Maasha Allaah. Dadka Somaliyeed ma haystaan meel ay ku raaxaystaan. Meel kasta qori ayaa lala ordayaa iyo qabiil. Waxad moodaa in Reer Borama dhaqan ahaan ka yara duwan yihiin Maryoolay.
Fursado badan baa ka banaan oo ah in laga sameeyo Borama oo goobaha dalxiiska ah ,waa la sameeyay Hotelo aad u heer sareeya ,laakiin waxa dhiman beerta Dal xiiska oo xayawaan ,wax caruurtu ku ciyaarto ,dhaqanka ,ciyaaro jimicsiga,
Maashaa allaah. Allah wadankeene oodhan noo nabadyeel Aamiin
Maasha Allaah.
Dadka Somaliyeed ma haystaan meel ay ku raaxaystaan.
Meel kasta qori ayaa lala ordayaa iyo qabiil.
Waxad moodaa in Reer Borama dhaqan ahaan ka yara duwan yihiin Maryoolay.
Masha allah ❤❤❤
Maan sha alaha somalilaan borama hanbalyo
Maanshaa alaah
Fursado badan baa ka banaan oo ah in laga sameeyo Borama oo goobaha dalxiiska ah ,waa la sameeyay Hotelo aad u heer sareeya ,laakiin waxa dhiman beerta Dal xiiska oo xayawaan ,wax caruurtu ku ciyaarto ,dhaqanka ,ciyaaro jimicsiga,
Ciid.wanaagsan.shacabka
Soomaaliyeed.ee.meelaha.kala.duwan.ka.timid.
Awdal.waa.dhuka.soomalilan
Ugu.quruxda.badan.waa.in.San
Tago.isha.allaahu
waar yaan tuugtu kusoo dhuuman dalxiisayaasha boorama!
Asc, Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH.