Waa lasheegay in madaxweyne kasta inuu rabo dowladii dhexe ee xooga badneyd ee iyada loo dabafariisanayo ee la isku dulmin jirey lagama yeelayo dalku waa fadaral state walba ha isku tashto guul somaliya guul putland
Madaxweynaha somaliya xasan shekh ma qaldanen aragtidiisa fog meqa iska hor iman dhacen meqa melo badan ka dhici weydey dorasho ila caasimaddii intas iney dhaceyso un bu shegey xasan shekh 3 gobol iyo casimadda iney ka dhaceynin dagal ka dhici donto bu shegey ma beenin karta hadadan aheyn dad cudur ka buxo adan aheyn buntuland haddey wada codeyan kuligod iyo casinadda markas ba la dhigi kara dowladda federal wey qaldan yihiin side ku qaldan yahay waxad haysanba ma jiro awey darodka degen buntuland wa 5 malyan beentad ku dheresan lakiin wa been an run garin
Buntuland sow ma dhihin somaliya wan ka baxney wan ka fiirsan donna side hambalyo oga sugeysan wa doqonnimo Ma na dhihi kartan buntulan dagal Kama dhicin wa maya ma dhihi kartan casimaddii dhameyd ba codeysey wa maya ma dhihi kartan dad an codeyn bma jiro wa maya
somaliland sanaag mar horey ka bexeen mana kala jeclo muuse balse sool shidaal baa laga sheegay saas bey ugu dhimanayaan isaaqa, imaanka allaha geliyo dhulkaa iyo shidaalka waxaa leh reer kale
Dadka an aqonta u laheyn buntuland tuulo xata waxa logu shekeya degmo haddan toda u racno 30 degmo oo min 10 qof jogan wa laga qaban kara dorasho lakiin haddey dad badan ku nol yihiin degmoyinkas ugu yaran 3 beri bey socon laheyd awey buntulandtii la laha 5 malyan ba ku nol xagge aden sow run noqon meyso tirakobkii uu sameyey siyad barre waqti dorasho lagu qasbey marku ogadey in darodka noqden 100/18 uu iska daayey dorashadii markii hawiye iyo isaaq noqden dadka ugu badan sudu shegey jeneral galal oo lo diley side u dhihi kara darood wa 100 /18 arintii soma bixin hadda xaqiiqda
Sedex weriye an tababar weriye nimo laheyn qabyaladda u so fariisten wa nasiib darro masiimo somaliya iyo dadkeda caan ku ah wax lala yaabo mahan wa macrus somalida qabyaladda oo lagu gabado oo siyasadeysan
Kkkkkk maxa doorasho ah 60 kun oo qof ba codeyay Bach raxanweyn they garoowe oo casimadi putlnd ah kama dhicin iyo degaano kale copy somalilnd bay is leyahin ku dayda
Maxa lagaga dayda yada outland somalilnd is leh ku dayo oo ku daba xiiqday e kkkkkkkkk dadka codeyay waxa ka badan inta u codaysay cabdikariim axmed mooge iyo barkhad batuun kkkkk
M.ahsllah viva Puntilan
Madaxweyne Sacid Deeni guuleyso inshallah
Maashaa allaah alxamdullaah hamplyo puntland illaahayow noosiyaadi
Maasha allaah wariyaal sare dhamaantood illaahayow noo xifti
OG🇬🇲 laandheerayaal ilma adeeradeen si fican baad u falanqeyseen doorashadii Puntland
Somaliland one stop back, Punt-land one stop forward.
Mashaallaah wariyayaasha
Maanshaa Allah Puntland State Guul iyo Horayumar.
WAXAAN WARBAAHINTA UGU HANBALYEYNAYAA DOORASHADII KADHACDAY PUNTLAND STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 GUUL IYO GOBANIMO BAAD KAGAADHEEN DOORASHADA .M TABAARIK
Wan idin salamay dhaman bahda sstv gulled alifle si kara kusalamay sxb baryhan xaged ka baxday lakuma haye
Farmajo xabibul malayin
Ogaden landherayaal yaa ibnu daroodiya❤
Guuleysta ❤❤❤
❤❤❤ مرحب مرحب منتظرين ومرحبين للاعلان ءاخر نتيجة الف مبروك❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤
Guulaysta mudane nuur iyo ikhyarta kale warkiinu waa sax
Waa lasheegay in madaxweyne kasta inuu rabo dowladii dhexe ee xooga badneyd ee iyada loo dabafariisanayo ee la isku dulmin jirey lagama yeelayo dalku waa fadaral state walba ha isku tashto guul somaliya guul putland
Manshaa alaaah kudaya butland kudayo bitland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
S SARE.👋🐎🦁🇲🇵SSTV MUDO DHEER BAAN IDINKU XIDHNAA HORE U SOCODA I.A.TACALLAA.AMEEN.🤲.FROM WESTERN OF COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵
😢😢😢😢
@@farahali-eb5mb MAXAAD KAWADAA SIDAN
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gobolka sanaag lama sheegankaro waa putland for efer❤❤🎉🎉
war aawey jamac galad ma dhamadeen kulageen waxaa teheen wareyaasha oo gu ferfercoon geeska afrika kh socoda
Weer is Jamac Galad Hassen ?
