Sahra Halgan oo soo saartay hees cusub cajiib ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Waa hees cusub oo Sahra Halgan soo saartay oo xambaarsan muuqaal cusub.

КОМЕНТАРІ • 77

  • @hamdaali4211
    @hamdaali4211 6 років тому +16

    sahra halgan waa Tusaale muwaadiniinta Somaliland Haystaan Allow noodhawr Halyeeyad Qaran Sahra farxad Aduunyada kuwaar

  • @muhiyodinahmed6468
    @muhiyodinahmed6468 6 років тому +13

    2016 And hargeisa I Remember me and friends still 20k18 😢

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 4 роки тому +8

    Heestan Wxn dhagayisatay in Anan Tiro ku sheegi Karin ilaa Malintii la soo galiyay ilaa Hada Wxn idinka iyo Anigba ilhay inooga Baryaya inuu inaga Madoobeyo Hesaha Iyo Danbigoogaba Wll😰😰

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 4 роки тому

      aamiin

    • @naciimacllahi
      @naciimacllahi 3 роки тому

      Ameen YARABI

    • @ismaciilyare9464
      @ismaciilyare9464 2 місяці тому +2

      waa Aniga Ninka Qoralkan Qoray Afar Sano Ka Bacdi soo Boqday Hesti walhi xasuus😭😭😢😢🤦‍♂️🤦‍♂️😊

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому +1

    2016 a ya an heestan dhegaysan jiray caawa oo 2020 dhamaadyahana waa dhegaysanayaa 😍

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 років тому +2

    hees kamida kuwaan ugu jeclay Heesaha muj Sahra Halgan
    markaad idhagaysan wayday
    dheel dheel tala ka ahato
    duruusa ku dhafaybay
    ayaamuhu ku dhigeen💔💔😭😭😭

  • @mohamedabdirahman917
    @mohamedabdirahman917 Рік тому +5

    Dhibtaa anoo kula wadaaga
    Dhaliishiyo eedahaaga
    Dheeftuna gaar kuu ahaatay
    Digniinta dhambaaladaydu
    Adaay dhib ku ahaato
    Dhaqaaqa hadaan ku waasho
    Markaad idhagaysan waydo
    Dheeldheel talo kaa ahaato
    Duruuso ku dhaafay bay ayaamuhu ku dhigeene
    Anoo sida dhaayahayga
    Hadimo kaa dhawrayo
    Dhabtii raba guulahaaga
    Ku dhiirina aan jeclaa
    Dhigaaba ina dhufato
    Adaa iga dhaga adaygay
    Markaad idhagaysan wayday
    Dheel dheel talo kaa ahaatay
    Duruuso ku dhaafaybay
    Ayaamuhu kuu dhigeene

  • @cayniabdulahi4130
    @cayniabdulahi4130 17 днів тому

    Heestani shidani halkay iga dhaaftay waaba noocaygii kuwani yaa 2025 ila bartay heestan😅

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 2 роки тому +1

    Sahra halgan waa gabadh dalkeedda jecel horuumarka jsl.
    Congratulations Sahra. We hope somaliland Long life .somaliland is one of the richest countery around the worldwide 🇦🇪
    Ibrahim Omer

  • @samiiramohamed3634
    @samiiramohamed3634 Рік тому +2

    Hees dhaafty tani🥹💔

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 роки тому +1

    Sahro igu dheer 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍halgan😍😍😍😍😍

  • @haldhaadumar3511
    @haldhaadumar3511 7 років тому +4

    wwwww sahra"sahra" sawtu raxma
    Alle ha ku dhawro

  • @sacdiomar-uz2s
    @sacdiomar-uz2s 5 місяців тому

    Anoo sida dhaayahayga
    Hadimo kaa dhawrayoo
    Dhabtii raba guulahaaga
    Ku dhiirina aan jeclaa
    Dhigaaba inaad u faanto
    Adaa iga dhago adaygay😢💔

