Caydaruus - Diiga Habeenkii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @issesouleiman5309
    @issesouleiman5309 4 роки тому

    Macalin Caydaruus waa curiyaha godadka laga tumo giitaarka.
    Waa fanaan Soomaaliyeed oo ka soo jeeda wadanka Jabuuti.
    Caafimaadka allaha ku barakeeyo macalin❤️🇩🇯🇸🇴

  • @nuuradiincalijaamacaxdi150
    @nuuradiincalijaamacaxdi150 8 років тому +2

    esh.qiyaasak waaka fanku ustaad aydarus

  • @ahmedabdirashid833
    @ahmedabdirashid833 6 років тому +1

    waa doqone ha u jabin dad ba igu idhaah👏

  • @hoygaqaraamka785
    @hoygaqaraamka785 4 роки тому

    Xuseen cabdi ibraahim " caydaruus" macalinka guitar-ka soomalida. Sida AHN xudaydi u ahaa aabaha cuudka.

  • @kaarladeeq835
    @kaarladeeq835 7 років тому +1

    Getaar ayaa lagu tamay walee eedaruus waa hal door

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 6 років тому +2

    War ninkani waaba cajiibe waa Cayddaruuskee

    • @amore5583
      @amore5583 4 роки тому

      Waa aabihi guirka

    • @amiindaahir8133
      @amiindaahir8133 2 роки тому

      Waa Caydaruus Cabdi Ibraahin oo reer Jabbuuti ah. Waa nin cajiib ah oo Giitaarka iyo Cuud ka ba belaayo ku qaba.

  • @filfishajacalkalamariyowee9619
    @filfishajacalkalamariyowee9619 7 років тому +3

    Heestan xalay ayaan.bilabay tumisteeda wow

    • @maryanali2606
      @maryanali2606 6 років тому

      Filfisha jacaylka la mariyo esh calaa magac kkk

    • @shaaficidici8369
      @shaaficidici8369 3 роки тому

      Zxb meelan kaala soo xidhiidho ii sheeg

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 роки тому

    Abwaanka musikada soomaaliyeed

  • @caynanos
    @caynanos 11 років тому +2

    wöwööwöwöwöwö