Madaxweyne Cagjar oo VOA u warramay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 бер 2019

КОМЕНТАРІ • 101

  • @baylebayle7477
    @baylebayle7477 5 років тому +4

    Magaacaa hajiro From gaashamo waanu kula jiraa. JEEGAANTA SOMALILAND BUUFI IYAGAA KA DANBEEYA.. MAASHA ALLAAH ASAL FROM JARAR

  • @RidwaanCumar-pq1wo
    @RidwaanCumar-pq1wo 5 місяців тому

    Mashaa Allah madaxwene magaccaahahiro

  • @hassanadde4155
    @hassanadde4155 5 років тому +13

    cagjar waa nin mudan xilka uuhaayo horoy usoco nudane

  • @FluffPetsTV
    @FluffPetsTV 5 років тому +9

    Aqoon yahan #MustafeMuxumedCacjar waa Geesi Somaliyeed ilah ku dhawr cadaw gaaga jabi 😍🌟🖐

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 5 років тому +1

      U mean ogaadan

    • @FluffPetsTV
      @FluffPetsTV 5 років тому

      May odagen ma ahi zxp
      Alle darti, iyo somalinimo, dacad nimo ayan ku raacay Qabyalad ayaa maskax diina ka guuxaysa somalay😫💪👊

  • @osmanyussufkadid385
    @osmanyussufkadid385 4 роки тому +3

    Manshalah allah mw Mustafa waa nin culus oo wax badhan ogsoon mw halagarab istaago

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 5 років тому +22

    Ina cagjar waa geesi qofkii igu raacsan fadlan like isku muuji subscribe na iigu dar wllo 🙏😘

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 5 років тому +5

    Anigu shaqsiyan ma taageersani shirkaa Addis-ababa,Madaxweynaha ha lagu taageero dadaalkiisa.
    Madaxweynuhu ruwaayada shirkaa aad buu u fahmay!!!!!! Gadabuursi waa taageersan yahay DDS. madaxweynaha DDS ha guulaysto.

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 4 роки тому

    Wow guul guul soomaalida cagjar

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 4 роки тому

    Nin soomaaliyeed guulayso walaal jira

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 5 років тому +6

    mudane Mustafa Cagjar,waxaaka muuqata,roog cadaanimo arimaha uu ka hadlayo.

  • @saariftinmaashaallahsomali8253
    @saariftinmaashaallahsomali8253 5 років тому +10

    geesi halyeey ah cadawgaa hajabo guul iyo gobanimo mustafa muhumed

  • @fadhihapiip3214
    @fadhihapiip3214 4 роки тому +1

    MadaxweYne cagjar kumaan doorsadeen kůň farmaajo jaajuus nacalaa dhalee
    Viva cagjar somaliga dhabtaa

  • @abdullahsultan8338
    @abdullahsultan8338 4 роки тому

    Guul guud ahan qomiyada somaliyeed ,
    Guulayso saxiib

  • @khadarjama4813
    @khadarjama4813 5 років тому +3

    Mustafe cag jar hore u soco madaxweyne. Qoomiyada somalidana ku adkow

  • @salwaahmed2649
    @salwaahmed2649 5 років тому +4

    guuul somaalinimo uf uf uf ormo manihin wax kawanagsan dir somaalibaan ahay

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 4 роки тому

    Maansha allh

  • @manshaa1923
    @manshaa1923 5 років тому

    Manshaa alaa Sudan ficaan ee aad uu hadashay inaa fahaantay dadka xumaanta waada cadawgaa kuma ciilo

  • @mubarakabdiaziiz6769
    @mubarakabdiaziiz6769 4 роки тому

    waaaw waa arin aad u wanagsan in umadu waa waalo ay isdhexgasho

  • @abdirahmanmohamed2040
    @abdirahmanmohamed2040 5 років тому +3

    Masha allah guuleyso madaxwwyne aragti dheer

  • @yuusufcumar7422
    @yuusufcumar7422 4 роки тому +2

    Guul.iyo.gobanimo.mafaxweyne

  • @cabdinaasirahmednuuhahmed420
    @cabdinaasirahmednuuhahmed420 3 роки тому

    Mustafe waa nin wax bar tay wlhy aqoon baa ka muuqda alle ha ku daayo maxad wayne

