КОМЕНТАРІ •

  • @rudwanahmed392
    @rudwanahmed392 Рік тому +4

    Heestan caadi maha lkn fananka laha waa ree jig jiga wuu xanusanaya allah ha caafiye🥺

  • @nadiirajacayl988
    @nadiirajacayl988 9 років тому +4

    Heesta caadi mahan lkn ha sheegan adi malihid cabdi xakiin baa leh lkn music macanba u samaysay respect ✌✌

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 9 років тому +2

    Omar shooli you are the best man, Always Nice song and Nice voice. SOMALIA GOT TALENT. very well done!

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v 6 днів тому

    Ex ex ex jigjiga waa sax ah.fanankii laha illaahay ha cafiyo

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 Рік тому

    Xusuus 2016 iyo anigo nairobi joogo
    Cumar shooli old crush 😄

  • @faaraxcabdiqaadircalidhici7927
    @faaraxcabdiqaadircalidhici7927 9 років тому +1

    wooooow heeestan inaba caaadi maaha fikiroo bal falanqee ila fiiri ficiladan filan maayo ruux kale naftu inay la faraxdee woooow thanks shooli nd sidoo mukhtaar adeero oo aan filayo inu musicada ku farayaraystay

  • @YakobIsse
    @YakobIsse 9 років тому

    sidaa tahay falaar culus feeraha ku mudantahay ila fiirsha gabadhaan ..... best song ever king omar shooli

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 роки тому

    Heestan Waxaa iska laha
    Abdihakin falaqO’ Ree Jgjga ahaa
    2008 waxan xasuusta isagO
    Heestan ka qaada xfda 4aad ama 04’
    Marki danbe Wuu xanunsadey
    Allah Cafimaadban uga baryaya’’
    Heestan markaad soo qaadeyso adoon lahayn
    Waxa mudan in aad qoraal ku xustO
    Qofki iskalaha Adeer 😊 Wax dhintey iyo wax xanuunsadeyba heesaHoodi wad dhacdey😁💯

    • @sarahjama1655
      @sarahjama1655 3 роки тому

      oojkjjpipoonojkon68o6i8piihounionilo

  • @zahrabill3826
    @zahrabill3826 8 років тому +1

    Thank you for saying everything I ever waned to say too the love of my life !! And Best song ever for all the lover out there 😍

  • @qaranimosomalia8919
    @qaranimosomalia8919 9 років тому +6

    shooli saan aad u heesi kartaa uma baahnid in aad gabadhaha soomaalida iyagoo qaawan aad meesha soo galisid. waad aragtaa dadku sey uga heleen, ha ilaabin in aan muslin nahay nahayna soomaali dhaqan galbeed denbe ha noo keenin.

  • @ahmeddeeqhassan3382
    @ahmeddeeqhassan3382 8 років тому +1

    waa fanaanka kowaad ee aan tageero omar shoole sxb nolow in badan insha allah my friend

  • @abdinejibmohamed8142
    @abdinejibmohamed8142 2 роки тому

    Heestan Abdixakiin Falanqo ayaa lehe idagaana kaga codmacana

  • @Magalo206
    @Magalo206 9 років тому

    Viva king shooli waa ka baxsatay.hadu nacab ku soo waday in kala fogana fafahi sheekada ii fasir uu jeedada.

  • @yocdekyo2337
    @yocdekyo2337 8 років тому +1

    Allow caafi maad deg deg ah sii Abdihakin Mayal Muxumed (C/Xakiin Falanqe)
    Waxa qurux badnayd in ku so dartaan qofkii iska lahaa heesta markii hore

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb 9 років тому

    Well done shooli. 👏👏👏this is how u can gain respect in your community. 😍Stay clean in public eyes. 😍🙌
    From now on am fan. 😍

  • @aishakiin1386
    @aishakiin1386 9 років тому

    My nuuurka king shooli wakabaxsaty sweet song walahi axsan erayo maqal wanagsan thnkz pro

  • @mohammedsaqd3857
    @mohammedsaqd3857 9 років тому

    Woooooooooow nice song omar shooli codkaaga iyo qabka aad u matishey nice ciil qaboow cadabta gal cadowgaaaga cagta hoostiisa qofkii ka xun weligiisa haka xumaado viva omar shooli

  • @hanadialimohamed5886
    @hanadialimohamed5886 8 років тому

    wwww hees iga dheh noolaw waryada ka daaya mashqulka fananka xasidin ayaa tihine

  • @nihalmohammed6477
    @nihalmohammed6477 9 років тому +1

    Esh calaaa hees
    Waad ka baxsatay shooli
    So beela 👌👌

  • @wizzsaidtwize1655
    @wizzsaidtwize1655 8 років тому

    allah miskiin yaa dalas
    wallhi wuu ku ciyaaray heestii cumar shooli
    heestan waxaa iska lahaa cabdixakiin falanqo waayo madama uu maanta xanuusanayo waa in heesihiisii lagu ciyaaro
    somali iskuma roona wallayaal