  • @suadaydid5270
    @suadaydid5270 7 років тому +6

    Sahra Halgan noolow ❤❤❤❤

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +1

    ❤❤👏🔥 dhabtii laha guul laha gaadh top

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Рік тому

    26/12/23
    Day salaasa
    Time 12:00pm
    Ayaan dhagaysanyaa saboobta oo ah qalbiga ayaan ka gubanyaa heart broke😭😭waxan sugayaa maalmahayaga wacan isagan ayaamuhu duruus uu dhigii doonto

  • @Hannajannoh66
    @Hannajannoh66 4 місяці тому +2

    13/oct/2024😢

  • @foosiyaismael1202
    @foosiyaismael1202 4 роки тому

    sahra halgan
    heestan jacayl
    aan caadi ahayn
    ayaan ku dareema😭😢

  • @ugpaatameen5183
    @ugpaatameen5183 4 роки тому

    2016 ayaan dhageysan jiraY

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 8 років тому +3

    love the song

  • @Nimcoxuseen-m9d
    @Nimcoxuseen-m9d Рік тому

    Sahra Haldane 2023 😢

  • @janogale4011
    @janogale4011 6 років тому

    Unforgettable sahra Qurux hees qalbigayga ku wayn

  • @hassanisaac2042
    @hassanisaac2042 Рік тому +1

    12:56 06/07/2023 R💔

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 Рік тому

      12:00 pm 10/12/2023 A💔 jus wax yar ka dambeyeey ilaahy qalbiyada hayno qaboojiyo

    • @hassanisaac2042
      @hassanisaac2042 Місяць тому

      @@layladheman6534Amiin wll

  • @jacfarharun2029
    @jacfarharun2029 6 років тому

    Wooow maama sahra halgan aad ayaan kuugu faanaa

  • @yaztobashiir8413
    @yaztobashiir8413 2 роки тому

    Dhibtaa anoo kula wadaaga
    Dhaliishiyo eedahahaaga
    Dheeftuna gaar kuu ahaatay
    Cajiib weeye wala garan walee

  • @abdimoh
    @abdimoh Місяць тому

    Markaad i dhagaysan wayday
    dheel dheel talo kaa ahaatay
    duruuso ku dhaafaybay
    ayaamuhu kuu dhigeen😢

  • @antaxuubii6890
    @antaxuubii6890 6 років тому +1

    2018.December 15😍🤴

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 7 років тому +1

    Haa Sahra halganeey heestan dadka inyarbaa fahmi karta

  • @awilahmedhersi7441
    @awilahmedhersi7441 4 роки тому

    Ilaa 8kii aa la heesayay hadana waa gabar yar oo kala xiran sahra halgan halala xiriiro waxay samaysy

  • @mohamedawga8069
    @mohamedawga8069 4 роки тому

    Heestan Eryadeeda Yaa Sameeyay 2020/03/12

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 роки тому

    Anoo siidaa dhahayga hadiimo ka dhowrayo ku dhirina an jecla dhigaa ba inad u fanto adaa iga dhago adeegay ...duruso ku dhafay bay ayamhu ku dhigeene😣😣😣 wa intan hestan ku jecelahay top wa hees xaqiida iyo isbadalada wayaha abartay igu ah qaali

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 4 роки тому

    2020, 12, 10
    Markaad I dhagaysan waydo
    Dheel dheel talo kaa ahaato
    Duruuso ku dhaafay bay ayaamuhu kuu dhigeene