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 5 років тому +1

    mr cagjar waa nin diidan dadkiisa in laqaybiyo ayku dhaxmilmaan dad kabadan si aanay dadkaa ithoipianka ahi uqabsan meesha somali dhamaan lagu soo dhaweeyo si dadkii kale ee shisheeye meesha uga baxaan ninkan aragtidiisu way dheertay

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 4 роки тому +2

    Mansha Allah Mr mustafa

  • @brightside6885
    @brightside6885 4 роки тому

    waxaatahay tahay un ayaad wax unoqonkartaa wax na kaadhigikaraa maanshaAllah ninkii aragtidheer ayaa hortaada kuu ifinkaraa dhacanka soomaalida waa mid Allah waxaan karajeynayaa Guushoodana in ey noqoto mid iyo kuba aan kaladheeraan abid sida xeerka kudhanaqanka iyo diinta ey mid oogayihiin Allah ha'umideeyo inshaAllah

  • @abdurazaksomali5101
    @abdurazaksomali5101 5 років тому +3

    Inkastoo aanan ahayn dadka taageera mustafe cagjar hadana qofka markuu wax wanagsan qabto ama ka hadlo waalagu taageeraa laguna dhiirigaliyaa hadii wax qalad ah sameyana qabiil laguma difaaceen waa la dhaliilaa runtana waa lasheegaa lkn hada sifiican ayuu u hadlay oo arimo badan oo mihiim u ah dadka iyo deegaankaba ayuu ka hadlay haduu ka dhabaynayo markasta midnimo iyo cadaalad baa ina deeqda lkn NO QABIIL👎

  • @cabdinaasirahmednuuhahmed420
    @cabdinaasirahmednuuhahmed420 3 роки тому

    Guul guul mudane madax wayne cadow gaagu hajabo

  • @alinurabdulmejid8048
    @alinurabdulmejid8048 5 років тому

    madaxwaynuhu uu ku taaganyahay wadaadii hormarka kalaqaybsanaan waata somali maanta meejandhigay marka DDS waa hal far qabiila waanu fahanay dibu gurasho mooyeen hor usocod keeni waa qabyaalada naga daaya

  • @safhs
    @safhs 5 років тому +1

    Jacfar mansha alah alaha ku daayo iska celi mooryaanta ku abtirsaday oromo oo leh Oroman nahay oo raba in ay dhulka soomaliyed oromo ku soo hogaamiyaan

  • @maxamadibraahimibrahim8666
    @maxamadibraahimibrahim8666 3 роки тому

    Bbc somali

  • @warkamaanta4728
    @warkamaanta4728 4 роки тому

    Yaa ila dareemay in madaxeeynuhu marqaansanyahy guulayso mudane

    • @use_996
      @use_996 4 роки тому

      Jooji cayda

  • @abdullhiguray1180
    @abdullhiguray1180 4 роки тому

    0romo waan kusugeeynaa adigoo kuhadlaya magaca iyoobiya amxaaro heshiis lamagali karno

  • @himilochannal1547
    @himilochannal1547 5 років тому +3

    Masha Allah waa Nin degan oo masuuliyadi ka muuqato Allah bless you. Soomaaliyeey wax dir la yidhaahdaa ma jirto Anuu waxan Ahay ISAAQ meel aan DIR ka Soo galaana ma jirto Lkn waa URUR is bahaystay saan u fahmay, Lkn baroortu orgiga ka weyn kolay waxbaa salagle😊

    • @munjatsaid7877
      @munjatsaid7877 4 роки тому

      Dirta qolada ladhaho ee somaliya oo salka meel lagashay oo qabiilada qaar lagudiray ayyaa baddaas soo aliftay si iskaashi shido somaliya looga abuuro , waxa kujira qolo biyamaal ladhaho . Hadana waxaa lasameeyay iskaashi kale oo digil iyo mirif layiraa oo shidada dirtokale wadda , waxaana larabaa in qolo hawiye la dhaho lagudiro siiba habar gidir ..

