Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Goortii ay bilowday Fanka & Waraysigii Ugu Horreeyey ee laga Qaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 кві 2021
  • Hees macaan, hees cusub, hees xiiso badan, hees xasuus mudan. Qaraami, waayo waayo, qaaci. Xassan aadan samatar, axmad cali cigaal, maxamad s tubeec, cumar dhuule cali, kuluc, saalax qaasim, salaad derbi, digfeer, beerdilaacshe, axmad naaji sacad, cabdullahi qarshe, cabdinasir macalin, cabdiqadir juba, xudaydi, Gacayte, dhabarlow, gacanlow, mushteegi, xasan diiriye faarax, cumar xasan rooraaye, killar, maxamad yuusuf, xuseen yuusuf tarabi, maxamad jaamac joof, xarrago, maxamad nuur giriig, jiim shiikh muumin, cabdiqadir sanka, cabdi tahaliil, cumar nuur Cabdule, jaangow, dararamle, kabanle, shimaali, hadraawi, maxamad cali kaariye, cabdi qays, khadar laari, dacar, cabdillaahi diiriye sooraan, cabdiqadir cali cigaal, cabdi baadil, cabdi nuur allaale, Bacalwaan, qasaali, qalinle, axmad mooge, maxamad mooge, cabdullahi nuur cawaale xalweyste, siciid harawo, cali naaji sacad, hanuuniye, cabdi Haybe laambad, Cumar shooli, shey mire dacar, caabi mire dacar, nageeye, guuleed cali masxaf, shamuuri, cawaale, lafoole, king khalid, iskalaaji, siciid qalinle, cabdihodan/ cabdi Holland, cabdifitax Yare, maxamad bakaal cirro, mursal muuse, xasan gantaal, kunciil, ismail danan, iidle yare, faarax murtiile, Maxamad bk, nimcaan hilaac, qamar suugaani, dayax dalnuurshe, dalmar yare ..... Magool, khadra daahir cige, baxsan, maandeeq, khadiijo cabdilahi dalays, marwo maxamad gaasira, marwo cabdi, sahara axmad, hibo nuura, xabiibo xasan tooxow, guduudo, faadumo qaasim hilowle, kinsi xaaji aadan, maryan mursal, aamina candullahi xirsi, kaltuun bacado, Shamso cumar, shankaroon, farxiyo cali, nakruuma, faadumo duur, aamino feer, saado cali, xareedo ismaaciil duniyo, qamar cabdullahi harawo, feynuus, khadiijo qalanjo, saynab cige, binti cumar gacal, sahra ilays, faadumo axmad dhimbiil, cadar axmad kaahin, siraad cabdulle ugaas, sahra ileeye, nimco Yaasiin caraale

КОМЕНТАРІ • 66

  • @abdillahi.a116
    @abdillahi.a116 Рік тому +5

    Ilaahay haw naxariisto kinsi xaaji aadan janatul fardowsa hoygeeda ilaahay haka dhigo Aamiin Aamiin Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 Рік тому +10

    Siciid mire xaydar never in history nin ka cod fiican ma Soo marin Soomaali ilaahay isaga iyo kinsiba ha u naxariisto

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Рік тому +5

    My favourite Alfanaan Siciid Mire Xaydar Allah ha u naxariisto aamiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 Рік тому +4

    Ilaahow u wada naxariiso Saciid Mire Xaydar iyo Kinsi Xaaji Aadam, aamiin

  • @Madadaal
    @Madadaal 2 роки тому +14

    Ilaahay haw naxariisto Kinsi, Fanaanad aad loo jecel yahay bay ahayd, inan aad sharaf badan bay ahayd. Ilaahay qabriga haw nuuro. Aamiin.

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl 2 роки тому +1

      Amiin

    • @Madadaal
      @Madadaal Рік тому +2

      @Abdisalam Husain Ilaahay haw naxariisto

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Рік тому +1

      ​@Abdisalam Husain
      Uducer uun walalo aduunbaa iska sidaada fanasniintiihore dhamaaday anoo ah dadkii hadana qaaday intii dulcad laga soo noqday ayaa tiriyay malan dhawayd fanasniints baxday een codkooda dhagaystay iyahoo wakhtigaa dhalinyarta cuslaatay ah hada waxyar oo waayeela baa ka sii nool

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl Рік тому

      @Abdisalam Husain .. Haa wllo inyaar bey ubukotey dabetana tu Allah utimi

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Рік тому +5

    Ilaahay naxariistii jannatul fardowsa Allah ka waraabiyo Kinsi Xaaji Aadan Aamiin, qurux iyo cod baa Ilaahay isku daray ; Saciid Mire Xaydar Allah u naxariisto waxaan kula kulmay magaalada Baardheere dabayaaqadii1990 halkaas uu u booqosho ugu yimid Aabihii Col Mire Xaydar oo ahaa taliyii ciidanka booliska ee Saldhiga Baardheere, Saciidna wuxuu markaa ka shaqeeynayey isagoo ah sarkaal ka tirsan ciidanka booliska waaxda cashuuraha ee Baydhaba ka dib markii uu ka tagay kooxda heegan 1982 ; Saciid Mire wuxuu ka soo jeeda asal ahaan degaanka Ceelbuur beesha Maxamuud Hiraab ama Duduble;

    • @adancubeyd6764
      @adancubeyd6764 10 місяців тому +1

      saciid mire xeydar murusade ayuu ahaay bro

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 10 місяців тому

      @@adancubeyd6764 maya walaal waa Duduble ama Maxamuud Hiraab.

