Wlhi wxey iga heysaa inan muqdisho ka soo tago si aan farxada kuula qeybsado sxp mcn, wlhi alle dartii ku jeclahy my king. Dunida kartidaada ku joogta sxp mcn
Masha allah walalken asad waxan alle kaga barya inu alle lugahaka dhulka haku saro waxa tahy walal qalbi wangsan waxbo kama halawyo insha allah an uso duceno walalkena somali waxa lagu oga iney isjecel yihin masha allah
Jah jah wllhi lamk waa naxariis tii oo qof ah naxariista waa dhalad rabi kugu Sax asee ❤ Asad aboowe wllhi sxpdada 2qof ayaan ugu jclhy sawabto ah sida adiga kuu jclyihin ayaan u jclhy 1waa cumer big fan 🥰 2waa lamk ❤ Asxpta kale ayey ka duban yahiin wllhi adna alle haku caafiyo 🤲aboowe wllhi hadii ladhihi lahaa wallkaa cafimad kaga waa siin kartaa wllhi waan ku siin lahaa lkn alxm taasi hadda waxaa kaweyn tii alle ☝️❤❤waxan alle kaga baryaa mar waliba🤲 inuu ku tuso adoo socda allow ku tus anaga na wada tus l a 🥰🥰waana ku salamey 114kugu salamey by🥰
So funny asad dhibloow English aa igu dishey mansha alaah jawi qurux badan buu ahaa runtii asad walaalo fiican oo ku jecel buu ilaahey kusiiyey mansha alaah ilaahey hakuu daayo asad walaahi waan ku jeclahay sida walaalkey iga yar oo kale And I wish to see you one day insha alaah guuleeyso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Asc asad hagio bishaaro wll war farxadle ayan ku hayaa markan sii sexanayay ayan videogaga wan ku duceyay waxan idhi ilahow wiilka isgoo lugihisa ku socda aan mar uun aan arkaa xalay itan jiifay oodhan adoo caadi u socda ayaan wada jognay insha Allah sida ugu dhakhsiyaha badan ayad ku kici hadan isku meel joogno sadan. Usoo kaco ayaan ku iman lahaa horay u soco wallky from USA 🇺🇸
waxaan samaystay facebook page. Markale isharafa please like saar pageka waakan
facebook.com/Asad-Hagio-27-101965125498518/
Fulay mahan ee adiga ayuu kaa naxayaa
Dacayada ka daaa waa wall qaaliya
Follow iyo share waa iga diyaar sxp
Alow itus ased oo lugihisa ku is tagy yarbi ada wax welibo awodo
Arimaheena xa ku dhacay balwad moo billabay🥺🥺
Hey single yes whatsapp mass my schedule
IMK Sxbtinimo nin Yaqaan Waaye, Nin Sxbtinimo leh waa Nin Naxariis Badan IMK wan Ku salamay bro 👊🏾
Mashallah Asad dad ku jecel ayaad haysataa alle haku daayo siday kuu daryeelayaan wiilka kuu maydhaya gacmaha iyo lugaha illahay gacmaha u barakeyo adna caafimad taama ah wllky beryahan waad xaraabaysanaysaa dalxiis Mashallah ❤❤❤❤
Amiin yaa rabi
Wiil dher wa wada naxariis Suu biyaha ugu shubayo naxaristii oo qof mansha Allah 😘
Was dad isjecel. Allaha xaafido kulligood
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
Walahi bilahi talahi like waa ku saraa
💯😂✌️🙏🌍🤣Waad dharatee like iska saar heee
Maantoo kale....09~Novembar
ua-cam.com/video/7vCn8YivKe8/v-deo.html
Maantoo kale....09~Novembar
ua-cam.com/video/7vCn8YivKe8/v-deo.html
Imk deserve the best friend of the year ❤️
Mototo arale
2023/11/1 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah
Asad alaha kuusiyaadiyo daryeelka iyo farxada aad haysatid oo aad kaheshay walaalahaa iyo saaxiibadaa ♥️🥰faraxasanow waligaa ASAD HAGIO QALBIGAA KAALA HADALYAA
MASHAALLAH ASAD HAJIO YOU BORN FIGHTER. KEEP GOING BRO.
Ikula sali nabigeyna mohamed scw😥💔
scw scw
Scw scw
𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠
Too funny as always!! 😅😅😅😅 Manshallah!
