sahra axmed hees xul ah nabsiga ayaankow | Video Lyric

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • AUN SAHRA AXMED JAAMAC NASIIB

КОМЕНТАРІ • 70

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 9 місяців тому +7

    "Adduun nugul ku doogsadey
    Rahuna 'nowda' doob guray
    Nafyaruhu wax quudhsaday;
    Raganimooy ninkaagii
    Nacasnimo maxaa baday?"
    - Axmed S. Bidde.
    Duni jilicsantu raaxaysatay; duni rahii tamarta darnaa leeyahay 'raggu rah anna rag'; duni wixii liiteyba qab iyo awood istaawiyeen; raganimooy; labnimooy! Ninkaagii maxaa uu liidnimo u la hoganayaa isaga oo niyadxumo awgeed dhulka qodanaya? Ma lamahuraan baa in ninka ragga ah noloshu leelleeliso? Weli lama ogaan!

    • @AbdiXakin-p7i
      @AbdiXakin-p7i 2 місяці тому

      Wlee waa asiiBtey legenoow 😢

    • @khadar34ismail4
      @khadar34ismail4 2 дні тому

      Waa su,aal aan marar badan iswaydiyey keligay weliba hbnkii nuska danbe hdana wxn naftayda ku samriya wlhi xigmad ilahay wayo nin jilicsani nololsha adag ma xamili karoo !

  • @filfilo9787
    @filfilo9787 Рік тому +12

    21/3/2023malin xasus badn ma ilaawi dono anigo jecel ayu iga tgy wx ku samyey ma jirto walipa khald an lahyn dhakda iga saray wlal Abas cafsibd iga tahy nasib wngsan ku rajenya inyd noshahy noli kulnti😢💔

    • @Kweensunami
      @Kweensunami Рік тому

      Jah😭😭😭WAAKU DAREEMI KARA ABAAYO IS ILOOWSI

    • @hanimohaned4351
      @hanimohaned4351 Рік тому

      😢😢😢😢sorry queen

  • @maysuunodawaa1679
    @maysuunodawaa1679 Рік тому +4

    29 may 2023 qofka jclaa 6yr wuu iga tegay wuu i nacay bilaa sabab wan werwersanhy waxan donyaa inaan safar galo meshan aan ka tago si aan nolol kle u bilowdo tana ilawo isoo duceya wixi iga danbeya farintaydaa arka qalbiga i xanunya waxan daremaya bilaa rajo ilhay se kaman quusan💔😭😭😭

    • @CabdiwelliCabdalla
      @CabdiwelliCabdalla Рік тому +1

      Allah qalbiga hakuu qabojiyo
      Samirka ku dadaal mid kaga wanagsan ayad helee I.a

    • @naimoabdullahi
      @naimoabdullahi Рік тому +1

      Abyo Nolol Qurux Bdn ayan ku Rajeynaa Qalbiga Adkeso isku Dey in aad ilawdo ani 1 may 2022 ayaa Qalbi jab said ah igu dhacy o Qof aan is Guursany bila Sbb ku wayy hadana Alx in aan Malin Qalbiga Ka dhaawacmy uma Maleyo

    • @cabdiqafaarmuxumed1
      @cabdiqafaarmuxumed1 Рік тому +1

      Allahayow ku sama bixi.😢😢

    • @mariama78
      @mariama78 8 місяців тому

      AX sorry abyao wax walbo kheyr rabbi hakaga dhigo🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @goryankaigukacsan7830
    @goryankaigukacsan7830 9 місяців тому +2

    Waa Maalin Jimco Ah, Noloshu Waxey Igu Celcelineysa Tuulo Yar Oo La Yirahdo Huelba, Spain
    Riyooyin badan ayaan Alle k rajeynayaa

