Reaction Guri barwaaqo Tik Tok

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 144

  • @SadaamMaxamed-fu4dr
    @SadaamMaxamed-fu4dr 3 місяці тому +18

    Team somliland❤❤

  • @apdirizakahmed4368
    @apdirizakahmed4368 3 місяці тому +9

    Hadalka xikmada ah ee shamuuri waxa weye gabadhiisa ama xaaskisa ayuu ka wadaa legend

    • @hawohassan3938
      @hawohassan3938 3 місяці тому +1

      Haa sidaa weye anigaba dhayestay

  • @Updirazhiet_muhumet
    @Updirazhiet_muhumet 3 місяці тому +3

    Abshiirba jaanis helayban kaga dhigi laha dee😂😂😂

  • @ahmedshaacuur6959
    @ahmedshaacuur6959 3 місяці тому +4

    😊tiim guri barwaaqo and tiim Sharma ka sharma❤

  • @Mahamettttt
    @Mahamettttt 3 місяці тому +4

    The best UA-camr guri barwaqo ❤

  • @user-tw8bc9ut9t
    @user-tw8bc9ut9t 3 місяці тому +6

    Heeeesti amiin yare riyo beena iga so smaee de

  • @AxmedNuur-jd6st
    @AxmedNuur-jd6st 3 місяці тому +1

    The best UA-camr Legend Guraybarwaqo Heesta Qamrka And Rahmo Soo samee Keep going lipaax ZaLaaN ZaRe🙏💯✅️👑

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 3 місяці тому +1

    Gurey halmar dheh hah hah hah hah😁😁😁😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @foozia426
    @foozia426 3 місяці тому +1

    Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤❤❤❤ guri barwaaqo ❤

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 3 місяці тому +1

    Remember yaadoof 😂😂😂😂

  • @muktarmuse7871
    @muktarmuse7871 3 місяці тому +2

    Wiilkayga hore ugu degdegi lahaa 😂

  • @SaalahSanaag02
    @SaalahSanaag02 3 місяці тому +2

    Guri barwaaqo my fav. UA-camr ❤

  • @MohamedKhadar-wd3fo
    @MohamedKhadar-wd3fo 3 місяці тому +2

    Dee guroow Leagua Timo dheertu Meel Malehee Ka Dhac😂😂

  • @mohamed_Abdi_Ali
    @mohamed_Abdi_Ali 3 місяці тому +1

    Family collection and family oil who is the best 😂

  • @cxakiinkiiniya5113
    @cxakiinkiiniya5113 3 місяці тому +5

    Filimkan waa filim dheer wiilku caqli uu iigu xiiso maleh kii aabo ku dhahaba hee buu ku odhanayaa waa hawshii nio 😂😂😂

  • @user-oq5el8hb8q
    @user-oq5el8hb8q 3 місяці тому +1

    Zxp wa wilkikalee kan muuqda.mahee fahan

  • @mahdibnuxirsi6498
    @mahdibnuxirsi6498 3 місяці тому +1

    Gurigaan toos u aadi lahaa. Ka dib ka yar baan garaaci lahaa fhma 😅😅

  • @SuHaYbRaaGE
    @SuHaYbRaaGE 3 місяці тому +3

    Guraw heesta qamar suugaani ee cusub gaadh

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 3 місяці тому

    Waxa weeye kaalay waajibkaga gudo markaa waa inan sidag dag ah u tagore guriga waxay ku dhacdaa raga qurbo joogta ah badana Alaabtas ❤❤😂😂taliye ✌️👍👍👏👏

  • @user-kb4oh7wm4g
    @user-kb4oh7wm4g 3 місяці тому +3

    islaantisa ayuu jeeday guroow adna wax ma hubsatid

  • @Updirahmaanabdilaahi-tc2rz
    @Updirahmaanabdilaahi-tc2rz 3 місяці тому +2

    Ismaaciil cabdi dilaahi guri barwaaqo waa nin uqalma wllhi 2 m iyo kabadan ba

  • @Nabadone4
    @Nabadone4 3 місяці тому +1

    Guri well come back 👋🙏🏼

  • @Weliwaqal
    @Weliwaqal 3 місяці тому +2

    Zhp aniga poqoradi idhashay wey dhimatay igu so duceeya

  • @user-fv2nm3tl8w
    @user-fv2nm3tl8w 2 місяці тому

    Anku bahan weeye 😂😂😂❤

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 3 місяці тому +5

    Video editing ka iga soo dhis nio ama halkan ha ii soo fadhiisan mardanbe
    War cad dee

