munirow sxp ilhy bani adam ma qancin weynin ee ayaga ku qanci wayay ilhy wuxu siyay marka ha dhihin bani adam ilhy wu qancin wayy wa ku daremi kara broh bani adam wa nhy wa qaldami krna ✊✊✊ ina fahnty rajena
ILAAHEY bini aadamkiisa maqancin waynim ee quf walbo waxoow yahay ALAAH ayaa oogu talagalay kana dhigay ALAAH ino bini aadamkiisa qanciyo waxwa maka aha aktiisa
Ck wiil fiican ayu ahaa oo dagaal badan Allah ha u naxariisto shiine culey aya dhaawacay liil baliil aya diley su aalaha wizzbe allah haku fududeyo 😭😭😭 hees lee kudileen wabaa
Muniir hadalka kalaabo alle waa qanci karaa bani aadamka lkn ayaga alle kuqanacsaneyn Hadlka iska sax pro Alle hadii uusan qancin karin sidee kunoolnahay.
@@liiboojo9304 Sxb ninkaas asaa kibir badan balaayo iska dhigaa mida kale waligaa hadaa argto qof dad badan is dagaalsan waa qof xun Maxaa looku dhagi LA yahay dad ka kle asi maxuu dheer yahay dad ka kale 🤔
Sxp munii waan ku salaamay alle uma diisa waxa walbo waa uu u awoodaa sidkalena xooga eray gaf ah yaa muqaaalkan kaaga soo baxay marka isk ilali eryada qaar alle uma diisa asiga ayaa abuurtay man qancin waayin ee dadka igaa qanaacad yeleynin
MUNIR KEEP GOING PRO 🥰
Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay,🙏❤**'..'
Wll subscribe ii saar sharuud la an
@@deeqshowtube HALKE KAGA ZARNAH MARKAH
Asc
Asc brother muniir waan kutagera lkn erayga ah biniadam lama qancin karo waa sax laakiin inad dhahdo ALLAHII aburay aya qancin wayay waa khalad katowbad keen bro
AWAY DADKI NABIGA SCW JECLA 🖤🖤🖤🖤👈
Scw scw scw scw scw 💯
Waana kan wll scw scw scw
Wll subscribe ii saar sharuud la an
Scw
Scw
MUNIIR WAX KALE WAN KU WATA
Hello wllka
Mxaa kuu diiday inaa ku salido nabiga scw scw
Scw scw
Scw Scw Scw Scw Scw ❤️
scw scw scw
Scw
Viva wizzbi like iisaara (Baraf waye)
munirow sxp ilhy bani adam ma qancin weynin ee ayaga ku qanci wayay ilhy wuxu siyay marka ha dhihin bani adam ilhy wu qancin wayy wa ku daremi kara broh bani adam wa nhy wa qaldami krna ✊✊✊ ina fahnty rajena
Waan Kuwataa Wlhi Meel Deer Ayaa Wax Kaaragtay M.a Zxp
Mansh Allah walaalka Sifican bad wax ugu sheegtay waana Runta
Inaa Lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun marti la jecel yahy alle haka dhigo ck su,allha wizz be alle ha u fududeyo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣dacad ayaa uqoslay
Doqon caruur ah imika ma halagu qoslo ayad qoralka uso qortey waa nin nool oo xininyo leh geeri loma sadaliyo nacas ayad tahe naag ah
Inaa lillahi waina ileyhi rajicuun marti lajecelyahay allaha kadhigo ck su,asha wizz be alle ha u fudadeeyo 😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽
120 comments dhexdoda hadad igu aragto ❤isaar legend muniir keep going bro wan ku wtaa 😍from baydhabo
Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay,🙏❤**'..'