  • @kifaaxugas7280
    @kifaaxugas7280 2 роки тому +6

    Sahra Ahmed naxaristi jano allaha ka waraabiyo hees ahayda hestani

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 11 місяців тому +1

    21/09/2023. 21:20. Habeen jimco goobtu waa juba South Sudan 🇸🇸aniga iyo asxabteyda aya jawi iskaga jirno abdihafid wll yoonka wll cumar habeen xasuus mudan😭😭

  • @nimcoabdirshid3038
    @nimcoabdirshid3038 7 місяців тому +2

    31/1/2024😢 allahayow naa nabad galo😢❤

  • @khalidboodhle9252
    @khalidboodhle9252 Рік тому +1

    Alle haw naxariisto sahra axmed jaamac waxay ku aasan tahay hargaysa gaara ahaan xabaalaha haleeya 😭

  • @abdirasaqmusse6694
    @abdirasaqmusse6694 2 роки тому +2

    Alaah ha u naxariisto sahra axmed jaamac

  • @mariama78
    @mariama78 8 місяців тому +1

    Nabsigiyo ayaankow xage bad Ku nooshihin
    😢

  • @daamitvb.m.d882
    @daamitvb.m.d882 7 місяців тому +1

    Axyaa xasuus xili rooban wakhti gabal dhac ah abaaro 5:30 galabnimo waxan ku fadhinaa koox saaxiibo ah dr Ahmed jamac caalin macalin cabdiwahab iyo asxaab kale oo nala fadhiday 20/12/1993 xasuus iyo gabadh aan jeclaa ayaan ku xasuustaa xaafad ku taal borama oo la yiraah bada cas

  • @user-sq6uf1ri8t
    @user-sq6uf1ri8t 7 місяців тому +1

    14 February 2024 galab 15:10 waxban tabanaya lkn cid ifahanto ma arko😮

  • @mahadcalixashi-wf1qs
    @mahadcalixashi-wf1qs Рік тому +1

    Sahra axmad Boqorada codka alha unaxaristo

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Рік тому +1

    Ereyadii abwaan Axmed Saleebaan Bidde

  • @caydiid1631
    @caydiid1631 Рік тому +1

    Allah haw naxariisto fanaanad:sahra ahmed jama

  • @abdayomohamed9896
    @abdayomohamed9896 Рік тому +3

    Nabsiga io ayankow xagebad kunoshin 😢😢😢😢😢😢 AUn Sahra

  • @Najiib-q3e
    @Najiib-q3e Рік тому +3

    Allah kuu naxriisto boqoroda fanka 😭😭😭😭

  • @osmanaden9980
    @osmanaden9980 Місяць тому

    waa xassuustii 1970

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 9 місяців тому +1

    Waayo waayo

  • @zayidali422
    @zayidali422 2 роки тому +4

    Allahu ya Rahma sahra Ahned

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Рік тому +3

    2023/ 6:15 July5 galb nimo xafadeyda gubadley Jawigune waa mid roobad malin aan iloowi doonin i.a 😢😭❤️🇸🇴

  • @Ibrahim-kf3jl
    @Ibrahim-kf3jl 10 місяців тому

    What abeautyful voice, waxaa ayaa cood ladahaa(Ala ya rahma)

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 місяці тому

    Raganimoy ninkaagii nacasnimo maxaa baday
    Nasrigiyo ayaankow xagee baad ku nooshiin🤦‍♂️
    Hadii aan ku naawilay Ha i gabin nasiiboow🤦‍♂️ 2024/5/7👈

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Aun bare aba alah garsiyo nabsi iyo ayan xage bad ku noqon

  • @cumarabdigadir668
    @cumarabdigadir668 2 роки тому +2

    Janallka in latagaro

  • @abdirasaqmusse6694
    @abdirasaqmusse6694 2 роки тому +1

    Alaah ha u naxariisoto

  • @user-jb7gp8xe8r
    @user-jb7gp8xe8r Рік тому

    Nabsigiyo ayankow xage bad ku noshihin 8/6/2023 malin axda ag

  • @abdiazizali3509
    @abdiazizali3509 10 місяців тому

    Nabsiga iyo aayankuba waa laba kamidah waxayabah isku obsitka ah labadba qofkii shaqaysata tii umutaysunba utimad waana matano labaduba waxa walo aduunka jooga ilaahay labu so rogaga way yarina inta kalita aha ilaahba kaliye

