MashaAllah tabarakallah, wariyaha wa Wiil adebta wariyenimo an ka tagin Jazzallahu Khair , warriaha so gubiyana wa wiil aad iyo aad lagu bogay Alla cizek Khair badan Allaha ku siyo
Waxaan la yaabay, wariyaha aan waydiin bada uu siinayo horta isagu ma tagi karaa. Meesha aad bixinaysid,waxa ka horeeya adigu inaad xukuntid.wariyayaal bilaa aqoon ah.
BERBERA MA HOOYADAABAA LEH MAADAASE IMAN KARA MIDA KALE HADAAD UHAYSATAAN INAY SOOMALILAND GURUUB AFDUUBI KARAAN WAYDIN OGAAN XAQIIQDA IYO MIDHAHAAD KA DHAXASHAAN
Kkk khatartu ma Dalkii 26/ Jun/1960 gii Xorayadiis ka qaatay UK ee aad 1/julay 1960 la midowdeen ee Dalkoodi Maamulanayaa. Ma Kaasa Culayska idinku kelifay in aad Badiina siisanbaa??
waxan la yaaba caqliga gaaban ee ku jira dadkan fila somaliya xukuma ama somaliya waxay ka cararyan hadu yahay aqoonsiga somaliland hadi wadamo kale oo itoobiya ka weeyni ictirafan maxay ka qaban karan horta mid asaxaan bay nogu sameeyen oo aha ta itoobiya inay bad aay ciidan keento laga siyo somaliland ama ta ganacsiga way ku qasbantay wayo somaliland ama bay ugu dhawday aadi sababa marka waxba hadalina goodka aad rabtan inad somaliland uu qodeysin inika ku dhici doona insha alah
Meesha qabiil is balansaday ayaa su.aalo qab qabow is waydiinaayay balcad waa khaayin isaga iyo bqoslaayeba aduunka oo dhan ba la yaaban waxkas wuu saxiixaa lakin aakhirka masar SUN cuntada ugu daraysa
Cali Balcad weydiiya Wixii Turkiga Khayradka Badda Somalia 30% ka lagu siiyay. Saw ma ay ahayn ilaalinta Badda kkk hadaba Ma Masar ayaa ilaalinaysa Badda Somalia. Kk Booba Yaa Wadani. Kkk Berigii dhiibte Badii Dhiibte. Dadka ka xishooda oo ka Hor wareega Dadka
Mw xasan sh wuxu awoodda oo uu bixin karaa from hobyo to barawe wixi intas ka gadisan waxay ku xiran tahay aqonsiga degamadas ee dfs madama uu mw zasan sh & xulufadisu nidamkii dowliga ee horey ligu soo dhisey empakathi uu burburiyey kooxdan maxan cunaa ma awonsana goamada ay ka garayan & heshsiya ay gekayan kooxdan vila wardhigley jiogta ee qandarasla yasha ah ee nidam dowladed an ku socone dano gara donaya in ay kala soo dhexbaxan dowladnjmda somalia mase dhaceynso in koox ku adeegato ayaha umada somalida si shurucda wada ogolka ku dhisnaa
Heshiiska badda ee kuwaa loo diray illaahay biyo ha ku shubo indhoole wax ma dhaamaane iyagoo caqli yar ayaa hadana la iibsanayaa illaahay ha ina badbaadiyo farmaajo iyo cid kasta oo baddeena cadaw ku soo hagtey ama u gacan gelisa illaahay if iyo aakhiroba ha ku cadaabo
Wa qaybta khararka MOU maxa u hor istagtay maya MW Hassan iyo dawdisa u caynaysa lkn reerka ad ka dhantay inyar manane wadaniyin, cida kalane wa reer Impikati dhashi Melazaniwi
Somaliya allah u kalmeeys madaxweyne xassaney niin la amiinkara ma iheen guriiga ilahey ayuu been ka sheeygey ilahey ban idinku dhaariiye qofkas side lu amiina
Waar Xogjayaha juqurafiga Bara. In Lawyacado Baabul mandab tahay. Wasiirka u sheega in Jasiirada Sucadda dion ay Badda Cas iyo Baabul mandaba gasha. Xogjayaha u sheeega in Saylac Badda Cas tahay. Kkk ma wuxuu u jeeda Berbra Badacas kuma Beegna. Mooti ma ogi. Mise qiimaheeda Hoos u dhig ayuu is leeyahay Ma ogi
Maxaa keenay in ciidamadeeda aad kusoo dartaan sii joogitaankeeda Ayadoo aan ok nahay in hub soo galiso soomaliya Xiligii hore oo ay warlord ay siin jirtay hadana ay maamul goboleed yada daba joogto Maa laga saaro xuduudaha soomaliya si soomaliya xuduudaheeda ula wareegto
Somali not for sale tuug khaa’imiin Ankara deal is disaster for Somalia stop Ankara deal turki cheated Somalis sovereignty not belong Somalia sea not belong from Turki from Somalia belong Somalia
Waaagii hore si hoose ayaa loo naas nuujin jiray Hadda way isbadashay Muqdisho. Mou--gii ka dib Somaliya way joojisay naas nuujintii..Si qaawan ayaa loola dhaqmayaa Mooryaanta Hargisa ka biqleeya.
