl Aheyn bal waxa dhaca aynu eegnee
Cid ala cidii la doonaa loo magacaabayaa dekkedan faaruqa ah imika waa magac u yaal DP world baa ku shaqaysata meesha ma deked xadiida iyo faraca badaa meesha ku hadhee ka imanayaa xeegeebuu xukumayaa ma sawir ila galbaa
Gobonimo Habar Awal waa Gogosha somaliland ku fadhido xil la magacaabaa waa shaqaale Dawladnimada iyo qarannimada ayaa ina deeqda oo Nin waliba wax ku noqonayaa ,wadanku waa inaga badanyahay oo Dawlado hal magaalo ah ayaa kuwa ugu qanisan aduunka ah ,somaliland oo Nimcadaa ilaahay ugu deeqay in aynu Tusaale fiican u noqono dadka aan Fahamsanayn dawladnimada ,Habar awalna maaha dadka lagu lagu Jaheeyo social media ee Reer hebelow ka kacaay Barbara waxaan la rabnaa in ay noqoto Dubai Africa oo aduunkoo dhami isugu yimaado ninka aan sidaa doonaynina waa nin ku cadow ah Habar awal iyo Barbaraba ,
Ciise Muusow kuwani waa lagu soo shubtey.askartii qaranka inta lagu goda ayaa waxaa lagu yidhi maxay ka soo dooneen dhul aanay lahayn ,marka laydin leeyahay goda maydinkaal leh sidee ayey dekedu noqonaysaa wax cid waliba sheegato.
Waar heedhe ciisa muuse ma dad baa ku shaqaysanaaya waayo dekkeda berbera DP world baa wakhti hore lagu wareejiyay markaa waxa maareeye Siciid gacantiisa ku hadhay ay tahay dakadii yarayd iyo taagii xadiidka markaa meesha ha inagu ceebeynina waad ku saxan tihiina inaad waxma garatada inaad wax u sheegtaan
Kkkk dibjiriintan waxa aanay awood u lahayn been ka sheegayaan waar dawlada ciro inay fashilantaad doonaysaan Dawladu wax ha idiin dhiibto weeye ama shaxaadka horteed wax sheeg
Waar maxaa Ciise Muuse haysta Waa maxay guulwadayaashan aan dhamaanayn. Waa liidnimo tii ugu dambaysay. Waar Allah risiqa bixiya ee joojiya liidnimada. CM waxa la siiyay waziir iyo badh. Hadaba dekeda hadii laga qaaday shaqooyinkii oo dhan oo waxa ka hadhay maayerka iyo dekeda labadiiba waa loo soo dhigtay oo waxa la rabaa in labaadaba laga qaado taasina wax dhacaysa maaha
SOMALILAND ma fedel iyo sami qaybsi bay noqtay sami la qaybiyay ma jiro dad la qadiyay baa jira iyado beena aanu ognahay hadan reerii waxba isu ahayn baa waxii loo miisa la odhanaya wa isku magado gurta wax walaba marka ha odhan saami qaybsi ma jiro ciise muusena xasidnimda iyo sheegashada berbera wad ku khaladan tahiin berbera waa lawada degaa hadii ladooona la idinka badanba maha inaad umad ximisan odayga xun cidin ba bilabay xisinka ciilkiina dowlga sheekh qodaya jeceebiya xasidnimo darteedka ka qabta wada hadii kale sharka ay gaysnayan idinka ilahay dusha idin sudhi idinka dhalay xoolaahana yaaan la kala ximin carabtan aaad isku dhejisan idinkiiii xasidaya ragi weligood gayn jiray wa khalad naagahan aad tikrok ku soo daysen beenta shegaya ee leh berbera waxarmaki h awal walahay bilahay way khaladan yihin hada qaban waydan anagunaa waanu soo fadhiisan markasanu karabashi doona joojiya dumarkiinan umad cayay meesha ka nacnacda ahay
