DEGDEG GABADHII GARAAD JAAMAC CAYDEY OO BILOWDEY BEEN ABUUR HARTI DHEXDIISA IYO ISKU DIRKII UGU XUMA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • DEGDEG GABADHII GARAAD JAAMAC CAYDEY OO BILOWDEY BEEN ABUUR HARTI DHEXDIISA IYO ISKU DIRKII UGU XUMA

КОМЕНТАРІ • 151

  • @user-fh3eh4cn8u
    @user-fh3eh4cn8u 2 місяці тому +13

    Way khaldan tahay Naagaha uma taalo sheekada harti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Kabtan caduun ma Hadsanid eedo

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 2 місяці тому

      Kabtan caduun waa ninka wada hooska-siida MJ ka wado social media.

  • @khadijo1396
    @khadijo1396 2 місяці тому +8

    Gabadha allow xaqa fahansii Harti guul❤❤❤❤

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 2 місяці тому

      xaqee?? gabadhu run bey sheegeysaa!

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 місяці тому +13

    Guul his excellency president Saeed Abdullahi Denni
    From Maakhir

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 2 місяці тому +7

    💙🥭🍓Harti cadowgoodaa badan balse Marna yaan laydin dhexgelin canaasiirta iska ilaaliya.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 місяці тому +10

    DARWIISH Caduun Saa Harti Wanaagoda Uwad 👍🥰🥰🥰💐💐❤️❤️🙏🌹🌹💖🌟

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 2 місяці тому +6

    Naagtaan lama waraysto. Waa Doqon .

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 місяці тому +11

    Deni iyo pjntlan iyo harti
    Waa garabkayaga
    Una maqli mayno
    Naag baanba nacay
    Intay iaka dhigto mid wanaag wada ayay xaarkeeda walaaqata
    Guilaysta reer ountlnd iyo harti

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 2 місяці тому +5

    Caduunow vjulayso eedo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому +3

    Wilkan yar hanoolada amiin. Gabadan xun ha baqtiso amiin

  • @ZaynabAbdirahman-iy5nb
    @ZaynabAbdirahman-iy5nb 2 місяці тому +7

    Inaga celi horgalada Eedo waa cayaan ee buufi

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 2 місяці тому +5

    Waxaa layaable ssc ajirikartaa hadaan puntland lirin
    Xagee waxaa l ciidanka
    Cunaynaan ka yamimaadaa😊

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 місяці тому +7

    Gabadhan Waxaan Leeyahay Ssc Waxba Matarikartid Waxna Kamaqadi Kartid Ee Kafariiso Harti Dhexdooda Doqonyahay Jaahilada Garaad Xunay 👎

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +7

    Asc deni waxa uu qabtey qofna kama qarsoona reer SSC ya ✅✅✅ qof cadowga u adeego mooyee

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 2 місяці тому +3

    Qoftaani ma fayooba ee waqti ha isaga dhumin Cabtan Caduunow eedo, waana u ducaynaynaye Allaha caafiyo

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 2 місяці тому

      yaa kugu yiri? armaad adigu yara waalan tahay?

  • @user-kw8xh9dl6y
    @user-kw8xh9dl6y 2 місяці тому +3

    Wiil.kaanwafariid.runtasheegah.intaankarakay.guuleeso.habo❤🎉

  • @sadoabdi5739
    @sadoabdi5739 2 місяці тому +15

    Eedo aniga dhulbahante ah naagataas ilaahay haynaga qabto waanaagta waalan

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 місяці тому +4

    Naagtan anaga ilmaadera waa doqon guuxeeda ayay ka dheeraynayaaa
    Namana metesho

