"Ducadan akhriso: 1.Markaad keliyooto 2.Ciriiri iyo 3.Cabsi ku heyso4.Shaqo iyo 5.hoy la'aan tahay"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • "Ducada loo akhristo 5:
    1. Markaad keliyooto
    2.Ciriiri iyo 3.Cabsi ku heyso
    4.Shaqo iyo 5.hoy la'aan tahay"

КОМЕНТАРІ • 184

  • @hawamuxiddin281
    @hawamuxiddin281 3 роки тому +63

    رَبَّ إِنِي لِمَا أَنْزَلْتَ الَيَ مِنْ خَيْرٍفَقِيْرٍ Rabi inii Lima Annslta ilaya min khayr faqiir

    • @ruqiyocumar8602
      @ruqiyocumar8602 3 роки тому +10

      Masha allah sheiq anigaa ka faaideystay dikrigaan masha allah sidhab ah ayan u arkay wax tarkeda

    • @ebihuss9678
      @ebihuss9678 3 роки тому +1

      @@ruqiyocumar8602MashaAllah mega jeer aqrisatay

    • @ebihuss9678
      @ebihuss9678 3 роки тому +2

      Ilaya kumajirtu miya ducada

    • @hawamuxiddin281
      @hawamuxiddin281 3 роки тому +3

      @@ebihuss9678 wa ku jirta hbibtii

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 7 місяців тому +3

    Ala waa qisadii nabi muuse,
    Markuu fircoon ka soo cararay,
    Waa sax ducada
    Masha Allah
    Sheekh illaahay ha ku xafido.

  • @abdullahiibnucomar9292
    @abdullahiibnucomar9292 2 роки тому +9

    Jazakallah sheq alalh qof walba waxa u qalbigisa ku hayo wanag ah hasiyo isha allah

  • @nadamaxamed1515
    @nadamaxamed1515 2 роки тому +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء qalbigad noqabojisay ilahay wax kaa farxiya haku siiyo amiin

  • @rukhiahassan
    @rukhiahassan 3 роки тому +7

    Rabi inii limaa ansalta ileyhi min qeyrin faqiir رب ا ني لما انزل ت إليه من قير فقير

    • @nuradinsiciid9696
      @nuradinsiciid9696 2 роки тому +2

      ربي إني لما أنزلت إلي من خير فقير

  • @khadraahmedmohamed9092
    @khadraahmedmohamed9092 3 роки тому +19

    Rabi ini Limaa anzalta minkhayril faqiir wata iyado qoral ah walaladey anka wada faidaysana fursadan dahabiga

  • @halimabarre532
    @halimabarre532 5 місяців тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
    استغفر الله العظيم واتوب اليه
    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
    جزاكم الله خيرا شيخ

  • @MohamedAhmedAli-nv2sp
    @MohamedAhmedAli-nv2sp 2 місяці тому +2

    سورة قصص (٢٤) waxay ku jirtaa ❤.surada qasas ee ka so firiya

  • @user-oj7nd4po9i
    @user-oj7nd4po9i 2 місяці тому +2

    Allaahu akbar❤❤❤

  • @moedinofficial1028
    @moedinofficial1028 Рік тому +2

    Masha ALLAH ❤ Sallalahu caleyhi wasallam ❤

  • @najmatuuryare7305
    @najmatuuryare7305 3 роки тому +26

    رب إني لما أنزلت الي من خير فقير

  • @amiizhmohamed502
    @amiizhmohamed502 3 роки тому +14

    Mashallah wll hadii aad qof wax ka faa iidaan abaalka lama ilaawo subscribta usaara 7 hysta waxaana dawanaya 28k khayrka waa laga ag dhawaada wlahi wax baan ka faaiday Alx

  • @maxamedxusen8091
    @maxamedxusen8091 Рік тому +2

    Sheekhow ii soo ducee waan xanuunsanahaye pagkaaga yuutubka waan kuxiranahaye

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 3 роки тому +3

    Mashalaah mashalaah
    Waa muxadaro wanagasan
    Mashalaah sheekha
    Mashalaah si dagan muxadarada
    Usoo jeediyay JAZAKALAH
    Muslimiinta allaah ha ku anfaco amiin

