ustaad marka hore waa ku mahadsanthy garab siinta dhalinyarada lkn aniga hal caqabad ayaa i heesato waxaa rabaa in aan account furto lkn bank iyo passport keega waa somalia lkn aniga waxaa jooga ethiopia oo waxaa ka baqe in liigu qabte ip address
macalin waxa ku wedina ani passport ma hesto lkn hada magaceyga ku samesto passport qof kle ah an ku samesto ka waran ma yelayan madama ay kala duwan yihin magaceyga iyo kan passportka ku sanmesan
Aad io aad ba umahadsantahay ustad waxa ku waydiye ereyga equity based ma waxa laga wada ina profitka hadi lagaga labto xita daily loss ahan lo xisabinayo. Mida kale ustad farqiga mobile ka iyo PC udhexeya muxu yahy marba carrabka ku dhufate.
Asc ustaad amiirow mast card aan isku diiwaan galiyey soo kulama bixi karo? Ustaad hadii aan garo real acoun ka oo aan buuxin waayo 5trade days ama aan gaari waayey lacagti laiga rabay malaiga xiraa mise chalange iyo real ba waa isku mid oo waxaan iska ilaaliyaa day los fadlan ii soo jawaab
wl haa waana demo phaseska kaliya 0.01 baa la furaa wax weyn ma ahan trickgaas isticmaal of hal maalin akoon kubaasin kara waa uun wa qof khamaaraya marka 5days ma badna
@@KoriyeAcademy sax Lkn walal iyara Fahnsii chartiga waxa ka dhacaya siduu simulatedka uu Uga dhacaya se Live markaad Gaadho Lacagtaad Ku Trade Gareynysa Real Miya oo inta challengeiga aad ku Jirtid yaa Fake Ah
ustaad ani stelar lite ayaan ka gatay mrkaan baasiyay phase two verfication ka ayay igu dhaheen interview ban ka qaadanynaa mrkaan sameeyay interview gii wey iidiieen accoun ka live lacagta refund ayay isoo celiyeen 🥲
✅iska diwangali shirkada u horeysa propfirmska
fundednext.com/?fpr=elitetrader
✅Dooro 95% payout waa shirkada u faa'idada badan 2024
✅Dooro stellar swap free account
✅Isticmaal coupon code-kan :koriye
waxaad helaysa 7% qiimo-koror aanan kaa dhamaanayn
📞+252907690928
🔗Kusoo biir Telegramka akademiyadda
t.me/KoriyeAcademy
🔗Kubiir Discordka teamka
discord.gg/Kd7TYybNp7
Ustad course ma awodo lacag yar bn hysta ma lay xalina
nala soo xiriir wl wan kuxalinaynaa arrinkaaga
Shaqo wacan ayaad dhalinta soomaaliyed uheeysaa ustaad Mahadsanid 💯 ❤
Mahadsanid sxb
Guulayso Ustaad waa cashar macluumaad muhiim ah
Thank u ustaad
Ustaad mahadsanid caawa qaatay
Mahadsanid udtaad👍
Ustaad amin mahadsanid
masha allah ustad aadbad u mahadsnthy waxan kamid ahay dhalinyarada acc kahaysta shirkadan adban ugu bogoy macumadka aad noga diyarisey mahadanid wll guulayso( Jazakallah)
guulayso ustaad
Mahadsanid ustad
Ustaad waan kusalamayaa waana mahadsantahay waxaan kuweydiinayaa, lacag dhigashada iyo labixida ma adeeg sankaraa adeega waafi master cardka
wl waan kaa qaadey anigaaba akoonka aan iibinayay kutijaabiyay xataa charge kaama go'ayo
ustaad marka hore waa ku mahadsanthy garab siinta dhalinyarada lkn aniga hal caqabad ayaa i heesato waxaa rabaa in aan account furto lkn bank iyo passport keega waa somalia lkn aniga waxaa jooga ethiopia oo waxaa ka baqe in liigu qabte ip address
Ustaad account 1step sttelar marka live gaarto waxaad shaqeysatid maa lasoo baxee mise percentage aa lagaa rabaa
wl waxwalba waad laso bixi kartaa oo 100$ kabadan wax rule ah oo kuxiranna majiro dhamaan akomada weliba kuwa yaryar 100$ waxkayar waad la bixi kartaa lkn bonuska si aad u qaadati waa inaa 5% gaarti mana ahan hal bil kaliya intaa doonti weeye
1000 doolar hadii aan kudaro imisa ayaan helayaa
SXb discounki miyay ka jojiyeen iishaqayn maaye mise elitetrader ayad ka badashay
haa wl bishii november dhamaan discounts ka way joojiyeen
macalin waxa ku wedina ani passport ma hesto lkn hada magaceyga ku samesto passport qof kle ah an ku samesto ka waran ma yelayan madama ay kala duwan yihin magaceyga iyo kan passportka ku sanmesan
wl id ga dowlada hoose way aqbalaan iyo waxwalba oo identity ahaan ku qeexaya
Intee kala soo xariraa zxp
whatsapp +252907690928
Aad io aad ba umahadsantahay ustad waxa ku waydiye ereyga equity based ma waxa laga wada ina profitka hadi lagaga labto xita daily loss ahan lo xisabinayo. Mida kale ustad farqiga mobile ka iyo PC udhexeya muxu yahy marba carrabka ku dhufate.
