Wlhy waa runtaa sxb waa ismacil dhacdadan ad ka shekeysay waxad moddaa iney iquseyso aniga sababtoo ah waxan horey uga tirsanaa ciidanka kamandowata Somalia waxanne ka tirsanaa muddo 9sano ah run ahantii waxan ka garey siidanka heer fiican ila an Tababar u adey dalka mareykanka gar ahan California waxan soo bartey 1gar garka deg degga ah ee caafimaka 2qorsheynta howlgalada qor sheysan 3mapka iyo location 4isku qarinta hadba cimilad ad jogto 5daba galka qaybta sirdonka 6togashada kadiska ah halkan kumaso wada kobi karo sxb balse ujedka anka leyahay aya ah dhacdada an uga socdo qoralkeyga shaqadii wanka tagey waxan adey gobolada waqooyi oo an kaso jedey run ahantii wanla qabsan wayey dadkii xitaa cidanka si adun yale iyo si an yelo ayan garan wayey shaqa walba oo an is dhaho gal niyad ahanban u nacaa sababto ah ciidanka ma ahan kuwo an isku qibrad nahay kadib waxan go an sadey inan galo eyda si an aqon teyda ugu sameyo Tijaboyin ama hindise cusub wixi an qibrad lahaa ayan isku gegeyay mudo 2labo sano ah ayey igu qadatey waxanne isku badeley cilmi baare xaqiqdii markaas kadib waxan sameyay tijaboyin ku adan wixi an is barey oo an macalinka iskaga ahaa waxan baritan keygii ugu horeyay ku sameyay mel biyo la an ka jirto inan ka qodo cel biyod wanne ku guleyatey waxan kalo baritan ku sameyay macdanta iyane wan ku guleystay dadku waxy i oron jiren ninkan bufis aya ku dhacey halka qarka kalene i oron jiren ninkan konfur aya lagu sixrey marne uma bahan garab dhaqale mid wehel mid latashi waxne ima yeli jirin hadalada dadkas balse waxa ii caddaa waddada guusha un mahad sanid sxb
Masha Allah Thank you 😊 walalkey Aad baan ku Tagera Runti inti Ann kuu Xeernay Channel kan wan ka Faiiday wax yabo Badan waxan ku xeeranahay Channel kan mudo 3 sano Ah xita midki Horay wan ku Xeerna Aad baad igu mahadsan tahay Sida wanagsan ed wax nagu Sharaxday Horay u soco walal Hormar wacan insha Allah watacala idinka ilahey Allah ku xifdiyo 🤲 Amen amen ya rabi Allah ku Barakeyo Walal Abdirizak ♥️♥️♥️😊😊😊☺️☺️☺️ Guuul ✊
Qoralkan hadaad aragto samar allh ku ziiyo❤🖐
أمن إنشالھة👐✊
Aamiin yaa Allah
Ameen
Ameeeeen
Cabdirizaaq faarax macalin bis iima tihidee wlhi waxaa iitahay garab buuxa oo dhan kastoo nolosha ah my everything illahay dartiis baan kuu jeclahy hore u soco walalkey
Wax ka barro walhi wax badan ayaa kafaa iidey guul wacan horey u soco
Wc bad an ka fan may waalli
Waxyaabo waxajira ilaahay mooye adiga gacan taadaa ka baxsan alle hanoo fududeeya aamiin💚💭❤
Sida loo xifdiyo Qur,aank ayaa loo xifdinkaraa barashada samirka waa in aad muujidaa adkeysi NAFTA na ushegtaa in say adkeysato that only
#Samirku Waa inad ku #Jihaado wax kasta oO isku daya inuu kaa leexiyo Wadada #Guusha 🔥👊✊ #GuulaystaDhamantiin
1 first. Wll Alla Ha Ka Aball Mariyo Wlhi Wax Badan Ban Ka Faaidey Wlhi 💯💞
Thanks ustaad C/risaaq Faarax horay usoco allah hakuxafido
Thanks my teacher abdirizak farah awed 💖❤
Waa run
Thank you very much teacher
Mahadsanid sxb
Wax bdn iga fahamsiisey wlahi😘
Good lesson
Mahadsanid ustaad waxbdn baa iga caawisay
Masha Allah Tabarakallah jasaaka lah qeyral jasaa wallkey mahadsnid
Macalin buugaag taada xalkee ayaan ka helaa macalin waad iga jaahil bixisay samirka wax kale ayaan ka aamisanaa macalin waad ku mahad santahay😁👍👍
M.a Waa Mowduuc fiican Mowduucan Aad syaan uula dhacay Dhagey sigiisa...
