Wallahi qisada waxan ka bartay in qofki ladulmiyo xaqisa helayo iyo ina dacad iska ahato ee guul ku horsedeso markasto adina alle haku barkeyo walala qali ❤😊
Scw scw 1 wiliga qofna haudilin xolahisa dartod hdi ad udhisho adna xolahas dartod lagu tili 2 ilmahaga xaran hasiin 3 qofka ku aamin dhabarka haka togan hdi ad ka togato adna wala ga toganaya 4 macanka sabirka dhib walbo raxa ka dambeyso 5 illahey adonkisa ma mogo kookan alla mamulo wana caadil naxariis badan ❤ intas ayan ka faidey mahadsanid walal qali ah
1.ilmo hooyadii ayaa uu fcn 2. Alleh. Waa. Xaakim ,caadil 3. وجزاء سيئة سيئة مثلها فمن عفا وصلح وأجره علي الله 4. النفس بالنفس القتل بالقتل 5.واكل مال اليتيم هي آخر النار 🔥 6. Allas hi is the one greatest hi is controlling All of the world 🌎. Ifiyow. Isoo jwb. 🫡
Wax badan ayaa ka bartay 1 qof mumin ah o jaceyl xaskisa o qiyantay 2 carurtii Amanda ku ahaa ineey si xuun ula dhaqantay 3 ineey ilowday alle o wax kasta og 4 xolahii xaranta ahaa siisay wiil keda asigana wadadii iyada Marta inoo marsiyo o ku dhamadan inta xolaha xaranta cuntay ale ka magan galay inuu I siin xolo xaran ah asc wr wb somali maxamed
Waxaa kabartey dulmiga inuu si daqsi kugu imanayo hadaa qof binadam dulmise midedha kale waxaa waye inaa carurta lakalaxigsanin, xaasidnimadha maficno and if you do qeyr wukuu solawani 😊😊
MaashaaAllah brother qisooyinka aad baan ula socdaa. Maalin dhoweed anigoo safar ah oo ka safraayo Dubai ilaa Toronto ayaan waxaan soo degsaday ku dhowaad 10 qiso oo qisooyinkaagi ah waxaan ku dhageystey safarkaas oo aad u dheeraa. Markaan ka haldo waxaan ka faaidey qisadaan: 1. ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون Dhulmiga ma raago. Allah ayaa soo saarey dhulmiga ay geeysatey Umu Amir 2. ان الله لا يضيع اجر المحسنين Sida uu Allah u abaal mariyey wanaaga Nuura iyo qoyskeeda 3. كما تدين تدان Umu Amir waxaa lagu sameeyey exactly waxa ay ku sameeysey Abdulsalaam
Waa mujrimiinta dadka qasa ku laynaya waxa sugaya waxa imaan doonta malin laga jari doono dulmiga ay geysten dadkooda hub ayey u qeybiyeen idanka ilahay ayaga dhexdooda baa isku leyn doona alla casharada ku jiro muqalkan hadan is dhoho soo qor inad akhrin weydan ban ka cabsan😢mujrim walbow ogow waxa ku sugaya
Alle ayaa koonka maamula Ciqaabtana waa mid soodhaqsata ama soodaahda sanado ama miriro ( seconds ) maalmo ama bilo. Amaba aakhira looga jara Ama aduun iyo aakhira lagu cadaaba sida qisada ka muuqata. Mahadsan ifiyow 🎉
Ifiye la antii 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 from Borama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡☺️☺️🫡☺️🫡🫡☺️☺️🫡☺️🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴☺️🫡🫡☺️🇸🇴🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡
ASC dhoowr cashar ayaan kala dhex baxay marka hore qof si dhab ah kuu jecladay kuuma aminay inadan qayano umalegin in aadan si qaldan ilmahaga irsaaq ilahay usan u qorin ugu raadin iyo wax walboo aad samayso oo xaq daro ah ay malin in kugu soo laban donan kamaa tudiinu tudaan Ilahow in aan si xun wax kuraadino ayan kaa magan galay 🙏🏼
