Wuxu ku yidhi wadankayga iigu kaalay,kadib muxuu ku sameeyay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • baraha bulshada ayuu kala hadlay kadib muxuu ku sameeyay?
    #ogaal_cusub

КОМЕНТАРІ • 160

  • @saalaxmustafe7797
    @saalaxmustafe7797 Рік тому +46

    Kusaliya nabigeena muxamad n.n.k.h. qafkii kusaliyo nibigeena muxamad s.c.w ha iitabto likta🥰 masha allah 😉

  • @ABdEiLatiV
    @ABdEiLatiV Рік тому +12

    The best Somali UA-camr🥰👑

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 Рік тому +19

    Sheekoyinkaga habeenki ban ku seexada anoo gamay ban is arkaa thank you bro❤🥰

    • @zaynabahmed7467
      @zaynabahmed7467 Рік тому +3

      Isku mid baynu nahsy 😂😂

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- Рік тому +3

      sme isku mid nhy qisada markee meel xasaasi mareyso anoo hurdey is arkaaa

    • @suhuusahur6782
      @suhuusahur6782 Рік тому

      @@zaynabahmed7467 maba seexan karo

    • @suhuusahur6782
      @suhuusahur6782 Рік тому +5

      @@zaki.zk- waxa laga yaba hal qiso in aan 3habeen kolba in daawado

    • @dhaqanemedianews1570
      @dhaqanemedianews1570 Рік тому +4

      ISKU DABEECAD BAYNU NAHAY 😂

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Рік тому +5

    Habluhu cid kasta way aaminan😢
    Ka digtoonada

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Рік тому +25

    Bisinka dad xanunsan aya jiro Midkanoo kale😭Ilaahow shartoda naga qabo.Waxan ka yaaba Dadka aamino qof ay soshal mediya ka barteen.Kuwii dad ad taqaanay ayaba wx kasta laga fishaaye Qof anad aqoonin waliba wadan kale joogo.

    • @xaawocabduqadir9054
      @xaawocabduqadir9054 Рік тому +3

      wlhi yab waye waliga qof lama aaamino 😢

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 Рік тому

      @@xaawocabduqadir9054 Taliyaani aya ku maah maahay Aaminaadu wey fiican tahay lakin Ha aamin ba dhaanto.Waayahan hada la joogo Aaminid ma jirto.Allaha na amaansado dhamanten.

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Рік тому

      Boqolaal social media ha iska bartay isna aaminsy oo is guursaday hdana dadka iskaga kalsoon ee dadka ayaan isku mid ahayn

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Рік тому +2

    Thanks Ogaal Cusub, ( nimaad taqaan maba taqaanid, murti-somaaliyeed) wadada uu qaadey ayaa ka dhigtey shaqsi aaney wax macna ah u sameeneyn, inuu ku dilo iyo inuu ku daayo, waana fal naxdin huwan, ( ninkaan kabahiisa tolayey ayaa kafanteyda tolayey, Murti-Somaaliyeed )

  • @maxamedibraahim6967
    @maxamedibraahim6967 Рік тому +1

    Mahadsanid my fav channel .

  • @Iqlsomar
    @Iqlsomar Рік тому +5

    Noso badi qisoyinka ❤keep going 💪

  • @jihaan-
    @jihaan- Рік тому +4

    ASC DHAMAAN MIDA KALE ANIGA FIKRAD KAMA DHIBAANAYO MEESHAN LKN WAXAAN DADKA U SHEEGAYA INAY KU TUSAALA QAATAN QISADAN AAMINADA QOF WALPO LA AAMINAYO WAX KA XUN MALAHAN 😭😭😭😭💔💔💔😊