@@deeqshowtube wan ku saary wllky
Wll subscribe ii saar sharuud la
@@mwalimukiswahili ku saary wllo
@@queenasmaa2921 thanks reer biadhabo
War muniir wllkey waa dimbawday Yø Allahii abuuray ayee ku qanci waayeen dheh Aa qancinwye mya zhp
HADDII HOOYADAA NOOSHAHAY ALX DHEH LIKE NA SAAR
Af somAli soO baRo
🙂
Wll subscribe ii saar sharuud la an
ILAAHEY bini aadamkiisa maqancin waynim ee quf walbo waxoow yahay ALAAH ayaa oogu talagalay kana dhigay ALAAH ino bini aadamkiisa qanciyo waxwa maka aha aktiisa
𝖧𝖺𝖺 𝗌𝖺𝗑 𝗌𝗑𝖻 𝖻𝗂𝗇𝗂 𝖺𝖽𝖺𝗆 𝖺𝗒𝖺𝖺𝗇 𝗇𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗐𝖺𝖺𝗇 𝗊𝖺𝗅𝖽𝖺𝗇𝖺𝖺 𝗆𝖺𝗋 𝗐𝖺𝗅𝖻𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺 𝗅𝖺𝗀𝖺 𝗒𝖺𝖺𝖻𝖺𝖺 𝗂𝗇𝗎𝗎𝗇𝖺 𝖿𝖺𝗁𝖺𝗇𝗌𝖺𝗇𝖺𝗒𝗇 𝗁𝖺𝖽𝖺𝗅𝗄𝖺𝖺𝗌 𝗂𝗇𝗎𝗎 𝗊𝖺𝗅𝖺𝖽 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖠𝗅𝗅𝖺𝖺𝗁 𝗁𝖺𝗇𝖺𝖿𝖺𝗇𝗁𝖺𝗇𝗌𝗂𝗂𝗒𝗈 𝖺𝗒𝖺𝖺𝗇 𝗅𝖾𝖾𝗇𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖽𝗁𝖺𝗆𝖺𝗇𝗍𝖾𝖾𝗇𝖻𝖺👉👉
@@abdiaziiz7404 aamiin yaarabi
Qalad ka dhacy wayo wa bini adam
Inti laa iska hadlin in laka firsadow wye ilahey umadisa maa qancin wayen
@@KhasimuboyKhasimuboy haa 5ta farood alaah mawa simin makhadame ILAAHEY waaye
SXB qaaliya ha oran { ALLAAH BAA QANCIN WAAYAY IBNA AADANKAAAN} subxaanallaaah ALLAAH cidna muusan qancin waynin
Muniir akhaa wlhi wxaa thy wiilka kliya aan malayacni io wx aan loo jogin daneyn 💗🖤 waana sabbta aa you tuberada uga duwantahy ❣ keep going pro ♥
in badaan ayan tagero kuahay halxapo talefan ah Hadiyaad isii muniir ♡♧☆》
Ck wiil fiican ayu ahaa oo dagaal badan Allah ha u naxariisto shiine culey aya dhaawacay liil baliil aya diley su aalaha wizzbe allah haku fududeyo 😭😭😭 hees lee kudileen wabaa
Kusali Nabigeena scw
muniir gob gob dhalay ayaa tahay bro chanalkan ii kala kici wlh respect full ayan ku hayaaa thnks nooloow nin karmeyd
Ninkaan another level weeye billahi keep going whizbi💯👑💞✌✌✌
Wll muniir waad gaftay qaladkaaga sax Allahay umadiisa ma qancin waynin Astaq furalaah wll dib u fiiri
Muniirow nio dhimasha ayaa laku sadiyiy ee ma maqashay 😭😭😭😭
Ader elman samafale wayn ayuu ahaa allah yarahmah hadda gabdhihiisa ayaa jooga allaha noodaayo gabdhaheyna ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
The legend
Muniir
Army ✊
Muniir hadalka kalaabo alle waa qanci karaa bani aadamka lkn ayaga alle kuqanacsaneyn Hadlka iska sax pro
Alle hadii uusan qancin karin sidee kunoolnahay.
