Ilaahay waxaan ka baryayaa in cabdiweli iyo axmed madoobe sidaas oo kale ay isu casilaan xaaf isagu talo faro kumahayo saddexda nin ee igu xumaa maamul goboleedyada Waa shariif iyo cabdiweli iyo axmed madoobe shariif hadduu tegey ilaahay idinkii kuwa kelena way tegeyaan
Beelweynta dm raxaweyn 33 qabiil ka badan waaye dadka iska leh loogu yimid majortiga ka ah from shabeelada hoose ilaa jubbada hoose lixda gobol koonfur waaye xamar na kala bar waa degaan marka lixda gobol xoog kusoo ceshaneynaa kadib sida somaliland cml waa goosaneynaa Hawiye & darood isku af ma nihin aa leenahay kawrn hee faankiin iyo baqbaqdiin iska wata anyway from 1960 ilaa hada madaxweyne isku be bedeleyseen wax faaido aa keenteen na maleh dhul beereed lagu faano ee wax walbo ka baxaan xoolaha dhaaqi karaan anag heysano yh amni daro wee ka jirtaa lkn waa lag gudbi doonaa somalinimada midnimada bugta beenta ah waa lag gudbay
Puntland dhulka dhagaxa iyo koonfur laiskuma qaldi karo beentaa maaha baydhabo janaay iyo garoowe laiskuma qaldi karo meel wax walbo ka baxo iyo meel aa wax ka bixin 1 geed kama baxo 1 sheey na dheertihiin bes waa amni inta koonfur na inshallah waa lag bixi doonaa amni darada
Nacalaa shaydaan ku yaale SHARE ta yaan laga hilmaamin, Mahadsanidiin.
Shine horay usoco walal cadowga allah kaa qabto màamul goboleedyda hadhacaan
Shiine Culay musharaxa shilinku reebay like isaara
Shayaadhiinta maxadaxda m,gobaleda baalasha ayaa lagarifayaa waa caloosheed ushaqeystayaal aan kadiirnaxeynin
Shiine Culay rag noolaa tihiin soo dhowaada
Shiine Culay Facebook ayaa kusoo fashilantay UA-cam maa usoo tuuksi taktay
Thank you very much solo you are real somali and wadani. NABAD IYO NOLOL.
Midnimada Somalia waa muqadas inta jacel Somaliweyn like isaar
Eng.Solo aad baan u taageeraa waa wadani dhab ah waxaan ka hadli lahaa ayuu ka hadlahay guuleyso adiga iyo rayigaaga in shalaah
masha allah shiine coley warkaan ookale waan aamini kar naa maadama saxafiga iyo ninka aan aadka ujecelnahay ee runta ka hadla abdinasir solo aad soogelisay waa war la hubo oo sax ah adna horumarka saxaafada sii wad mr shine coley oo wararka runta ah oo wan wanaagsan oo dalka dhisayo iyo horumarka siyaasadaha dibada inta kulkulul ee siyadaha aduunka inoo soo gudbi wad mahadsan tahay mr Solo adiga iyo shine coley
MaanshaAllaah well said Abdinasir SOLO huuno. Thank you shiine culeey walaalo.
Abdinasir zoola nolow wariye qaran
Dawlada fadareelka somali ha guuleey sato
Thank you guys i like your programs . Shiine and Solo
solo waa khabiir wlahi horay u soco mar hadad tagerty nabad iyo nolol
Shariif xasan waa galbaday shiinow
Waxaa haray gaas iyo modobe inshallah hana dhaafaan
masha allaah waa guul usoo wada hoyandoonta somali oo dhan haddii ay mideyso waddanka oo ay keento dad fahmi jara dhibaatada naheysata kana shaqeeya sidii looga gudbi lahaay guul nabad iyo nolol
Shiine cullay nin somalilander ah oo libaax ah salaama 😍❤
Waa puntland shiine walal
Alle ayaa naga kexeyey saaxiroolihi Maansha allah awlba sikiin buu waty sikiintii alle kuu celiyey
Wllhy bllhy hadan comentigan arko like ta mala dhafayo
Warhooy dhartu yayna ku qaban 😂😂
Xasbunallaah wanicmal wakiil llaay illaaha illallahu muxamadu rasuulullahi
Waar jaahil ayaad tahay ee diinta iyo ilahay magacisa ciyaarta kadaa
@@guleidhasan816 haye wll wd mhadsantahay
@@abdirahmanabdikani8833 man shaa Allah wllo cafwan hadan kula xanaq hadlay ama ku ilaahay ayunbaan qaldamin ee aadami ayaad tahay ilhay ha Ina cafiyo
Dhib malagan wllo mcn wx sxn bad ishegtay khyr alahaku siyo
Mhdsanid
MASHAA ALLAAH SOLE CAQLIGAAGA ALOW KUU SAA'DI WAAYO WAA SAX ARINKA AAD KA HADASHAY DAWLADU WAXAY MASUUL KA TAJAY DADKA IYO DALKA WIXII QALDANA WAA IN AY ISKA CELISO WIXII QARANKA DUMINAYA WAAYO MASUULIYAD BAA KA SAARAN UMMADDA SOOMAALIYEED ALOW NAGA QABO DAALIMIINTA IYO TUUGADA IYO MOORYAANTA AMIIN YAA RABI AMIIN INSHA ALLAAH AMIIN AMIIN AMIIN YAA ALLAAH AMIIN
C/Nasir Solo is a reasonable analyst worth listening!