Si gaara wl fariin noogu reeb cod ahaan ban kugu soo diraynaa
Cordka teamka lama arko
Asc ustaad amiirow mast card aan isku diiwaan galiyey soo kulama bixi karo? Ustaad hadii aan garo real acoun ka oo aan buuxin waayo 5trade days ama aan gaari waayey lacagti laiga rabay malaiga xiraa mise chalange iyo real ba waa isku mid oo waxaan iska ilaaliyaa day los fadlan ii soo jawaab
wcs wl withdraw ga somalida wa crypto waana fastest wixii su'aal oo kale waan ka jawaabnay wixii aad fahmi waydi si gaara noola soo xiriir mahadsanid
ustad verificationka card aadan lahen malagu gudbin karaa hadi qofka iska leh wajigiisa la heli karo
wl waa in id-ga magaca iyo qofkaba isyeeshaan akoonkana uu hal device ku jiraa in labo qof isla isticmaasho lama ogola
Mesha ay ku qorantahy
Trading Days : 5 days
Ma waxaa qasab ah in aan maalin walba aan Trade furo?
wl haa waana demo phaseska kaliya 0.01 baa la furaa wax weyn ma ahan trickgaas isticmaal of hal maalin akoon kubaasin kara waa uun wa qof khamaaraya marka 5days ma badna
Amiirow simulated accounku propfirmsku Bixiyaan miyaysan Carqalad Ku ahayn aqoonta Qofka sababtoo Ah
Iyagaa Maamulka Leh oo waxey donan kugu sameyn Karaya
maya wl wax cilad ah kalamanan kulmin taas haka walwalin tradeska qayb aan dhowr maalmood kujirey ba xata jirta chartga suuqa waxa uu samaynayo uun baa akoonkana ka dhex dhacaya
@@KoriyeAcademy sax Lkn walal iyara Fahnsii chartiga waxa ka dhacaya siduu simulatedka uu Uga dhacaya se Live markaad Gaadho Lacagtaad Ku Trade Gareynysa Real Miya oo inta challengeiga aad ku Jirtid yaa Fake Ah
arrintaas wl bishii 9aad baan ka hadlay muuqaalka propfirmska daawo mahadsanid
Caldhoor name mxa galinaya zzp
magaca cardka aad wax ku iibsanaysi wl baad kuqoraysaa
Mahad sanid ustad
Ustad Id somaliland ma yeelayan fundednext
haa wl waa caadi waa ku samaysan kartaa dhamaan id-yada dalka way aqbalaan
@@KoriyeAcademy I'd juberland kwrn ustaaat ma aqbalaayaaa
Jimcihi account aanka furtay
Ayan khasaariyay isniinti galabkeda
Maxaa sababay wl ?
dadka Qaar ayago Fundednext arkayo shirkadaha yaryar wexe u adan isla Xisabtankan ba laga dhumanaya kkkkkkkk
ustaad ani stelar lite ayaan ka gatay mrkaan baasiyay phase two verfication ka ayay igu dhaheen interview ban ka qaadanynaa mrkaan sameeyay interview gii wey iidiieen accoun ka live lacagta refund ayay isoo celiyeen 🥲
nala soo xiriir wl waraysiga intaadan galin inaa nooso sheegto bay ahayd waan kula talinaynaa
Macalim acount rabaa inaaa furto xageen kaala soo xiriiraa number
whatsapp +252907690928