Waa sax pro
wlh ck cadow badan oo leyahay lkn walo dhola caden jire le lkn asi dacad oo iska yahay wlh waxa tahay boqor cidna kuma gari karo 🤴🌎💯💯✊🙋♀️🥰
Ck dartiis oo kuhelay subcribe wizb marka ck cadaw badan buu leeyahy
Reee batuulo key anagu ma naqaan ck batuulo qawan baan unaqaana adeer batuulo soo kadaloobso
Waan ku slaamey muniir from baydhabo
Masha Allah walalkey muniir waba isku naxay TikTok Wa dhintay Ayey ku so qoren ilaahey cadaw ga ilaahey hakaqabto
Muniir codsi weeye ninka carabta oo qeylinaayo nagajooji waa codsi🙏🏻🥰✅
Ck walaal maalin ayaad arkeysaa saaxiibahaa oo garbahaaka ka baxaayo marka hore usoco cadawkaaga ha ujabin
Adi waa dhimatay lagu dhahaayi bee nurdiin kl ku dhahay walal mcn allh kuu naxriisto
Wizbi inaba caadi maaha wllhi 💪
Waa inaa soo arkaa hamar weyne iyo Abdul aziz #whizbimusic 💯💯👊👑
Migos inta aragte fartaaga🤐😅😅
Whizbi nin weyn 💪💪💪👇🏿👇🏿
Wlhi muniir reaction wa ka heela wayo sii wngsn ayad u bixiisa reactionka keep going
Ana ku waso dhilo
@@fardowsafarax7695 🤔🤔
MUNIIR AQAA FANKA MAKA BAXDAY REACTION MIYA USEE JEESATI✅
Whizbi another level 🔥🔥
Baraf waaye waala qaban la yhy 💥✌💯
TEAM WHIZBI ISMUUJIYA CML
King ck inoo libaax yahay marqaatiyaa ka ahay meeqo iskugu tagooso💪💪💪💪
That is true 🥰🥰🥰
Muniir whiz bi adi asa 2 legend ayaa tihiin lbx
Hhhhhh muniur umadiin maahaa 😂😂 rection is the best
Muniir zhp waxa qancine batuulo key ileen wuxu dhihi doona oganahye hormarkayga laga xun yahy io in reaction aan asga laga bixin uuba rabaaye 😜🤣🤣
Muniir keep going wll
ck legend inad libaax tahay waa muuqataaaa
La illaha illalaah ninka dhahaya ka dhxsar heesta adoo rali ah wll🙏
Muniir wankuga wataa keep going
The king is back
Wllh batuulo k mar waa mas marna waa lax whizb you are on fire 🔥 Alla hakuu naxariisto batuulo key🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Muniir wll qali waa ku watah 😍😍😍😍
Muniir qof qalbi wangsn🙏❣
Muniir keep Going👑🤴🥰
Munirow ablwe hadan so dawadey ado lagu leyahay munir wudinte😢😢wallhi saaid unaxey bala allah hakurido kuwa 😭😭😥💔
migos buu sooqatey odeygii 😂😂😂😂
inta ila aragtey inuu migos tageero like isaara❤
Wiss b no 1 rapper somali kobahiisa lama gasho karo Hadan leys xasdeyn mr wiss b wa no 1💯♥️🇸🇴
WR youtupkii wax kaluu noqdey waa qasan yahaye yaan dawanaa halka dolar oo date ha noo qusan😀😀😀😀😀qonsanina
Silka walashaa wra munir dhilakushashee 😳😳😳💔💔
Muniir bmarkan. Marqamayo. Dhawashadada weyigubaxdaa. Aaqaa. Hadawada. Aan maraa. Marqaanlee😅😅😅😅😅
Mohamed Amiin(wHIZ b) keep it up.
Reactionkaaga wey igu baxdaa 👍👌💪💪Muniir Legend 💪💪👍
Gar iyo gardaro ku wata my brother🙏💯muniir keep going💯🙏
Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay,🙏❤**'..'
Inta jacel xapiip keena mohamed scw like isaar
Inta ila aragtay muniir in ay ck is dagaaleen like saar insgram unfollwng ayey is dhaheen
Wakuwata wll
Zxp malaysia waa ky baabadey
Nairobi baad ku shidneyd
waa ku aaminsahaye zhp muniir horay u soco
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Keep going 💯
Woww wowww wlla ween hore usoco dhbtiii wn ku wat
Atuulo key wa kudadsantahay ❤️❤️❤️❤️❤️
MUNIIR is BACK 🥰🥰🥰
Team baraf wyeH is muujiyaH💪✌
waxan ha taagerina diin & dhaqan uma lihin heesan malmahan dhanlinyaradu ku mashqul yihin rappka waa dhaqan dadkale oo galo ah gaar ahaan madawga maraykanka kasoo jeeda aniga aya dagan xaafad madaw waxan faaido maleh dhalinyarada soo kacaysa wax fiican ku mashquula wax barasho iyo xirfado.