    • @munjatsaid7877
      @munjatsaid7877 4 роки тому

      عبد عزيز حسن walaal isaaqa waa maqli jiray waa dir laakiin for waa qolo yar oo somaliya dagta o oshido latimid waayadaan oo iskitaageysa qabiilada kale oo salka la gadhay shisheye oo lagufiro habargidir ooisaaq iyo lagu lamaaniyax qolo biyamaal ladhaho si shidada ay wado loo weyneeyo marka ujeedo ayaa kujirta howshaas maasha Allah

  • @adenelmi6810
    @adenelmi6810 4 роки тому

    Asc

  • @osmanhussein3104
    @osmanhussein3104 5 років тому

    Asc Dhamaan walaalaha walaalaha soomaaliyeed gaar ahaan
    dadka ganacsiga ku firfircoon waxaan u hayaa fursad ganacsi ay ku furan karaan insha allah .
    Shirkada waxaa la dhahaa forever living product .
    Waxay aduunyada ka shaqaysaa ilaa 1978 .
    Nidaamka ay ku shaqayso shirkadu Waa Network marketting (suuq gayn xidhiidhsan)
    Sideed uga mid noqon kartaa :
    1) Waa in ay kaa goantahay in aad ganacsi kuu gaar ah oo caalami ah furato
    2) Waa in aad is diwaan galiso iyadoo laguu sharaxi doono qaabka laguu duwaan galinayo insha allah
    3) Waa in aad haysato kharashkii aad ku furan lahayd bussinesskani
    1° ) marka kasta oo aad da,daashaan adiga iyo kooxda aad wada shaqaynaysaanba waxaad helysaa abaal marin qiimo dhimis adeegaaga ah
    2°) waxaad ka helaysaa commission lacag ah 20-25% faaidada qofkasta oo aad sabab u noqoto in uu faaido insha allah .
    4) Waxaad helaysaa faaidooyinkii caadiga ahaa ee qofkasta oo ganacsade aheba helo markasta oo aad iibiso alaabtaada .
    5) Waxaad helaysaa abaalmarino caalami ah insha allah oo ay ka Mid yahiin in aad dalxiis u aado wadanka aad jeceshahay , IN shirkadu gawaadhi qaali ah ku siiso iyo abaalmarino kale oo qofkii da,daala uu ku farxaayo bi idnillah .
    SHIRKADU WAXYAABAHA AY KA GANACSATO :
    Creamyo dhamaaan 100% Dabiici ah iyo daawooyin caafimaad
    Walaalayaal hadaad diyaar tahiin kaliya ila soo xidhiidha si aan fursadani nafteena , dadkeena iyo dalkeenaba uga faaidayno waa hadaad awoodaan insha allah in aad furataan bussiness idiin gaar ah insha allah si aad u heshaan faaidooyinka badan ee aan soo taxay
    SI aad qayb uga noqoto barnaamijkani walaal fursadani dag dag ula soo xidhiidh whatsappka hoos ku qoran :
    001872400-3335

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 4 роки тому

    Ninkan waa masuul somalia ilaahay usoo saaray sikastoo somali janada loo geliyo weli waxay dooneysaa in lugu cel celiyo.. adeer ilaahaybaa ku doortey ee hosahaada wado wanaaga cadaalada hormarka somalia jacayl intaas haka daalin weligaa wac ku istaajiyo ma arkaysid asc

  • @suweydcabdikariim8720
    @suweydcabdikariim8720 5 років тому +2

    Fikir qowmiya ayaa nadeeqa oo aan ka shaqeynaynaa allaylehe rag lama caasiyee waa meesha soomaaki meel ay joogtaba u baahan thy waan hann iyo hami wanaagsan