  • @cashacuud-cr3zc
    @cashacuud-cr3zc 2 місяці тому +1

    Rabi innii lima Ansalta ileeg min kheeyrin faqiir

  • @cabdiwahabcali2525
    @cabdiwahabcali2525 3 роки тому +7

    رب اني لما أنزلت الي من خير فقير

  • @xabiibaqali8564
    @xabiibaqali8564 2 роки тому +10

    Hada ka hor baan kacay habeen saq dhexe qol kaligeeya baan u istagay salaad iyo duco xajigeyga baa iga xirnaay asigoo sood africa kasoo socda baa lagu xiray mel kenyo kamid ah
    Dabadeed habeenki saq dhexe baan ukacay salatu leyl alx waxaa la xir naay dhowr wiil waxow dhahay mus qulbaan rabaa dadki maxaa biista ilaa linaayay waloo dayay albabki bow kasoo baxay dadkii maxaa biista cuntada ukeenayay ayow isku daray horay ayowna usoo baxay alh waa naxariis badan yahay ilaahow adaa ku mahadzan marka waxaan kula la talin lahaa umada mus limin taa iney ayakoo kaligood ah duceystaaan jasaakalah shiikh

  • @user-sr9oe9go1b
    @user-sr9oe9go1b 5 місяців тому +1

    Masha allah ilhay ha kuxafido sheq

  • @rukhiahassan
    @rukhiahassan 3 роки тому +5

    Ducada noo sax Sheikh marna اليه waad kareebtay marna waad kudartay teen qaadanaa

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 роки тому +14

    Asc ikhwaanii iisoo duceeya allaah caafiyo qof kasto dukado

  • @hiboahmed2876
    @hiboahmed2876 2 місяці тому +1

    Jizakallahu qer sheeq

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 роки тому +9

    Sheekh ilaahay owlaadaada ha ku xafido aamiin

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 3 роки тому +9

    Ya Rabi Amuraheyga isahall anigo iyo walalaheyga o murad leh Ameeen ya Rabii

  • @nasiryre144
    @nasiryre144 6 місяців тому +1

    Shukran sheikh

  • @najmaabdullah9190
    @najmaabdullah9190 Рік тому +4

    Sheikh among our neighbors there's a church that they come and make their noise sometimes until night mostly on Sundays duco ama surad laguaqrini karo majira

  • @aidarusfarah6837
    @aidarusfarah6837 3 роки тому +3

    Flickr
    رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنْزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ

  • @NiciimoAhmed-xm5xr
    @NiciimoAhmed-xm5xr 9 місяців тому +1

    Mashaa Allah ilaahey haku abaal mariyo shiikh

  • @Nimcoahmedahmed-xb3bx
    @Nimcoahmedahmed-xb3bx 3 місяці тому +1

    Masha allah shekh

  • @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id
    @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id 7 місяців тому +1

    صلي الله عليه وسلم
    صلي الله عليه وسلم
    صلي الله عليه وسلم

  • @najwahaji6035
    @najwahaji6035 3 роки тому +4

    Maasha allah sheikh xasan illaahey haku dhowro aduun iyo aakhiro. Waxbadan ayaad ii faaiideysaa

  • @IkaraanGenyo-wq2ny
    @IkaraanGenyo-wq2ny 2 місяці тому +1

    illaahow.ducoyinkaga.no.aqbal.yaa.rabiilcalamiin.

  • @user-vz4if3xq7r
    @user-vz4if3xq7r 2 місяці тому +1

    Mansh Allah ❤❤❤❤

  • @fadumamohamed7681
    @fadumamohamed7681 3 роки тому +6

    جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل

  • @nasiryre144
    @nasiryre144 6 місяців тому +2

    Scw ❤❤❤

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 3 роки тому +4

    Rabi inii limaa ansalta ileyhi min kheyrin faqir amiin ya allaah

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 3 роки тому +4

    رب اني لما انزلت الي من خير فقير

  • @abdirahimahmed3064
    @abdirahimahmed3064 2 роки тому +1

    Jazakallahu kheir shekhuna

  • @sharmarkeabdi64
    @sharmarkeabdi64 3 роки тому +6

    رب إنى لما انزلت إلى من خير فقير

    • @sharmarkeabdi64
      @sharmarkeabdi64 3 роки тому

      ‏جزاك الله خير يا شيخ
      Lakiini qebta dambe ducaada waxad katagtaay ‏ ‏ ‏الي masha allah sheikh allah hakuxafiido amiin