  • @SuhaybXasan-kx9pz
    @SuhaybXasan-kx9pz 3 місяці тому +3

    Guri barwaaqo saaxiiib tik tok ayaa laga baahayahay

  • @BarkhadMaxamuuD-ym7op
    @BarkhadMaxamuuD-ym7op 3 місяці тому

    DaG Dag Ban u Carari Lahaa😅😅

  • @abdiaziizleo8808
    @abdiaziizleo8808 3 місяці тому +3

    guri parwaqo fanz like ❤😊

  • @SuHaYbRaaGE
    @SuHaYbRaaGE 3 місяці тому +1

    Heesta cusub ee qamar magaceeda waxyigii xubiga just now reaction😮

  • @SHARMINHO
    @SHARMINHO 3 місяці тому

    League Timo dheer
    His frequency is 15° east and 25 west

  • @Mohamed_Ina_Dahir
    @Mohamed_Ina_Dahir 3 місяці тому +1

    Ilaahbaa igu og anoo bilaa kabo ahbaan bartaan joogo kasoo dhaqaaqi lahaa

  • @user-ip2oy1jb6g
    @user-ip2oy1jb6g 3 місяці тому +1

    Alle haku naxaristo 😮

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 місяці тому +1

    Horan kasiidayn lahaa wa sual sarbeeb ah weye nin wayn uunba fahmi kara qarba cunaga yar uqaba 😂😂

  • @Inajaaburi
    @Inajaaburi 3 місяці тому

    xpp iyarun isug waykane😂

  • @MukhtarSuuleman
    @MukhtarSuuleman Місяць тому

    DEE WAX WEEYE WAY SOO BAX DEE ARAG😂😂 KISTII

  • @MudalibAlcazal
    @MudalibAlcazal 3 місяці тому +1

    𝗦𝗵𝗮𝗺𝘂𝘂𝗿𝗲𝘆 𝗖𝗮𝗮𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗧𝗮𝗯𝗹𝗶𝗶𝗾 𝗯𝗮𝗮 𝗞𝗮𝗴𝗮 𝗪𝗮𝗰𝗻𝗮𝗮😅😅

  • @dhayllohassan1723
    @dhayllohassan1723 3 місяці тому +1

    Duulka timaha dheer liigooda waaa fasax imika sxp bisha sideedaad ayuu bilaab mayaaa markaasa la hellaya iska sug sxp anaga daawane anaga na wydii markaa😂

  • @GujisMursal
    @GujisMursal 2 місяці тому

    Waa I dabsar❤cadiye❤❤

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 3 місяці тому +1

    Hadii ay Sawirka iiso dirto ooy dhahdo wiilkii ku xiisey Waxan Odhan laa Amba aad ayan ugu xiisey faro ka xiyaarkisi abeenkasta 😅😅😅