  • @kismaayoking
    @kismaayoking 2 роки тому

    Wajigisa cabsi aya ka buuxa

  • @mowliidcaliadan5555
    @mowliidcaliadan5555 5 років тому

    Mudane #mustafe_Cagjar hore u soco guuleeso

  • @abdiqaaditjugux8893
    @abdiqaaditjugux8893 4 роки тому

    🤐🇸🇴🇸🇴

    • @abdiqaaditjugux8893
      @abdiqaaditjugux8893 4 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🥰🐦🐥🐦🐦🐦🦉🦉🦉🦉🐥🐥🐥🐥🐥🐔🐔🐔🐔

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 4 роки тому +1

    Cagjar tuug jaajuus ethopian ah. Hala maal gashdo kuye jigjiga qosol badanaa qaldaamiinta lee ha idin maal gashdaan no soomaalida kale adeer xoolo ethopian dhacaan ba raadineysaa, ma adiga xor ah waa la lagu gumeysdaa soomaali isma saarna idinka ii marqaanland ethopian lovers baa tihiin qashin yhy uuf

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 4 роки тому

      Adiga dalkaagii askarta kenya iyo Yugaandha ka saar aflagadada joojiyoo

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 5 років тому

    Geelayagii iyo adhigatagii waxay ka foofaan haro garduur waxaanaan anigu degenay somaliland waxaana dhacda in qofku laba jinjiyadood yeelan karo hadii aan labada dhinac ee xuduudka aan isaga talaabo oo marna aan geelayga soo maalo marna gurigayga hargeysa imaado maxaa ku jaban ?

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 5 років тому +1

    Kow

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 роки тому

    Adkow OP sharciga xooji

  • @sadiqh3001
    @sadiqh3001 2 роки тому

    Walane dalkadiibad dayacaday

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 4 роки тому

    Madaxweynaha soomaali galbeed madaxa gobolka waqooyi galbeed ee soomaaliya hadaad ku darsatid soomaalileenta waxbo ma qabni qaata way nadhobeen qaad cunayaasha.

  • @munjatsaid7877
    @munjatsaid7877 4 роки тому

    I wish Somalia ninkaan oo kale in uu madax u noqdo waa ninwalaal jaceyl iyo xushmad iyo daganaan ka muqato ilahow uga gargaar waxa hadda heysta somaliya cagajugleys iyo wajixumo fudeyd ay dhameeyeen

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 4 роки тому +2

    Somaliland maxaa naga galey u wrong !

  • @abdullahsultan8338
    @abdullahsultan8338 4 роки тому

    Diid mustafaw xeer jajabka qabyaladaysan,
    Sideed milyan oo somaliya meelaydegan tahay ada manta madaxka ah oo institutions of government leh katirsan dalwayn oo federalism ah muuji aqoontada nin aqoon yahan ah aya tahaye mashallaah,
    Don't listen narrow minded people,
    Shanta qaybood ee qawmiyada somaliyeed saancadaluhu u qaybiyey mida maanta ugu fursada roon aya tihiin reer somali Ethiopia hadad tihiin kolka isxajiya oo demuquradyada dhaqanka iyo somaĺinimada iyo institutions ka dawlada federalka Ethiopia lajaanqadi kara dadkana wax aya laraba illaahay haydin waafajiyo wixii khayr ugu jiro dadka somaliyeed ee reer
    Somali galbeed ee mudo dhibataysna
    Aaamin

  • @xuseenmaxamed9073
    @xuseenmaxamed9073 4 роки тому

    Ina cagjar yaan dalka iyo dadka soomaaligelbed lagu haleyinin waa adeege magadhsisna hogmin mana hogaaminkaro somaliyi galbaad wuxu umuuqdaa nin qol hargeysa ku xidhan iyo jeegan xabadhi tigre yujud

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому

    Somalinimada la raadinyaa wa taa isgoo joga dhulkii ethopia ianga boobtey buu leeyahey kalaey wadankiina dhistaa reer somaliland sida si la mida deegaanka somali ethopia waa welcome somalialand dhaman somali meel aay jogtaba a siyaasada waa xageeda lakiin qofka somaliga waa in lagu difacaa inu dhaqaale keeno meelkasta somali jogtoo oo hadaii dagaal beeleed dhaco aa la taaban qof dhaqalee meel gashadey somali dagto oo laga dhigo nin somali oon qabiil loo arag

