Maxaad ka taqaanaa gabadhii ugu horaysay ee sheegtay geeridii madaxweynihii hore ee Somaliland?.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 24

  • @essaismail5361
    @essaismail5361 Місяць тому

    Maansha alah saxafiyad shaadiya maxamed rooble sagaashameeyadii ayaan si fiican u daawanjiray HARGEISA TV CAAFIMAD KU NOOLOW

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Місяць тому +1

    فما بكت عليهم السمؤ والأرض وماكانو منطرين wuxu aha shaqsigii ugu horeeyay we gaalo dad Muslim ah oo somali udhibay

  • @AhmedDalaDalaa
    @AhmedDalaDalaa Місяць тому +1

    Shaadya Maxamed Rooble saxafiyad rug cadaa ahayd oo 2000 televition qaranka dadkii u horeeyey ee loo diyaariyey ka mid ahayd waa salamayaa

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah Місяць тому

    Masha allah ❤

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Місяць тому

    Ma waxaad ku faanaysaa inaad tahay qofkii ugu hor sheegtay geeridii cigaal subxanalah

  • @SamsamCabdi-gz5rp
    @SamsamCabdi-gz5rp Місяць тому +1

    Masha allah

  • @kawsarhussien8441
    @kawsarhussien8441 Місяць тому +1

    aamiin insh allh

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm Місяць тому +1

    Hi Mansha Allah waa weriye wanaagsan

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic Місяць тому

    Shaadiya maxamed Rooble wariye hore hargiesa tv iyo bbcda Sidaan filayo Canada ayay Dagan tahay

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 Місяць тому +1

    Shaadiya Maxamed Rooble

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Місяць тому +1

    Weriye Shaadiya M. Rooble waxaa legemad saxaafadeed

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Місяць тому +1

    Ma shaadiya war yar tidhashid,yusuf garaad ahaa

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 Місяць тому

    Subhanallaah waa ninkii kowaad ee u badheedhay in dad muslimiin ah oo somaaliyeed Kala gooyey dhankasta really..
    Waxaana wadadiisii raacay.1...duq daahir riyaale 2...duq siilaanyo 3. Muusebiixi oo Kan ugu xun ee soo mara qabiilkaas snm ee goonigoosadka.iyo somaali nacayb ka

  • @isakahmet
    @isakahmet Місяць тому

    Next person ka dhig Moha daahir faarah jire' Jidka rajada'

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Місяць тому

    Gugcadagi soo rogaal celi. Shadoya M R hadii ay sidii Afrika u jogi lahayed hada way doqobi lahayed oo barurbaa badan baaa kori lahayed.

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani1117 Місяць тому

    Maxa macno ah oo ku jira marka geeri la sheego indha adkaa isaaqu

    • @lakimohamet
      @lakimohamet Місяць тому +2

      😂😂maxaa nagu cuntay wll lkn ani xataa waka yabay😂

    • @moyusaf7435
      @moyusaf7435 Місяць тому

      Wax wanaagsan sheeg ama iskuqabo.

    • @hoodomaxamedxirsi
      @hoodomaxamedxirsi Місяць тому

      Wllo maad dhalishid uun dumarka iswaraysanaya hadaad rabto inaad wax dhalisho maxaa reer dhan afka kuu galiyey mise nooca aan nafisinbaatahay ilaa aad reer dhan soo qado mooye😂

    • @fardusomar2794
      @fardusomar2794 Місяць тому +1

      waxaa indho adag adiga oo dadka intaad meelohoodo khaas uah kusoo doonato hadana komenti qaldan kabixinaya. indho adeyg ree baadiye nimo adaa ehel uah.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Muxuu ugu Jiri waayay Madaxwayna hayagii qiibaaha lahaa ee aanu Jeclayn buu ahaaye hadaanay idinka dadkiinu qiimo idiin lahayn kani madaxwaynuuba ahaaye ilmaha maalin jira ayaa qiimo nooleh ma wax kalood isaaq ku caydaad wayday kkkkkkkkk