  • @nazzahmad3386
    @nazzahmad3386 Місяць тому

    Brother where are you????? I hope your health and safe

  • @Apthikani
    @Apthikani 3 місяці тому

    Habeenkaba guriga waan joogi lahaa 😂

  • @cabdiqaadircismaan1953
    @cabdiqaadircismaan1953 3 місяці тому +1

    Hadalkaasi waaa sarbeer kiiyara wuu kuu xiisay ala maxa rag waxlagaga cuny😅😅

  • @Salmaancumar-j6q
    @Salmaancumar-j6q 23 дні тому

    Chp kuma haynee kumee libaax❤😊

  • @user-pe2cz1ie5y
    @user-pe2cz1ie5y 3 місяці тому

    Nugniyeerkan diyar San laha ileen fadhi ima yale 😂😂😂😂

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 місяці тому

    Ku rid cabdow kurid😂 Legend Gurey

  • @CabdifataaxAadan-yp8lb
    @CabdifataaxAadan-yp8lb Місяць тому

    Zxp labarkaaga iisheeg

  • @kamaal-pg6qm
    @kamaal-pg6qm 3 місяці тому

    Intaan utagaa shaqey san laha😂😂❤❤

  • @qalixbb1122
    @qalixbb1122 3 місяці тому +1

    Wan duugana wuxuu kawadaa xaaskiisa aya llawatdiyay makatagysaa

  • @Hamsedhamac
    @Hamsedhamac 3 місяці тому

    Gurow garacow ninkaa yaadoof adaa Internet kaga saaray 😂😂

  • @user-ky3im6gl6v
    @user-ky3im6gl6v 3 місяці тому +1

    Wan xiisa jebin laha

  • @karamaofficial7947
    @karamaofficial7947 3 місяці тому

    Wiil kayga wan utegi lahaa 😂 intii cidkale xiiso ula tegi lahaaa

  • @Sakariemouztaphe
    @Sakariemouztaphe 3 місяці тому

    Aamin yare reaction gurow

  • @Zaamboy
    @Zaamboy 3 місяці тому

    Isla markisa ayan joosan laha Ticket 🎫 wllkayow anu hhhhhhh

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 3 місяці тому +1

    De waan aadi laha

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 3 місяці тому

    Wilkeeyga ayaan si deg deg ah oogu tagi laha ileen asago saaka cagaaran iyo qamaar cad qabo ayuu iixiise😂

  • @AbdiraqibAbdiraqib
    @AbdiraqibAbdiraqib 3 місяці тому

    Futadan way ku xiistay weya😂😊

  • @gaaruufchannel7842
    @gaaruufchannel7842 3 місяці тому

    Sida massegka agtada dhilim ka soo odhon lahaaa😂😂

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 3 місяці тому

    Being sport ka eeg uun 😂

  • @kingfaysalofficial7722
    @kingfaysalofficial7722 3 місяці тому

    Wiilka iyo adeega kala reeb ayaan odhan lahaa😂😂

  • @mohamedsiradabdi5176
    @mohamedsiradabdi5176 3 місяці тому

    Dhamaan waan akhriyay ma odhan karo lakiin intaan karay, faalooyinka ismaacil ardaagiisa laga dhibtay baan arkay, ma arag qof uu taabtay dardaarankii tareen taabadka ah iyo ducadii hooyoyinka inta dhimatay iyo inta nool, walaal ismaciil anigu hooyo waan caway waan fulay ficilkaagii quruxda badan ee xasuusinta aha, mahadsanid, aakharan meel la tag leh, intaan ifka joogno aan waalidka ka ducaysano, walaalayaal, mahadsanidin.

  • @maxamednur2201
    @maxamednur2201 2 місяці тому

    Guri barwaqo nin aan u xiisay hadalkiisa baryahan kuma arag saxib

  • @user-ky3im6gl6v
    @user-ky3im6gl6v 3 місяці тому +1

    Maroco iyo somalia

  • @abwaanabdiabdidahir3972
    @abwaanabdiabdidahir3972 3 місяці тому +1

    Dee ilaa reer gabilay ayaa ku daawadee ku zoo dar reer gabilay guri barwaaqow magacaygi waa xasan ciisood

  • @sumayoosmaan9142
    @sumayoosmaan9142 2 місяці тому

    GURI BARWAAQO WAAN KU SUGEENA HEESTA SHARMA IYO TII SOMALILAND SOO QADAY 😮

  • @AbdicasiisAli-qb6fb
    @AbdicasiisAli-qb6fb 2 місяці тому

    Aabe waan kuu imaanayaa 😂

  • @mounitadaas6807
    @mounitadaas6807 3 місяці тому

    Hees rahma so same

  • @Kaysecabdiraaxmaan
    @Kaysecabdiraaxmaan 3 місяці тому

    Wiilku iima xiisin ee iyada ayaa iu xiistay. Waan utagi lahaaa. Kadibna. Waan xallin lahaaa

  • @cabdiqaadircismaan1953
    @cabdiqaadircismaan1953 3 місяці тому

    Leagau tima dheera waan soo wadnaa studiugisa

  • @Mahamedahmedabdi-kb4ss
    @Mahamedahmedabdi-kb4ss 3 місяці тому

    iikaley ayy kawadaaa zxp gurbarwaqo

  • @Muztaphe_official
    @Muztaphe_official 3 місяці тому +1

    First gurayow❤

  • @SaynabahAbuubakar
    @SaynabahAbuubakar 3 місяці тому

    Guriyow shamuuri waa hor carartay ninku wareysi buu bixineyn xaaskiisuu lahaa ama anaa duugaya ama iyada iduugeysa😂😂

  • @user-cf1vq5vh3i
    @user-cf1vq5vh3i 3 місяці тому

    gadhigad dirawalka ka ahayd uku xisay nio 😂😂

  • @somfarming9449
    @somfarming9449 3 місяці тому

    9:13 waxaasa ficil saxiib loo yaqaan 😊

  • @farhaanahmed9081
    @farhaanahmed9081 3 місяці тому

    😂😂 war saas kama wado, aduunyada ma duugan rabee waa xaaskiisa😂

  • @shaqalesalebaan1171
    @shaqalesalebaan1171 3 місяці тому

    Kalaab igama dhex furnee waaan u iman lahaaa

  • @KhadarAsad-bu9pk
    @KhadarAsad-bu9pk 3 місяці тому

    Bandhan mind katimi

  • @ApfifataaxAHmed
    @ApfifataaxAHmed 3 місяці тому

    Guray back garoonka naga soo cun nio cadaanka ka badal indhahaa macaamiisha ku xanuunee

