DEGDEG Magacaabis Gen Odawaa oo lagu dhawaaqay & Gen Biixi oo loo yeeray,MW Xasan oo Eryay Wasiirka?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • FADLAN SUBRICE NOO SAAR HADII AAD NAGU CUSUB TAHAY SIDOO KALE MUUQAALKA LIKE SAAR SIINA SHARE-GAREEY
    Call WhatsApp : +252618049855
    MAHADSANID

КОМЕНТАРІ • 10

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 14 днів тому +3

    Odowaayow kajoog waalagu Dili rabaa

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 13 днів тому +1

    Kagur.mesha.mw.washabab

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 13 днів тому +1

    Odewa.adero.shirqol.kajoog.aboa.angakujecel.meshahakudhimaa

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 14 днів тому +1

    TikTok aut wasir halla keeno xasan ma yeelaya

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m 14 днів тому +1

    Bixi iyo odawaa is ilaaliya farxan qarole kama fiicnadiin wad aragtee shirqoolkii lagu dilay maxuuna idinka magacaabaya cidamadii aad gacanta ku heyseen waa lalaayey

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 8 днів тому

    Farmaajo guurmuu shabaab ldagaal lagalay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 14 днів тому

    Wasiirka gashanshaha waa tuug alshabaab jeelka halageeyo Cali jeyte halasoceliyo

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 14 днів тому

    Beenlow farmajo cod uu ka xoreyey maleh lakiin dal xoreye ayaa ku shaqeyey lakii dowaladii hore odawaa hal meel uu xoreyey ma jirato

  • @shahiidpoy6383
    @shahiidpoy6383 14 днів тому

    Sxb beenta daa G/odawaay waa nin wamagsan lkn lama aamini karo waxow gelaa dalaka halis kale waxow u shaqeeymaa team.farmaajo hadii la magacabana waxow ku afgenbaa wadanka bilooyin marka daa rabitaankaada

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 14 днів тому

    Kkkkkkkkkk beenale Beenale Beenale. Waxay villa Somalia ugah gon leedahay beenta aad shegeysid oo kale