    • @abukarmaskax2841
      @abukarmaskax2841 3 роки тому

      Jazakalah

  • @canabcumar2771
    @canabcumar2771 Рік тому +1

    Jasaakallaa hu khar

  • @MohamedMaow-mz4ew
    @MohamedMaow-mz4ew 3 місяці тому +1

    Mssh allaah jazaaka allaahu

  • @raqiyahenna
    @raqiyahenna 2 роки тому +1

    MaShaAllah sheikh an jeclahy waqti walbo nofaideyo ilahey jazadha aqiro hakaga digo biidnillahi Kareem .

  • @qalanjolojir8890
    @qalanjolojir8890 2 роки тому +1

    Sheekh asc" sheekh alle haku xafiido su"aash ahadad argto iso jawab

  • @NacimoAhmed-pw6mo
    @NacimoAhmed-pw6mo Місяць тому +1

    Aamin aamiin aamin aamiin

  • @adulkadirabubakarmuse3918
    @adulkadirabubakarmuse3918 2 роки тому +3

    جزاك الله خير الجزاء

  • @adarmuhudinahmed9564
    @adarmuhudinahmed9564 2 роки тому +1

    JizakaAllah kheer Sheekh XafiduAllah

  • @YaseenAli-uh8hz
    @YaseenAli-uh8hz 4 місяці тому +1

    Aameen❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 роки тому +1

    Aamiin Yaa Rabi Dhamanteen
    Jizakallahu Qer sheeq Qer Allaha kusiiyo

  • @KhaalidXuseen-og8ni
    @KhaalidXuseen-og8ni 8 місяців тому +1

    ALLE HAKA ABAAL MARIYO SHEEKH

  • @mohedshakir2901
    @mohedshakir2901 2 роки тому +3

    Asc sheekh alla ha ku barakeeyo ducadan aad na bartay waanu kaa faaiidnay alla ha kuu siyaadiyo cilmiga iyo caqligaba sheekh hal suaal ayaan kuwaydiinayaa ducada asxaabta commentiga ka bixisay waxay ku darayaan kalmadda الي miyay ku jirtaa oo masaxbaa

  • @najmaabdullah9190
    @najmaabdullah9190 Рік тому +1

    السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا

  • @mohamedmaowbulle9768
    @mohamedmaowbulle9768 5 місяців тому +1

    Masha allaahu iduuceey

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Рік тому +1

    Sidaad nogaa farxisay ilhay haa kagaa frxiyo shiikha

  • @ashashdhff3754
    @ashashdhff3754 Рік тому +1

    Jasakallahu kheyran

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 2 роки тому +1

    JazaakaAllaah khayr

  • @FartuunibrahimFartuunibr-pf8gx

    Amiin

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 2 роки тому +1

    Alaah. Haku xafido. Sheik. Noo soo Ducee

  • @aaminacadey9030
    @aaminacadey9030 3 роки тому +6

    رب اني لما انز لة من خير فقير

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 3 роки тому

      Amina markii hore ducada ileyk ayuu ku daray malaga reebaa?

    • @aminaahmed1538
      @aminaahmed1538 3 роки тому

      @@maryamadam6932 ilayya waaye xbbt waku daree siduu u aqrinayo ugu duceyso

  • @hawraamosses4389
    @hawraamosses4389 Рік тому +1

    Maansha alaah

  • @user-hb8do2ql1p
    @user-hb8do2ql1p Місяць тому

    Scw Scw scw scw Scw Scw ❤❤

  • @khadraabdillahi723
    @khadraabdillahi723 2 роки тому +1

    Masha allah sh xasan alle ha ku xiftiyo

  • @fatushmohamed7094
    @fatushmohamed7094 3 роки тому +6

    Asc dear ader, iso ducey shukran

  • @zahuuramaahi7612
    @zahuuramaahi7612 3 роки тому +1

    Msha alh allha kuxafido sheekh

  • @xamdicali5214
    @xamdicali5214 Рік тому +1

    Mashallah tabaaraka

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому

    Sheekh Alle Swt haka abaal mariyo cilmigagana ku kordhiyo

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 2 роки тому +4

    Asc. DR xassan. Waxbaan akhii kaa codsan lahaa in aad ducooyinka inoo soo qorto insha'Allah hadii aad kari karto.