MAXAAD KADHEGAYSANAYSAA MAALAA YACNIGAN WAX YAR BAA LAGASOI QAATAA
MashaAllah tabarakallah, wariyaha wa Wiil adebta wariyenimo an ka tagin Jazzallahu Khair , warriaha so gubiyana wa wiil aad iyo aad lagu bogay Alla cizek Khair badan Allaha ku siyo
xasan sheekh iyo balcad khiyaano qaran ayeey galeen,maalin ayaa la abaalmarindoonaa idam allah.
Waxaan la yaabay, wariyaha aan waydiin bada uu siinayo horta isagu ma tagi karaa. Meesha aad bixinaysid,waxa ka horeeya adigu inaad xukuntid.wariyayaal bilaa aqoon ah.
Hadii la saxiixo ilaahayba kama dhigee yaa ka celinaya ciidankeenu ma hor istaagi karaan ethiopia diyaaraday wadataa
@@halimadirie5301halkee bu siin Kara Horta Republic Of Somaliland ma imaan kara xasan sheekh
Cali Balacad Shicibkiina iyo Dadkiina Ka daaya Beenta aad u sheegaysaa . Plz
Baddi ma jirtee . Abiye Ahmed Hassan sheekh Xukunka Somalia Dib ma ugu soo Celin karaa.
Waadigan se Liitee Leexadu ku sidatee hadba laaan cuskanyee. Maxaa luray Naftiinii.
BERBERA MA HOOYADAABAA LEH MAADAASE IMAN KARA MIDA KALE HADAAD UHAYSATAAN INAY SOOMALILAND GURUUB AFDUUBI KARAAN WAYDIN OGAAN XAQIIQDA IYO MIDHAHAAD KA DHAXASHAAN
Madaxwayne ciro amusing ayey arkeen wuxuah zxb say donan ayey u Hadlayan kuwanii 😂
Arabaqidaada tabco waa lagaa codeeyay
Berber inaag leh waxa kagaly somaliya maleh
Kkk khatartu ma Dalkii 26/ Jun/1960 gii Xorayadiis ka qaatay UK ee aad 1/julay 1960 la midowdeen ee Dalkoodi Maamulanayaa. Ma Kaasa Culayska idinku kelifay in aad Badiina siisanbaa??
Baddoodii ayay itoobiya kulaaluushayaan yaab baqdin’mise dano shaqsiyaad !
waxan la yaaba caqliga gaaban ee ku jira dadkan fila somaliya xukuma ama somaliya waxay ka cararyan hadu yahay aqoonsiga somaliland hadi wadamo kale oo itoobiya ka weeyni ictirafan maxay ka qaban karan horta mid asaxaan bay nogu sameeyen oo aha ta itoobiya inay bad aay ciidan keento laga siyo somaliland ama ta ganacsiga way ku qasbantay wayo somaliland ama bay ugu dhawday aadi sababa marka waxba hadalina goodka aad rabtan inad somaliland uu qodeysin inika ku dhici doona insha alah
Somali dhan baa gashay ku lahaa maxaad beenta u sheegeeysan puntland iyo somaliland 2gobol moowqifkoosa waan arkeeynay
Ali -Balcad iyo Hassan waa labo khainul wadan (traitors) taariikhdaana xusi doonta didaasna ummada Soomaalyeed kagama hari doonaan.
