Hadii aan tallo isbidi laha waxan ku dhihi youtube adigo joga wax baro o video editinga baro video yada ad so gudbiso ka dhig kuwo wacyi leh hebelba hebla jecladay io malayacniga ka bax buug akhri malin walba macluumo aya kaga kordhi luqado baro si aad youtubarada waxa muhimka ah so gudbiya u dhagaysato o ad wax uga faido sida podcastiyada dadka ilahay cilmiga siyay ay qabtan tijaboyinka dadka baar naftada mal gasho o youtube kaga mid maclumo laga faido ka dhig dulqadna same o videoga adso galiso hadad kaliga xita dawanayso in ad samaysay farxad haku ahaato 🤍 never give up wllky
Zxp waa laguu xiisi doonaa QADAR SHARIIFOW Nin dhalinyaro ah oo bulashada wax qiimo bdn oo wax tar leh u soo gudbin jiray ayaa ahayd Koley sida aad sheegty caqabado jira awgood ayaa uga hartay UA-cam-ka Guul ayan kuu rajeyna zxp Waana kuu rajeyna zxp in caqabadahaas soo dhamaadaan oo noo soo laabato ❤️🙏
Wll qadar horta Adi wax xumaan ah ma so gudbisid wxd thy qof wanaagsan lkn hadii aad dad aad isku dhawaydeen ku Kala foganaysaaan wll sidii Ku roon fikir ahaantaada Adi ❤❤
sorry aboowe ilahy meel kaqeeyrbadan aan kurajeeyna lkn ina kabaxdo aada ayaan oga xumahay ilahy waxa kaga barya mesha tagtaba ina laga jeclaado saan ana kujecleyn 🎉
Qofku marka uu laba ujeedo youtube uso galo wu ku fashilmaa 1 lacag 2 caanimo waxwalba waxay qiimo ku yeshan mel fiicana laga garaa marka ay tahay wax ad ku faraxsantahay samayntooda bilawga way adag tahay si ad kuso baxda lkn adigu wad so baxday alx lilh dheh 70k wax sahlan maaha dad ba 1k haysta hada dhiran o malin walba wax cusub so gudbiya
Khadar run ahanti wan jeclahay muqaladada wan ku xisi donaaa wllky khadar zhariif😢😢😢😢😢😢
Hadii aan tallo isbidi laha waxan ku dhihi youtube adigo joga wax baro o video editinga baro video yada ad so gudbiso ka dhig kuwo wacyi leh hebelba hebla jecladay io malayacniga ka bax buug akhri malin walba macluumo aya kaga kordhi luqado baro si aad youtubarada waxa muhimka ah so gudbiya u dhagaysato o ad wax uga faido sida podcastiyada dadka ilahay cilmiga siyay ay qabtan tijaboyinka dadka baar naftada mal gasho o youtube kaga mid maclumo laga faido ka dhig dulqadna same o videoga adso galiso hadad kaliga xita dawanayso in ad samaysay farxad haku ahaato 🤍 never give up wllky
Talo wangsan
Khadar shariif wll waaku xiisidonaa ilahay amurahaga haku wanajiyo abowe ❤
Mxaaa noo jooog nh wllhi waan ku jecelnhy❤
Zxp waa laguu xiisi doonaa
QADAR SHARIIFOW
Nin dhalinyaro ah oo bulashada wax qiimo bdn oo wax tar leh u soo gudbin jiray ayaa ahayd
Koley sida aad sheegty caqabado jira awgood ayaa uga hartay UA-cam-ka
Guul ayan kuu rajeyna zxp
Waana kuu rajeyna zxp in caqabadahaas soo dhamaadaan oo noo soo laabato ❤️🙏
Allh khadrow wan ku xiisi Donaaa😢
Hanaga tagin wll qali 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Apowe waxas Ben weye idheh walhi 😢😢wan naxay solabo Apowe wax faido shekeysaye faidayal ban ka dhefnay wanan kuku xiranahay 😢😢
Wll qadar horta Adi wax xumaan ah ma so gudbisid wxd thy qof wanaagsan lkn hadii aad dad aad isku dhawaydeen ku Kala foganaysaaan wll sidii Ku roon fikir ahaantaada Adi ❤❤
Samir Saxib In.a Maal Maha Socodo Isbedel Ayaad Chanall-kada Ku Arki Donta
waa Hadii AAD Sijoogto ❤
Sxb khadaraw walahi sxb mudo waxan fikirayay 30 daqiiqo ku dhaw an is waydiyay sobabo badan balse sxb sbbta kugu kalifaysa inad dhafto mahan mid fudud waxan rajay naya sxb inad xal u hesho caqabadad ❤
Waa been dheh wll please 😢
Ka Rume riyadaadi yaranti 🙏🖐
Sxb noloshada xajojinin plz 😢wax walbo dathal lagugaraaa
Khadarow wax badan aa kugu xasuusan doona haka bixin wll muhiimbaad noo tehee
Al khaderaw no joog waaloo😢
sorry aboowe ilahy meel kaqeeyrbadan aan kurajeeyna lkn ina kabaxdo aada ayaan oga xumahay ilahy waxa kaga barya mesha tagtaba ina laga jeclaado saan ana kujecleyn 🎉
Zorry bro
Abtiyow Waxaan larawaa Consistency Iyo In aad Wax cusub latimaado
Sxib noo joog khadarow
Waku xisi doona
khadarow haka bixine 😢😢😢😢
Sxp inaa baxdo muhiim inmaha sxp wax walba usamir 😢 waxana ka filayna gul badan
Wn kaxumahay wllky Qadar sorry😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sorry Walalky khadr sharif waxd tahay qof wang badan oo kuu dayasho mudan ma jecelin inad naga tagto wan ku xiisi doona wll 😢😢😢
Sxp hakabihin plz hori usoco
Walaal. Haka. tagin. Kadaaa
Wllo khadarow kada haka bixine zxb 😢
wll ma jeclayn inaad saas samayso😢😢😢
Sorry Wllo 😭😭😭
Hanaga tagin wllo
Sorry 😢😢 wankuxiisidonna
Wll sorry
Qofku marka uu laba ujeedo youtube uso galo wu ku fashilmaa 1 lacag 2 caanimo waxwalba waxay qiimo ku yeshan mel fiicana laga garaa marka ay tahay wax ad ku faraxsantahay samayntooda bilawga way adag tahay si ad kuso baxda lkn adigu wad so baxday alx lilh dheh 70k wax sahlan maaha dad ba 1k haysta hada dhiran o malin walba wax cusub so gudbiya
Sorry zxp😢
Wll nala sii jog shaqsi wngsn baad tahay sorry