Ilaahay waxaan ka baryayaa in cabdiweli iyo axmed madoobe sidaas oo kale ay isu casilaan xaaf isagu talo faro kumahayo saddexda nin ee igu xumaa maamul goboleedyada Waa shariif iyo cabdiweli iyo axmed madoobe shariif hadduu tegey ilaahay idinkii kuwa kelena way tegeyaan
Abkay shariif dilow Gaas muu udaaha
MAYA KKKK👍
Waa iiga qosliisay walahi!
Waan qoslay walee maya kuligood haladilo
😂😂
Kuli ha is cadilaan tuugada
doowlada soomaaliya horey ayeey usocotaa wuu siidhamaanayaa musuqmaasuqii
horey usocday iyo qabyaaladii cadaalad daradii iyo cadowga soomaaliyee wuu dhamaaday
hankaa leeysku dhaafoo
hoowl uu labkii gabay
dhadig hanankaraa jira
hadafkiyo ujeedkeey
ka hurdeen raggii badi
gabarbaa ku hiratoo
ku hagaagta yool sare
hanka quusta neceb baa
himilada dhabeeyee
maantana hubaashii
waxeey daafac halisbadan
hab kalsooni lagu laray
kubad uga hor jiidaba
hadafka iyo goalkii
ilhaan weey haleeshoo
soo hooysay guushii
waan wada haneeynee
hambalyaanu leenahay
nama quseeyaan dhaliilaha qaar
kaliya ka fiiri dhanka hagaagsan
xitaa haddeey qof xuntahay
sideey dadka qaar ku doodayaan
waa inoo sharaf guusheeda
tusaalaha ugu liito :
hadduu walaalkaa mooryaan yahayweey adagtahay inuu mooryaankalesi hoowl yar kugu dulmiyo
ilhan Cumar👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
SHARAFTAAD SHEEGTAY WAXAA KASII SHARFANAYD AYADOO DHULKEEDI HOOYO KUFAANTO, OO MADAX KANOQOTO. INTAY SHARCI GAALO SAMAYSTAY OO SHIRKI KABUUXO IYO MEEL SHAYDAAN KUXAROODAY KUFAANAYSO, AKHIRO WARBAJIRO.LOL
AMATALLAAH 2020 haa
Asc asxaabta commentiga salaan sare 1 shariifka casilaadiisa hadad ku faraxday like iisar KGS hadaad tageertana sidookale 👍
Sidookale hadii aad tahay mamulgoboleed nabad iyo xasiloni alaha nasiiyee suulka halkan saar
Hadii aad tahay qof reer kgs replay soogale fikirkaada nagu biiri
Hadii aad dhameysatay aqriska waanku salaamay ❤❤❤❤❤
SOOMAALIYA GUUL INSHA ALAH NABAD IYO NOLOL💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Nacalaaa shaydan kuyale inta kufaraxsan is casilada shariifka suulka iisara
Weewee anaa u horeeya inaad taageero buuxa ahay shiine ha ii aqoonsado
very well and highly professional way!