  • @Zackyanimations0131
    @Zackyanimations0131 2 місяці тому

    Gurayow zxp kuma hayne so rogal celi

  • @khaalidindho8410
    @khaalidindho8410 3 місяці тому

    Fahmya fahmye soo haad weeye Wa la ku darsade 😂😂😂

  • @AbdillahiAbdiweli
    @AbdillahiAbdiweli 2 місяці тому

    Guraw baryahan maxaa jira kiliibyadii maxaa kaaga dhacay lpx😮😊

  • @c_laahi_jj
    @c_laahi_jj 3 місяці тому

    Caanaan sii gadan lahaa

  • @MrMoney55
    @MrMoney55 2 місяці тому

    Guroow heesta cusub ee sharma soo qabo zxb

  • @KhadarAsad-bu9pk
    @KhadarAsad-bu9pk 3 місяці тому

    Gray xageejootaa

  • @MacamedAxmed-rd3mi
    @MacamedAxmed-rd3mi 3 місяці тому

    Yacni.wan.uxisayciyarihii.sarirtakawadaa😂

  • @YouFresh-k7f
    @YouFresh-k7f 20 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @user-tw3my7ho7u
    @user-tw3my7ho7u 3 місяці тому

    Meeshii aan joogo orod baan so qaadi lahaaa😂😂

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 3 місяці тому

    Guri barwaaqo waxani maka dhabaa ninku dibadahana wuu tagay iyo xagaas iyo England e 😂
    Zxp hadda frequenz iyo waxaas lama raadiyo 2024 baad joogtaa channels ka ciyaaraha ama Applications ka ciyaaraha gal oo koore live yasin live yarige net waxaas dhex carar oo ama ragga daawo ama dumarka midkaad doonto oo women league kuqor inta koob ee raggu dheelaan ba way dheelaane xataa womens world cup maxaad raadinaysaa oo baas ma wax qarsoon baa 😂😂😂😂

  • @mohamednasriabdilahi6141
    @mohamednasriabdilahi6141 3 місяці тому

    Mic toosa qadate walagaga jawabaya haber awaliyow

  • @user-rl6wo5zz6s
    @user-rl6wo5zz6s 3 місяці тому

    Walhi. Cuurad kaygii waa uu ku. Xiisayy aayn ugu badalii laha

  • @MuniirMuniirjoozaf-uv9xs
    @MuniirMuniirjoozaf-uv9xs 3 місяці тому

    HAW wN soo CarariLaHaaa 😅

  • @Ahmed-Ali17fa6bi2v
    @Ahmed-Ali17fa6bi2v 3 місяці тому

    Xanun wyo wlh kii yaraa aya kuxisay aa

  • @AbdirisaakAbdirizak
    @AbdirisaakAbdirizak 3 місяці тому

    Balaqaad kaa gii waa beer noobay hooyadaa Maad wacinee sidaa soo dhan miyaad been ya usheegtaa taliye 😂😂😂

  • @ZuhaybNuur
    @ZuhaybNuur 3 місяці тому

    Gig bay ubahaan thy in laga siiyo😂

  • @deeqasaleban346
    @deeqasaleban346 3 місяці тому

    Wixiiba homework baad boogu dirtaye

  • @sakariyeabdiasismohamed2495
    @sakariyeabdiasismohamed2495 2 місяці тому

    ku rid Cabdow 😂

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 3 місяці тому

    Meel aan joogaba agteeda tagi laha hadaan wax ku ogaa 😅😅😅

  • @AbdiHasan-qs9pn
    @AbdiHasan-qs9pn 3 місяці тому

    Inanyar ima baahna ee oyada ayaa ibahan ee kayar waay ku soodhuumanasa

  • @shaqalesalebaan1171
    @shaqalesalebaan1171 3 місяці тому

    TV ga qaranka ka soo daaawo

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g 3 місяці тому

    www codkada mcn markad heseeyso m a aadna wadna qurxoonta m w

  • @daudabdullahi5197
    @daudabdullahi5197 3 місяці тому

    Waan kuu soo qori lkn
    Dumashiday ma joogto