  • @fatimaaden6828
    @fatimaaden6828 2 місяці тому +1

    Madaxweyne Deni fiiquluubina❤❤from dhulbahante

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +4

    Asc aaad iyo aaad ✅✅✅

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 2 місяці тому +1

    Wiilkan yar ee Wariyaha AhRUNTUU Na Tusay
    DANI. Waa A/YUUSUF. 2. ❤❤❤❤❤

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 місяці тому +3

    Waahorgalad cid aywax ugufilantahay majirtee yaanagafadhisiya
    Cakunimaan ladhalan baa isciilkambiyee we love tolkeen harti
    wixii cadowku ah harti alahajebiyo
    Kabtan waasidaad sheegtaye harti inlakala jebiyo ayay kashaqaynayaan sadexda nin ee jabutikushira ilahay sharkooda hanaga badbaadiyee anigu waxaan aad ugacadhay sanahay inlalashiro oolalahadlo xamze iyo gurguurte waayo waamunafiqiin babe'eenaka shaqaynaya qofkasta oo reer Khaatumo ah oo puntland maagaz waaqof ushaqaynaya Handarab

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 місяці тому +2

    Garaadla waa dabadhilifad iidoor ayaa mj ku soo dira iyo mw dani iyo puntiland soo caay ayey yiraahdaan lkn hadeey dhulbahante ceshan waayaan naagtaan garaadlaay afkaa laga jabin waa jisaarad jisaar na naartuu galaa from juboland VIVA

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 2 місяці тому

    ma ay Illowdey markii la lahaa Sool iyo Sanaag waa dhul leysku haysto guul Puntland +SSC

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому +2

    Harti ha iska ilaaliyo dadka rabo inya ka dhexe shaqeeyan harti😣

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 місяці тому +1

    Istarayska maraykan hadii laascaanood lageeyo waa dhibaato dani iyo farmaajo shaydaankii oh isku diray oo hawiye wali waajoogaan

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 місяці тому +1

    Horey usoco kabtan Caduun buufi wixii qaldan sharci baakayaal. Harti lamadhex galo horgalna looma baahna.❤

  • @user-uo8kt2si4n
    @user-uo8kt2si4n 2 місяці тому

    WAAR GABADHA WAXBA HAKA SHEEGIN WAA GEESIYAD HALGAMAA AH ILASASHAT HA DAAYO HABLAHA SSC WAA KUWA UGU QIIMO BADAN

  • @CawilXabdlad
    @CawilXabdlad 2 місяці тому +2

    Gabar yar hadalkiidu wax kasoo qasd male

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +1

    War waxas oodhan waxa kadaran nimanka ssc ee kujira puntland oo udhaqmaya sidi horgalada hargeysa ee wallay kuwaas kadaran kuwa hargeysa jooga

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 місяці тому +1

    GABADHAAN WAA ARAGNAY KUN JEER IYADA OO WAX AAN JIRIN KU HADLAYSA. BALSE DHEGAHAANU KA XIRANEYNEY. MA NAQAAN WAXA WATA

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 2 місяці тому +1

    3:10

  • @ShakibJama-mh5du
    @ShakibJama-mh5du 2 місяці тому +2

    War hooy gabadha haku fogaanuna majeerteen waa dhulbahante dhulbahantana waa majeerteen waa hal gabadha waa biniaadan oo basher ah waana,qaldamikaraa lkn.majeerteen naceeb iyo dhulbahante no way talo wacan sii gabadhu saciid cabdulaahi dani shaqsi ahaan waa dhaliili kartaa lkn tolkayaga majeerteen no way necbaasho

  • @ZaynabAbdirahman-iy5nb
    @ZaynabAbdirahman-iy5nb 2 місяці тому +1

    Maanta sheekagu waxay taagantahay Hartiyoow idin meeye
    Isku tashada cadawguna waa id er ogaada

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому +1

    Gabadhah kah xishodah warkay shegaysoh waxbah kah jirah dani waan naqan dhaqankisah gabadhan warkedah waan dhegaystah waxay shektoh waxbah kah jirah hadah mah waxad no shegaysah putiland sol canshur ha kah qadoh sih lo siyoh ssc yerkan wuxuu wadah waa shekoh ciyal plz danih waa saqajan 17 horgaleh iyo Arimoh badan bad ku sameysen dhulbahanteh e kah xishodah gabadhah

