Alla xaasidsanaa walaahi in hilibkooda la jarjaro ayaa fiican. Bal fiiriya dowlado shishiiye ayeey Qaraxyo kasoo gateen si shacabka Muslimka ah loo xasuuqo. Waa nacalad diinlaawayaal ah
Qareenadu way waasheen. Dowlada mas'uul bay ka tahay bulshada. Haddii wax halis ku ah naftooda iyo hantidooda ku soo wajahan yahay waa in uu wasiirku go'aan dagdag ah ka gaadhaa. Baarlamaan wax sugi kara maaha. Ganacsatadan ha la xidho.
War kuwan ayaaba ugu daran waayo haddii iyaga soo dajin lehen alsheydan maba heli lehen qaraxyo waana la dabar jari lahay fatlan kuwan hala jarjaro arxanlaawayasha
waxay ku doodayaan bal arka fal cad cida ay u wadaan ay cadahay ayay qiil u yeelayaan madaxaa i xanuunay war yaa 24sac xukunka dalka ii dhiiba!!!!!!!!!!!!!
@@duranabdi4105 runtii uqdad raga ay u danbeeyday waa la yaqaan. Itoobiyan xamar iguma xasuuqin dumarkana igama faraxumayn. Arsenal ragii ay xaasaska ka furteen odawaa isku reer ayay ahaayeen.
war wxaaan arag waxay ku hadlaayaan calooshiisa u shaqeystayaal meesha lagu kulmiyay war dhamaantood dil ha lagu xukumo haddii kle wlhi dabar go'i maayaan
Waa la sheegey ganacsato badan in ay ka tirsanyihiin Allshabaab.
Mashaa Allaah waa horumar ay gaareen ciidamada Sirdoonka.
Subxanallah waa abe soomaaliyeed oo dadkiisii iyo dalkiisaba holcinaya alle ha soo hanuuniyo
Waa UGUS, waxaana Aabbe iyo Hooyo u ah Axmed Kenyatta, Xasan Dahir Aways, Raabboow, Sheikh Shariif, kuwa badan oo kale.
Guul iyo Gobonimo Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya, shaqo wacan.
Madaxda sharafta leh ha caayin
@@rock_diamond9475 idiga walaalka mahubta
@@rock_diamond9475
Intey madax taalaa intaa qabiil iyo daalim tageresiin saana hoog iyo halaag ugu jireesiin..
Alla xaasidsanaa walaahi in hilibkooda la jarjaro ayaa fiican. Bal fiiriya dowlado shishiiye ayeey Qaraxyo kasoo gateen si shacabka Muslimka ah loo xasuuqo. Waa nacalad diinlaawayaal ah
Ciyaalka China waxbarashada loogu diraayo ee qaraxyada lasoo baraayo dowladdu hala sococoto
waa wada hawiye iyagaa isqarxiya umada haugafina.
Kuwa u doodayo dambiilayaasha indha cadeys ayeey Ku socdaan.
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Dadaalka.ski.wada.horey.usocda
Qareenadu way waasheen. Dowlada mas'uul bay ka tahay bulshada. Haddii wax halis ku ah naftooda iyo hantidooda ku soo wajahan yahay waa in uu wasiirku go'aan dagdag ah ka gaadhaa. Baarlamaan wax sugi kara maaha. Ganacsatadan ha la xidho.
Ilahey hanaga qabto wixi ganacsato ah oo dalkena dhibka kuwodo NABADSUGIDA QARANKA GUULEYSTA WALIGIINA
Adeer waxan layabanay kuwan udoodayaan danbilayasha hala dilo kuwa kudaysandoona hakuquusqataneee
NAXARIIIS MAHAAN NAXARIIS YANAN LOSAMEYNIN
Wqxan oo kale markaan arko wadanka waan kasiiniyad. Jabaa
waa dimoqoraadiyad niman kaan hadey gacantooda ka baxeysaa videoga dadka in la tuso ma aha mida kale waa qatar waan wallahi waan ogaa iney wax waliba somaliya ka dhaca iney ganacsato fuliyaan oo danahooda wax waliba oo amaanka qatar ku eh waa ganacsato shilinka ka xoog badan yahey waxaan arkey ninganacsada oo dawada gada uu ninsoo wacey waxuu yiri zakadii baa lagaarabaa ninka soo wacey waa alsheydaan ninka dawo buu bakaaraha ku gadaa dawooyinka waa dawooyin dhacey waxey ila noqotey cajjiib walaalkey waxuu yiri al shabaab baa ka talisa ee iska aamus buu igu yiri dowlad dowladaada ma aqaano buu igu yiri ameson ayaa iibisa waxa qarxo cadowga wuu badan yahey
free maxakamadynat
Somaliya somali kale ayaa gubay
اللهم انك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا.