Dulimiga qofkii gaal alle kagagama tago Wlhyi qiisan waa qiiso ana cadi ahayan waayn ka dhacada aduunka dad caruuurtoos dulim ku koraya somalidu waxay dhehan cuqubo halkii lugu galo ayay cawu ku huradaa
Ifiyow horta wa idaweysay lakin ina nagaha faniskoda naka deysid wlhi wa diiday raga fani noh wan jeclahy marka daheysid nin rageed iyo labo eray o carabi eh dahdid baryahan Kama maqale any wey naag wey na dhibe 😢
Jazaakallaahu khayran shiikh Waxaa ku riyoodi Anoo socod Lee ku jiro meelna ma tagaay Waxakle oo ku riyoodi anoo mama dariskena cambo ka gadanaayo lkn cambaha ma cunaayi Waxkle ku riyoodi anoo hilib soo gadanaayo lkn beer ayey I soo siisay gabarta ka ga danaay
Qisadaan waxaan ka bartay qof kasta oo dulmi sameeya in aakhirka dulmigii abaal gud kiisa uu helaayo 2 waxaan kaloo aan ka bartay qofkasta oo dhib lagu sameeyay usabra in ilaahay maalin dhibkas dheef ugu badali doono waana labada mucjiso oo qisada aanka bartay sucaad iyo nuuro iyo walaalehed aduunyadu waa wareegto
Ifiye lantiis abaar waye 😢😊
😂😂😂😂
Haa❤
Dulmi hadaa sameysid natiijadaada wey fool xuntahy😢😢😢
اللهم أنت ولي قلبي إذا ضاق، اللهم أنت حسبي إذا ظلمني ظالم ولم يراعي ثقل هذا الظلم على صدري اللهم اشرح صدري، ويسر أمري، وفرج همي، واكشف كربتي
An kusalino nabagenii muxamed scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw 😊
❤🎉
Wallahi qisada waxan ka bartay in qofki ladulmiyo xaqisa helayo iyo ina dacad iska ahato ee guul ku horsedeso markasto adina alle haku barkeyo walala qali ❤😊
Fabyomaphcu😊
Scw scw
1 wiliga qofna haudilin xolahisa dartod hdi ad udhisho adna xolahas dartod lagu tili 2 ilmahaga xaran hasiin 3 qofka ku aamin dhabarka haka togan hdi ad ka togato adna wala ga toganaya 4 macanka sabirka dhib walbo raxa ka dambeyso 5 illahey adonkisa ma mogo kookan alla mamulo wana caadil naxariis badan ❤ intas ayan ka faidey mahadsanid walal qali ah
MashaaaaaAllh wlshy Allaha aqligaag kuu ziyaadsho adoo klena allaha badiyo
MashaaaaAllh wll sfcn ayaaf u falaan qeysay Allaha ku xfdo aduun iyo aqiraba❤❤❤
Waligaa ha udilin qof xoolo aadan adiga laheyn❤❤❤❤😢😢😢😢Lahey
waaa ku fiicantahy habartaa ummu amiir dhimo dhulka ku laq
Waaba liqay
@@Sahra.cadeey_3344😂😂😂 haaa
1.ilmo hooyadii ayaa uu fcn
2. Alleh. Waa. Xaakim ,caadil
3. وجزاء سيئة سيئة مثلها فمن عفا وصلح وأجره علي الله
4. النفس بالنفس القتل بالقتل
5.واكل مال اليتيم هي آخر النار 🔥
6. Allas hi is the one greatest hi is controlling All of the world 🌎. Ifiyow. Isoo jwb. 🫡
❤❤❤
1waxakabartay inada qof biladan udhibaten qofkaladartis2 waxakabartay inadan ilmahaga xaran sinin seysan adugu marka gacan ubahato kudhibsan3 waxakabartay inadan waxyabo qaldan kudhaqaqin duruf kasto kusowajahado wayo ale wakujede😢intan kumasokobi karo waxyabahan kabartay
Ifiyoow marka gabar ka shekynyso aad garan weydo quruxdeda ku tilmaamto waxaad dhahda " waa gabadhaha somliyeed ayey kuso dhowdahy" 😂