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued6793 7 років тому +6

    sahra waxan ju jecelay dhaqakeday ku faanta

  • @felsanytbe9772
    @felsanytbe9772 4 роки тому +1

    Heesta magceed

  • @layladhemanmaxamuud3784
    @layladhemanmaxamuud3784 5 років тому

    Wooow axyaa hees qaliya

  • @asmasaleeban1302
    @asmasaleeban1302 6 років тому +1

    Mamo sahra nolow

  • @Myway3801
    @Myway3801 4 роки тому

    The only song an ka helo

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 5 років тому +1

    L_E_G_E_N_D_R_Y 🎧 S_A_H_R_A

  • @zamjoinabdirahman2635
    @zamjoinabdirahman2635 7 років тому +1

    sahra halgan hees shidn

  • @nuurajx8602
    @nuurajx8602 8 років тому

    nice song

  • @maysasuleyman2307
    @maysasuleyman2307 7 років тому +2

    I loved

  • @fuaadcismaannuuurnuuur3756
    @fuaadcismaannuuurnuuur3756 7 років тому

    sahra halgan hees shidan codka iyo laxankuba isku dheelitran yihiin marka i dhageysan weyday dheel dheel talo kaa noqotay duruusu ku dhaafay ayaamuhu ku dhiganee kkkkkkkkkkkkkkkkk thanks sisters

    • @saidali7938
      @saidali7938 7 років тому

      fuaad cismaan nuuur Nuuur ?

    • @fahassan9095
      @fahassan9095 6 років тому

      fuaad cismaacv

    • @mustafeahmet8055
      @mustafeahmet8055 6 років тому

      Ishwaaq maxmed axmed eesh calaa hees waxay leedahay nuxur farabadan

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 7 років тому +4

    ayamahu ku dhigeen😥😥😥😥😥

  • @MuhiimMaxamed-xb5ko
    @MuhiimMaxamed-xb5ko Місяць тому

    24/12/2024 haben xasusa

  • @ikraanmohamed12
    @ikraanmohamed12 Рік тому

    Broke alone person heestanina weheliso 2023

  • @anizaalimuse7981
    @anizaalimuse7981 4 роки тому +2

    Inta dj muscab kaso argty farta tga🤣🤣

  • @_wll____
    @_wll____ 9 місяців тому

    🥰🥰🥰

  • @cimraanhandule329
    @cimraanhandule329 8 років тому +1

    zarhra halgan
    hees shidan

  • @footballhd8069
    @footballhd8069 3 роки тому

    Hees aan si gaara hesaha uga jecelahay

  • @afrikaaay7177
    @afrikaaay7177 2 роки тому

    Markaad I Dhagysen Waydo Dheeldheel Talo Ka Ahaato Duruuso Ku Dhaafaybey Ayamuhu Ku Dhigeeene Omg 2022/6/29

  • @moupianno3483
    @moupianno3483 5 років тому

    😥😥

  • @nasirnur1752
    @nasirnur1752 7 років тому

    waw

  • @ugpaatameen5183
    @ugpaatameen5183 4 роки тому

    Xasuus aan yareen armn waligay kuma ilowbi doono

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 6 років тому +1

    sahra wax nol

  • @nasirnur1752
    @nasirnur1752 7 років тому

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @kathirvelprabakran5842
    @kathirvelprabakran5842 2 роки тому

    How are you
    Mrs SHRAZA ABUDULA?
    INT ASIAN AND EUROPEAN BUSINESS INVITE YOU HAVE? ??
    JONINE WOCAR WILEYMS
    GOOD PARK HAYYT USA DUBAI
    HOW IS CAN BE SITOT MARCKRT ACCOUNTAN HALF

  • @hanirachid2116
    @hanirachid2116 8 років тому +1

    hees shidan iga dheh

  • @abwaancaqlimaal6671
    @abwaancaqlimaal6671 4 роки тому

    Heestaas waxay igu leday xususu way

  • @hoodoxasan371
    @hoodoxasan371 7 років тому +1

    nolow edo qali

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 7 років тому

    makaa i dhegeysan waaydo afkaaga caano lagu qabay

  • @balqiisbeautycooking-show8985
    @balqiisbeautycooking-show8985 7 років тому +1

    Ciimrii ceeb ku sogootii subxaanallah

  • @hannahaskar7587
    @hannahaskar7587 7 років тому

    Bichs waan eryanaya mana ka dhalayo

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 7 років тому +1

    Habrtan ilkaha dameerahay leedahay👎👎👏👏👏👏sida kale waa top❤❤🙏

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 5 років тому

      J_e_l_o_u_s_y i_s m_i_s_e_r_y !

    • @wardamohamed
      @wardamohamed Рік тому

      Afsomali xumadaa inaad ka weynaataa quruxbadan