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +2

    Keep going brother

  • @maslahmohamed1515
    @maslahmohamed1515 Рік тому

    Mahadsanid Golden voice,

  • @apdirahmanhajiomar9723
    @apdirahmanhajiomar9723 Рік тому +2

    OGaaaaaLka Osub My Favorite 😊😊😊😊

  • @Dayr12
    @Dayr12 Рік тому +1

    The best Somali youtuber keep going bro

  • @daimondomar703
    @daimondomar703 Рік тому +2

    Our legend

  • @mrshidane8353
    @mrshidane8353 Рік тому

    Thanks bro for so interesting cases

  • @suhassan937
    @suhassan937 Рік тому +2

    Dadka qar ba hamigoda ka cajisa lakin ogaal cusub inshallah wad gadhi donta millions subscribers and millions of viewers hadad sida ad imika wax u wado ku socoto 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @idil5758
    @idil5758 Рік тому +8

    Maansha'allaah your voice is most beautifully

  • @mraflaaw3088
    @mraflaaw3088 Рік тому +6

    Sxb wlhi waa arin naxdin badan lkn aniga waxan leyhay qof yaaa laaminin😢

  • @nagmanagmaa374
    @nagmanagmaa374 Рік тому +1

    First veiw 😊keep moving bro our best UA-camr somali 👍

  • @aasiyomahamedsaid-up3xm
    @aasiyomahamedsaid-up3xm Рік тому +1

    keep going bro👏

  • @hipaabdi4926
    @hipaabdi4926 Рік тому +1

    ‏حسبي الله ونعم الوكيل ما أقدر شو تاني أقول😢

  • @suleekhaaxmed1944
    @suleekhaaxmed1944 Рік тому

    ❤❤❤❤ maasha Allah guulayso insha'Allah

  • @Nafisa.21
    @Nafisa.21 Рік тому +1

    Our hero❤💯

  • @hiretH_junior
    @hiretH_junior Рік тому

    Pro million uqalantaa goormee gaadhi i.n

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Рік тому +1

    The best UA-cam'r ogaal cusub 💯 😢 🫂 ❤️

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 Рік тому

    Thnk u wll sida qurxda badan ee aad noogu hagar baxdo ❤

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 Рік тому +1

    Legend wn ku salamay

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Рік тому

    M.a keep going bro ogaal cusub 🇸🇴 🫂 💪 👌 🙏

  • @nazrazead
    @nazrazead Рік тому

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @yourbrother8130
    @yourbrother8130 Рік тому +9

    In aan ogayn oo daa wan doon to 2025 vedio gaan waxaa la soo dhigay habeen sabti ah tr bisha afraad 29 keeda saa cadda 7:56

  • @Msg252
    @Msg252 Рік тому +1

    Qisadani waxay si dhab ah ugu hadleysaa Kalsoonida xad dhaafka ahi Ee qof waliba Lasiiyo in aysan Wanaagsaneen waayoo Dadka Qaar uma qalmaan Kalsooni iyo Wixii lamid ah , lkn maskiinadani wixii uqornaay Ee Xagga Rabi ugu qornaa Ayee martay.

  • @farhanomar4664
    @farhanomar4664 Рік тому

    Golden voice

  • @Clhafidraage-ru4dt
    @Clhafidraage-ru4dt Рік тому +1

    first person macalin🤚

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 Рік тому +2

    Qofka waa inuu Ka taxadiro xidhiidhka khadka qof uu Ka barto baraha bulshada

  • @zeyfi_7000
    @zeyfi_7000 Рік тому +16

    #OgaalCusub❤ Our Golden Voice❤

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Рік тому +4

      Maxaa marwalba codkiisa idin tusay 😂 mowduuca laga hadlayo kafalceli 😂🫢💀

    • @maxamedaxmed3270
      @maxamedaxmed3270 Рік тому +1

      @@Dreamy-M imika dadkii inay waashen baan u malay naya zhp sidani si maahee😅

    • @yacquubcali3825
      @yacquubcali3825 Рік тому

      codkiisa maxaa galay 🤣

    • @idil5758
      @idil5758 Рік тому +1

      @@maxamedaxmed3270 @mo Ali waxaan U malaynayaa inaad hinaasan tihiin maansha'allaah ayaa idinkaga filan
      قال رسول الله scw (من حسن إسلام المرء تركه ما لا يعنيه)
      وتقول العرب (من دخل ما لا يعنيه لقي ما لا يرضيه)