  • @user-ut5wy9ex2s
    @user-ut5wy9ex2s 2 місяці тому

    ❤❤caydu waa ceeb dadka yaan lakla goon midnimada Hala ilaaiyo tolkagoo

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 2 місяці тому

    Dani madaxwayne dhaama ma soo marin puntland kuwii ka horeeyey oo dhami dibindabyada puntland bay ka shaqeeynayen

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 місяці тому +1

    Cidkasta oo Fitna kadhex sameyo ama hadal dadkas 16 sano haldoor koodi lagu bur siibayay,Hablaha Harti iyo kuwa Darood weyn maanta waa in la mujiyo,Deni Maanta Somaliya isaga ayaa Darood sharciyad iyo Masul ka'ah waxaan kasogeyna In uu Masiir Darood midda Somaliya lagu badbaadin lahaa uu qabto,Hablaha waa lafdhabarka bulshada waa kuwa qalbi jilicsan bixiya dhaqalaha takuleynta dadkooda dalkooda,Dhalil wa eey jiri kartaa balse waa in si hoose loo soo jeediya,SSC Waa Mamul garab iyo hiil u bahaan gudaha iyo dibadaba,waa Mamul uu HSM wali uu fasax iyo garab istaag uusan siinin,Sido kale kuwi BFJS kumatalayay eey noqdeyn dhuni qaate yaal iyaga kuwi puntlaand kuwi jubalaand Rw magac u yaal ah xaflada muqdisho oo kaliya lagu casumu,Ahmed Dhuxuleyste oo noqday waxi shalay uu soo ahaa 16sano 4km oo kismayo xafadeheda oo kaliya kataliya Afmadow Qoqaani Tabta illa Dhobley aan wax u qaban,deganada kale warkooda warkooda daa,DDS Iyo puntlaand oo larabo in wadashaqeyn isdhexgal bulsho Ganacsi iyo hormar dadkas ehelka kawada shaqeyaan,Waxas oo dhan Deni waa Gudomiya wakilada mamulada deganka waa in laisku xiraa,Riyadii Marxum Abdullahi Yussuf Mdx Sharmake Xiligii dawladii dhexe Halgan adkeys ayaa hiigsiga guusha lagu hantaa,Said Deni waa siyasinti hore ee rer puntlaand kuwi DFS kuso jiray ee Darood uu isku keena Ayaaha belweynta Darood ee degan dal iyo danahooda kala marmin uu Shirweyne wadatashi uur xarasho iscafin ah uu qabta kadibna Somaliya iyo xaqa lawadaleyay lagu so gaara.

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 2 місяці тому +1

    Waliged gabadhn wy nabcayd plnd garaadna mlahe qofta dooneysa iney harti weyne isku didho,horta mx plnd oga soo uray waa yaabe,Anigu wxn u fahmy iney ka xunthy SSC horumarka ay gaadhay,farmajo ma dadkey ka xigta plnd oo dhan farmajo ayey ahayen.garadna malihide ilahy garadka ha kuu soo cesho

  • @user-dl3lx1kt7m
    @user-dl3lx1kt7m 2 місяці тому

    Garaadsan guulsyso

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 2 місяці тому

    Dhulbahante Awalba weji malahayn sikastoo loogu hiiliyo waa wasakh mana istaahilaan in loo hiiliyo waayo Always cadoga iyo calooshooday usha qaystaan

  • @user-iv5gv3xq8g
    @user-iv5gv3xq8g 2 місяці тому +2

    Ninkeeda ayaa reer woqooyi ah

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 2 місяці тому +1

    Tani garaadsan maaha ee runtii waa garaad xun weliba lagu shaqaysto

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 місяці тому +1

    NAAGTU WAA HORGAL XUN WALIBA DUFKU BAX MAXAY AHAYD.

