Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

SUUQA UGU QURUXDA BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2024
  • DHISMAHA SUUQA WAAHEEN OO KU DHAWAY GABOGABO (Dhamaad) .
    Wuxu ragg u kaco rabbina aqbalo way rumawda.
    Shalay iyo maanta .
    Marki la so guryo noqday magalada waxba ma oil gurina ma dhisnayn raggi xilliga joogay waxba ayay ka bilaaween waxaanay soo gaadhsiiyeen gubashada ka hor sidu aha !
    Imakana hadii allah suuro galiyay magalao cusub aduun weeye barri wuxu la tartami suuqyada kale .
    Lkn ayan la ilaabin ha loo dhug lahaado wixi shalay dhacay hadaan la ogan cidda ka dambaysay barrina inay samayn karto?

КОМЕНТАРІ • 43

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Місяць тому +3

    Hargeisa caasimad qurux badan ayey noqotay Maashaalah

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Місяць тому +2

      Insha Allah way ka sii qurux badnan doonta.

  • @IstaahilIstaahil1234
    @IstaahilIstaahil1234 Місяць тому

    Mansha allah ❤❤❤

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Місяць тому

    Msha Allah ❤❤❤❤

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Місяць тому

    Xasidoo naftaa waa hargaysa ilaahay hanpp barakeeyo cadawgana ala hakaqabto

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Місяць тому

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Місяць тому

    Shugran

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Місяць тому

    Masha allah suqa waaheen sifiican baalodhisay kirada ya làgu kordhin

  • @AbdirahmanIbrahim-cz8oz
    @AbdirahmanIbrahim-cz8oz Місяць тому

    Masha allah ilaahay ha inok barkeeyo dalaka iyo dadkaba

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Місяць тому

    Masha allah ilaahay horumarka iyo amniga haynoo siyaadiyo guul wadankeena somaliland

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 Місяць тому +1

    Maansha Allah ❤❤❤

  • @maxamedbile2992
    @maxamedbile2992 Місяць тому +1

    Beautiful building this is part of Somalialand

  • @Caasha739
    @Caasha739 Місяць тому +1

    Barakallah

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Місяць тому

    Mayor Moogeh kugu maalnay. Maasha allah.

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 Місяць тому +2

    Mashallah 🤩, inshallah angalo kala duwan ka soo duub waaheen oo kuwa kale ku soo biiri , akhyaartana waxaan leeyahay like iyo share ta soo gobanima miisa 😂 🍏🌧️🍎

  • @Janagale10
    @Janagale10 Місяць тому +2

    Maansha allah❤

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 Місяць тому +2

    Golaha deegaanka waa gole qaalia sharaf badan waa dhiigii geesiga sharaf ku noolaada

  • @sahraomar5898
    @sahraomar5898 Місяць тому +2

    Mashall

  • @ahmedmoalin6469
    @ahmedmoalin6469 Місяць тому

    I am sorry! It has small residential staIrcases 1 meter wide and small corridors/ balcony 1.2M.... Such market building needs commercial staircases at least 1.8M wide.

  • @hargeisagrouphospital7196
    @hargeisagrouphospital7196 Місяць тому +2

    Mansha Allah Waa Waxqabadkii Mdx. Muse Biixi Cabdi iyo Guddida Ganacsatada ee JSL___ Dawlada Hoose iyana waxa laga Rajaynayaa in ay wadooyinka iyo Nadaafada Suuqa ay ilaaliyaan Insha Allah

  • @MjaamacXasan
    @MjaamacXasan Місяць тому

    Yaa dhisay ma MOOGE mise MBiixi ?????,

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Місяць тому

    Suuqa waheen lacagtii farmaajo bixiyey ee lagu caawiyey

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed1648 Місяць тому

    Mashalllah 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Місяць тому

    Fanaankii saalax waa in bad kuturten cajiib

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Місяць тому

    Midabka maxaa looga dhigay huruud cadan iyo bulug khafiifa ayaa qurux badnaan lahaa

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Місяць тому

      @@ilhanhassan9813 DUMARKA MIDABADA KALA YAQAANE MALA IN LA IDINLA TASHado ayay ahayd

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Місяць тому

    Dad waratada xage lageynaya

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 Місяць тому

    Guulsha muusa leh alle ha ku daayo wadaniga dhabta allow dhawr

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Місяць тому +1

    Kuwa hargeisa

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Місяць тому

    Dadkii wax ka iibsanlaha wad iskudirten reer somalilanow awalba daarood baa ganacsi idinlawaday

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Місяць тому

    Xaniya sar

  • @user-ik1me7kr8f
    @user-ik1me7kr8f Місяць тому

    Quux waxaaay noqtaa markey dowladu dhisto
    1 wadooyin =0
    2 biyahey dadku aay cabayeen= 0
    3 dhakhtar = 0
    4 beero = 0
    5 warshado = 0

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Місяць тому

    Aniga no heesaya

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 Місяць тому

    Subscribe waad qalantaa 100k inshallah

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Місяць тому

    Wadooyin cagaran halagusaneyo

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Місяць тому

    🐪waa koran ciidagale

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Місяць тому

    Biyo mareen dheh ingirisida dadka kada

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Місяць тому +1

      Biyo mareen waa meel kasta oo karaan.
      Lkn halkan maxa la odhan kara ?

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Місяць тому

    Beenta iskadaa shiraacle maaha meeshu

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Місяць тому

      @@user-bv7yt7oj8g shitaaqle wa xage !
      Ilma muse shiraaqle meeshooda ayad maqashay ana aabohood ayaan kaga shrekaynaya.
      🤣🤣🤣