Heestan was qiso dhab ah oo ku dhacdey Abdi fatax mukhtar sidan ku maqlay zxbkii furinle io asxaab kale ayaa ayaa magaalada jigjiga u baxay iyagoon h sii sheegin zxbkood abdi fatax ka bacdi dhexda marky marayan ayay ku yidhaahden wan kugu soo waajahanay wxbana muu hayn inta danbe wan idinla wadaagi insha allh
3sano Kadib Ayaan Ku soolabtay wanan Arkay Fariintaydi Insha Allah Wxn Rajaynaya In Aan mar sadaxad Ku Soo noqdo Anoo Rumeeyay Riyooyin Kayga insha'Allah Bi, 3/11/2023. Ramadan. Rent Home . Time 23:40 night.
Wayeel Uunba Fahamay Heestan Iyo Nin Lasoomartiyay Izgoon Waxaba Izlahayn Kii fahmoow Likta hayla dhaafin🤗
✌
Heestan was qiso dhab ah oo ku dhacdey Abdi fatax mukhtar sidan ku maqlay zxbkii furinle io asxaab kale ayaa ayaa magaalada jigjiga u baxay iyagoon h sii sheegin zxbkood abdi fatax ka bacdi dhexda marky marayan ayay ku yidhaahden wan kugu soo waajahanay wxbana muu hayn inta danbe wan idinla wadaagi insha allh
Soo daa inta kle
Cidii Taageerta C/FATAAX MUKHTAAR Like ii Saara plz
Fanaan an aad ujecelay wanku wata sxp heesahagu male wax latuuro❤
Mansha allh nice Song
Iga walle waa hees Shidan Aar fanka #Ibnu-Mukhtaar
Murugiyoo caloolyaw
Meer meer adoo galin
Muxibada qalbiga iyo
Marxabaynta sheekada
Iyaba waa macsuumiyo
Ma dadaalo gooniya
Markaadan waxba haynin ey daruufuhu kugu xeerman dhibkeed ayay leedahay
Heestan waxa dareemi kara qof ay ku dhaxday uun
😭😭😭😭😭
💔😪
❤walaahi waa hees saxibku wuxu yahay kubaraysa❤walaalayaal aadufirso
Waa runta Bro❤
Markale ku soo labtay xagan 19_4_2024, haben sabti sogalayso
Cod ka ragu waa sedan 😎😋😋😋
3sano Kadib Ayaan
Ku soolabtay wanan Arkay Fariintaydi Insha Allah
Wxn Rajaynaya In Aan mar sadaxad
Ku Soo noqdo Anoo Rumeeyay Riyooyin Kayga insha'Allah
Bi, 3/11/2023. Ramadan. Rent Home . Time 23:40 night.
Walaahi waawano zhq bayaal waa ano boodo beer dilaac she ah ❤❤❤❤❤❤
Hesstani wa Hees Aniga Dareen iigaara iileh.❤❤
Hees xasuus igu leh walihi waxnku xasuusta wlky marna sxbkay 2022 manta waa 2024 malin isniin 17.19
Waa Hees Nin wayni Dhageysan
Karo Horay u Soco Boqorka Codka
Heestan kama daalo 2024 daawanayaa
Heestan waayeelka jaqafsada un baa fahmi kara
Gaot 🦌fanka waxan hees laga dhahaa Nin wayela umpaa fahmaya ❤😢
Waa qiso dhaba oo ku dhacday Abdifataax mukhtar haday malin kugu adag ku so madal fadhiistan ax ax ayaa erayo 😢😊
Murugiyo calolyow meer meer adoon galin muxipada qalpiga iyo marxabaynta zheekada iyapa wa macsuum iyo madadaalo gooniya 😔😍 14 jully 2021 arpaca jawi degan ani iyo sulthan 🥰 04:37🙂
0m
p
pp0
ninba waa markiise
ma moogani taydii
xiliyada marooriyo
wakhtigay magan u yihin
qalbigaad utihiin magan
ood madal ku leedihiin
cadka Ragu waa sidan❤
ninba wa markise mana mogi taydi xiliyada maroriyo wakhtiga i markanaye 🫡👋
Wow waxas Hees la idhahda niin wayeel Uunba Fahamay
Qiao dhab ah oo ku dhacday Abdifatah Mukhtaar markii ay Xidigaha Geesku ay Jigjiga ku martiyeen iyagoo isaga Hargeysa madaxada kusitay, isagana wakhtigay utageen ay duruufi jirtay.. heestan ayuu ku garnaqsaday..
marti Aad U Culusoo mudan sooriYo sharaf Ood maal AduunYiYO malYuumaad Aad u Huri laYd Wankaxamay zxp 🤦♂️👇✊
heestan Wa Xikmad
✌
A Legend Mukhtar 🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🥀🥀❤❤❤❤❤❤❤
waa qisadii jigjiga ka dhacdey abwan xasan dhuxul iyo ahmed weli furinle weliba ninka waad wanaajiseene alle haydin sharfo kkkkkkkkkk
Wakuso boqday isoboqo walal
Nice song 👍👍❤
Ninba waa markiise
Ma moogani taydii
Xiliyada marooriyo
Wakhtigay magan u yihiin
Qalpigad u tihiin magan
Ood madal ku ledahay
Hees mcan maaha zxp
Midhba kama fahmin wllh
ALLE DARTIIS 100 QOF SUBSCRIBE IISAARA FANSKA XIDIGTA FILMS HD.
Heart touch
❤❤hjd
Heestu waxay ka hadlaysaa sidaan u macnaystay eega adoo jeebku nacas kaayahay marti kugu wayn iyo asxaab aad baryo aadan arag kuugu timid si kadis ah
19:38
30/10/2022
🥺❤
23:11
10/3/2023
6/4/2024 😢❤
@@Muparik 6:32
7/4/2024 sorry😢