munaafaqad bay wadan markay ku celclinayan samaiga wa ka xasidnimo wa hj ha ku kacdo madaxwyanaha caajiimi samiga la idin siiyay moooyu unuu idinka baqay yaciisnimadiina iyi inuu wax kale uga jeedo garan mayno iyo neceb yahay hj waabyy udubka qadaabat xuubjuuba waaba arju diibi waxa kaga anacasgi wakagat sinkaukabd Allah iyo hj halkaas ku soo gadhay mar hore la idin jabasan laha hadanu ka hor baydho waa jabaysan walahaya xinkan iyo xumantan ma joojinaysan mise xabashidanau idinku darnaa
YAAN ISAAQOOW DHEXDIINA LAGA KALLUUMAYSAN EE GACMAHA IS QABSADA❤❤❤❤
Ciise Muuse waa rag taariikh leh waaney mahadsanyihiin
Ciise muuse geesiyaasha qaranka ❤❤❤❤❤❤❤
War orda la taga sowtii garxajis ku layey ragiini buurta gacanlibax
Fadlan inta uu madaxweynuhu ka fogaan karo haka fogaado waxaan hubaa inay saamayn weyni ka dhalan karto lkn hambalyada beentaa waxba kama soconayso❤
Berbera luu kala tagay
Maansha Allah ❤ dhaqan fiican waxaa huwan baa wada iyo cadaw ❤sax...qaranka is barbar taaga ❤
Maasha Allah Guul iyo Gobonimo Rufiyaaniintii Kudhexjirta maxaa Idii nafa Guul ilmaaderayaal
Kujare oo kale oo donaya in uu isku diro umada Dhagahaaga kumaqal Nabadaa inoo dana❤❤
This is the Ciise Muuse we know ♡♡♡
Hadaytahay sidaasaa loo hadlaa maansha allaah wallee sida aynu doonaysay weeye ciyaalkiibay naga aaamisiiyeen
Waa kuwaa wax garadkii
Waxa meelahaa ka qeylinayaa waa dib jiriintii aan wax dan dalka ka laheyn.
Mashaa Allah, odayaal wax-garad dadkooda iyo dalkodaba jecel!.❤❤❤
Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland
Waa kuwaa odayaashii sharafta iyo maamuuska sare lahaa ... wax gaar reero loo siinayaa ma jiro innaga xidho. Asn afkeenna hayssanno dowladda iyo madaxweynahana soo dhaweeya Habar Awaleey.
Meesha talaseeda waxaa iskandeegaanaka iyo DAN & DUCO
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
Orta Somaliland waa lawada leeyahay Mahadnaqna Ilaahay ayuun baa iska leh…Ciise Muse ama cidkalena ka karyimayso xil Ciro ee waa mid uu ku qasban yahay waayo Wadanka ayaa inaga dhexeeye ee Sidda Diciifiinta haw hadlina..intaa idiin dhaafi maayo
Waa Khayran katiiran
❤masha allah
guul
ILLAAHEY HAW NAXARIISTO MAXMUD WADAAD OO NOOCAA KU DANBEEYEY WALAAHI INAYDAAN SHICIBKA DHALIN YARTAA GACMAHOODA IYO AFKOODA QABAN KARIN CAR CAR HA LA SOO MAGAACABO CIDAAN H AWAl Aheyn bal waxa dhaca aynu eegnee
Waar waa kuwaa ragii waxa kala garanaayey ee dalka iyo dadkaba u dhashay ciise muuse noolaada
Waa sax abtiyaday caqligaan kuaqaan 8shixisaxaaqba waa iskumid kiilaguqoraaba waa keenii dadkunamidnimada ayauu waxkunoqdaa ee midaan ahaano.
Cid ala cidii la doonaa loo magacaabayaa dekkedan faaruqa ah imika waa magac u yaal DP world baa ku shaqaysata meesha ma deked xadiida iyo faraca badaa meesha ku hadhee ka imanayaa xeegeebuu xukumayaa ma sawir ila galbaa
Guul iyo gobanimo tolkay guulaysta
Midnimada somaliland isaaq waa ka siman yahiin guilty somaliland nacabku ha jabo
CIISE MUUSE WAA NIN RAGEEDKA BEESHA HABAR AWAL
Waar habar awal waa mid anigo ciisa muuse ah aya ku leh ma kala dhacan
Hodhodho
ciise muuse gobgob dhashay dad wax garada
Cmuse madaxweyne Cirro aad ayuu ciseyay waana ku mahadsan yhy. From CM
GOB ayay caadeeda. Tahay
Thank you thank you
Gobgobi dhashay ❤❤❤
Reer Abtigay aad baan idiin jeclahay nin hooyadiis Xasan Axmed tahay ayaa halkaan idiinka salaamaya abtiyaal si gaar ah Mujaahid Maxamuud Wadaad halgamaa aad usharaf badan....!!!!.