    • @maxamedaxmed3270
      @maxamedaxmed3270 Рік тому

      @@idil5758 aamus yaan lagu,la yaabine😅😥

  • @mohamoudismailelmi9554
    @mohamoudismailelmi9554 Рік тому

    Keep up 👆 brother 🎉

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Рік тому

    Keep going

  • @GARAD.ClNASIR
    @GARAD.ClNASIR Рік тому +21

    ❤Ogaal cusub waa channel ka kaliyaa ee aanan daqiiqad ka maqnan karin dhegeysiga video yashisa

  • @AademXuseen
    @AademXuseen Рік тому

    Geesi wllhi

  • @SMOKE-17
    @SMOKE-17 Рік тому +1

    Sxb wa ku tagerah..✊🏾

  • @zaamirhirad909
    @zaamirhirad909 Рік тому +1

    Best Somali youtuber 🥇💯Plz Next video Qisada Aiden fucci kasoo hadal haday Macquul thy Thnkz 🙏

  • @Cabdimajiidyuusuf7565
    @Cabdimajiidyuusuf7565 Рік тому +1

    Zxp noozoo badi kiliipada noocana chanelka kali ye Aan dhagayzto ayaaatay inzha allh coming soon 300k 🎉❤

  • @nastehamaxamudfarax
    @nastehamaxamudfarax Рік тому

    The legend 🎉❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Рік тому

    Subxanalaah 😢😢😢😢😢😢

  • @hubsasho
    @hubsasho Рік тому

    Maasha allaah qiso wangsan

  • @jeedyaman9784
    @jeedyaman9784 Рік тому +1

    Waa qiso kuu cimro qaadsho leh alle imaa geeyo nin aan i qabin

  • @mohamedmuse9950
    @mohamedmuse9950 Рік тому

    Anigo dawan ayan liketa sii saara my favourite channel👍

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 Рік тому

    Gold voice

  • @dgabdirisaakchanel3128
    @dgabdirisaakchanel3128 Рік тому +1

    Dil togasho ah

  • @GOJOBEMEDIA
    @GOJOBEMEDIA Рік тому

    Marwalba waxaan ahay taageeraha ogaal cusub

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 6 місяців тому

    16:37 😢

  • @saara3724
    @saara3724 Рік тому

    ❤🎉Mashallah

  • @zakariyekoofi4150
    @zakariyekoofi4150 Рік тому +3

    Commentiga wxa loogy talagaly in looga hadlo fikrada arintaa kaga hadly aad ka qbtid lkn wxba ubadsheen
    1 veiw goldon voice iyo waku tageera see cml somliyey

    • @mjd7710
      @mjd7710 Рік тому

      Golden voice waxaan eheen maya qanaan

  • @yaxyooleibraahim7888
    @yaxyooleibraahim7888 Рік тому

    Sxp wax cusub soo gali

  • @HONEYOWHASSAN
    @HONEYOWHASSAN Рік тому +4

    Saaxiib nooqabo mar aan su'aalo kuwaydiinayno please🙏

  • @MahdiMohamedqamaan
    @MahdiMohamedqamaan 7 місяців тому

    Kanankaan waa ka jeclahay

  • @falaaxmed
    @falaaxmed Рік тому +1

  • @hardafaawiziciith
    @hardafaawiziciith Рік тому

    Maxamed qadar 1m hanbalyo

  • @cabdulaahiyare2854
    @cabdulaahiyare2854 Рік тому +1

    Horay inaa usoo galisay umaleeyna qisadaan ❤❤

    • @abdallahbashir7309
      @abdallahbashir7309 Рік тому

      Haa,
      Qisadan waxaa hada kahor nala wadaagay Ogaal Cusub.
      Wana qisadii 2-aad oo Celis ah.

