Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Hawa ❤❤❤
Mashaa ALAAH ,wllo anigu jaakadka iska daaye weyba i bud dhigatey arimahaas,mararka qaar waxaa jirta arimo qaarkood hadii laga hadlo aan qarxaayo ooyin catow iyo caro aan dadka dhinaceyga ku xanaaqo ,waana arin xanuun ah oo aanan goaan ka qaadan luda jecli nafta jecli,ruux wax jeceli waa duloobaa ma joogi karo mana tagi karo oo jaceyl baa i haya nafteyda iyo qalbigeyga iyo aniga dadgaal 3 geesood ah baan ku jiraa taasna waxey ii keentey howlgab inaan noqdo dhinac walba ,ALLE ayaa kaalme lahee maxaad rayi la igu soo kordhin karaa adiga xaawa ah iyo daawadayaasha ,weliba waan sameeyey xaawaay taladaad sheegeyso hadana weli xal la"ahey talo tusaale iyo duco waxaad awoodaan idiinla doonaayaa walaashiin u baahan intaba.
Mansha allah wlaashyeey waan ku wataa wlhi❤❤
Quruxey mahdsanid ♥️
Abyo inter kaalasoo xiriiraa waan kuu bàhanahay
Xaawo. Ali99 Instagram
Xaawo cali kumee wllo mise youtubeka waad iska daysey ,maxaa ku helay ma caafimaad qabtaa wllo.?
Quruxey mahdsanid waaan jooga waan so labanaya walalo macanto raaaali iga noqda♥️♥️♥️♥️ waaan idin xiiisay
@@xaawoali2785 sidaasoo kale iyo casharaadii korinta màskaxda iyo dhiirigelintaadaa ,mashaa ALAAH ,
Xaawa cali Wllo mahadsanidLknAnigu qofkastoon wanaajiya ima wanajiyo aniga magaranayo wali sababtana🥲🙈
Quruxey u waanaaaanji ILAHAY dartiiiis haka sugin waxba nafatada ha ilaaawin nafatada nafatada ha u cadbin fadlan
@@xaawoali2785 Hyeh mcnto
Hawa ❤❤❤
Mashaa ALAAH ,wllo anigu jaakadka iska daaye weyba i bud dhigatey arimahaas,mararka qaar waxaa jirta arimo qaarkood hadii laga hadlo aan qarxaayo ooyin catow iyo caro aan dadka dhinaceyga ku xanaaqo ,waana arin xanuun ah oo aanan goaan ka qaadan luda jecli nafta jecli,ruux wax jeceli waa duloobaa ma joogi karo mana tagi karo oo jaceyl baa i haya nafteyda iyo qalbigeyga iyo aniga dadgaal 3 geesood ah baan ku jiraa taasna waxey ii keentey howlgab inaan noqdo dhinac walba ,ALLE ayaa kaalme lahee maxaad rayi la igu soo kordhin karaa adiga xaawa ah iyo daawadayaasha ,weliba waan sameeyey xaawaay taladaad sheegeyso hadana weli xal la"ahey talo tusaale iyo duco waxaad awoodaan idiinla doonaayaa walaashiin u baahan intaba.
Mansha allah wlaashyeey waan ku wataa wlhi❤❤
Quruxey mahdsanid ♥️
Abyo inter kaalasoo xiriiraa waan kuu bàhanahay
Xaawo. Ali99 Instagram
Xaawo cali kumee wllo mise youtubeka waad iska daysey ,maxaa ku helay ma caafimaad qabtaa wllo.?
Quruxey mahdsanid waaan jooga waan so labanaya walalo macanto raaaali iga noqda♥️♥️♥️♥️ waaan idin xiiisay
@@xaawoali2785 sidaasoo kale iyo casharaadii korinta màskaxda iyo dhiirigelintaadaa ,mashaa ALAAH ,
Xaawa cali
Wllo mahadsanid
Lkn
Anigu qofkastoon wanaajiya ima wanajiyo aniga magaranayo wali sababtana🥲🙈
Quruxey u waanaaaanji ILAHAY dartiiiis haka sugin waxba nafatada ha ilaaawin nafatada nafatada ha u cadbin fadlan
@@xaawoali2785
Hyeh mcnto