Heestaan ck uma roono tolow ma dhegeystay 😁😁😁😁😁
Ck diinkii lootashanayi ayuu noqday
@@liiboojo9304 Sxb ninkaas asaa kibir badan balaayo iska dhigaa mida kale waligaa hadaa argto qof dad badan is dagaalsan waa qof xun Maxaa looku dhagi LA yahay dad ka kle asi maxuu dheer yahay dad ka kale 🤔
Keep going bro man when are u coming to kenya miss u so much 🤩🤩 my fav neighbour
Warerka wakhtiga kenay🙃💯 whiz bi team✌
muniir pro maanta muniir aadhintay aa tik kook aan ka ar kay pro janada firdawsa alla kuu marti qaado
😥😥😥😥abwa heyga maxeey ku habarayaan neh cimrigaga Alla ku dheereeyo ❤❤❤🥰🥰🤗💋❤
Muniro wa ku nacas nimo in ad sxbka garbash kis ad reaction ka bixso
Saaxiib nimo mayqanan soomaalida lacagataa icad
cunugaan indhaha geesaha ugu yaalin igaso booday wxan reaction maahne nga dhamw
adi maaba dad hees ukala shegayo yahuu
Indhaha gesaha uga yalan 😂😂wlhi adiga kabtada lama gashan karo
😂😂😂😂😂😂
😁😁😁😁😁😁
Mxa video Download Lamadahan karooo ???
ILLAAHAYGA ABUURTAY AYAAA KHAN CIN WAAYAY MA AHAN SXB MUNIIR
Wxd ula jedaa ama e tahayba ILLAAHAYGA ABUURTAY AYAY KU KHANCI WAYEEN
Migos inta aragty Farta Taga 🤓😁
sharma boy hees cusub somali boy 2021
Nio bani aadamka allaa qancinkaro eee beentaaad sheegeyso ilaaah baa gaf ugu gashay..
Ee ka towbad keeen🤔🤔🤲🤲🤲
Muniir markii ck lii caato oo shegyay oo xanaaqay kkk
Liif ka welka LagU xaLo uNa naqaan Reer somaLiland is mUujiya🥰😅
Englishka u san ka qaldamin waa (leave) ereyga it means go away ama isagatag meesha😂
😂😂😂 liif waxan unaqaanaa uun kii welka iyo disdiyada ducada lagu maydhi jirey e 2000shilin somalilanta lasii nayey waa run viva landta😘🤪
Waamysqu taa
Liif pistole xabad ka dhacayso ka wada isagu ilmaderayal it's gangster shit 😎🤘😉
Muniiir waaa Ku wataaa zxb keep going
Team ck maxad ka ledihin Mr Ha.igu so canbixin Ck Haddane Lil palil Nio ha.idirin Studio Hhhhhhh😂😂😂
Dirisle wuxu dhahay aniga veus baa idaran muniirna wuxu idhi ani reaction aya idaran😂😂
WaPaaa 😂
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏...
Sxb heesto cusub oo whizbi soqadey soqabo youtupka wey kujirta
Waa heesta cumar duunyo
Sxp munii waan ku salaamay alle uma diisa waxa walbo waa uu u awoodaa sidkalena xooga eray gaf ah yaa muqaaalkan kaaga soo baxay marka isk ilali eryada qaar alle uma diisa asiga ayaa abuurtay man qancin waayin ee dadka igaa qanaacad yeleynin
Muniir official goormee Somalia Imaane walaal
Cod xumaa qofkni manta igu horeysa dawshdisa 😂😂😂
Adi Neh
Ck Hormarkiza kaxunthy 😀😀😀😀
Soomalia xuman jecalaa imood yaa ila arky like saar
Muniir Nina aadin ilaah kaliyaa qancin karah mahan saad utiri mahan oo ah dadka ilaah baa qancin wayay
Whizpi cadi ma ahan wallahi
𝐖𝐡𝐢𝐳 𝐛𝐢 𝐨𝐧𝐥𝐲 𝐥𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 𝐥𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐞𝐲 𝐩𝐢𝐥𝐥𝐚𝐡𝐣
Zxp ck waa laysku raacay wllhi