Alshaab dhaqaatiirta Ama dhaqtarada Muqdisho ka wada shaqeeyan Ama dad u shaqeeya aya u jooga ciidamada yaan la mishimin Hopital lada Muqdisho qof dhawac fudud qaba xita hadii la Geeyo asago nabad ah caafimad qaba kama so baxo wa in laga sifeeya argagixisada is bitaalada wana in arinta laga tig tonada dadka qaarna wa la sumeeya qaarna caadi lo dila please 🙏 rer Muqdisho gaar ahan ciidamada soomaalia dhaqtarka ku daweyn naya wax walba ha ka ogolan nina take care please 🙏 Be kind Be kind Allways
Wariye shabaabow yaa ku yiri sheeg sheen meesha lageeyey dadka lagu soo dhawacey dagaalka shabaab Hadii dadkaa wax lagu soo gaarsiiyo waxaa cadaatey shabaab nimadaad
hhh hhh kii aan rashiin bixinkarin waa inuu dollar bixiyaa ayad dhahday dad ayagaba gaajeysan waa mashruuc qadab ayaa laga dhigayaa tuugo ayaa ka hela howlahaan oo kale
Guul dalxureye🇸🇴🥷🦁💪⚔️
Si fiican ayuu sameeyay madaxweyne hassan shiikh Mahmoud👍! Nabadeey
🥺🥺🥺 .. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto si walaalnimo ah, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
"Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
Masha Allaha Dalxureye xafidulaahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
kuwa dhawacan ilah habogsiyo amin❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kaba aaa? Kaba iyo dhar miyaa ciidanka loo qaaraamayaaa? Subxaanallah 😢😢😢😢😢😢😢😢
Madaxwayne. wanaagsan hadaad maqashay waa kanaa ilahow ino kaa dhoowr mudane madaxwayne waan ku taageeraaaa guulayso
Hassan Tuuug Somalia 🇸🇴 god dheerbuuu ku riday
Wlle mahadsanid, hussein abdulle maxamed, horey uso wlle.
Geesinimada maxaa weye
.................. DIYAAR U NAHAY, IN CIIDANKA TAAGEERNO........
Madax.wayne.xalaal ah wakaas.sidii xaarmaajo qarax.iyo.mishin shacabka.laguma laayee.guul.mw.xasan.
❤❤❤❤❤❤
Dawladu taageerada shacabla sixeeladeysan hakukasbato
Aqoonyahanana hausaarto
Xoog xal makeeno
guul iyo gobnimo ciidankega gesiyasha hagulestano waa cadaw guul kii dhintay alaha unaxaristo
Amaanka muqdisho waxa uu ku xiran yahay in khawaarijta laga xoreeyo gobolada.
Hayey magada rabaa isbitalda warka qaxa warcarara
Ma xasan sh baa diiday dhawacdada buntland in muqdisho la keeney?
Qandaras lacaged so gashay meshow xasan bahane tago hala ogado bawarki dhaca banadir ku kobay waye 😂😂😂😂
Alshaab dhaqaatiirta Ama dhaqtarada Muqdisho ka wada shaqeeyan Ama dad u shaqeeya aya u jooga ciidamada yaan la mishimin Hopital lada Muqdisho qof dhawac fudud qaba xita hadii la Geeyo asago nabad ah caafimad qaba kama so baxo wa in laga sifeeya argagixisada is bitaalada wana in arinta laga tig tonada dadka qaarna wa la sumeeya qaarna caadi lo dila please 🙏 rer Muqdisho gaar ahan ciidamada soomaalia dhaqtarka ku daweyn naya wax walba ha ka ogolan nina take care please 🙏 Be kind Be kind Allways
Rayigayga arinkas waa qaldan yahay
Cuqdad udhimo
Waa good hawiyow dhul kiina xoreysta dhiista isku furta laama magaaalo kuli
Dadka alshababa wey siin jireen ha bixiyano lkn qofkaa awodin qasab majiro
maxay macno ah sameyneysaa isbitaal latago?
Iiwad sheekada waa sheeko raqiis ah dalxaraashe ayaa booqday isbitaal ama dhaawac wartuugan umada barakicinaya masaakiinta dhacaya ninkan xanuunsan wax maxukumi karo
Dadka shabaabka xoolaha Ku bixi jiray gala qaado taakuleynta reer muqdisho intii awoodooda aheyd wey bixiyeen
Dadka lagaha soo rogaya waa iney goballada oo dhan kaqadaan
ciidamadu ma reer muqdisho oo keliya ayay Ku leeyihiin masa muqdisho ayaa iska leh oo qarankii oo dhan waa muqdisho kelya
Selooaaminaa ameey bakaaro geeystaan hee
hayeey nuc kalo shacabka lo dhaco lakenay cidanka ben ya laga shegin canshurta dhibay inte lageyay bishi 15 dolar leyga qada
,diyar rashinka haleska hubiyo wixi lawodo halga qado dadkana cidan koda hagarab istagen
Inla qasbo ma'aha
Laakin waxaaba kabadan dadka wax heysto oo Volunteers ka ah
Lakin ya lagu qasbin qof an awodin ganacstda alshababki lacagti sin jiri kuwas haa
Wayo daad an awoodin aa jiro mahin in xoog loshegto runti
Ii wad sheekada 300 oo dhaabac ah ayuu diyaarid ka raacee
Xuseen waa yahan waxaad isku bedeshay xaa cunaa , lacagta laaluushka ee madaxtooyada kaaga timid
Qofkii aan karina
Kkk sacid daney iska bareeje miyaa walaahi oday turufo toore ah iyo xertiisa jahiliinta damjadiid hadaan wadanka laga qaban waa loo yaabaa
Dadka qaarkood waxba ma haystaan see arintaas macquul ku tahay?
Afku yanu kuqallocan canugyahaw
Wariye shabaabow yaa ku yiri sheeg sheen meesha lageeyey dadka lagu soo dhawacey dagaalka shabaab
Hadii dadkaa wax lagu soo gaarsiiyo waxaa cadaatey shabaab nimadaad
Halaga dumiyo hadey bixin waayaan
igu sawir waye dagalka intow socday xasan intow jiray lacag radis aha
Huseen waxaad tiri ciidanka xooga ayaa dagaalka hiiraan guulo ka gaaray, waa been, ciidanka xooga mey ruu nirgood iyo bud bud iyo cows weyne xureeyaan, hiiraan waxaa xureeyay macawusleyda xawaadle, intaas ayaa ku dhibeyso oo aad afkaaga ka dhawreysaa, wariye dhex dhexaad noqo kkkkkk
war waa been lakor dhoway ninkii diido tabarucadka miliriga iyo macawis leyga
waa shabab weyi li-anhu waa cunaysa waa cabaysa see udiidi karta qaranka
hhh hhh kii aan rashiin bixinkarin waa inuu dollar bixiyaa ayad dhahday dad ayagaba gaajeysan waa mashruuc qadab ayaa laga dhigayaa tuugo ayaa ka hela howlahaan oo kale