Faarax gacan dahab😅❤
@@nimcaaxmadMire xaliimo been ma sheegay Ani 😅
Lugo dahab neh ugu dar❤😂
Faarax🫶😻
@@Ubahlucky-e6p 💋👑🧕🏽
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤ odayaasha jacayl magalaa
Maxa naf malaho teda kale dhalinyarada ayaka ka fiican 😂😂oday rdinoya ani
@@HODANABDULAHIABDI😂😂😂 maitiri
ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمين
Asc walal niyada iga duceya dhibatoyin anan shegankarinba ihayste😢
Alle hakuu dhibyareeyo wll
استغفر الله واتوب إليه ❤❤❤❤❤❤
Wllky qaaliya ifiye nuur waxaan kasoo salamayaa burco
Korkiisa buluuga noqda sunta sida takhatiirta sheegaan
Ifiyow waan kusalaamay horta mudo 2sano ku dhaw ayaan kugu xiranhy waxyaabo aan wlhi waligy qof kle ka faaaidin ayaan horta kaa faaaidey
1 dhiig ama dhagar ma qarsoonto
2 dulmiga wuxuu noqda dulmiyo badan
3 dadka daacada ah qiso kasta waxaa ku dhaca imtixaan
4 cidhiidhi kasta faraj ayaa xiga سيجعل الله بعبد عسر يسرا
5 deg degu ma fcno
6 dadka inta badan sameya dhibka dhaca iyo dilalka ma aha dad diinta ku fcn إنما يخش الله من عبا دهى العلما
Allaha ku barakeyo ifiye sxb
Talo muhiim ah guurso qof diin leh ilmahaagana diinta sfcn ubar
Masha Allah fahan kagu wu sareeya
@@cayunil240 thnx wll qaaali ❤❤
Maa shaallh walaal allh kuxfido qisada waacshira badneed 1 dulmiga faaida malahan 2samirka waafuraha guusha sida gabanii noora ilaahey farj ugo furay 3 ilmaahaga xaaraan haku korin bari sideyna caasi kuugonoqon mhadsanid walaal qisooyinka xolka aas noogusootibiso aad ayaad umahadsanthay walaal ifye
الحمدلله الله. الحاكم. العادل
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
geedka abuurato mirhisa beri cuneysa umu amiir waxay abuurtay unbey gurtay ilehy hanaga heeyo wadada xun ey martay ❤
Ilaajay wuxu awooda samaya bal fiiri siday isugu soo aadey
Waxey dishey ninkeedi aadka u jecla waxaana sabbteda laha inay gabdhi nuura ahayd ay dhirbaaxdo wey raali galisey mudo 2 week sugtay sunti "sirniiq" mee ahayd ayey siisey casho oogu dartey biyo ii keen dhahy biyihiina sun ogu dartey wey fiursatey inty nafta ka baxesay
Iyada tabti oo kale loo dilay waxa jiyada loogu dajiayy sucaad oo la dhirbaaxey kadibna intey raali galineey wanaag u muujiyeen 2 week sugeen casho sun ogu dareen biyo ii keen dhahdey biyihiina sug oogu dareen ayey fiirsaden waxaana diley wiilkeedi ay aduunka ogu jecalayd oo ay wllked ku dhihi jirtey aad ha u garaacin"yaa allah "
Wax badan ayaa ka bartay 1 qof mumin ah o jaceyl xaskisa o qiyantay 2 carurtii Amanda ku ahaa ineey si xuun ula dhaqantay 3 ineey ilowday alle o wax kasta og 4 xolahii xaranta ahaa siisay wiil keda asigana wadadii iyada Marta inoo marsiyo o ku dhamadan inta xolaha xaranta cuntay ale ka magan galay inuu I siin xolo xaran ah asc wr wb somali maxamed
Subxaanalah 😮
Wallahi ifiyoow zxp ani sheekooyinkaaga wax kale kama Barto oo aan ahayn inaan dilka iyo dulmiga lagu fogaan 😢🎉🎉🎉😢😢😢😢