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 2 місяці тому

    Dhalinyarada dhulbahante meidiyaha way ku degdegaan

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 місяці тому

    Baraha bulshada oday 50 dhaafay baa fadhiya habeen iyo maalin majeerteen baasidaas ah gabdhihii wuu sixray wiilashuu sixray markasta ceebee buu isleeyahay

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 2 місяці тому

    Garadsan cuqdad mj iyo nacayb mj bay qabtaa mana qarsaan karto ilaahay caafimaad hasiiyo sis

  • @mohamedismail6568
    @mohamedismail6568 2 місяці тому

    Bravi brother

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    nimanka ssc kaso jeeda ee puntland dowlada puntland ushaqo tagay ba edeb daro kawada dhulka ssc ee kuwaas iskaqabta dhulbahantow

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 місяці тому

    Isaaq baa soo diray dhaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 2 місяці тому +1

    War qoftaan waa doqon hadal barad ah

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 місяці тому +1

    MAXAA KA KHALDAN NAAGTAN DOQONTA AH.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 2 місяці тому

    SSC IYO PUNTILAND WAA WALAALO
    DAD BADAN OO WAX MAGARATO AH OO MEEL WALBA JOOGA YAA JIRA. AMA RAG AMA DUMAR HA AHAADEENE. HORGALADU. WAA BADAN YIHIIN
    TOOLOOW YAAN LA MAQLIN
    DUCUFADA. MARBA MEEL. KA QAYLINISA.

  • @ashamuse8794
    @ashamuse8794 2 місяці тому

    Naagtan waa Mareexan Hoyadeed ayaa dhulbahante ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    laakin walawada daawaday nimanka puntland oo canshuur weydinaya dad ssc oo hadana kuhadaaqayay ssc wa puntland yacni ssc maamul maaha ee gabadhu run bay sheegtay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Habrtani 60sano jirka ah oo qaxooti ku ah sislley italy oo nin iidoor ah ku qabey Burco

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 місяці тому +1

    WAR BELO WALLAL KUTIRE, NAAGTAAN QAADATAY JUDKII ARANJAAN WARARKEEDA BEENT1 AH HALA FASHILIYO. WAA LAGA XISHOONAYAA EE ESEB HA YEELATO

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 2 місяці тому +1

    Naagtaan waxaa dhudhuqeysta Isaaq waa naag Isaaq masruufaan waa a rufiyaan isaaq

  • @khadragarad5366
    @khadragarad5366 2 місяці тому

    Nataan waa dasyuusad wax ay ogtahayna ma jirto waxeeyna ismooda wax kale mise fariid lakiin waa doqon aan waxba xeerin

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 2 місяці тому

    Khalad bay aheed in xubno baarlaman iyo M.ku xigeen Budhlayn ka mid noqdaan waa ilduuf siyaaadeed oo aa laga fiursan.balse waa in Horgalo loogu yeedho

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 місяці тому +1

    Garaadsan waa ku adagtahay inaysan qaniinin Dani iyo MJ ale hacaafiyo boogbaa kutaal say u egtaha Ina adeer waan kaaga ducaynaynaa inaadka buskooto xanuunka yaree kaa harila eed intaa qodayso😂

  • @cabdirizaqxassan9853
    @cabdirizaqxassan9853 2 місяці тому

    Gabadhan anigu xilli hore oo aan arkay khaladaadkeeda waxaan ugu caqli celiyey walaalo wax kale hana tirin islaamaha kala ah Adna aadan iyo faadumo ibraahim markay ka hadlaan hawleheena fadlan u jawaab lkin ka bax siyaasada ssc

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 2 місяці тому

    Talow Islaantan Gaaban maxaa ku saliday, Garaadka sharafta leh,
    Ma’laa way masayrtay waxay isku waday Garaadka

  • @cbdikariincali1283
    @cbdikariincali1283 2 місяці тому +1

    War tan ha isku.mashquulinin garaad laay garaad ma leh war waa naag warkeeda kabax