Imk sxb waaaye really😍
Wlhi wxey iga heysaa inan muqdisho ka soo tago si aan farxada kuula qeybsado sxp mcn, wlhi alle dartii ku jeclahy my king. Dunida kartidaada ku joogta sxp mcn
Masha allah legend keep going asad hagio❤❤❤🥰🙏
Asadow illahey haku barakeyo adun iyo akhiro walahi legend gurux badan aya taha mashaAllah I love your channel more and more ❤❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡❤❤
Masha allah walalken asad waxan alle kaga barya inu alle lugahaka dhulka haku saro waxa tahy walal qalbi wangsan waxbo kama halawyo insha allah an uso duceno walalkena somali waxa lagu oga iney isjecel yihin masha allah
Imk alaha kuu barakeeyo gacmahaaga
Zxpkaana waa udadaashay waana qiimaysiin waan tixgilisiin asad wll
Alaha caafimaad dag dag ah alaha kusiiyo 🤲🥰🥰🥰
Wow ASAD keep going legend always legend 🥰✌
600k Coming Soon Insha Allah
Asad hagio ayaantaan dalxiiskaada aa baxooyo raxeeso wll qalbi nadiif ah
Masha allah IAMK true friend 💯 always got Asad Hagio Back
I like u guys the way u treat Asad Hagio
M.a walaltinimatha wey kuruxbathantahy
Asad hagio legend 🙌👏
masha Allah keep going Asad Hajio 🥰😊
Comming soon 600K 🥳🎉🎈🎊keep going pro 💪👏
Wlahi walalo wanagsan aa haysataa dhib iyo dheefba aad isla qeebsataan Ale ha isku kiin daayo ❤
Maantoo kale....09~Novembar
ua-cam.com/video/7vCn8YivKe8/v-deo.html
Maantoo kale....09~Novembar
ua-cam.com/video/7vCn8YivKe8/v-deo.html
Asad Hagio sxb Maansha Allah wllo qiimo badan ayaad haysataa Alleh ha kuu daayee oo uu ugu horeeyo Abdilahi Hagio
Wllky dar illahay kuu jeclahay keep going Hagio❣❣
Jah jah wllhi lamk waa naxariis tii oo qof ah naxariista waa dhalad rabi kugu Sax asee ❤ Asad aboowe wllhi sxpdada 2qof ayaan ugu jclhy sawabto ah sida adiga kuu jclyihin ayaan u jclhy 1waa cumer big fan 🥰 2waa lamk ❤
Asxpta kale ayey ka duban yahiin wllhi adna alle haku caafiyo 🤲aboowe wllhi hadii ladhihi lahaa wallkaa cafimad kaga waa siin kartaa wllhi waan ku siin lahaa lkn alxm taasi hadda waxaa kaweyn tii alle ☝️❤❤waxan alle kaga baryaa mar waliba🤲 inuu ku tuso adoo socda allow ku tus anaga na wada tus l a 🥰🥰waana ku salamey 114kugu salamey by🥰
Best you tuber an tgero wlh asad intn in ka badan iyo cafiamad ku rajena sxp🐆✊
Maasha alaah asad wallaha ilaaheey hakuudaayo wlhi said ayee kuu jecel yihiin Maasha allaah 😍✋️❤
Masha allah, I enjoy watching your video
Keep giong Asad Hagio ❤️
Huno ilhay wa kaga baryaya inuu lugaha ku celiyo oo ad is taagto insh allh wlllo🤲🤲🥺
#ASAD HAGIO WLL ALLE LAXAADKAAGII HAKUU SOO CELIYO MAALINUUN LUGAHAAGII WAAD KU SOCONE ISMA NAQAANO LKN ILLAAHAY DARTII BAAN ISAGA KAA JECLAHAY PRO ♥️♥️
Legend always legend 💡💡💡
2000 years ago 😀😀 Asad umadeena maaha
Magacayga akhri ❤
Sidho kle
Imk waa qof kudayasho mudan oo yaqaano sxbtinimada dhabta ah Masha Allah
Mn sha allaaaaa. Bashal quruux badan keep going ❤️💯💯🇸🇱
Mansha allah alle hays kukiin dayo wallo isjecel iyo saxiib isjecel alle haydin xiftiyo
asadow arimahena no waydi halku ka dhacay 😂 from gabiley Somaliland ❤️
Masha allah walakay mcn 🥰🥰
Asad HAGIOo walal qaliya waan Ku tagerraaa ❤️
Masha Allah kuligiin Abooweyaal.