Mnsh Allaah khyr
Msha Allh A /rizack wll wn kafaidey pro shukran
Wlhy waa runtaa sxb waa ismacil dhacdadan ad ka shekeysay waxad moddaa iney iquseyso aniga sababtoo ah waxan horey uga tirsanaa ciidanka kamandowata Somalia waxanne ka tirsanaa muddo 9sano ah run ahantii waxan ka garey siidanka heer fiican ila an Tababar u adey dalka mareykanka gar ahan California waxan soo bartey 1gar garka deg degga ah ee caafimaka 2qorsheynta howlgalada qor sheysan 3mapka iyo location 4isku qarinta hadba cimilad ad jogto 5daba galka qaybta sirdonka 6togashada kadiska ah halkan kumaso wada kobi karo sxb balse ujedka anka leyahay aya ah dhacdada an uga socdo qoralkeyga shaqadii wanka tagey waxan adey gobolada waqooyi oo an kaso jedey run ahantii wanla qabsan wayey dadkii xitaa cidanka si adun yale iyo si an yelo ayan garan wayey shaqa walba oo an is dhaho gal niyad ahanban u nacaa sababto ah ciidanka ma ahan kuwo an isku qibrad nahay kadib waxan go an sadey inan galo eyda si an aqon teyda ugu sameyo Tijaboyin ama hindise cusub wixi an qibrad lahaa ayan isku gegeyay mudo 2labo sano ah ayey igu qadatey waxanne isku badeley cilmi baare xaqiqdii markaas kadib waxan sameyay tijaboyin ku adan wixi an is barey oo an macalinka iskaga ahaa waxan baritan keygii ugu horeyay ku sameyay mel biyo la an ka jirto inan ka qodo cel biyod wanne ku guleyatey waxan kalo baritan ku sameyay macdanta iyane wan ku guleystay dadku waxy i oron jiren ninkan bufis aya ku dhacey halka qarka kalene i oron jiren ninkan konfur aya lagu sixrey marne uma bahan garab dhaqale mid wehel mid latashi waxne ima yeli jirin hadalada dadkas balse waxa ii caddaa waddada guusha un mahad sanid sxb
Ilaahow samirka noo badi 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mahahzanid Macalin wax badan Aaan ka faaiday thanx million timez
Waad mahad San thy muqaaladaan oo kale noo soo gali
Hore usoco wll qali
Jizakallahu kheyr abdirizaq nolosheyda waxbadan ayaad ka badashay aad ayaan ogu faraxsanhay inaan nasiib u yeshay booqashada channel kaaga
M.a Allaha ku xafido wll wax badan ayaan kaa korosaday xaqiiqdi ❤🙏🏿
Wallhi waxan noqdey qof bila dulqada sido kaleh istares jogta ah lakin waxan allah kabarya inan noqdo qof adag😔😪😭😭😭
wll key jasakalah khayran wajasaa
*💯Waad mahad santahy macalin wax badan ka faidnay runtii guul wcn kurajeynaa💯*
Zhukran bro
Dhirgalinta ayan ku jecalday jalankaan xaqiiqdi💞💞💞📿📿🤲🤲
BrotHer of mine long live 👑❤
thanks my teacher
My teacher AbdirizaQ FaaraH Awed
#Wll c/dirisaaq faarax# horay usoco
.every new day is another chance to change your life
ReallY everyone and everything chance to change your mind and your life!! Never up to your goals and dreams!! 👍👍
Aad io aad wll mcn qeyr badan alaha kusiiyo kafaideysigada
Mahadsanid Cabdirisaq Faarax
Thanks huuno wax badan ayaa lagaa faaiiday
thanks macalin