  • @cmsieben405
    @cmsieben405 9 років тому

    oopp esh calaa hees heesta sandka 2015
    waad u sidataa omar sholi halkaa kaga hay broh

  • @hersihonest4008
    @hersihonest4008 9 років тому

    thanks bro liban jamac shooli adiga na wad ka baxsatay

  • @TheNhaile1
    @TheNhaile1 9 років тому

    is cool and slow motion and best voice mr omr sholi you are always the best thanks..

  • @ZakiAash
    @ZakiAash 8 років тому +1

    omar shooli heeso cusub inuu soo sarayo un baa u haystee burcad heesood miyu ku danbeyay yaab

  • @abdikafiaktyga7836
    @abdikafiaktyga7836 8 років тому

    haduu nacab kusoo faray inaan kala fogaanaa faafaahi hadalkoo ii fasir u jeedadaa☝🎤🎸💯✔

  • @nastahahmed7456
    @nastahahmed7456 7 років тому +1

    niyow kaan ayaa dadka ka qabtaa oo heesaha haku tuman dhahaaa heestan music qabow ayaan ku igaaayr xuquuuqdeeda ayuu kufsadeee

  • @mmss6906
    @mmss6906 7 років тому

    yaa salaam king shooli car waa ninka fanan ah ee kula tartama labis iyo style car car viva king shooli

  • @JORKALID
    @JORKALID 8 років тому

    abdixakin #falaanqo wale niinka hestan iska leg hada xuskisa ma saxsanaa allaahaa so celiyee una duceya mr.shooli bro isku day heesta qofka iskaleh inaad so sheegto falaanqo jigjiga ayuu hada joga

  • @aweysabukar5224
    @aweysabukar5224 8 років тому

    waaw dadka Qaar waxad mooda inay wax bdn ka Qaldan yihiin nice cod bro horay u soco

  • @isaaqkingdom2031
    @isaaqkingdom2031 9 років тому

    wooow omar shooli inaba caadi maaha heestan alle cisak halkaaa ka sii wad

  • @Hassanmotion2
    @Hassanmotion2 9 років тому +1

    I was waiting this song wax badan walh well done King shooli

  • @banaabdi7069
    @banaabdi7069 8 років тому

    Caadi ma ahan heesta sidaan lee uhees viva king shooli

  • @princeciiseyare571
    @princeciiseyare571 8 років тому

    Amzing voice amzing style like u song sholi meshada ka siwad bro good job

  • @cumarcabdi2851
    @cumarcabdi2851 6 років тому +1

    sidaad tahay falaadh culus feedhahaad KU mudan tahoo....... Omar shooli

  • @jamilayussuf1372
    @jamilayussuf1372 9 років тому +2

    love this song

  • @savanahaven6465
    @savanahaven6465 9 років тому

    Even know I don't understand what he's saying still like the song

  • @onlysomalivision4484
    @onlysomalivision4484 9 років тому

    Omar Osman Macani Waa hees aad iyo aad uu sound fican

  • @cabdiraxiinmaxamed3146
    @cabdiraxiinmaxamed3146 9 років тому +5

    heestan waxa iska leh #Abdihakim # Falanqo

  • @updiazizadan8078
    @updiazizadan8078 9 років тому

    Cajab waya hesta wad ka baxsaty al fanaan sholii

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 9 років тому

    Nice song waxasa hees laga dhaha Viva King shooli

  • @gaaciyegaaciye8943
    @gaaciyegaaciye8943 9 років тому

    haduu nacab kuso diry fah fahi hadalkoo I fasir u jedada wooooooooow inaba cadi ma aha king shooli

  • @marwanmarwan-qw5xn
    @marwanmarwan-qw5xn 8 років тому

    indho uroon benta iska dhaf wasaqad yahey omar sholli tuug ma aha

  • @saynabsardheeye2118
    @saynabsardheeye2118 8 років тому

    amazing vioce wlhi #omer #sholi nin sare waka hely style man

  • @umaccadaan3607
    @umaccadaan3607 8 років тому

    topp wye Lkin c/xakiin madan Soo dhaweeyn

  • @Hassanmotion2
    @Hassanmotion2 9 років тому +2

    Haduu nacab kuso faray
    ina kala fogaanaaa
    faafaye hadalkoo
    i fasir u jeedada
    weeeeeeeeeeey
    fikiro bal faladhaye
    ila fiiri ficiladaan
    filan maayo ruuxkale
    naftu ine la fraxdee

  • @abdimohammed3400
    @abdimohammed3400 5 років тому

    sholi ok waaye hesahaan woo nasoo xasuusiye yaraanteey ayaa soo xasuustay

  • @mohammedawes.3678
    @mohammedawes.3678 8 років тому

    Nice song Somali brother Omar

  • @abdulkadirayanle3003
    @abdulkadirayanle3003 8 років тому

    beautiful song

  • @nimcosooyaan6731
    @nimcosooyaan6731 9 років тому

    Saas miyaa shooli ma xaajiyadii baa laguugu diray...