Sunta magaceeda inaad sheegto maaha caqli laawayaashaa isticmaali kara
Zhp salliga nabiga ha ilaawin ❤
Scw❤❤❤
Waxaa kabartey dulmiga inuu si daqsi kugu imanayo hadaa qof binadam dulmise midedha kale waxaa waye inaa carurta lakalaxigsanin, xaasidnimadha maficno and if you do qeyr wukuu solawani 😊😊
كل ساق سيسقي بما سقي😅
M.A😮
Ifiyow adiga caruurta ma ogtay ineey noqon adoon la adoonsan sabto ah. Waxan uu jeedka waqic somali ay ku suganyihin walahi💔
20249
qisadeydiii shukran ifiyoow❤❤
Qisada waxan kabartey
1 dulmigu in Uuna fiicneyn Oo isla qofka sameyey Uu Ku dambeynayo
2 iyo qof Ka wanagsan Oo wanagaa iyo samirka if iyo aakhiraba Uu Ku liibanayo
استغفرالله واتوب اليه
Masha Allah
Jecliyaaa sheekadaada
وعليكم السلام و رحمة الله و برته
Hgriu 1:07:35 1:07:35 1:07:37 1:07:37 1:07:37 1:07:37 1:07:37 1:07:38 1:07:38 1:07:38 1:07:38 1:07:39 1:07:39
Iter 1:08:39 1:08:40 1:08:40 1:08:40 1:08:40 1:09:01 1:09:02 1:09:02 1:09:02 1:09:02 1:09:02 1:09:02 1:09:02 1:09:02 1:09:04 1:09:04 1:09:04 1:09:04 1:09:05 1:09:05
Klmmmmmml😊😊😊😊😊😊😊😊😊@@hassenhassen1029
1 in alle sbxaanahu watacaala uusan kagaawin xaqa marna
2 qofkasta oo wax geysata hadhawaato ama hadheeraatee in laga gudi doono
3eeb inuu uugu hiiliyo qofka ladulmiyay aduunyada dhexdeeda
tankale qisada faa'iidooyinkeedu aad iyo aad bee u badan yihiin ee waa idin salaamaa ee idinka iisoo dhamaystira.
Anaa ugu horeeya zxpta please love waligayba love ma helinba wllo
First coment 😮tanks sxb waa qisooyinki .dheray aan sugay nay🎉❤
Alle ma moogana, cidii wax gaysata. Allow nasaamax❤
❤❤❤❤❤❤
Waxaan kabartay cibrooyin aanan soo koobi karin dha maaad min biloow ❤❤❤❤ shukran ifiyoow
MaashaaAllah brother qisooyinka aad baan ula socdaa. Maalin dhoweed anigoo safar ah oo ka safraayo Dubai ilaa Toronto ayaan waxaan soo degsaday ku dhowaad 10 qiso oo qisooyinkaagi ah waxaan ku dhageystey safarkaas oo aad u dheeraa. Markaan ka haldo waxaan ka faaidey qisadaan:
1. ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون
Dhulmiga ma raago. Allah ayaa soo saarey dhulmiga ay geeysatey Umu Amir
2. ان الله لا يضيع اجر المحسنين
Sida uu Allah u abaal mariyey wanaaga Nuura iyo qoyskeeda
3. كما تدين تدان
Umu Amir waxaa lagu sameeyey exactly waxa ay ku sameeysey Abdulsalaam
Waaban sugaayay ❤❤❤❤ thks sxb 0:25
Tan waaka hayaa ifiyow qiso1saac soconeysa waxbadan waa sugayey❤😂😂😂
Zhp sheikh mustafe ayaad nagaso jiidatay allah haku sharfo wankugu xidhanahay ❤
Horay ayaa loo dhahay naag garroba ha aaminina استغفر الله😢
Ifiye waan ku salaame❤
Waa mujrimiinta dadka qasa ku laynaya waxa sugaya waxa imaan doonta malin laga jari doono dulmiga ay geysten dadkooda hub ayey u qeybiyeen idanka ilahay ayaga dhexdooda baa isku leyn doona alla casharada ku jiro muqalkan hadan is dhoho soo qor inad akhrin weydan ban ka cabsan😢mujrim walbow ogow waxa ku sugaya
Alle ayaa koonka maamula
Ciqaabtana waa mid soodhaqsata ama soodaahda sanado ama miriro ( seconds ) maalmo ama bilo.
