Farrah Gray | Inankii Saboolka ahaa ee noqday hantiilaha ugu da'da yar Aduunka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 5,663 Subscriber.
    Muqaalkii ugu dambeeyay: • 5 wax oo aadan ka Ogay...
    Muuqaal Ku qancin doona: • Video
    Nagala Soo Xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 49

  • @zhako1763
    @zhako1763 5 років тому +9

    Waberi media waa channel dhiiri galiya Ah Barnaamijyo fiicana soo Tabiya 👏🏻👍

  • @odayhebel868
    @odayhebel868 5 років тому +3

    Mahadsanid bro waxaan jeclaan lahaa fursado Shaqo ama Shaqo abuuris inaad noo soo gudbisid

  • @thecoder7188
    @thecoder7188 5 років тому +6

    Mashalah, video aad u wanaagsan. Mahadsanid.

  • @dufaylhassan7377
    @dufaylhassan7377 5 років тому +12

    Waaberi media congratulations go forward wall

  • @cadnaanmaxamed3407
    @cadnaanmaxamed3407 5 років тому +21

    Ha niya jabin guushada waad gaadhi doontaa Insha allah

  • @maogtahay.
    @maogtahay. 5 років тому +2

    MahadzaniD broH
    Hore u soco.
    Guul baan kuu rajaynayaa

  • @ahmedyasinmohamed4089
    @ahmedyasinmohamed4089 5 років тому +4

    wad ku mahadsantahay
    muuqalka aad noso gudbisay
    go forward♥♥

  • @cabaasxuseenmuuse2209
    @cabaasxuseenmuuse2209 4 роки тому

    Mahadsanid Walaal, inoo Soo kordhi Sheekooyinka Guusha In Shaa,allaah.

  • @ameinahmet365
    @ameinahmet365 5 років тому

    Thankz c.rahman omer no so kordhi br0

  • @Maxamedkhadar-p2m
    @Maxamedkhadar-p2m 3 місяці тому

    Aadiyo aad ayaa kuu taageeraaa waabari media

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +1

    Never give up

  • @cazka2422
    @cazka2422 2 роки тому

    Wll waxaad tahay dhiirigaliye wanaagsan waxaan daawada muuqaaladada wanan ku dhiirada alle haka abaal mariyo

  • @cabdallecasio6737
    @cabdallecasio6737 4 роки тому

    Alle ha ku sharfo wll qli

  • @cabdirisaaqbishaar3865
    @cabdirisaaqbishaar3865 5 років тому +3

    zhb codka mxad kuhabaysaa

  • @TrendToKnow
    @TrendToKnow 5 років тому +2

    Cajiib

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal3203 4 роки тому

    Aad ayaan ugu mahad celinaya janalka waabari

  • @AliAhmed-kn1oz
    @AliAhmed-kn1oz 5 років тому +3

    Runtii waa hadal aan wxbdn kabartay ku mahadsanthy wllo dhiirigelita nasiisay

  • @xogahaadunidachannel7672
    @xogahaadunidachannel7672 3 роки тому

    It was a great motivator I want following him and be like him but I don't know how and I don't know why

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 5 років тому +2

    Mhadsnid Sxb....

  • @mustafali7104
    @mustafali7104 5 років тому +2

    wad kumahadsantahay dheeri galintaada

  • @studiohindi4981
    @studiohindi4981 5 років тому +2

    Waaberi media

  • @amiinmohamed3310
    @amiinmohamed3310 4 роки тому

    Masha Allah waa sheeko dhiirigelin aad umuhiimsan ❤❤

  • @amiiraxasan4358
    @amiiraxasan4358 2 роки тому

    Takisa wllo ♥️

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 роки тому

    Strong man

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 4 роки тому

    Cabdiraxman cumar

  • @buukax9475
    @buukax9475 4 роки тому

    Farax waa magac soomaliyeed. Ee wll masoo maalibaa

  • @Azozrashi
    @Azozrashi 4 роки тому

    cajiib

  • @rijaaltaajiray419
    @rijaaltaajiray419 2 роки тому

    Farah😁😂

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 4 роки тому

    Farrah might be half Somali so we need to know who his daddy was.

  • @ahmedjazzry8614
    @ahmedjazzry8614 3 роки тому

    Hampaliyo Hampaliyo Hampaliyo

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac1808 5 років тому +3

    waarunta sxp aniguba waxan ku fikirey in aan sameysto Ganacsi aan kaligey sameysto

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 років тому +5

    Masha allah waa mowduuc dhiiri galin ah,
    Mahadsanid wllo.

  • @dufaylhassan7377
    @dufaylhassan7377 5 років тому +2

    Masha allah wall Abdurahman Omer

  • @ruweydoahmed1350
    @ruweydoahmed1350 2 роки тому

    sideen dareenkeyga idinkugu shegaa

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 роки тому

    M.a mahadsanid wll
    C/raxmaan

  • @bashirfarhansharma4552
    @bashirfarhansharma4552 4 роки тому +1

    UA-cam leyda somalida ah markay arken somalida oo anan badankod waxi loshego an tix raacin inlaisku dayo in wax walbo laga dhadhiciyo yeah run ninkan waxu aha black American abahisna waxa ladhihi jiray Dr khalid muhumad waxuna aha dadka qudbadaha sojediya waxuna katirsana urur siyasadedki black panther in US markas ninkan gray waxu khiyane abihis oo markas madaxwaynihi wadanka hayste Clinton ay kulaso heshiyen cadanka Ayana ugaliye inu 14 years ku aha millionaire how come asago jiro u qudbadaha abihis oga qeeb gali jiray somali maxamed wax so hubsada intinan mansha allah kuso qorin meel kasta bye Asc

    • @dr.kabila
      @dr.kabila 4 роки тому

      Bashir Farhan Sharma sheekadan aniga igumay soconba Waxba ba wan ka fahmi wayay wll

    • @caddecaashaq7807
      @caddecaashaq7807 4 роки тому

      mahad sanid

  • @abdirahmaanantos1378
    @abdirahmaanantos1378 4 роки тому

    Zxp c RAXMAN waxaa tahay nin hal abuur leh dadkana dhiira geliya Zxp waxaa tahay nin istaahilo in lagu xirnaa do chanelkisa horey u soco

  • @liyaaliyong7970
    @liyaaliyong7970 3 роки тому

    Wllo maxaa codkada iskabadaley 😩😩😩codkada wuu isbadaleye

  • @amirabdihafid5517
    @amirabdihafid5517 4 роки тому

    Fadlan wll shirkadaha dadka ay asasen noo sheeg wax ay qabta thanks

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 4 роки тому

    hore runahantii vidio yadadu waa macquul hore usoco wad gaadhi riyadaada run ahntii

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому

    CAJIIB WAYE

  • @mohamedzaed5816
    @mohamedzaed5816 4 роки тому

    My brother c.rahman waberi ilove you to much 🤩

  • @rafcatrac7853
    @rafcatrac7853 4 роки тому

    Good progress waaberi.

  • @محمدالأمينبنعمر-ن9ش
    @محمدالأمينبنعمر-ن9ش 5 років тому +3

    Teşekkür edırım, Abdırahman Waaberi

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 4 роки тому

    Mahadsanid