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 Рік тому

    Zhp hanaga caajise sidaa noogu dadaal

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Subxaanalaah ilahayow hanoo kasin kaasoo kale

  • @abdirahmancali5341
    @abdirahmancali5341 Рік тому

    #ogaalcusub golden voice pls let us know something about you

  • @maxamedkaamil2160
    @maxamedkaamil2160 Рік тому

    Haa Uztaad zidaa codka U adkee

  • @AademXuseen
    @AademXuseen Рік тому

    M,a

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 Рік тому +1

    First

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +4

    سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @sumayalia185
    @sumayalia185 Рік тому +3

    Mararka qaar wax aad umaleynesid wax kuu fican ayaa lagayabaa In ay kugu shar badanyihiin

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Рік тому

    Ogaal cusub 🙏

  • @habonscreation886
    @habonscreation886 Рік тому +1

    chanelkan xitaa waan raagsadaa inta wax cusub la soo galinayo wuxuu ii noqdayba mid ka mida waxyaabaha noloshayda ka mida

  • @maxamedabdi4322
    @maxamedabdi4322 Рік тому

    18 may coming soon 💚★❤️

  • @Qooyskena
    @Qooyskena Рік тому

    Qisada waxay ku tusine qof ad aqoon dheer u laheen ha la kulmin

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Рік тому +1

    Muuqaalada noosoo baddi hno

  • @4.5TV
    @4.5TV Рік тому

    It's a sensitive issue

  • @cumarfaarax5711
    @cumarfaarax5711 Рік тому

    Waa in xabsi dayin lagu xukimo magtii gabdha uu dilay reerkii la siiyo

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 Рік тому +3

    Parfait mon frère ❤❤❤ avance bro

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 Рік тому

    waa qiso cibra qaadasho leh in aadan qofwalba iska aaminin gaar ahaan dumarka nin aysan aqoon wadan kale ama magalo kale u aadaya

  • @Ummieofsix
    @Ummieofsix Рік тому

    The angle of death was waiting for her in Peru 🇵🇪 😢😢😢😢😢

  • @taaa820
    @taaa820 Рік тому

    51 jir aan wali guursan subxaanalaah, waa dhaqanka reergalbeedka.

    • @mjd7710
      @mjd7710 Рік тому

      Waa yaab 50 sano maxay qabaneysay

    • @NayraVlogs.297
      @NayraVlogs.297 Рік тому

      ​​@@mjd7710 walal asc profile kusaran waa waxey utagan tahay diinta dadka Chinese ka Chinesim wa na dadka qoraxda eey cabudaaan ❤

    • @mjd7710
      @mjd7710 Рік тому

      @@NayraVlogs.297 ok

  • @Axmed-t8f
    @Axmed-t8f Рік тому

    Allah ay wacadabay

  • @maxamudciise2610
    @maxamudciise2610 Рік тому +1

    Waan kusalaamay zxb waxaa nahay dadka sida joogtada ah kula socsa zxb aaxaan rajaynayaa in aad iisoo ducaysid zxb waxaan glayaa imtixaan😀😶🤗

  • @nastisalad5388
    @nastisalad5388 Рік тому

    Vodeo horay u soo dhektay

  • @pacificocean7130
    @pacificocean7130 Рік тому

    Wa qiso la yaab leh waxan maqli jiray qabrigu ma socdee qofkaa socda
    Yacni qof isaga geeridiisa lugtisa ku doontay
    ilahow na amaanso

  • @hanadyare7047
    @hanadyare7047 Рік тому

    zxp Kasoo hadal Libaax badeedka plz Codsigayga ii Fuli👈🙏

  • @amiishrif5831
    @amiishrif5831 Рік тому

    😮😊

  • @anascali3012
    @anascali3012 Рік тому

    Aduuyo xaal qaado 😢😢

  • @kibirlay
    @kibirlay Рік тому

    💯❤🥰🥰

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 Рік тому

    Cod dahable ❤

  • @salebanabdi4126
    @salebanabdi4126 Рік тому +3

    Horaa loyiri dumar waa caruur cago wayn caqligooda aan ku filnayn😢😢 sorry my sister

