Guddoomiye Shuute oo su'aalo ku saabsan App-ka AS dilalka u isticmaalaan weydiiyey eedeysane .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @youngyahye4765
    @youngyahye4765 3 місяці тому +1

    Muxu edeysanuhu leyahay ninka 😭

  • @mohamadaminomarmahad4216
    @mohamadaminomarmahad4216 3 місяці тому +4

    App aan play store kala soo dagee maxkamada Hanoo soo bandhigto fadlan

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 3 місяці тому +1

      In aan ku la socodo maa rabtaa 😅

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 3 місяці тому +2

      ​@@SuperExcuseaniga ila soco 😂

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 3 місяці тому +3

      Labadiinaba Aniga Idin La Socda.😂😂

    • @husseinabdi6396
      @husseinabdi6396 3 місяці тому +2

      In lislasocdo miyaa bilaabatay hadana yaab shuute iyo khawaarijta wax baa kalaheysta

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 3 місяці тому

      @@husseinabdi6396 Haa iska jir adiga xitaa waa ku la soconaa talaaaba kasto aad qaadaysid waan la soconaa iska jir

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 3 місяці тому

    Taas wexay cadayn utahay in aysa qofna asxan u hayn xitaa midka ay ku shaqaysanayan marka waxa ila quman marka ay wax ku dhiban in ad dowlada u gacan geliso

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 3 місяці тому

    Abaakaasi waa sida jiibii as cml lkn waxa oo sheegayaa xalkii askar jookto bas

    • @ibnumadaxay1
      @ibnumadaxay1 3 місяці тому

      wlo magicii abksa

    • @omarmohammed6797
      @omarmohammed6797 3 місяці тому

      War google Map lee amuu yahay GPRS ahan iyo jiheye ahan aya calamka loga isticmala
      Lkn Somalia google map maku ogeyn!

    • @King_Abdirahiim
      @King_Abdirahiim 3 місяці тому

      @@ibnumadaxay1 Appka sida ee sheegayaan waa (Digital Compus)

  • @msh984
    @msh984 3 місяці тому

    Maxoo dhahay ma aqaan ninkaan!! Yaa kuu diray khaalid oo ah ?? .beentiis wuu yaqaan wuu la shaqeeyaa haka yeelin huudhu haadhaada tuugdheh wa lagu baashaalinaa baaba 😂😂