Daawo;-Xasan Sheekh Oo Lagu Dhagan Yahay Iyo Siyaasi Caana h Oo Baanka Keenay Halitsa Heshiiska Itoo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 18

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 13 годин тому

    Waa arin halis ah

  • @AsliSharaf
    @AsliSharaf 20 годин тому +1

    Soomaaliya waxa dhibatada ka saarikara nin neceb Ethiopia iyo emarad baas .nin noocas ah naa haada oomaaa jeedo dhalin yarada yar yar waa laga yaba lakin odayashaan Ethiopiya ayaay ku waashen xasan iyo muse kaliya maa ahan .

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 15 годин тому

    Masha Allah gulaysta walala yal,raga nimadas oo kale ficil midasanna la socdo Aya la raba
    ee yaan la sugin inta korka Laga
    wada qarsanayo dushana lagaga xarayo gumaysina lagu Galinayo...

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 години тому

    Siyaad bare 2 Ey buu lahaa. Kan iyo dhulbahante: sns: Eygaa bada Gatay:

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 10 годин тому

    As a matter of fact
    Professor samater has spoken tremendously to somali people who have hot a good to the nation.
    It is therefore somali society should listen properly and follow him.
    He is number who is comprehensively understands about the value of the nation.god bless him.

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 12 годин тому

    Hadalksi waarun

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 17 годин тому

    Xamar waxay ku socotaa 1991 iyo Isbaaradii iyo khadkii Cagaarnaa iyo in lagu kala tago

  • @Cabdinasiryusuf-v3b
    @Cabdinasiryusuf-v3b 8 годин тому

    War xasan xaaraami ma aha madaxweyne aaway. Kuwii dad uxigay mey qabsadaan. Ama. Cajiinkaan qasanaa

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 години тому

    Dilla wacelka Somaliland ha ku Quustee: waa Ey isaaqu leehay: Dilla Eyga:

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 години тому

    Xamar ka Eya Eyga wecelka ah:

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 години тому

    Bad uu gatay ayuu nagu daalinayaa!!! Eyga isaaqu: Dilla Eyga:

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 14 годин тому

    Hasan sheekh waa dal xoreeye waa madaxweynaha kaliya ee Fahmay kuwii wax aanay lahayn raadinayay iyaga oo adeegsanayay dawladaha jaarka iyo talyaani ,
    Ethopia in badan baa lagu karbaashay dadka somalia ugu badan ee caasimada le ,maantana nimanka ugu tirada yar dadka iyo kuwo Qoxooti kaga yimi Ethopia in ay noo adeegsadaan Ethiopia waa waxaan dhacayn ,Ethopia iyo somalia waa laba dal oo walaalo ah Jaar ah colaadii ay Masar u adeegsan jirtay somalida Ethiopia ee halkan laga abaabuli jiray waa dhamaatay sidaa ay israil u wada nool yihiin u kala ganacsadaan baan u wada noolaanaynaa u wada ganac sanaynaa, nin walba ha ogaado,

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 18 годин тому +1

    Faarax Malin ma wuxu u dhashay somalia mise keenya?mise Daarood nimaa shiday Hawiyoow

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 14 годин тому

    waxuu kaka duwan yahay itoobiya wey na heysataa gobolkii ugu dambeeyey waa kismaanyo wey qabsatey ciidankeeda si4doonkeeda iyo shacabkeeda soomaaliya oo dhan ayey joogaan soo ma aha marka hore in tartiib la isaga bixiyo inta lala heshiiyo badana giro 5 sano oo aan ku fiirineyno waxa ay sameyneyso ordagaan waxaas ayuu ogyahay iyo waxa uu u boobsiiyey masar ayaa maalin ma hor soo gali laheyd ciidankeeda oo iney xasan ku hayaan kursiga madaxgobaledkana u tirtiraan iyo mucaaradba

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 15 годин тому

    Markii aad dowladda shaqo ka weesay ayaad sidaan u hadleeysaa