  • @mrokash2536
    @mrokash2536 9 років тому

    nice song omar shooli

  • @ismahandabkaqaroofowdabka5819
    @ismahandabkaqaroofowdabka5819 9 років тому

    MashAllah king shool beelo beelo ate

  • @nafisoshiregaab5032
    @nafisoshiregaab5032 9 років тому

    Wwwwww inaba Caadi mahn 👌👌💖

  • @zahrabill3826
    @zahrabill3826 8 років тому

    Love love love

  • @abdallahkalil7310
    @abdallahkalil7310 8 років тому +4

    wan kahelay hesta

  • @mohammedmahmoudahmed1853
    @mohammedmahmoudahmed1853 8 років тому

    nice voice #Viva #Shooli

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 8 років тому

    Waa hees fiican

  • @ilhaanilhaan8351
    @ilhaanilhaan8351 8 років тому

    yaa salam caadi ma'ahaa runti heesta 😍

  • @fatiimacali4300
    @fatiimacali4300 8 років тому

    wad kabaxsatay wah wah

  • @ubaxxassan1029
    @ubaxxassan1029 9 років тому

    tug tug ala ala wa hesti cabdixakin falnqo

  • @abdirashidxujaale2327
    @abdirashidxujaale2327 9 років тому

    Nice song king shooli👏

  • @ashao6383
    @ashao6383 Рік тому

    Wow nice song

  • @banafeaa5745
    @banafeaa5745 8 років тому

    Masha allah boqorka

  • @qeyscadde2741
    @qeyscadde2741 8 років тому

    wwwww cadi mahan hestaan wee shidantahay

  • @safaso92
    @safaso92 9 років тому

    Waw cadi ma ihin

  • @fuaadtefdy1351
    @fuaadtefdy1351 9 років тому +1

    Mansha Wllhi heestan caadi mahan by the way just so u know brothers/sis mahan ruuxa bila adan ka ah insano dhan loo aflaga deyo waa fool xumo I'm talking to u abdi wali nin wayn iska dhig nin ka raga ah waxas laguma caye five years kids cml lee u caytante heesta lee laga hdla ye intana maxa ka doontay Isudarana somalidu

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620
    @jeyarsenalmusicpromoter3620 9 років тому

    alla yaaa cizak super lee hot video sxb ..........

  • @abdimohammed3400
    @abdimohammed3400 5 років тому

    shooli gabdhaha awada aa khawa neesi waa walaahaa o gaaw iskadhaf waxaas waa ceeb

  • @abdisamadali3660
    @abdisamadali3660 8 років тому +1

    cabdixakiin falanqo heestiisiii ala maxaan ku dhagaystay codka cabdixakin falanqo ilaahayow xiskiisa usoo celi miskiinka gidaarada jigjiga ayuu seexdaa wlahi miskiinku

  • @xamdajama1762
    @xamdajama1762 8 років тому

    anigu waxaan ka heley ninka qurux diisa alle ha daayo

    • @mohamedtamiraad127
      @mohamedtamiraad127 8 років тому

      hhhh wll xamda telkiisa maku siiyaa hadad ka heshay

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 8 років тому

      +Xamda jama kkkkkkk haaYe

    • @hamdityga6928
      @hamdityga6928 8 років тому

      +Mohamed Tamiraa hhhhhhhh waaa yaba

    • @wizzsaidtwize1655
      @wizzsaidtwize1655 8 років тому

      khkhkhkh waan ka xumahay inkastoo alleh qurux siiyay hadana maqaado badaanaa uu leeyahay ee wuxuu qada heeso dadleeyihiin oo ay ka dhinteen ama xanuusanayaan ama uu kasoo XATAY