  • @samiyaahmed3410
    @samiyaahmed3410 3 роки тому +3

    Shugran sheekh ilahay haku xafido

  • @user-hb8do2ql1p
    @user-hb8do2ql1p Місяць тому

    Aamiin Aamiin alllaah ❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому +1

    Aamiin shiikh

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 3 роки тому

    Fadlan ducada soo Qor, thanks

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 3 роки тому +1

    MashaAllah shukrn sheikh

  • @abdi532
    @abdi532 3 роки тому +3

    Sheeq nambarkaaga ubaahna hadeey macquulthy su.aal baan ku weeydiinlahaa alle haku barakeeye

  • @khadijosheikh6042
    @khadijosheikh6042 3 роки тому +1

    Jazakallaah sheikh

  • @MaxamuudabdiXuseen
    @MaxamuudabdiXuseen 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 Рік тому +1

    Aaamiin yaarabi🤲🤲🤲

  • @ayaanmaxamed4253
    @ayaanmaxamed4253 2 роки тому +1

    Amiin yaa allaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdallanuradin3664
    @abdallanuradin3664 3 роки тому

    Jasaka Allaahu Qeyr, yaa USTAAD .

  • @abdullahiabdurahman3094
    @abdullahiabdurahman3094 2 роки тому +1

    Allah ku ciseyo

  • @faizamohamed1010
    @faizamohamed1010 3 роки тому +1

    Sheekh ilaahey. Haku xafido aduun iyo aaqiro. Wax badanaa kaafaaidey

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 роки тому

    Jasaakalaah Sheekh Xasan Jaamici
    Xafidullaah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 роки тому +3

    امين يارب العالمين

  • @atuushbintladan7442
    @atuushbintladan7442 3 роки тому +5

    Waxay Ku jirta aayadan suratu qasas aayada 24aad

  • @aminaahmed3245
    @aminaahmed3245 3 роки тому +2

    Shugran yaa shiikh

  • @yurubsalaad9104
    @yurubsalaad9104 2 роки тому +1

    Shiekh illahay haku barakeeyo🥰

  • @aminaahmed1538
    @aminaahmed1538 3 роки тому +3

    Jazakallah kheyr ustaad

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 3 роки тому

    Maasha Allah qeyr alah hakusiiyo shiekh

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 роки тому

    Asckm masha allaah allaha kuxafido aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @saidgarane4232
    @saidgarane4232 2 роки тому +1

    Jazakallah

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 3 роки тому +3

    Jazaaka alaah

  • @abaadirfarasle1517
    @abaadirfarasle1517 3 роки тому

    Jaza Allah sheekh ilahay haku xafifo

  • @deeqcwali1020
    @deeqcwali1020 3 роки тому +3

    Shiikh also raaliya waxaad katagtay ileya

  • @aishaahmed2556
    @aishaahmed2556 2 роки тому +1

    Allahuma amiiiìn

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 3 роки тому +1

    جزاك الله خيرا كثيرا في الدنيا والآخرة

  • @khalihassangabow4386
    @khalihassangabow4386 3 роки тому

    Wcs wr wbt shiikh jasakallah khayr

  • @sacdiyoxasan3314
    @sacdiyoxasan3314 3 роки тому +2

    mansha.allaah

  • @xabiiboxilwa2741
    @xabiiboxilwa2741 3 роки тому +1

    Alaha kubarakeyo

  • @BashiirAbdibashka
    @BashiirAbdibashka 11 днів тому

  • @binyusufamaan9490
    @binyusufamaan9490 2 роки тому +1

    asc sheekh darustada wan la socda qer badan ilahey ha kiyo

  • @deeqojamac1058
    @deeqojamac1058 3 роки тому

    Masha Allah
    Amiin yaa rabbi

  • @basrabadi9329
    @basrabadi9329 3 роки тому

    Ameen ya Allah jazakullah

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 3 роки тому +1

    Aamiin ayaa rabi