Haye sxp legend baa tahay waan in 20 million lagaarsiigaa
Manshalllaah ilahay ha kuu daysto saaxiibahaaga qaaliga ah iyo walalkaa dhamaan umada ilahay ha kuu cabiidiyo caafidkaagana ha kuu soo celiyo
Marki ugu horeyse Arimaheena oo idinla socdo aan arkaayo weliba adinka oo dalxiis aadayo m.a
Mashaallha❤
Masha Allah horey u soco
Allah haku barakeeyo wallkay
Masha allha guuleysta Tema isfahmey🥰🥰🥰
Waxaan ku riyooda asad xajiyow oo soconaya allaha ku kaso inad socoto amiin yaa rabi walalkey asad
M.a sarxat qaali sida asad xaji sida ugar istgten allha han idi gar sitgo
Imk saaxib Wacan weeye guuleyso saxiib
Another level keep going pro
Maaashalaaah saaxibo wanaagsan❤🎉❤🎉❤
Allow nocafi wllkeye asata aboowe qli in sha allha wata cafi madeyesa in sha allha yarabi in sha allha 🤲🤲🤲
Inamadaan midba midka kalle wuka naxariis badanyahay ilahay naxaristiiisa haugu deeqo
Asad hagio coming soon 600k insha allaah keep going
Mashaa allh asad
Asad kayga manta faraxad iska hesanaya dadka dhibooyaa wllky qli wlhi dar aleh kujecalahy❤❤
Ilahay haku cafiyo wllky asad
Iam k saxb wa dhafey masha allh best friend wlh ilhy hku daayo
Masha allah walala asad xajiyow 😍😍😍❤❤❤❤❤❤
Keep going ma brother's love you soo much 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
So funny asad dhibloow English aa igu dishey mansha alaah jawi qurux badan buu ahaa runtii asad walaalo fiican oo ku jecel buu ilaahey kusiiyey mansha alaah ilaahey hakuu daayo asad walaahi waan ku jeclahay sida walaalkey iga yar oo kale And I wish to see you one day insha alaah guuleeyso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
masha allah
Asad hagio big legend
Masha Allah walaal
I'm k best friend wallhi allah haysku kiin daayo brothers ❤🤍😘
FARMAAJO GUUL INSHA ALLAH
Maantoo kale....09~Novembar
ua-cam.com/video/7vCn8YivKe8/v-deo.html
Maantoo kale....09~Novembar
ua-cam.com/video/7vCn8YivKe8/v-deo.html
Allah waxaan kaga baaryey in UU sanadgaan kudihiisa caafimad taam ah kusiiya walalo
Masha allah allah haku xifdiyo
Masha Allah Asad sad ugu nuuraysid
Insha Allah lugahaga wad ku ordaysa
M.a allh frxada hku siyaadiyo Asadkena
Asad Farxadiisa Allow Caafimaad sii❤😩😭
Manshallah 😍 Asad xajiyo ✌
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Ar asadaa siduu ujiifo iga gadan wlhi🤣🤣funny
Waan oyey wllo ilahay Cafimaad Haku siiyo 🥺💔
Masha alah iamk alle haku sharfo
Asad hajiyow wllkey wan ku salaamay ❤❤
Masha alah
600K insha allah wll asad
I am k saaxiib wanaagsan ❤❤❤
Asc asad hagio bishaaro wll war farxadle ayan ku hayaa markan sii sexanayay ayan videogaga wan ku duceyay waxan idhi ilahow wiilka isgoo lugihisa ku socda aan mar uun aan arkaa xalay itan jiifay oodhan adoo caadi u socda ayaan wada jognay insha Allah sida ugu dhakhsiyaha badan ayad ku kici hadan isku meel joogno sadan. Usoo kaco ayaan ku iman lahaa horay u soco wallky from USA 🇺🇸
Wwwwww pppppp nice masha alha ilahey haa idin xafdiyo axbaabi fiilaah 😍😘❤👈
Wlhi asadoo saaid ugu raxesty videoga qeyr alh kusiyo
I mk zxp qali walhi
Masha allaah alle haysu kiin dayo
Keep going wllky asad hago
Asad aboowe waa kutaageeraa❤❤❤❤Mar un waxaan jeclaanlahaa inaan kula kulmo insha allaah😊😊😊😊
Keep gopin
Keep going masha allah ✌❤
Iam keey wll jiro alle haku dhooro my dhiiga
MashaAllah keep going bro
Waanku salaamay asad
Keep going asad hagio 27
Allha ha ku xafido saaxiib ka🥰🥰🥰
Wll Asad alle haku caafiyo