Wanka qaadnay sidokale abti welcome ❤
Waxa kutalin lahaa Adeer hadii rear meelsheegto dakadkale halasameeyo
❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤💪🏻👌💐💐💐💐🌿🪴
Ma talaan cise muuse kuwani waa horgalayaal dekeda nin aan cise muuse ahaynini qabanmaayo
Gobonimo Habar Awal waa Gogosha somaliland ku fadhido xil la magacaabaa waa shaqaale Dawladnimada iyo qarannimada ayaa ina deeqda oo Nin waliba wax ku noqonayaa ,wadanku waa inaga badanyahay oo Dawlado hal magaalo ah ayaa kuwa ugu qanisan aduunka ah ,somaliland oo Nimcadaa ilaahay ugu deeqay in aynu Tusaale fiican u noqono dadka aan Fahamsanayn dawladnimada ,Habar awalna maaha dadka lagu lagu Jaheeyo social media ee Reer hebelow ka kacaay Barbara waxaan la rabnaa in ay noqoto Dubai Africa oo aduunkoo dhami isugu yimaado ninka aan sidaa doonaynina waa nin ku cadow ah Habar awal iyo Barbaraba ,
CIISE MUUSE WAA GOBTA ISAAQ, HALKOODANA WAA KU MUDAKAR CID KALENA WAXBA UGAMA BAAHNA WAY ISKU FILAN YIHIIN...
KUWA AAN ISKU KALSONEYN AYAA QIIQA ISKU QARIYA...
Sodhawoow dhaman tiba
Aniga kushubashadii way iga yaraty
Habar walo baa sabuuradii cay kula kuftay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Horto aqbalaada laakiin run ka sheega waadnooburisay dhaha inladiinburiyona waad leedihiin
Waar nimankii qoryaha sitay ee lahaa Ciise muuse ayaa Dekada Berbera iska leh so qabqabta oo jeelka dhigo Somaaliland waa isku mid ISAAQ walaa Gabooye walaa daarood waa in loo midoobaa dadka xun iyo Fawaaxishta.
Waar,maanta geeska africa waxa kasocdaa waa colaado larabo indalkeena lagaliyo taasna mid ayaa lagabaxayaa reer somaliland guul iyo nabad kunoolaada.
Mansha alaa Kanaxaw nafta waa
waa dhaqankii runta ahaa ee taladu ka goasay dadka jaahilka ahee aan qarankooda utudhayn
Jeelasha ayaynu kabuuxinaynaa
gobolka kasta oo ay joogaan
Ma matalaan cise muuse waa horgalayaal
Ciise Muusow kuwani waa lagu soo shubtey.askartii qaranka inta lagu goda ayaa waxaa lagu yidhi maxay ka soo dooneen dhul aanay lahayn ,marka laydin leeyahay goda maydinkaal leh sidee ayey dekedu noqonaysaa wax cid waliba sheegato.