Subhanala
Wa waalii waxan
M.a shekuna
Wxa saas u holcayay aya layiri beraha ayaa lagu abuuraa ninka xita saas dhahay waa kamid yahay hdey horu socod jiro all dil toogsho
Dadaalka.sii.wads
xarig wax sheegi maayo tagaan arxan laawayaasha ah la laayo sida ay u doonayeenin jirkabini aadamka loogubo balaayo idiin gubtaya. kuwaan allahii. tusay ciidankeena baa mahad leh carab baa lacgta siiso. balaayo. helooyin kuwaan yaan la sii daayin. alx
Ganacsatada.qaarkood.was.alshabaab
Wadanku shaqo adag ayu u bahanyahay
Dadkan yan lo asxan samaynin
Subxanallaah Kuligood Allaah swt haso Qabto Qofkasta oo ku shaqo leh Hal Allaah swt kama reebo dhamaan Noockasta Oo Xumaan kuwa Dalkeena ku haya dhibta Allaahuma Aamiin Damiir Xumaa Balaayo idin qaaday Bal Eeg Intey le’eg yihiin dhibta ay Dalkooda iyo Dadkooda ku hayaan weliba loo doodayo kuligood Xabsi halagu guro Duliyaasha
Haba la mamnuuco belaayada keenideeda beer ba yey soo bixin
Lawaaxatu lilbashar aabahey oo kale ayaa kujiro qaatumada qeer noogadhig
Maxkamadu waa iney dil ku wada xukun taa dhamaan tooda waan isha alagu jayo dadkaas kaloo iyaguna lashaqeynayaan insha allah hala dilo waa ugu waa dadkii maadtada baabi,iyey
maxamkamdaa
Ha la dilo kuwan
Kuwa Difaacaya Ayagey la shaqeeyaan, Waa denbiileyaal
Waa in ciqaaabta u dhiganta la siiyo
Hubka iyo wax yaabaha qarxo waxaa laga soo dajiya dekeda mugdhisho dadka ilaaliyo dekada ayaan garab ku siiyo aniga arag tideda sidey ila tahay ka hadlay
Wixii dhagar qabo lugta halaga gooyo
Haladilo
Arma lahaysta yaal yihiin
Waa rag qaatiliin ah hala toogto oo ifka halaga qariyo ummada ayeey dhameeyeen
Illaahow Naga qabo cadowga
Allaahuma Aamiin Wllo
Raga hada Toogto haday meesha cadalad ka jirto...Qaraxyada ayay umada ku dhameeyen nacala idinku yaal. Alaab qaraxyada ayay keenayan
50 sano xabsiiii hala galiyoooh
Qofka shaadka qaraxa soo dejiyo toloow muxuu isku difaaci.
Hala toogto ragaan haddey jirto adaalad
Alle haynaga qabto insha Allah
Lacag jacayl meel walba waa ina
gelinaysaa
Alla xumaa cadawga umada dhameeyay weeyi
Masiibo idinku dhacdey kuwaas maxa losara maxkamad maad qoorta lodhereyo.waayo ayagaba dad ayey rabeen in ay halaagaan subxanallaah.xagee ayu jooga kaas.
Soomaaliya dhanaa wada mooryaan noqatay. Inta aan la ogeynaa ka badan.