Amaba aakhira looga jara
Ama aduun iyo aakhira lagu cadaaba sida qisada ka muuqata.
Mahadsan ifiyow 🎉
Maashallah mahadsanid
Alle carabta xaasid sanaa😢
Subxana laah
allow dhiig muslim hanagalin yaa rabi 🤲
الجزاء من جنس العمل😢😊
Ifiye la antii 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 from Borama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡☺️☺️🫡☺️🫡🫡☺️☺️🫡☺️🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴☺️🫡🫡☺️🇸🇴🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡
From borama kulaha war orod waxaga sheego caaclahyne😏
@@FahiimaSuleiman shut up
Ifiyow marka tiri sucaad gabadha nabadonka rajo yar ba igashay waxan is iri armay iyadu noqota midi xaaqeda uso dhicin lahayd Nura😢
Waxaan kabaratay qisada inaanu fiicinayna dulimigu 2 iyo qofaka waanagasan ilhaya madayaco oo waa taa nuura oo sabaratay uu ilhay siiyay nini wanaagasan 3 iyo naagaha aana dhali caruu aya aadada uyihiin am aayada umacadala falaan 4 dadakuna hadii aanay kudhamin diinata waxaa hogaminaya shaydaan waataa raakii amiir iyo hoodaii xasakiisi iyo abtihii uu ilhay halaagay 5 markaa dadakawo iskaililiy dulmiga lanana ilhay subxaan watacala wuu kaxarimay naftiisa waxan kafaaiday shantaa nabara aan soo shagay waanad kumahada santahay waala ifiya
Qurxda iyo foolxumado labaduba waa deeq allah
ASC dhoowr cashar ayaan kala dhex baxay marka hore qof si dhab ah kuu jecladay kuuma aminay inadan qayano umalegin in aadan si qaldan ilmahaga irsaaq ilahay usan u qorin ugu raadin iyo wax walboo aad samayso oo xaq daro ah ay malin in kugu soo laban donan kamaa tudiinu tudaan Ilahow in aan si xun wax kuraadino ayan kaa magan galay 🙏🏼
Dulimiga qofkii gaal alle kagagama tago Wlhyi qiisan waa qiiso ana cadi ahayan waayn ka dhacada aduunka dad caruuurtoos dulim ku koraya somalidu waxay dhehan cuqubo halkii lugu galo ayay cawu ku huradaa
1:17:48 Qiso intaa ka yar kaama yeelayno Ifiyooow
Hhhhhh😂😂😂😂
Ninkan qisooyinkisa yaa ila jecel❤😊
بارك الله فيك أخي الكريم على اساس عرض القناة
MashaAlaah waqiso cajiba mahadsanid walal dulmiga hada samayso ilahay wuka araya Cabdisalaam nin fican ayu aha wuuna wanajiyey Sucad iyo wiilkeda iyadana maxay samaysay lakin ilahay wacadil koonkana isaga mamulo
Qosooyinka cabsi da nooso badi❤
Ifiyow horta wa idaweysay lakin ina nagaha faniskoda naka deysid wlhi wa diiday raga fani noh wan jeclahy marka daheysid nin rageed iyo labo eray o carabi eh dahdid baryahan Kama maqale any wey naag wey na dhibe 😢
Wallahi waa qiso aad umacaan cashar aad uculusna kujiro.
الحمد الله
1-Khiyaanada
2- Dillka
3- Qofka inuu dhaco hanti aanu lahayn Allah ban ka magan galnay.