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 місяці тому +2

      Naagtaan warkeeda lagama baxaayo waxay ku waalatay puntiland mw Dani intaas a,ey ku waalatay dhulbahante ha ceshtaan naagtaan Farmaajo muxuu ssc u qabtay markii uu mw ahaa Farmaajo suaashii la weydiiyey rasta eerya maxaa looga dhigay dhulka ssc dhul lagu muransan yahay ma Soomaaliya mise waa iidoor land farmaajo shib ayuu yiri mw puntiland iyo mw Dani ayey ku jisaartay jisaarka naarta jaxiimo ayuu galaa waa dabadhilifad qabsada naagtaan hadii kale meesha ay joogto inta loogu tago ayaa afka laga jabin puntiland ayey daba dhigatay iyo mw Dani xitaa iidoor oo madaafiic 9 blood laascaanood ku garaacayey oo naceeb ka buuuxo sidaas uma caayso ceshada xoolaha youtube ka ama afkaa laga jabin from juboland waa naageesad baabasan

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 2 місяці тому +2

    Garaadsan Media waa halgamaa dhagarta Puntland kahadashey ee canshurta

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    waxa layaableh nimanki puntland ushaqo tagay ba ssc lugooyo iyo iskudir kuhaya war jamaahiirtu shaqo haka qabato midakale niman ba lajira oo jooga sssc dee dhulbahante hadu wada horgal yahay maxay dadka kumaagayan

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 2 місяці тому

    EEDO ILLAAHAY HAKU XIFDIYO HALYEEY HARTI BAAD TAHAY ILLAAHAY HA NOOKIIN DAAYO
    QOF MEELAHAA. KA HADLAYAA OO
    AAN CAWOGA AQOONIN
    LOOO JOOJIN MAAYO CIDINA MAQLIMAYSO

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 місяці тому

    Intii madaxweyne soo martay marka laga reebo cabdullaahi yusuf axmed cid uga roon ssc deni ma filayo inay la kulmeen naagtaan waxaan moodi jiray u dagaalanto laakiin waxaan ogaaday inay dhuruuruqyo iyo dhalfo ka hesho iidoor iyo damujadiid yaahuu haykalay ma garaadkii harti iyo madaxweynihi harti miyey maanta candhada ku kala qabatay.

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 місяці тому

    Adero darwishe gabadha kalexo suleik waa gabadh aqlibadan oo dhaqanleh kabaxigtid said deni iyo pudland darwishe gabadha waladhafa warkoga uweeco oo garaac moryanta iyo hassan dgiqo war gabadho waa fariid

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 місяці тому +1

    DUF KU BAX NAAGTU WAA MAXAY

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 2 місяці тому +1

    Gabadhu wax jiray ka hadashaye adigu maxaad u maagaysa

  • @fadumomohamed3271
    @fadumomohamed3271 2 місяці тому

    Harcad ayaa nala cuni lahaa putulland la aanteed

  • @khalifkambi7349
    @khalifkambi7349 2 місяці тому +1

    Inaadeeroow looms jawaabo

  • @samiraadan7175
    @samiraadan7175 2 місяці тому

    Waa rufyan

  • @jhashim739
    @jhashim739 2 місяці тому +1

    Views ayay rabtaa iyo hallagaa daba hadlo - maahan inaad Kabtan Cadduun ujawaabto😂

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 2 місяці тому

    Nagatan waay walantahay wan xanuun santahay Allah cafiyo 😁😁😁

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 місяці тому

    Gabadhaas qalbigeeda nacayb badan baan kadareemaa gurigeeda iyo caruur teeda. baa culays ugu filan wajigeeda buuq iyo caro baa ka muuqata

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 місяці тому +1

    Marwo Sahara Kiin oo wasiir ka soo noqotay Puntland oo aheyd marwo howl kar ahey baa saas loola dhaqmayaa reerkaan dhuloos aflagaadada iyo eedeynta waa shaqadooda halkaan daawada ua-cam.com/video/6_CCNXWZ0DA/v-deo.html

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb 2 місяці тому

    Somali waxatirada. Garanti gonbarata. Gümüşkaya dhadha Bagaj horgaladh. Adeabhashan

  • @SafiyaMahamud-sw1pp
    @SafiyaMahamud-sw1pp 2 місяці тому

    Gabadh mafahantee waamax waxa ay ku hasato madaxweyne suicid A deni markasta waydurtaye bal qofka fahansan oo ii soo sheeg ujeeda deeda suleekha Abdullahi oo ah gabadhan

  • @user-dv6ex6ix9u
    @user-dv6ex6ix9u 2 місяці тому +1

    Gabadha msjerten ;axakudray habarta odaga waxlosar nagta deni halagashido nagabar aad dhalikarto buuqaba doracad marabo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 2 місяці тому

    hartiweyne iyo daaroodweyneba ha jireen ha joogeen ha waareen... naag xun waxba kama bedeli karto.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 місяці тому

    Gabadha orad shaqa kale raadso ku dheh.