Garacdii dhadiga Isaaq waa inoo dagaal
Waar heedhe ciisa muuse ma dad baa ku shaqaysanaaya waayo dekkeda berbera DP world baa wakhti hore lagu wareejiyay markaa waxa maareeye Siciid gacantiisa ku hadhay ay tahay dakadii yarayd iyo taagii xadiidka markaa meesha ha inagu ceebeynina waad ku saxan tihiina inaad waxma garatada inaad wax u sheegtaan
Deked cali xoorxoor ka danbaysay ma jirto
Namatalaan odayashani marayada kadu waa inu ciise muuse noqda
Dhadiga Isaaq waa inoo dagaal
DOQONKII SHALAY IS MAGACAABAY AYAABA UDARAN KUWANI WAXAY KA HADLAYAAN GARANMAYNO ANAGA DOQMAHANI NAMA METELAN
Hooydaa hambo buule
🔥🔥🔥SPSA🔥🔥🔥
Afar fataal o biidhi qaatayaala looma baahna yaad wax ka qaadi kartaan se yaa idiin dirsaday hawshan inaad ka hadashaa
Hooydaa hambo dhadiga Isaaq tihiin
Gobonimo dhamtin somaliland midsan
Waar la hadla eyda dadka isku direysa ee bilaa dhaqanka
Biisnka weellgey suubeer awaal asn maa moodeei goob niimada iyo qaarn jeecelant haabaarjeeclo baa iyaaga kaa qaarn jeeceel baalle reer baa somaliland dhiibato laa dheexe jooga
Waar kuwani maxay ahayeen
Magacay ku hadlayaan yay ku meteelan
magac kumo ilaw looma dhinto inyar oo fara guudkoood ayaa aydiin dhuiibeyyyyyy seb reerku wuu tashadayyyy cidan cise muuse ahaynn lama keeeni karo berbera
Horta degdega maxaa ugu WACAN habar awal
Kkkk dibjiriintan waxa aanay awood u lahayn been ka sheegayaan waar dawlada ciro inay fashilantaad doonaysaan Dawladu wax ha idiin dhiibto weeye ama shaxaadka horteed wax sheeg
Hadanu walayn ciro hunguraynmayo
Intay isku duuban yiin isaaq isu daacad yiin intay isku daaban yiin dir iyo ciisana wataan ducada sama roon wadaad gabooyana dacalka kalle digriga nagu kaabayaan wiilkeen doc ka ooyi maaaaayo
Waar maxaa Ciise Muuse haysta Waa maxay guulwadayaashan aan dhamaanayn. Waa liidnimo tii ugu dambaysay. Waar Allah risiqa bixiya ee joojiya liidnimada. CM waxa la siiyay waziir iyo badh. Hadaba dekeda hadii laga qaaday shaqooyinkii oo dhan oo waxa ka hadhay maayerka iyo dekeda labadiiba waa loo soo dhigtay oo waxa la rabaa in labaadaba laga qaado taasina wax dhacaysa maaha
Dhadiga Isaaq sidiin ilkaa saar berbera
Waar waxii lomagacabayoba haloo magacabo ninkii la magacababa isaa kashaqaysanaye
Afartan tuug reerka ma metelaan ,mana aha badankoodu reer berbera
Garacdaa futa waa tuug
Kkkkkkk way qayleen kuwani guulwada yaal
Dhadiga Isaaq waa inoo dagaal
Maasha allaah waar wallaahi awal hadanu ciise muuse dealing goblanbuu ahaan lahaa alla habarakeeyo bees have ciise muuse waa dhablibasxdii oo run ah tiihore runma ahayne tanaa runa waallaahi anaqiraya oo h,soonish maasha allaah waxanatusteen ainynu walaalo dhabanahay oo halqofa
Macbay kadhergeen kuwani
Dhillo tahay
Mdxda dhaqanka yaanla caayin taladoodana hala qaato
SIDAA WEEYE 14 SANO OO CIRO AH ❤ JEEGAANTII DHUUX BARAAR IYO CALI AWAL HAKU QUUSATO😂😂😂 VIVA WADANI (NEW-UDUB) EESH CALAA ABTIYAASHEEN ❤❤❤
Aygoow cun
Good piuple nice tribe
War ma baastaa, mise waa waslad uu xirsi tuurey??
boqol bqol dollr ayaa lasheegayaayyyy
Mujaahid Suldaan Mohamoud Wadaad hambalyo Suldan, mar walba waxa lagugu arkaa meel dadku ku far xaan.
