Tartan faa'iido u leh bulshada oo ka bilaabmay Hargeysa
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
*Mashalla waa arin lagu farxo , hadii ganacsatadu dadka u heshiiyaan ma aha mid wanagsan lkn arinkan oo kale ee ah tartanka ganacsigu wuxu sababaya in dadku helaan adeegyo jaban*
Mashallh
Wa niman gcan assaree
Alle swt wayn oo waaxida
The government should reduce taxes for this bus drivers, ma sha Allah may Allah reward them that idea
Ama tagsi doono ama toobiyaha raac ama taaha yarayso 😂😂
Xaga dagdaga waxaa ka fiican tagaasida
🎉😂😂😂
75😊5
Basaska hala raaco
Ganac siga soomaaliland isku joojin ma laha ee waa tar tan
😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama
Ninkaasi beenbuu sheegay 2:42 kulahaa wadanka lacag ma dhextaallo hadaa waxanoo fooq iyo guryo la dhisanayo halkee laga keenay miyaanuu arag Fooqyada Telesom Dahabshiil oomaar Adan baradho
Maad markii hore unaxdan shacabka waa laydika keenay tagasida hala raaxo basku maha in laraaco
Maxamed mooge waligeedba way ka lacag yarayd Ibrahim koodboor 27 June wlhi dad wax haysta dagan xataa shaahu isku qiimo maaha
Hargeisa 80% waa waqooyi iyo galbeed koonfur iyo bari waxba ma yaallaan except hodan hills
Waar waxba dadka mad eegine ii Mali ayaa niqaaday markii hore