    • @sumayowehliye-tz4hv
      @sumayowehliye-tz4hv Рік тому +4

      Wloo dumarka dhan ha u gefin aqliga qofki alle u yeeelo ayaa yessha raggaba kuwa aan aqli laheyn wey ku jiraan

    • @Sumasiso
      @Sumasiso Рік тому

      Haa wlhi dumarku waa bilaa aqli 😂😂

    • @Sumasiso
      @Sumasiso Рік тому

      @@sumayowehliye-tz4hvlkn dumarka dhan aqli male wlhi sidii laraba loo isticmalaa badankood mana diidaan ilaa ay xaqiiqda gaadho 😢

    • @Kamranupdul
      @Kamranupdul 6 місяців тому

      ​@Sumasiso like you mother and sister 😂😂😂

  • @bahjodaahir664
    @bahjodaahir664 Рік тому

    Marka horaysay ayaa noga sheekaysay

  • @hothomohamed6416
    @hothomohamed6416 Рік тому +1

    Xukunkiisu ha noqdo mid dila madaamo gabadha aamintay uu sabb la,aan ku dilay xata yadoo khliifyarna sookala dhex galinba isagoo shaqadiisa eeganaya haduu falkaa kula kacayba 😭💔

  • @naasirahmed2749
    @naasirahmed2749 Рік тому +1

    18 may is coming soon ❤😂

    • @aldaafacawil8138
      @aldaafacawil8138 Рік тому

      18 madaa lagugu soo maqan yahay micnaha miyaa lagu qali rabaa

  • @sharmaake109
    @sharmaake109 Рік тому

    fadlan muqalada nosonadi

  • @Somalilander1982
    @Somalilander1982 Рік тому

    Sxb qisada yellow house kosovo ma kasoo war bixin kartaa adoo raaliya waan ku wareere

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330

    Nin cawaana oo buka bay ugacan gashay,hadii u mutaysi dil kajiro dalkaasi hala dilo,dumarkana waxaan kula talinayaa lacag uun lama eege, imaan kartida u leeyahay iyo raganimadiisa oo aad kadhex garan karto dadnimadiisa iyo ilbaxnimadiisa

  • @ibraahinmuxumed1709
    @ibraahinmuxumed1709 Рік тому

    Khuwaan kan😂😂

  • @alhajihajohaji1544
    @alhajihajohaji1544 Рік тому

    51 gabar miyaaaa habar dheh ama hooyo

    • @ajoy-uq3dt
      @ajoy-uq3dt Рік тому

      Micnaha gabar waxa laga wadaa qofaan guursan waligiis

  • @PMshaaka
    @PMshaaka Рік тому

    funny

  • @Sumasiso
    @Sumasiso Рік тому

    Niyow dumarka waan layaabay wlhi waa xoolo caadiya 😂😂😂😂ikaalay way isaga kay iman lacag uun tus wuxu waad caruurtoo kale 😂😂😂

    • @Kamranupdul
      @Kamranupdul 6 місяців тому

      Dumarka oo Dan isku mid ma ahan mida kle don't tell people what are you 😂😂

  • @maxamedkaamil2160
    @maxamedkaamil2160 Рік тому

    waxad codkaaGa ka dhigtaa sida markad ka hadlayso xayawaanka dina soraadka oo kale ama doontii kuuriyaanka ahayd ama qisada jack ma✌🏻✌🏻

  • @nuclear__poi8410
    @nuclear__poi8410 Рік тому

    sxp anigo carbkeyga been ka dhawraya aad baan ku jeclhy adiga marka aan ku so wareero media inta ayan ku nasta sidaas darteed sxp ino so badi shekoyinka pro