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому

    HARTIYO MID BAAD TIHIIN ❤❤❤🎉🎉🎉💪💪👍👍👍🫶🫶🫶♥️♥️♥️✅️✅️✅️

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 2 місяці тому

    Dani scc ma qoon sana dadkasta waa ogyihiin dane waa muuryaan

    • @mq3905
      @mq3905 2 місяці тому +1

      Orod aqoonsi snm ka raadso marka koley waan u jeedaa gumeeysi baad u xiistaye!!

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 місяці тому

    Naag shaydaanad ah weeye dadka hayskudirin iyada iyo kuwa lamidka ahi dhibka iyo iskudirka tolkay kadhaqaysaa

  • @user-pp6tw8ez3f
    @user-pp6tw8ez3f 2 місяці тому

    Awoowe tan waa horgale ama siil gale ee waxba hakasoo qaadina

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 2 місяці тому

    naagtani caadi maaha deni waa ninkii sool ka dagaalamay naf iyo maalba. naag xun cidi waxba weydiin mayso. hartina ma isku dirikarto dei ha noolaado, puntlandina ha ha noolaato hana waarto idankaallaah.

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 місяці тому

    Deni iyo MJ Xasan dhiiqo ha iska celiyaan. Cid kasta oo aad is qabataan, SSC-Khaatumo ma iney is qabtaan baa?. Deni iyo MJ hadey Dawlada dhexe ka maarmeen, dee SSC-Khaatumo kama maaranto. Tolow waxna waan wada leenahay. Waxna waa kala leenahay. Danta Puntland idinkaa naga yaqaan laakiin taayada noo daaya. cidkasta danteena ha raacato.

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 2 місяці тому

    Garaadsan Media is not horgal

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 2 місяці тому

    Isku diir baay wadah waan suufamad khamaro stad Waa mamul may rabatah shuubadan 🖕

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 2 місяці тому

    Waaa runteed dani waa tuug benale weligiis madaxwene ma noqonayoo

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 2 місяці тому +1

    Caqliga u cilaaj cilin cadibka jecel weeye. " obsessive syndromes "

  • @cbdikariincali1283
    @cbdikariincali1283 2 місяці тому

    War naagtanway suuxdaa maskaxda ayay ka jirantahay war maaha.harti iyo dhulbahante ma aha

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому

    K

  • @fadumomohamed3271
    @fadumomohamed3271 2 місяці тому

    Puttulland waa boqortooyo baanaan dagan

  • @marhoraansameeyaykingdom6355
    @marhoraansameeyaykingdom6355 2 місяці тому

    Wa naag cuqdadaysan o harti rabta inay janbal ukala tuurto........NACAYB MJ BAY QABTAA... LKN HARTI IS HARTI AYADANA ALLAH HSO HNUUNSHO

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 2 місяці тому

    Harti sidan kuma kala tageyo ee iska amus iska dheh

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 2 місяці тому

    Horta naguhu maxay garaada jamac garad Cali iyo saciid Dani labaduba xafidulahiye nin iyo nagwalba ugu Soo kala qabtaan
    Fadarad hartiyee media ka qayliyaa may karee aan wasaqda afka ku Soo tagayalabadooda ulal amri
    Qofka SSC ah eeputland iyo Dani wax ka sheegay halaga abaal mariyo Susan qofna ugu dhiiran wax kasheega danbe

  • @khalifjama3925
    @khalifjama3925 2 місяці тому

    Naag laama jawaabo

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 2 місяці тому

    Waa Dhocil Daciif ah 100 dollar ayey ku qanacsan tahay