  • @KhadarAhmed-mv4mx
    @KhadarAhmed-mv4mx Рік тому

    Eraydii abwaan axmed saleeban bide

  • @iidowhasan5682
    @iidowhasan5682 2 роки тому +3

    Nabsigiyoo ayaankow xageed baa kunooshihiin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому

    Alle haw naxariisto AHUN sahra

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 роки тому +1

    Hommage Zahra ahmed

  • @abdirasaqmusse6694
    @abdirasaqmusse6694 2 роки тому +1

    Alaah naxirsto

  • @hamdahassan-no7qg
    @hamdahassan-no7qg 8 місяців тому

    Adoon nuuxsan caashaqo 😊😊😊😊😊😊😂😂❤❤

  • @GargaarArchive
    @GargaarArchive Рік тому

    adduun nuqul ku doogsaday
    rahuna nawda soo gudhay
    naf yaruhu wax quudhsaday
    raganimooy ninkaagii
    nacasnimo maxaa baday
    nabsigiyo ayaankow
    xageebaad ku nooshihiin
    hadii aan ku naawilay
    haa igabin nasiibow
    ileen jacaylku waa nabar
    waa nudub calooleed
    oo lagama nuuxsado
    alahayow na nabad gali
    naska iyo naruurada
    nimcadaada nagu dhawr

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Рік тому

    ilahayow u naxariisto.

  • @yuusufcabdi1513
    @yuusufcabdi1513 Рік тому +1

    Alle hawnaxarto

  • @cumarabdigadir668
    @cumarabdigadir668 2 роки тому +1

    Suldan wad mudan tahy

  • @sahroyuusuf9460
    @sahroyuusuf9460 Рік тому

    Sahra Ahmad jamac

  • @medyow6365
    @medyow6365 Рік тому

    Ereyga Nudub micnahisa yaa garanayo?

  • @sacadcabdiwahaabc.wahaab1158
    @sacadcabdiwahaabc.wahaab1158 Рік тому +1

    😢😢😢

  • @abdirasaqmusse6694
    @abdirasaqmusse6694 2 роки тому +2

    Bn

  • @smiledon77
    @smiledon77 Рік тому +1

    BOQORADA CODKA LOVE SAHRA DOOD ILKOOLE

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 10 місяців тому

      Boqoradii codku waxay aheed magool

  • @khalocali3724
    @khalocali3724 2 роки тому +1

    Gdf

  • @_wll____
    @_wll____ Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @hachilolly5029
    @hachilolly5029 Рік тому

    AUN😪

  • @user-vn8sp9qz8k
    @user-vn8sp9qz8k 11 місяців тому

    Asc

  • @abdirasaqmusse6694
    @abdirasaqmusse6694 2 роки тому +1

    Asf

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 Рік тому

    Seve fur plz😢

  • @mohamedracdeye383
    @mohamedracdeye383 2 роки тому

    Rahuna nawda Soo guray weeye sxb halkaaa inaga sax
    Doob gudbay maaha 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nadiiraupdysalam8182
    @nadiiraupdysalam8182 Рік тому

    😭🥺🤦‍♂️

  • @gargaaraweys
    @gargaaraweys Рік тому

    0770

  • @user-tp9cw3zt6q
    @user-tp9cw3zt6q Рік тому

    😂😊

  • @miyirabdalla818
    @miyirabdalla818 Рік тому

    Alle ha u naxariisto Sahra axmed

  • @cabdiqaniaadan7625
    @cabdiqaniaadan7625 Рік тому

    Asc

  • @apdicasiiscawil7654
    @apdicasiiscawil7654 Рік тому

    Asc