Doni B | Marabaatiya | Official Audio

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • produced by Jack Jack
    Audio lyrics
    Eeh Eeh Eeh mmmmh Ehee
    Doni! Diritto
    Marka xirantahay marabaatiya
    Muqaal madawado wa istaajiya
    Meelaha fiiriya wa is dabaaliya
    Wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya BEA X 2
    Walle kii dhaxdena so galana wa loo yaabaya
    Dabaal haduu duloobana wa la Daajiya
    Ma babe cashir markey rabto wa umeeriya
    Xabad xabad mid mid wa ka fiiriya X2
    Didi cml uunsiya shitaa wa is qiiciya
    Wa is duuliya Eeh
    Taag taaga kushidan ana inta ii shidan
    Istaaga kushidan ana inta ii shidan X2
    Albaabka kuu xiran ana nalkaa ii shidan Eeh
    Hada isii bebe hada isii bebe hada isii bea
    Hadhowti ma rabe X2
    Hada isii bebe hadhowti marabe hada isii bebe
    Waxa iga gadan wax diyaarsan
    Wax habeesan WHAT!
    Wax dhunta marayo malabeesan OK
    Maxabo kujirto qaadiresan WAKUKAA!
    Qayaali ka baxo qalabeesan
    Quruuma kale xita ka diyaarsan
    Naftede dajisay si dabacsan
    Ayade dhibe tii ka maseersan
    Ka xanaaqsan
    Marka xirantahay marabaatiya
    Muqaal madawado wa istaajiya
    Meelaha fiiriya wa is dabaaliya
    Wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya BEA X 2
    Walle kii dhaxdena so galana wa loo yaabaya
    Dabaal haduu duloobana wa loo yaabaya
    Ma babe cashir markey rabto wa umeeriya
    Xabad xabad mid mid wa ka fiiriya X2
    Didi cml uunsiya shitaa wa is qiiciya
    Wa is duuliya Eeh
    Taag taaga kushidan ana inta ii shidan
    Istaaga kushidan ana inta ii shidan X2
    Albaabka kuu xiran ana nalkaa ii shidan Eeh
    Hada isii bebe hada isii bebe hada isii bea
    Hadhowti ma rabe X2
    Hada isii bebe hadhowti marabe hada isii bebe

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.