Somalidu waa dad bila caqli ah wlhi badankoodu waxay la soo wada boodayaan xasan codkiisii muu keenin caqliga fuud laydinkaga shubye bal idinku noqda araweelo rag iyo dumar waliba u ekaada muhiimadu wuu cod macaanyahay si fiicna uu uqaaday waliba live musig laydiima aayee
Si fiican baad wax ugu sheegtay wll, waayo Cumar Xasan Aadan maahan Xasanna Cumar maahan, waaba labo kala qof. Xataa waxaa ceeb ah inaad qof kale codkiisa ku dayato, ku hees dhuunta rabbi ku siiyey adigu. No ku dayasho qof kale codkiis. well done gabar waxgaradaad tahay runtii.
hhhhhhh ujeedku maahan qof kale codkiis in la keeno waana gef weyn inaad qof kale aad ku dayatid dhuunta uu ka heeso waayo adiga isagii Ilaah maba kaa dhigin oo qof kalaad tahay. Waxaase la rabaa inaadan erayada iyo laxankii heeska u gefin oo si khalad ah aadan heeska u qaadin. Cumarna labadaas halkooduu dhigay bro.
Ninkan cod xumi ka dheeer adeerkiiba fanka somali u bilaabay gobalka awdal, Abdisilimo Allaha dambigiisa dhaafee.
Omer shabeel legend
Hees mcn
Xusustii legend samater 😍😍👋
Waah waah cumar shabeel allaa axyaa hees caanshaqa.
Cumar Shabeel waa Fanaan hore u caan baxay
Fanaankii fanaaninta cumar shabeel iyo macalimuu marduuf iyo buloxubawu Ragbays helay
Somalidu waa dad bila caqli ah wlhi badankoodu waxay la soo wada boodayaan xasan codkiisii muu keenin caqliga fuud laydinkaga shubye bal idinku noqda araweelo rag iyo dumar waliba u ekaada muhiimadu wuu cod macaanyahay si fiicna uu uqaaday waliba live musig laydiima aayee
Kkkkkk wad iga qoslisay wlhi wasidaa indrr dadka waxbaka qaldan majiro qof qofkale lacod ahi
Si fiican baad wax ugu sheegtay wll, waayo Cumar Xasan Aadan maahan Xasanna Cumar maahan, waaba labo kala qof. Xataa waxaa ceeb ah inaad qof kale codkiisa ku dayato, ku hees dhuunta rabbi ku siiyey adigu. No ku dayasho qof kale codkiis. well done gabar waxgaradaad tahay runtii.
Waahwaah cumar shabbeel
Heestan waxaa wada qaadi jiray xasan aadam samatar iyo shankaroon axmed sagal yuusuf.
Erayada heesta waxaa sameeyay abwaankii dhakhtarkii jacaylka lagu naanaysi jiray ee maxamed cali kaariye ahun.
Laxanka cid lahayd ma garanayo .
Axyaa cod Cumar shabeel
Diifeer buu jaas eeg yahay 👍
Ala run badnida sida u u yara tag tagan yahay xaga jazka
Fahmo waaaaaw qaacii labar wan
Classic just classic 💯
Fannaanka kabanka garaacaya heesta wuu sii qurxiyay. Abuukar Caddaawe isagana sidoo kale markuu boonge garaacayo ama batari.
Cumar sholi fanaan aan jeclahay
cumar shooli maha wllo ilahay naxariis jano haka warabiyo cumar shooli lkn kani wa cumar shabeel mahad sanid wllo
Cumar shabeel axyaa cod wanaagsan.
Si Wanagsan bu u Qadaya
axsan cod iyobadh cod lab yes yes isaga iyo dulcad life halkeeday dhigeen yaryarku way iska tegayaan runtiii yes
Rag baa is helay.
uma dhawa wali legen samatar🙏🏼
Inamaba caadi maha halkedii buu dhigay
Waxbaa ka dhacay xasuus qaaliya
You are all great singers, thank you all
Subscribe hala siiyo mamo ubax fahmo ama mamo xadiyo
Ninka kabanka tumayaaa waxaa siisyay%
Wxaan siiyay %
Heesta Yaa Sameeyay?
The Doctor of love Kaariye
Cumar shabeel muu keenin codkii xassan A Samatar lkn wuu dhadhaweeyay
hhhhhhh ujeedku maahan qof kale codkiis in la keeno waana gef weyn inaad qof kale aad ku dayatid dhuunta uu ka heeso waayo adiga isagii Ilaah maba kaa dhigin oo qof kalaad tahay. Waxaase la rabaa inaadan erayada iyo laxankii heeska u gefin oo si khalad ah aadan heeska u qaadin. Cumarna labadaas halkooduu dhigay bro.
@@AbdiazizSaidAhmed afku kuma go o runbad u shegtay saxib 👍👍
Adigu aabahaa Xataa Keeni Maysid Mid kalaba Daayoo
Waxaan siiyey 15% waliba waan u eexdey
Woow
Fananaka miraha heesta kalimado ka mid ah buu qaldayaa sida xasuusta caashaqaaguu waxaye xanuunka daawadiisa
#CumarShabeel🐐
Sorry uma dhawa xitaa originalkii.