    • @nihalmohammad8934
      @nihalmohammad8934 8 років тому

      hahahahhaha dookh waa kugu dhamaday markas masha allah

  • @mohamedabdulkadir3328
    @mohamedabdulkadir3328 9 років тому

    wwww iga badan heestaaan #KING.SHOOLE

  • @abdikafiaktyga7836
    @abdikafiaktyga7836 8 років тому

    qofkee heesta qancin heeso qanciyo haraadsado lkn aflagaado waa ceeb somaliyeey

  • @abdifatahmahamed3648
    @abdifatahmahamed3648 3 роки тому

    Xasus 😩😩😩😢

  • @cawilxukun1010
    @cawilxukun1010 9 років тому

    Hadun baan wx macquula ka hayaa paapa halkaa kasii wad

  • @paltalkman
    @paltalkman 9 років тому

    Good job Libaan

  • @maamesport8122
    @maamesport8122 5 років тому

    sxb heestan adigu ma lihid ee hees aad ledahay ayaa sidan camal loo qadaa fashil.com

  • @abdirasheedfarah6861
    @abdirasheedfarah6861 9 років тому

    Nice song shooli

  • @MrHelloimyassin
    @MrHelloimyassin 8 років тому

    Caadi ma aha heestaan

  • @wizzsaidtwize1655
    @wizzsaidtwize1655 8 років тому

    horey somali u tidhi landhere laba maha sxp
    magaadhaysid ninkaas hadaad tobban qarni oo kale sii jirtid

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 8 років тому

    heestan horaan u maqlay bn filayaa lkin waa fanan sare shooli

    • @mssm6154
      @mssm6154 3 роки тому +1

      Heestii Falanqo ayuu dib qaaday.. CabdiXakin

  • @xuseenmaxamedayaanle4500
    @xuseenmaxamedayaanle4500 2 роки тому

    Waar ninka heesta udaa falanqo waa jigjiga wuu yara waashay codkiisana ma keeni kartid

  • @reo9475
    @reo9475 6 років тому

    Burberry dupes from bedsheets to pillow cases shoes to T-shirt
    I gave up!!!!
    Aliexpress

  • @deeqaroodaofficial8859
    @deeqaroodaofficial8859 9 років тому

    wlhi heestan iyo codka caadi ma ahan so so beelo waye

  • @abdihanad2977
    @abdihanad2977 8 років тому

    cabdixakim falanqo aya heestan iska leh oo jijiga ku nool lkn hadaa xuuskisu maa joogo marka cumar shooli waa soo copiyeyey lkn sii fican ayu uu qaaday

  • @abdallagaaska9176
    @abdallagaaska9176 8 років тому

    aad ban u ga xuma hay heestan ninka qaaday daryerl buu u bahan yahy adna wad dhacda

  • @sagaldheeman4719
    @sagaldheeman4719 8 років тому

    kii manu ahyn
    nijaas fananimada meel kaga dhacay

  • @somboy1659
    @somboy1659 8 років тому

    maraxaan hees walbo qaado oo aan ka helo markan comentiyada aqriyo maxaan u arkaa iido copy waaye la dhahaayo? shtt

  • @ubaxxassan1029
    @ubaxxassan1029 9 років тому

    wu washy hada

  • @ahmedjokeraj4789
    @ahmedjokeraj4789 9 років тому

    Nice Song

  • @bashiirmahamed4762
    @bashiirmahamed4762 9 років тому

    Waad ku cayaartay wale hesta sidan ma ahayn

  • @berbera1200fr
    @berbera1200fr 8 років тому

    Hit the Gym bro before making a clip Amsterdam much love

  • @maxamedaxmed4455
    @maxamedaxmed4455 4 роки тому

    Muhaned

  • @mssm6154
    @mssm6154 3 роки тому

    Cabdixakin Falanqo ayaa leh xuquuqda ilaali.
    Copy cad weeye

  • @mishraayare9808
    @mishraayare9808 6 років тому

    Nice song

  • @mahdisheno6380
    @mahdisheno6380 8 років тому

    Nacas nimada iska daya hes marka la bili laqeysana ma dhulaa no mashul hadey ku qancin ka sexo lkn aflagadee

  • @akleemasalah6691
    @akleemasalah6691 9 років тому

    Ax Yaa hees

  • @Punt75
    @Punt75 8 років тому

    heesta mala huba in uu leeyahy

  • @salmafajiste1280
    @salmafajiste1280 8 років тому

    mab naxaayo ninkaan hees uu laheynlee copy iyo video clip usoo subsadaa caadi iska dhig omar shooli

  • @sky_jigmostapha9150
    @sky_jigmostapha9150 6 років тому +1

    Copy fooqal copy
    Heesta meesheeda saar ama daa hakuciyaarine" bogga labaad waad badashay erayada sida caadigay ahayd maaha !
    Respect #Abdihakim falanqo

  • @nm7962
    @nm7962 7 років тому

    King of tuug lol

  • @saidduale855
    @saidduale855 6 років тому

    aax aax wlhy aad ayaan uga xumahy ilahow cafi waxa maqlay inu sexdo gidarada jigjiga cabdikarin falanqo ilahow cafi maskina gabar u jeceela ba laga gursaday