War kani diplomacy ma ahan
Ethiopia xasuuq bay geysatay iyo nafbay noohurtay
Bal isqabadii adiga
Lugtaaney nin ba mar kuqaad
Xiriirka safiirada umbaa meesha ka baxay qunsiliyadihi hargeysa iyo garoowe umay hogaansamin amarkii dwlada federalka somalia qunsiliyadaha lasoo celinayo waa kuweee ?
Saylac waa xagee red se soo maha
Wax aanad lahayn ha sheegan .plz. Somaliland Taladeeda iyadaa leh. Runta isu sheega
Meesha qabiil is balansaday ayaa su.aalo qab qabow is waydiinaayay balcad waa khaayin isaga iyo bqoslaayeba aduunka oo dhan ba la yaaban waxkas wuu saxiixaa lakin aakhirka masar SUN cuntada ugu daraysa
Cali Balcad weydiiya Wixii Turkiga Khayradka Badda Somalia 30% ka lagu siiyay. Saw ma ay ahayn ilaalinta Badda kkk hadaba Ma Masar ayaa ilaalinaysa Badda Somalia. Kk Booba Yaa Wadani. Kkk Berigii dhiibte Badii Dhiibte. Dadka ka xishooda oo ka Hor wareega Dadka
Mw xasan sh wuxu awoodda oo uu bixin karaa from hobyo to barawe wixi intas ka gadisan waxay ku xiran tahay aqonsiga degamadas ee dfs madama uu mw zasan sh & xulufadisu nidamkii dowliga ee horey ligu soo dhisey empakathi uu burburiyey kooxdan maxan cunaa ma awonsana goamada ay ka garayan & heshsiya ay gekayan kooxdan vila wardhigley jiogta ee qandarasla yasha ah ee nidam dowladed an ku socone dano gara donaya in ay kala soo dhexbaxan dowladnjmda somalia mase dhaceynso in koox ku adeegato ayaha umada somalida si shurucda wada ogolka ku dhisnaa
Hassan Sheekh Badda Muqdisho ayuu siiyay Ethiopia
Siyaasada Bariga dhexe Badda Cas iyo Golf of Adan iyo
Khaliijul carab. Somaliitalaya waa ka saaraynaa. Whit ut.
Gacanka cadmeed haddii somali ay weydo oo cid kale qabsato maalintaasi ayaa ay dhamaatey somali oo dhan sababta waa meel istiraaji ah la,aanteed somaliya wax macno ah ma laha waayo waa dad yar oo tiro aan lahayn waxaa macno u yeelaya waa meesha ay ku taalo gacanka cadmeed oo ah albaabka baddaa cas
Asc asxaabta madaxdena been ayee nusheeygayan abey warkiisa wuu caadyahey bad iyo saldhiig
Axadkanba hadii loo diray in Ethiopia arimaha somaliya uu ka difaaco somaliya halis ayay ku sugan tahay maxase Ethiopia inooga xidhan
Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay groupka xasan garguutheh Wle majoogin karan Ethiopia badacas ayey doonaysaa badcsana Somaliland ayaa maamusha halkee Ethiopia kasinayaaa muqdisho Horta waa yaabee
Adeer haynoogu yeedhin maxaad badeena cadawga ula doonanaysaa. Ma rabno Oromo inay baddayada cag soo dhigto😊
Soliyaasada Ciyaarta ka daaya..
Walee idinka iyo Ethiopia Beenbaa ku heshiiseen. Aan eegno.
Kan waxba ma sheegayo been buu la wareegaysanayaa iyo khiyaali
Wasiir Cali Balcad, haddii heshiiskii la galay uu ahaa mid sax ah sidii bay dhacday Askarka Ethiopia ku laysay Askar Somaliyeed magaalada Dollow ee Gedo.
