NAXDIN BUURTINLE AYAA LAYGU KUFSADAY SHIINE CULAY VS DAAUUD OO KARBASHAY ADNAAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • 27 May 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 місяці тому +5

    Subxaanllaah war cimraan lacagta aad meeshaan ka heshida ciyaalka ha iska siinin waa iga talo iska jir dadka nolosha ka dhacay inaad hadaladood soo qaadatid...allow Risqi xalaal ah na sii oo Rabiyow amuurah noo sahal rabiyow khaatumad noo toosi

  • @user-be1dl5wx5w
    @user-be1dl5wx5w 2 місяці тому +7

    Asc cimraan waxa fiyow ma keenin

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 місяці тому +3

    Cimraan waxaad doonto samee hadaba! Waad d
    Ka joojin weyday Baarliin official u daa sheekooyinka!?

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 2 місяці тому

    yes yes Somaliland iyo Somalia wax ka hoseeya majiraan.

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 2 місяці тому +1

    Aaway sheekadii socotay cimraan

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 2 місяці тому

    Subxaana allaah cimraanow waxaan ha soo deyn waa dhawan xumo

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 2 місяці тому +1

    Cimraan aaway sheekadii docotay

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t 2 місяці тому

    Ninyahow waxan hadhegeysan subxanala

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 місяці тому

    Innaalillaahi wa innaa ilayhiraajicuun cimraan waa nin diinta waxa kayaqaan maxaa kudhacay waxaan in uu soo daayo waa ayaan darro war umada dhegaha haka wasakhayn

  • @user-hx4it8pr6q
    @user-hx4it8pr6q 2 місяці тому

    Allow xishoodka hanaga qaadin 😭

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 2 місяці тому +1

    Shiine maxaa dhalinyarada dhex dhigay walee
    Shiine waa 54 kama yara
    Haduu a ka weeneen

    • @NuurAxmed-xv4vr
      @NuurAxmed-xv4vr 2 місяці тому

      Naagta 1997 maqayad kashaqryneysay 40 wajirta

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 2 місяці тому

      ​@@NuurAxmed-xv4vrwaa sax 40kama yar ama 42wey jirtaa

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 2 місяці тому

      Shiine 54 magaarin umana dhawaa shiine hadaan qiyaasay 38kama weyna

  • @abdig2533
    @abdig2533 2 місяці тому

    Morgan sister dalxiiis

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 2 місяці тому

    If uf uf uf

  • @eddumahir1368
    @eddumahir1368 2 місяці тому +1

    Nio page ka waxan miya kubadashay😂

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 2 місяці тому

    Dumarkan hadda maxaa xishoodkii ka qaaday😢

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 2 місяці тому

    Nagaxa sanadkan wa mid dhihi dalaq daam iyo mid wax xun kushegini allow xishodka so celi

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 місяці тому

    Subxaanallah ninkan weyn waxkasta dadka malahorimanaysaa walaaloow RABI kaxishood hada waxan maxaan kafaaiinaa war hada akhlaaqxumo ayaa faafinaysaa walee aakhiro warbaajira war jooga xaaraan iyo baqti haquudanina

  • @whome4851
    @whome4851 2 місяці тому +1

    Disgusting, war maxaa kaasi ah?????

  • @fahmoali868
    @fahmoali868 2 місяці тому +1

    Cimraan sheekadaan tiktok naga dhaaf dadka badan kooda way arkaane. Laakaha u dayso falaqayntan oo kale . Teeda Kale anigu waan daawaday Shiine hadana sheekada aan sugaynay booskeedii baad galisay

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 місяці тому

    Naagta edeb malaha buurtinle gabdho xishooda baa jooga 96kii hadaad naaso lahayd qof wayn baatahay xishood magaca buur tinle waa maqashay qof sidaa ah ma joogo edeb yeelo qabaasad yahay

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 місяці тому

      Waxaan reer bicidyahan ayay katimid reer ciideed ma xishoodaan naa buurtinle ha ceebaysan bilaa xishood

  • @sahraabdullah4830
    @sahraabdullah4830 2 місяці тому

    Beenta iskadaaya oo Allah ka baqa miyaan malaa' igi garbihiina saarnayn. Subxaana lah.

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om 2 місяці тому +1

    Baahida heysa nina inuu hadluu rabaa nina tuugsi buu rabaa WALAAHI qosol maba oga waxa socda

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 2 місяці тому

    Cimran maxa ku dhacay Naag sakhraansan ayu ino keenay subxaan Allah

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 2 місяці тому +1

    استغفر الله😂

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 2 місяці тому

    Cimraanow !!!!!!!!!!!!😅😅😅😅😅

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 2 місяці тому

    Xaarood wax ka indho aadag oo ka been badan hooyo ma dhalin😂😂

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 місяці тому

    Bosaso qacli ayeey leyihiin dadkedu Alle ayaana ictiraafay qofna uma baahna hawlahoda ka badan

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому

    Gabdhaha somalida ayagoo weli caruur ah baa sida dadka waa weyn loola dhaqmaayoo balaayo aysan awoodi karin lagu sameeyaa🥲🥲

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane 2 місяці тому +1

    Maxaad also shir tagtay waa yaab

  • @user-gx2hq1zr1d
    @user-gx2hq1zr1d 2 місяці тому

    BAlaayo MAXAA BARAH BULSHHADA KEENAY

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 місяці тому

    Wale isaq lacatoda lo tashay

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 2 місяці тому

    Qofka xumi wuxuu soo dhigaa Wax xun

  • @abdifosiya23
    @abdifosiya23 2 місяці тому

    Wlkusdy sakegi wad leedahay😅

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 місяці тому

    Horta ani waayabanhee dadka markii C.I.D lageeyo ama soshal mediyaha imaadaan mexeey isaga daldalmaan wax maa lasiiyaa oo kontaroolka ka dhumiyo ayaka maa iskood u cabaan maxaa ilaa heerkaan hada gabadhaan ilaa ya eey soo taabatay yaa ii sheeg dhahay yaa kuqasbay walaahi waa xanuun

  • @Saynabhajji
    @Saynabhajji 2 місяці тому

    Maxad.waxaxun.usookeentaa.ìskadaa

  • @abdidahirisse1998
    @abdidahirisse1998 2 місяці тому

    Wax edab daran weeye , miyaysan ehel lahayn !

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 місяці тому

    Naagtan ma mulyoonbaa eedo u ahmiyaa bala

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 2 місяці тому

    Awal maxaa burtule ku geeyey mac ayey kugu tahay

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi 2 місяці тому

    Aaaaaaaggggggggg waryaaa cimraan wamxay seaside wll sikadaa waxn mafiicna subxaanalaah aaaggaaa xasbunalhhwanicmalwakiil war mawalatay cimraan subxanalh Wall alh kacabso iskadaa waxn axkhlaaqxuadah wll

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 місяці тому

    Tiktalk ta dad fiyawyi ma soo fariistaan