Waxan ka bartay 1 dylmigu inu fiicnayn oo qofki sameyey dib ugu soo noqonayo
2 samirku inuu qali yahay
3 inan caruurta xaran lasin xoolo xalala lagu koriyo
Inta ayn ka bartay ifiyow
ان الله مع الصبرين
come back qisooyinkii dheedhera
In uuu nabsiga kasoobwxayo Malin uuun subxanallah 😢
Markey rerka nolol fcn galan aad dhahdo masi jireyso wanka naxa😢
Waxan kabranay 1 inu ilaahay aduunkan maamulo srtada qarsonayid ee dhagata aphid adugu ismmarkhti furaysid
Qisadan qiso qoskena kudhacdey u egtahay wllhi abahya wuxu udhintey nag ey bero derisku ahayen darted ayu god ugajira sixir ayey siyen 😭ayadana kuma anficin berti sanado kadib ilahey xaqi wukasosarey ayada iyo hoyaded ayey ahayen hoyaded markeydhimaneysey wexey dhahdey berti ya igeyo sohdinta mesheda kucelinlahaye gabadhina cuqubu ilahey kuridey wexey igudanbeysey ayado qoxotiga Kenya jogto ineydhimatey hada war umahayi
اللهم اجعل قبر ابي روضة من رياض الجنة 🤲😭
Ifiye wll mad soogalid yacni asalkaba qisooyin iska caadi ah oo yacni ku saaabsan qof dhibku dhcday oo sabry qof mawqif adag istagy qof mar muroginaya marna farxaya qiso cashar laga baranayo oon dil ahayn lkn dilka nagadaa waliba adi waxaa soo galisaa dil xun oo yacni qalbiga ku gilgilaya aniga waa fikirkayga uun tani
Hortacasharkaoguwayn
Wadhagartainlaiskadayo
Labosamirka
Gabadhaysamirtay😊😊😊
Qidaan hada ka hora dhagystay channel kale but i like sida u tabasid mhdsnid
Jazaakallaahu khayran shiikh
Waxaa ku riyoodi Anoo socod Lee ku jiro meelna ma tagaay
Waxakle oo ku riyoodi anoo mama dariskena cambo ka gadanaayo lkn cambaha ma cunaayi
Waxkle ku riyoodi anoo hilib soo gadanaayo lkn beer ayey I soo siisay gabarta ka ga danaay
Walaahi. Waan. Dareemay
Ala ifiyow wanku xise 😊beryhan qisadada wanka cajise kwrn cules IGA saran meqa qiso isugaya mataqana😮
Thanks Mr Zaki
Asc
walaahi waa lajan lacag jecel cajiib ninrag waaye waa wataa
Wankusalamay ifiyow wandawada markastaba wlaal wabada kinalba lagtana mabagafo wadmahad santahay
سبحان الله العظيم
Qisada waxaan kabartay in waxkastoo dulmi ah cirib xumo kudambeynayo suxaana laah👈
Qisadaan like ka badan ee istaahishaa 😊😅😮😢
Asc ❤
Waxbadan aya kabartay mrwalbana qisoyinkan aad aya wax cusub agabartaa thanks 😊 ifiye because marwalba qiso micnaleh ayaa sogudbisaa❤
1. Waxakabartay walliga qof kuwanajinnaya hadhibateen waxwalbo kugudhaca wannag Lee kula dhaqan😊
Khatumada alle kheer hanogu khatimo😢
😮😢❤his qisani Tamu ongeza ingine
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ caaaawa wan sojedaa❤❤❤😂😂
walaalyaal inta nuura hadalada xun xun ee lagu sumcad dilayso is dhaafisay
Waa fiicantahay
wallahi qisadaan waa mid murugo xambaarsan
Maashallah aftahan tahay
Mashallh bro thanks
Wxn ka bartey casharo badan qofka xun ilaahey ku kasii xun bu kusoo beega habartii xumayd ilaahey sucaad oo kasii xun buu sodoh uga dhigey kkk
Sheeko cimri.qaadasho.mudan
46:45 Ninaan lacagta ka kaftamin waa aniga cml😂😂😂