We love all of you but without Jamac Galad is food without soult ( ceesh aan milixlajeyn
Alleys waa asiibtay nin aan ciila I caaya Puntland cay ma lagu istajin kara waa may uruur sobool baa barooranaya
war puntland ha ku meereysaninee
ka hadla cabdi iley iyo duliga la idin ku hayo
Federaal 4milyan kakoobnaa ayaa 400000 codeysay waa arin aad loogu qasaaray
Madaxweynaha somaliya xasan shekh ma qaldanen aragtidiisa fog meqa iska hor iman dhacen meqa melo badan ka dhici weydey dorasho ila caasimaddii intas iney dhaceyso un bu shegey xasan shekh 3 gobol iyo casimadda iney ka dhaceynin dagal ka dhici donto bu shegey ma beenin karta hadadan aheyn dad cudur ka buxo adan aheyn buntuland haddey wada codeyan kuligod iyo casinadda markas ba la dhigi kara dowladda federal wey qaldan yihiin side ku qaldan yahay waxad haysanba ma jiro awey darodka degen buntuland wa 5 malyan beentad ku dheresan lakiin wa been an run garin
To qaranka. Waxaa is kale Hawiye
Buntuland sow ma dhihin somaliya wan ka baxney wan ka fiirsan donna side hambalyo oga sugeysan wa doqonnimo Ma na dhihi kartan buntulan dagal Kama dhicin wa maya ma dhihi kartan casimaddii dhameyd ba codeysey wa maya ma dhihi kartan dad an codeyn bma jiro wa maya
scwb maanta waxaa maqan saaxiibkeen jaamac galad salaan sare dhamaantiin
reer sanaag halgan bay kujiran oo lascaanod bay xoreynayan laakin siciid deni wa ceeb inu dhulkodi udaba maro wayo reer ssc odhan wa maamul
Dee Nuurow waa sidee meelaha doorashadu ka dhacday ma tuulooyin yaryar baa waayo codadka aad sheegtay 200000 oo qof xitaa a gaadhaane?
Warya reer bororwish
somaliland sanaag mar horey ka bexeen mana kala jeclo muuse balse sool shidaal baa laga sheegay saas bey ugu dhimanayaan isaaqa, imaanka allaha geliyo dhulkaa iyo shidaalka waxaa leh reer kale
MAXAAN KU DAYDA Qaxooti Norma joogaan iyo harbor aan soo safno in aan Been sheegno sida Buntiland waa nagu Ceeb
JaAmac galad waaxaan u sheegayaa inkilil kii 5 aad inlagataagaayo calan kii oromada dhamaaN inta uudo iriir samaale ilaa xarshin hartasheekh lafaciise kadib caasimadana tahay jigjiga tii oo laga dibaaqaay0 laaascaanood
snm sooti laga saaray oo laga xoreyay marka siciid deni reer ssc wuu qiyaameyay oo lagama filayn inu sanaag uga soo wareego kala dhexgalo
Dadka an aqonta u laheyn buntuland tuulo xata waxa logu shekeya degmo haddan toda u racno 30 degmo oo min 10 qof jogan wa laga qaban kara dorasho lakiin haddey dad badan ku nol yihiin degmoyinkas ugu yaran 3 beri bey socon laheyd awey buntulandtii la laha 5 malyan ba ku nol xagge aden sow run noqon meyso tirakobkii uu sameyey siyad barre waqti dorasho lagu qasbey marku ogadey in darodka noqden 100/18 uu iska daayey dorashadii markii hawiye iyo isaaq noqden dadka ugu badan sudu shegey jeneral galal oo lo diley side u dhihi kara darood wa 100 /18 arintii soma bixin hadda xaqiiqda
Sedex weriye an tababar weriye nimo laheyn qabyaladda u so fariisten wa nasiib darro masiimo somaliya iyo dadkeda caan ku ah wax lala yaabo mahan wa macrus somalida qabyaladda oo lagu gabado oo siyasadeysan
War maxan kudayana ma hal dagmo waxla cabeyey miyan kudayan karnaa
Maya joojiya iidhehda indhaha la
Tartan cismaan maxmuud oo qura iyo hormar baalagaaray kkkkkk 😁 igajooji yaah🦖🦖🦖🦖
Kkkkkk maxa doorasho ah 60 kun oo qof ba codeyay Bach raxanweyn they garoowe oo casimadi putlnd ah kama dhicin iyo degaano kale copy somalilnd bay is leyahin ku dayda
Copy weye putlnd ku dayata somalilnd
Siland maxa laga copy gareeya ma qaad baa la cunay mise abarso school baad mooday
Putlnd iyo copymaxa kala haysta kkkkkkkk somalilnd bay ku daba xiiqday siday ugu dayanaysa kkkk
Maxa lagaga dayda yada outland somalilnd is leh ku dayo oo ku daba xiiqday e kkkkkkkkk dadka codeyay waxa ka badan inta u codaysay cabdikariim axmed mooge iyo barkhad batuun kkkkk
Putland wa copy ku dayata somalilnd kkkkk mana gadhaysan somalilnd kkkkk maxa lagaga dayda yada somalilnd ku dayatay oo gaadhi wayday e
Jaahil jamac judaan maxa lagu dayda yaga somalilnd ku dayda oo kudaba daalay oo ku xiiqday siday somalilnd ugu dayanayen kkkkkkkkkk
Iska calcala abihiin shurunshurka Ah iyo urge sabool Puntland ku daba fayla adonyahay