Nin jiraa tahay cabdi risaaq
Mei teacher
Mahadsanid mudane
Thanks bro Nooso badi Arimaha jaceylka waa xiiso mcn bdn
Mahadsanid walal qaali
Mahadsanid ❤
Keep going brother ✋
man sha alaah wallky wad mahasanthy
Mashalllh macalim sarre horre usoco wx bdn kaaFaa'iidaysay wlhi✋
Thank you so much
Thanks sxb
Thanks 👍👍📺
Mansha Allah Abdirak faarax
Ilaahy hku dhowro wll❤
Mahadsanid macallin ✌
Wll illahy rali haka noqdo wll waan ku jeclahy illahy dartii
Mash allah wllo alle haku dayo
Ilah hakarali noqdo wllo wax ayan kafaide mahadsanid
Thanks mcalin alle haku xifdiyo
Maasha Allah my brother apdirisaq faarah
Thnkz mclin buga mee
Samirku waa adigoo ! Katanaasula waxkasta oo markas umuuqda in laiska daayo ! Balse ustd. Qaabka ad usharaxdey ! Waa inaat waxwalba dulqaad uyeelan karayso. Hdi kle ad tahy samir la!aaan. Sow samirka io adkeysigu . Walba qadiyadod.
Mahadsanid c/rasaaq sxp
Keeping brother
wax kabaro chanell hore usoco awow🔻
Waa runta wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr
MASHA ALLAH
Waaw🤩✍✍✍✍axsan teacher
Msha Allah mahadsnid wll
Masha allah wax badan aa kafaa iday
Thanks 🙏 Walaalkee Buugaan Intee Ha Helaa Ama Telfoonkaaga Whtsapp isoo Qor Si An Kula Soo Xiriiro Plz
Masha allah
Abdirizak nin idhiri gsliya sxb horay usoco
ماشاء الله
PRO HORE USOCO Abdirisaaq
Thank you
Asc isodir labdarka si an wax kaga waydiyo WhatsApp sxb
Macaga waxa layidha cabdala sxb
Maclin iguqaliya ale jakudiuafiyo cilmigaga wllo
Masha Allah Thank you 😊 walalkey Aad baan ku Tagera Runti inti Ann kuu Xeernay Channel kan wan ka Faiiday wax yabo Badan waxan ku xeeranahay Channel kan mudo 3 sano Ah xita midki Horay wan ku Xeerna Aad baad igu mahadsan tahay Sida wanagsan ed wax nagu Sharaxday Horay u soco walal Hormar wacan insha Allah watacala idinka ilahey Allah ku xifdiyo 🤲 Amen amen ya rabi Allah ku Barakeyo Walal Abdirizak ♥️♥️♥️😊😊😊☺️☺️☺️ Guuul ✊
Thank u
thankis my thichre
Thanks ustaad buuga away
Walaal muuqaladaadu waa muuqalo fiican lkm musica ay ku bilowdan ka reeeb adoo raali ah
Maasha-Allaah
Wll buuga Ethipia ma laga helikaraa
Mahasanid walal waxabadan
Ban kafaiday
First viewer
Malintaan bilabayaye dawashada videogan waxan dareemaye kalsooni mantan waxan dareemaye kalsooni laane maxa ugu wacan macalina
ShukraN waxa thy dhirigeliYe mudan in lo mahadceliyo😍
wllo mahadzanid wx badan ayaan kaa faa'idaystay runtii
Thnkz pro
maasha allaah waa fikrad fiican horey u soco
Marka aan rabo inn iibsado gmail la iigu so diro mxan same ya
Wll adiga oo mahadsan xagee ka heli
Karaa buuga dhiirigalinta nafta
Shugaran wllo 💞😍
Wlhi wll mcn wd i dhiiri galisey nolow hor mar wcn mar kasta adn
Xagee laga dalban karaa buugan wll
Wad Mahadsantahy wll
Mash allllh hno ❤❤❤🎁🎁🎁
Intee ka helaa sxb buuga?
Horey usoco
Keepi going bro
XAQIIQADA DHABTA AH WAAYE WALAAHI
Sxb aad ayad umahdsan tahay isaar lik