  • @naleeyejama
    @naleeyejama 5 років тому +1

    Shiir hawiye iyo
    Shiir Darood iyo midkalaba ma ogolin sxb

  • @fadumoomar6077
    @fadumoomar6077 4 роки тому

    8

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn 2 роки тому

    Runta dirka laga madhigo qol qof weyn waa ged dirka lagaqaday jinsiyo basabor islahen kusodumi dalka reer hargeyso beyjogtay adigana itobiya leyahay maubadashay ubadalatay nin wax lodhibtay xaquqdi abaxududi usar mamul goni hadal la aan ii imow wixi igasomurado sidi qalib jinsiyo bilabasabor maqnow aba muqo

  • @muhumadabdi8568
    @muhumadabdi8568 4 роки тому

    Waxan madaxmahe mesha dhafiya

  • @ismaaciildayib4099
    @ismaaciildayib4099 4 роки тому

    Warkimanta

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 5 років тому +2

    waa aqoonyahan ruugcadaaya waa nin meelfog wax ka arkaaya anigu somaliland ayaan ka sojeda siiba isaaq wax dirr layidhaa majiro

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez4887 5 років тому +1

    Geesi wallahi wa masul sare tuu cagjar maha wax tugo ah kuwa diiir iskushegaya ee umada somaliyed kalgaynaya

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 5 років тому

      Tell that to ogaadan people we are untied dir people today

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad3560 5 років тому +1

    We don't care about those people who r having their own meeting with the oromos calling themselves oromos

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 4 роки тому +1

      Oromo and Dir are brothers and sisters becouse they are Muslim

    • @Heloo-b4v
      @Heloo-b4v 4 роки тому

      @@cashawarsame6213 maxey ku dilayaan babliey

  • @abdirahmanahmed753
    @abdirahmanahmed753 5 років тому +1

    Muxuu ganacsato kusoodhaweynayaa DDSI isagiibaa socoto ku ah DDSI oo from Nairobi to jigjiga ahee war ninkan waarimaayee yuusan idin waali

  • @use_996
    @use_996 4 роки тому

    Madaxwaynaha wuxu mudan yahay in laso dhaweyo balse rag mahaysto wa in lala shaqeyo si dadkas somaliyed xor ugu noladaan

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 5 років тому +1

    😂😂😂😂😂 namaquseeyo kuye oo yaatahay dadkuu quseeyey baa qabsadee shirkae😂😂😂

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 4 роки тому

    Cagjar maxaad isku raaciwayseen idinka soomaalileenta ah baa tahay ileen ONLF waxaad ku tilmaantay halqabiil jabhadooda ka kooban taasina ay beentahay cabdi ileey baad qaylisay adigaa cabdi ileey ka xun

  • @abdikinomar499
    @abdikinomar499 5 років тому +3

    tuuug beenale ah Cagjar

    • @mawada_hindamuse8074
      @mawada_hindamuse8074 5 років тому

      Adega tuugha

    • @mawada_hindamuse8074
      @mawada_hindamuse8074 5 років тому

      Guuled

    • @himilochannal1547
      @himilochannal1547 5 років тому +1

      Allah ka Cabso
      Mustafe runtuu ka hadlay dadka Adis Ababa ku shiraayana Aleylahe farbaa ku godan????

    • @sahraa7750
      @sahraa7750 5 років тому

      Guleed muxuu kaa xaday halagaaga soo reebee mase sikalaad ku qaniinsatahay?

    • @abdirashidahmed7758
      @abdirashidahmed7758 5 років тому

      Guuleed sxb St. Paul iyo minneapolis aynu iskaga baashalno dhawan ddsi madaxweyne dir ah ayaa qaban oo dadka midaynayee Viva dir Insha allah