ADEER HAADI CIIDE DOWLADNIMO HEEYSAN TAADAN HEEYSAN SOMALIAND WEEY LAA SOO LAABANYSE DOWLDA 1960 26 JUNE QAADTYE WAA BALAN😮😮
Waxa halkaan kacad khayano in lagalay dalka iyo dadka somaliyeed lakiin dadka somaliyed wadaniyadi way kadhamatay kaliya qabyalada aya kalaweyn wadaniya sabtu hadii hadi wadaninimo kujirtao xasan muqdisho kumasolabten wadankana sacad masixukumen sidi bini caligi Tunisia aya lagusameyn laha
Balcad iyo Xasan sheegkh waa labo qaadin wadan waxayna u shaqeyan wadadamo shisheeye
MAA BERBERAN AADA LOO ISTICMALINE DOFAAR ADIGU WAXADA XAMAR KUU DHEXA CUUNTE BERBER KAA SOO DEEGYN
HSN dhiiqo badii wuu xaraashtey waxas hada laqar qaranayo wasin badii laxarashay HSN DHIIQO danahiisa gaar ahaned ayuu Ethopia in bad lasiiyo kadhex arkay
Bal sheeg Aby cid u maxdax ka dhigay, cafimaad Khair qaba
Heshiiska badda ee kuwaa loo diray illaahay biyo ha ku shubo indhoole wax ma dhaamaane iyagoo caqli yar ayaa hadana la iibsanayaa illaahay ha ina badbaadiyo farmaajo iyo cid kasta oo baddeena cadaw ku soo hagtey ama u gacan gelisa illaahay if iyo aakhiroba ha ku cadaabo
Wa qaybta khararka MOU maxa u hor istagtay maya MW Hassan iyo dawdisa u caynaysa lkn reerka ad ka dhantay inyar manane wadaniyin, cida kalane wa reer Impikati dhashi Melazaniwi
Somaliya allah u kalmeeys madaxweyne xassaney niin la amiinkara ma iheen guriiga ilahey ayuu been ka sheeygey ilahey ban idinku dhaariiye qofkas side lu amiina
Abiye Ahmed iyo Hassan sheekh waa Abna-waas iyo Beena-waas. Digo Iyo Danbasbay kalla iibsanayaan. Kkkkk
Su aal weeydiiyaha waa haraagii kooxdii villada laga saaaray waziiru dowlahana nin hadal yaqaan ma aha noociisana xiligan oo kale horay lama soomariyo
Waar Xogjayaha juqurafiga Bara. In Lawyacado Baabul mandab tahay. Wasiirka u sheega in Jasiirada Sucadda dion ay Badda Cas iyo Baabul mandaba gasha. Xogjayaha u sheeega in Saylac Badda Cas tahay. Kkk ma wuxuu u jeeda Berbra Badacas kuma Beegna. Mooti ma ogi. Mise qiimaheeda Hoos u dhig ayuu is leeyahay Ma ogi
Hadi laadhoho bad inaama siinayno maa xaramba waan yabaye.war laasin mayo bad xayawanyahaw duliga ah uff.fulayga ah
Axsana calayk wasiir afkagana caano lagu qabay
Laga dhigo rasmi omu gii waa taas runta waxba haka warwareegin
Kinya qunsuliyadaha uma joogto kismaanyo itoobiya shaqay ka wadaa soomaaliland iyo butland maa la diido
Waadix buu iga jawaBey shurunshuuradii mzxay dhihin? AlbaBkiina waa lasoo xidhey.
Waar xasan sheekhow waanu idin nacnay hadaanu Somaliland nahay uuuuffff ayanu idin nidhy go to helllll😂😅
Berbera raggi laha ba dhistay idinku muqdisho bosaas ledihiin dhista😊
Iaba wadan oo heshiis ah aya geli
Kara heshiiska unclose ka.
Hassan sheekh waxaa loo dirayay iyo Meelaha La geeyay Mabba oga. Kk waa hedadaw
Fiisaha Ariana’s laga qaataa qunsuliyadaha hala diido risky dir dawlada dawlagoboleefyada bay meesha ka wadaa
Waleee hadii bad somaliyeed faraha la gashaaan in villa la iskugu imaan
Wasiir wad mahadsan tahay sida ad nogu fahfahisay
Maxaa keenay in ciidamadeeda aad kusoo dartaan sii joogitaankeeda
Ayadoo aan ok nahay in hub soo galiso soomaliya
Xiligii hore oo ay warlord ay siin jirtay hadana ay maamul goboleed yada daba joogto
Maa laga saaro xuduudaha soomaliya si soomaliya xuduudaheeda ula wareegto
Ninkaan waa jaajuus amxaara waziirka arimha dibada ayuu jagada ku heeystaa
Ninkaan ilaah somali haka qabta fiqina waxaan u sheegeeynaa arinta uu cadeeya sababta fiqi aan loo ogoleeuni in uu madaxweeynaha raaca
sxb waad wanaagsan tahay - lakiinse adigu qabtaada yare - qaybaha kalena waynee
Sax Empakati ya u taqan, wa Melzanawi mamuladi u dhistay adigaba shegay in dhabadhilafyadi Ethopia la burburinayo wana xaq
War balcadow itoobiya waa abeeso,abeeso ninkii soo dhaweysta ayey cuntaa.balcadow itoobiya cadow soo jireen ah...somalia itoobiya uguma baahna ictiraaf.. 1960kii ayaan xor noqoney...