  • @balanbalan6065
    @balanbalan6065 Рік тому +4

    Allaha u Naxariisto labbadooda waa fanaaniin la jeclaa

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Рік тому +4

    Allah ha u naxariisto Alfanaan Kinsi xaaji Aadn😢😢😢😢😢

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому +4

    Kinsi Xaaji aadan iyo Siciiid mire Xaydar alah raxma.

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 роки тому +5

    Allaha jannadii Fardowsa ha ka waraabiyo Kinsi. Waxay ahayd fanaanad qiima weyn leh. Ayaama dhan ayaan murugeysnaa markaan geerideeda maqlay🥲

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 Рік тому +4

    Quruxdii iyo Codkii fanka Kinsi X Aden AUN

  • @AbdiwahabElmi
    @AbdiwahabElmi Рік тому +3

    الله يرحمهما المرحومين جميعا المرحوم سعيد مري حيذر والمرحومة كينسي الحاج ادم ،،،،امين امين ا

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 Рік тому

    Naaxiyaddii ilaahey ha u naxariistee Cabdi Bashiir Indhobuur.

  • @ksdablh1964
    @ksdablh1964 Рік тому +2

    Allha unaxaristo kinsi xji adan

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj Рік тому +1

    Ahu naxariisto marxuumada aameen yaa Rabbi

  • @dekowshafi9783
    @dekowshafi9783 3 роки тому +1

    Alle ha unaxariisto kinsi xaji aden iyo saado cali warsame

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 2 роки тому +2

    Alle ha u naxariisto fanaanada

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 2 роки тому +5

    quruxdii fanka KINZI rabi qabriga how nuuro
    10/05/2022
    PM..10-20

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 2 роки тому +1

    Alla ha unaxariisto kinsi

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому +2

    Siciiid mire xaydar... Alah raxama

  • @diegoluccarelli572
    @diegoluccarelli572 Рік тому +1

    Grazie mille cara tvb 😍😙

  • @Hassan-ey2le
    @Hassan-ey2le Рік тому

    Hees burcad badeed aa u qawijiray caawaan arkay 2023

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 2 роки тому +6

    Eebe ha u naxariisto Kinsi Xaaji Aadan waxa ay ka mid ahayd hablihi fanka Somalida bilay ee meel sare gaadhsiiyay

  • @marianabdihussein6170
    @marianabdihussein6170 Рік тому

    Allha u naxaristo amiin

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 роки тому +2

    Ilaahay hau naxariisto

  • @osmanamitachannel3585
    @osmanamitachannel3585 Рік тому

    Illaaheey ha u wada naxriisto

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Рік тому +1

    Ilhy.hownaxaristo

  • @maxamedxuseen3318
    @maxamedxuseen3318 3 роки тому +3

    Ilahayi naxaristi jano
    Haka warabiyo

  • @kadarmohamud9166
    @kadarmohamud9166 3 роки тому +3

    Kinsi cod macanaa allow ku naxariiso

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 Рік тому +1

    Allow u naxariiso oojanadii ka waraabi qabriga u nuur oo u wasaci oo kitabka midigta ka sii oo ku Wharton qasarada janada

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw Рік тому

    Ilaahow unaxariiso

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 Рік тому +1

    Kinsi ale ha naxariisto

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 Рік тому

    Waa wakhtiga aan jeclaysto inaan noolaado, wakhti dahabiya ayuu Haa, wakhtiga xitaa qof ka asn waxba hayn wakhti ayaa bddelayet kana dhigayey inuu raga la mid niqdo ama ku dhowaado, hadase waxkasta aad tahay waxa lagaysba in wadciga jiraa dib kusii haraatiyo oo wax kaa dhaca mooye wax kuu kordha ba jirin

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Hees wanaagsan.

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Рік тому +2

    😭😢😢

  • @nimcoabees-oz7xp
    @nimcoabees-oz7xp Рік тому

    Kns❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤adn

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 2 роки тому

    Aunt kinsi

  • @mohamoudmouslim
    @mohamoudmouslim Рік тому +1

    Gormee bilaawday fanka? meena noo sheegin, inta iga danbeysa raali noqda.

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    ثم استقا مو
    قل لا اسئلكم عليه اجرا
    Suxun yaad ucunta baraten

  • @AliIman-hy3xh
    @AliIman-hy3xh Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @faadumomuuse5713
    @faadumomuuse5713 3 роки тому +4

    Aun to habaryartay manlintii ay dhimatay waxnka maqlay foce america

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 роки тому

      Faadumo Muuse Goormay dhimatay wllo

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 2 роки тому

      @@mohamedyare1917 2008 umalayn

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 роки тому

      @@husseinabdille sax garty laakiin wllo wareysigan 2009kii Ayuu ahaaye Sidee ku dhici kartaa Radio Hargeisa ayuu ahaaye waan dhegesanaye

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl 2 роки тому +1

      Wllo wax dimatey 2011
      Aun habaryatey

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 роки тому

      @@KM-jc5hl ale ha naxariistee kinsi xaaji wll awal maaney xaafadeedu aheen News hargeisa carruurse maka tagtay wll adoo mahadsan