7
kuwaan difaacaayo iygane hala xero kuwaan lacg beey ka cunaan imaraadka balaayo helooyin
Laaya nacalaaa yuhuudi dhashay kuyaale waa yuhuude
sida shabaab sameeysa haddii dowladu samayn lahayd mid wlboo shabaab ah oo la qabto laguna fal cad oo argagixisinimo ah haddii tiirka la geyn lahaa wxaa la wayn ganacsato ku dhiirata inay shabaab howlaha u fududeyso
Lkn wadanka ay ka hadlayaan wa wadankee kee ayay xukumaan ishega
Hadaba holaca mawaxbalagubeeraa
Foosiya shiikh waxay sheegtay in ay jiraan shirkado waaweyn oo katirsan alshabaab
Alshabaab meelfog kama iman ee waa wiilashiinii mooryaan aan naxariis lahayn
Musiibo ayaa dadkan haysata waana dhiigii aqdarada ahaa oo dagaaku marku qarxay layska dadiyey sabab la aan walina socda allow sahal amuuraha
Aad iyo aad
War kuwan ayaaba ugu daran waayo haddii iyaga soo dajin lehen alsheydan maba heli lehen qaraxyo waana la dabar jari lahay fatlan kuwan hala jarjaro arxanlaawayasha
waxay ku doodayaan bal arka fal cad cida ay u wadaan ay cadahay ayay qiil u yeelayaan madaxaa i xanuunay war yaa 24sac xukunka dalka ii dhiiba!!!!!!!!!!!!!
Wadankan laysugu tagayo dadku haday dhamadaan maxa lagu xarayn rabaa
Xildhibaan odawaa ayaa joogo maxkamad malaha waa dadkii soo doortay oo uu kursiga ugu fadhiyay.
Odowa nuca is qarxiya uq dadesan maha iska baro wlaigodba qarax laguma shegin iskabaro
@@duranabdi4105 runtii uqdad raga ay u danbeeyday waa la yaqaan. Itoobiyan xamar iguma xasuuqin dumarkana igama faraxumayn. Arsenal ragii ay xaasaska ka furteen odawaa isku reer ayay ahaayeen.
Shabab miya ka cabsaneaa arsinal iyo dhunashada ku jiraa hadalka xor u noqo markas baa idea dhiban karta
77
Ugusta xabsiyada kabuuxda iyo eheladooda halalaayo hadiikale waxba hagaagi maayaan
KUWAN QAREENO MA AHA WA DAD LACAG QAATAY SOMALI MARYOOLEY LAALUSH KAMA IL BAXAN ALA IDIN CADAAN MA KUWAS AYA NABAD GALAYO HELAYO
Subxaana llaahi dadkaan xamar dadkii deganaa xataa uma eko qofkii dadka dilo waa in ladilo
war wxaaan arag waxay ku hadlaayaan calooshiisa u shaqeystayaal meesha lagu kulmiyay war dhamaantood dil ha lagu xukumo haddii kle wlhi dabar go'i maayaan
Odayga timaha cad wllhi waxan is iri hindiguu badsaday,. Waxasa rer xamarku ku horkeenayaan 😂😂😂😂😂😂😂
Yuhuudaas baa qareen looqabanayaa oo kharash laga bixinayaa idinkaa kaxun
Waxaaan oo kle ayaa nagu hoos noool Ya Rabbi adigaa noo maqan mana Quusaneyno inta laga weynaayo mid shabaab ah iyo mid shabaab kalkaaliye ah wn halgameynaa
Nimanku cadawsanaa ma dad bay Ku gubayaan waxaa
Waligaa ma is weydiisay waa kuma munaafaq,mala noqdaa mise waa loo dhashaa?
Sq
Ar qarenadaan been badana Illaahay May ka baqaan irsaqada ciriri Illaahay idinka geli
ههههههههه
Qofka qareenka ma wuusan akhiro lahayn war goormaa beentii xalal noqotay subxanallah
Erayga qareen dadka ku shaqeeya 80% waa khayanolayal ayan dhihi karnaa maxaa yelay qabiil io qurun io lacag ayay ku shaqeyay xaqiiqadana waa ay daboolan
Nimankan Iska daya dalka ubaahan waa muwaadiniin Somali ah
soomaaliya dib u laaban mayso
Tuugta iyo mooryaanta ayaadtihiin. Askari looyar shaqaale badan oodalada kujiraba
Aqabka qaraxa xalane iyo meelaha lamidla ah aaba lagu bixiyaa maxaa umadaan loogu xoq xoqanaaa.. jaH...
Hadda ayaa lasii daynayaaa 😂😂😂
Adiga iyo kuwaas umada dhameeyay DALKA WAA.DIL .
😂😂😂😂 nin ganacsade
Hala toogto ragaan haddey jirto adaalad