Horta intaanu bad bixin,Haddii uu balcad yimaado Berbera, miyaa loo mashxaradayaa,mise liintuu cabayaa.
Somaliya wa sida naag dhilo ah oo jidhkeda ka ganacsata😂😂😂
ninksan waa jaajuus itoobiya.
Maxa diidan in diblomasiyadda arimaha dibadda u hogaamiyo wasiirka arrimaha dibadda . Maxa laqarsanaya,,,, timir lafba kujirta,, , ,!!! .
Ahsan wariye
Meelna kuma qorna
Beenalle. Free. Somaliland. Bye. Bye. Somalia
Cali Balcad waa tuug sida Xasan Sheekh tuug.
Somali not for sale tuug khaa’imiin Ankara deal is disaster for Somalia stop Ankara deal turki cheated Somalis sovereignty not belong Somalia sea not belong from Turki from Somalia belong Somalia
Firi caqliga hataliyo wadan bahan ee hadna is cunaya maxu ku aqonsan Kara
Qabiil kan amuu dabar go aa ka baqayaa
Cali balcaad wa jaajus Ethiopia
Ethiopia 🇪🇹 Muusi Biixi wey qiyaano rabtay laakiin ilaah Baakaqabtay Shacabka Reer Somaliland waxaan ushegayaa Ethiopia wey qiyaano Badantahay Ethiopia waxeerabtaa Bad Ayadu leedahay oo ah sal dhig Milatari wax ganacsilayiraahdo majiraan warkeedo wuu cadyahay Ethiopia markuu usaxiixay muuse Biixi Ethiopia maxee u aqoonsi weysay Somaliland is weydiiya idinka reer somaliand wasiirka Somalia 🇸🇴 Ali Balcad waa Afahayeenka Ethiopia Ayuu difacayaa Marwalbo somalida 🇸🇴 Ayagaabo Ethiopian Ah
Kkkk siduu uu imaan kara una ugu cabiri kara kkkkkkk
Ali Balacd u sheega in aanu Dalka somaliland Abiye Ahmed Badda Soamliland iman karin. Ha Riyoonina . Beenbaa kalla iibsanaysaan. Kkk
Hhhhhh anagaa kaa dhicinay. muuse wuu siiyay dekeda markuu aby baqdin geliyay Ethiopia malinna ma dhihin somaliland ayan ictiraafeynaa
U sheega Sheekha Lawyacado Baabul Mandab tahay iyo in Saylac iyo jasiirada Sucaada diinba Bada Cas tahay kkkCali Balcad Isagu Berbera Ayuunbuu yaqaan oo Gacanka Casmeed iyo Khaliijal Adan ku beegan. Kkk Cali Balcad Tipo Talyana Wax baradhadiisu. Hhhhhhh
Qunsuliyadaha butlan iyo soomaaliland maa la diido Montana uma joogaane
beenaale khaa in ah,xarig ayuu mudanyahay.waa maafiyo.
Ilayn mel walba dadka xanunsan way joogan, maxa lacatamaysan
Safaarada itoobiya laga raro mascara qunsuliyadaha gobolada ha laga joojiyo
Waaagii hore si hoose ayaa loo naas nuujin jiray Hadda way isbadashay Muqdisho.
Mou--gii ka dib Somaliya way joojisay naas nuujintii..Si qaawan ayaa loola dhaqmayaa Mooryaanta Hargisa ka biqleeya.
HOYADAA IYO FAQASH BA WAS USGAG.
Wax alaale wax ad samayn kartaan sameeya anaga wax na nama tari kartan waxna nama yeel kartaan
Waadigan se Liitee Leexadu ku sidatee hadba laaan cuskanyee. Maxaa luray Naftiinii.
Wax aanad lahayn ha sheegan .plz. Somaliland Taladeeda iyadaa leh. Runta isu sheega