Airport ka maanta dadka wey baxeen wayna imaadeen security xxogleh ayaa ladhigay marka soomaali waa layiri kamaweeynato local news media fiirsada English iyo swaxili kaad taqaanaan insha Allah
Allaha idinku xifdiyo dal aadan laheen Darren ku joog waaye been mahan somaaliyeey ka Tashada wax kale Uma dan lahaa waa dadka ku nool wadanka kenyaan ku hamin jiray lakin wadankeeyga wax ii dhaamo malahan kaas aan lee yahay
Taas aan been aheen waxa dabaqa filooyin ah ganacsi ah waa hanti soomaliyeed weey noo aamusnaayeen inta laga camiraayo saa hadeey is dhaheen aley lehe waa toosan tahay howsha allaha ka qabto

Allha idin ku xafido
Vedio gaan marhore ayuu ahaaa abayo maanta maaheeyn
Ilahay ha idinka qabto wlhi kenya xaalkeda masahlano ilahow naga qabo
Allaha idinku xifdiyo dal aadan laheen Darren ku joog waaye been mahan somaaliyeey ka Tashada wax kale Uma dan lahaa waa dadka ku nool wadanka kenyaan ku hamin jiray lakin wadankeeyga wax ii dhaamo malahan kaas aan lee yahay
Walaale ilaahay haidinxifiiyo
WARBIXIN SAX AH NAGA SII HADA AIRPORT KA MAXAA KA DHACAY...KAWARAN DADKII DHOOFI RABAY MALA BAAJIYEY SAFARKOODA..
Keliya waxeey rabaan hantida soomaalida