Waa maxay xiniinyo salaaxyadani hadaanu nahay bulshada ciise muuse kulama socono
SOMALILAND ma fedel iyo sami qaybsi bay noqtay sami la qaybiyay ma jiro dad la qadiyay baa jira iyado beena aanu ognahay hadan reerii waxba isu ahayn baa waxii loo miisa la odhanaya wa isku magado gurta wax walaba marka ha odhan saami qaybsi ma jiro ciise muusena xasidnimda iyo sheegashada berbera wad ku khaladan tahiin berbera waa lawada degaa hadii ladooona la idinka badanba maha inaad umad ximisan odayga xun cidin ba bilabay xisinka ciilkiina dowlga sheekh qodaya jeceebiya xasidnimo darteedka ka qabta wada hadii kale sharka ay gaysnayan idinka ilahay dusha idin sudhi idinka dhalay xoolaahana yaaan la kala ximin carabtan aaad isku dhejisan idinkiiii xasidaya ragi weligood gayn jiray wa khalad naagahan aad tikrok ku soo daysen beenta shegaya ee leh berbera waxarmaki h awal walahay bilahay way khaladan yihin hada qaban waydan anagunaa waanu soo fadhiisan markasanu karabashi doona joojiya dumarkiinan umad cayay meesha ka nacnacda ahay
Soomaaliga inaga sax bal mise dugsigii hoose ayaanu kugu celinaa😂😂
Awow waad is hawshay. Mxd qortay af Ruushbaa?
horgaalooo ciisee muuse ma rabnooo gudi baastooo ma rabnooo berbera cinse muse ayaaa iska leh ....... dhuxushaa ma keenaaan
Adigaa horgala odayazha warkoodu waa sax intaaba muuse kamaanu hayn ciro waanu garabtaganay orad adigu muuse beer risaaq la jooga anagu qabiil tuuray
Caada qaatayaal, dekada wax walba nagala qaalisan, midaaas maankiina galiya
Been weeye yaa wax ku qaba
Dekediina waxay Noqotay Kursigii AWAL donayey. Zaylac ba waa la dhisi & KARIN, XIIS & MARDH, LAASQORAY, LUGHAYA . Cid walba Dawlad & maamul ugaara way Dhisan.
Hooyadiin nabadgalyaduu wastay waa midgihii reerka lagu dhex darsaday cidna ma matalaan
Kawani waa horgaladii reerka waa koofiyad baclayaal xoogaba hoosta loogu dhiibay waa kuwaa hadlay iiman laawayaal ayaa wax idin ka dhegaysanayaa
Waa ku wi saqjamita ah ee ma meteshaan ciise muuse tuug yahay ka fadhsta
munaafaqad bay wadan markay ku celclinayan samaiga wa ka xasidnimo wa hj ha ku kacdo madaxwyanaha caajiimi samiga la idin siiyay moooyu unuu idinka baqay yaciisnimadiina iyi inuu wax kale uga jeedo garan mayno iyo neceb yahay hj waabyy udubka qadaabat xuubjuuba waaba arju diibi waxa kaga anacasgi wakagat sinkaukabd Allah iyo hj halkaas ku soo gadhay mar hore la idin jabasan laha hadanu ka hor baydho waa jabaysan walahaya xinkan iyo xumantan ma joojinaysan mise xabashidanau idinku darnaa
Maxa ku dhex geliyey Hbr Awal & Garxajis haday is raacan iyo Dilaan. Yaa kuu dirtay shaqadoda sxb ta Hbr XABUUSH & XABASHI ka tali .
Habar walo edebyeelo Habar jeclo waa nasab reer sheekh isaxaaq ah ee heegoy jooji hablaha aad kadaba buuqaysaan abnawaasyohow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣@@NOREDIN666
Waxaanu xaalmarin siinaynaa beesha subeer awal beeshu wax gologu qaado kaweyn hadaa kaloo hanjabaa ma muusu ahaa laxayeey
Ayaa somaliland male odayasha kofiyad bacle tiin
Aabohiin iyo lacagti aaaad qaadsteen nacala ku yaala kufiyad baclayashad tihinba wasa
Kofiyad baclashi imaanka la a weyan dibjiriintan
Afartan tuug ciise muse maha gaajadan
GALAD MIDGAAN WAA INTA KA FUURKU QOYANYAHAY
.
Koofiyad baclayaal batiin
Habar awal salaldin malehex waa tuug
LEEF LEEF WAY BILAABAN TAN
cado qatayaaaallll iiimaaan lawayaalll
Kuwaasi waa midgo😊😅😮😢😂