dalka horaa loo wadayaa way sii dhamaanaysaa xilligii qabqablayaasha waday kala faquuqa iyo kala xidhxidhka umadda soomaaliyeed isbedelkii nabad iyo nolol ayaa socdaa horaa loo soconayaa
Sharoow bax shuushoow bax
Insha allaah Is la shaqeen dawlada dhexe iyo maamu goboleed yada. waxay hormuud u noqon doontaa inaan helno dawlad. wanaag San. oo horey u socota ilaahay soomaali oodhan ha mideeyo
VIVA Cabdi Naasir SOOLO IYO SHIINE CULAY RAG CULUSBA TIHIIN MASHA'ALLAAH👍🌱💖💕💝💙👈
Masha alah cabdi nasir waa wadani halagu daydo no qabiil
Sharifka gaaz ba ku xiga
Insha Allah somalia horey u soconeysaaa
Guul
P/land adeer meel ilkayar katalinkarto maaha
Adaa kuxigee isdiyaari nacas
Pl ader frmaja utaliya mizkinw
Kaamil Yare reer ilkayar katalaxun maleh somali maleh waxodo faashil ayuu kudhamada bal farmjo aan aragno anaa kutusi doono asogo xamar kadhexdhawaqayo oo leh yaa daarooda yaa daarooda ilkayarna ay kacarari doonto war waddan burbursan ayuu uimaday oo adeerki uu burburiyay wixi intaa lasodhisayay ayuu wuxu raba malin in uu kagabaxo maangaab ilkayar .ustaqbal maleh
Masha Allah guuuleeysta nabad iyo nabad
soolo waa imtaxaan kulahaa faramaja soo noqonaya waxana ka sii danbyn dona khayre
Maa yabtay kkkkk
Hoyosalma Adan Hurre waxlal yaba Mahee WA wax Laguna Farxo bowe
Walee waa sida aan aamin sanahay insha alaah farmaajo baa solaban khayrana wuu kuxigayaa
Guul iyo gobanimo Solo
Shiine miskiin Dawlad maxaas ka kasaa.su,aalihiisa qaar baan cilmi ku fadhin.
Aad ban ugu faraxasanahy gusha uso hoyatay Somali waxa dowlada laf dhoonfashay waxa Ku qunday maamul gobaliyada 🤫
Walee NABAD#NOLOL waa dad adag shariif wey lagadiyeen kkkk
Aad baan u soo dhaweyneynaa inuu tanaasule SHARIF kuwa kalena waan soo dhaweyneynaa iney is casilaan
Mash allaah labo qaliya aya tihiin 👍
Shiinee culay waxa aad ba kafcntahay Idacadaha war badan naku dilay aan nuxur laheyn horay usoco ugaaaas
Mr Bidaar Tan Waadku Fashilantay Foosto kle keeen
Aboowe. Xariifkii uwaynaa way qaleen 15 jirkii musuqa somalia ee gaas calooleey muxuu sameen
War ninka dowlada taageero ana waan tageersanahay nabad iyo noolal
Nacala sheydhaan kuyaala like halasoo yaaciyo😂
Sax guul iyo gobonimo
Sax solo toface jooji sharifka kharash miyu ubalan qaday ma laga yaaba .wbt
waa war farxad ah
C/naasir maxa u taagere weysey sheekh mukhtaar roobow?
, manshaallah waxaa is helay rag culus alow idin dhowr war shine noo soo badi badi badi ragan camal
Cabdinasir solo waxaa taageertaa "NAXDIN IYO NABAR" IYO CIIDAMADA shisheeye ee xasuuqa ku wada dadka soomaaliyeed
kofur galbeed guul waxana leeyahay doorta nin alaah ku,xiran kana shaqeeya horumarka gobolka & guud,ahaan wadanka
Ilahay ayaaaa mahadleh dawladiid shisheeye kalkaal oodhaniba Hana dhaafaaaan duliyiinta
Waxa fican kuligod iney is casilan kadibna dowlada markas gudomiya gobbled aymagacaban si halmadaxweyne Somalia loohelo
Guul nabad & nolol seefta khayre gaas bay dul heehaabaysaa
Qofkii ugu horeyay ban ahay wixii shiine tageera like sara 👊👊
soomaaliya madaxweynaheedu waa FARMAAJO 🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕dowladeenu waa inaan ilaalino
Mashaa allaah guul nabad iyo nolol
shiine horay usoco
Robow guul guul insha allah .
Shiine wali waa iska aqli ciyaal wlhi nin waxbadan og ayaan moodatay
Ereyga waa loo saxay, weli wuu ku cel celinayaa, ana aan kuugu celiyo ,TANASUL
Rag badan baana asiga raacaya
Anigu Dowlad Goboleed waxa la dhaho maba aaminsani, waa maamu Goboleed, kuwa ugu sareeyana waa GUDDOOMIYEYAAL,
Ilahow mamul qabiiledka dumi yaa allah ilahow dumi
Su'aal xilli dhamaadey maxaa layska casilayaaa?
Shariif ha dhihina ee sheydaan af gaduud dhaha balaayada alle ayaa naga qabtey
Waa. Dowlad xasid ah. Ayaa. Ka jirto
Hkayrre waa ciyaartooy aa laloodin karin ninkii iskutaagana Isagaa Warkiisa og
Maansha alaah ilaahay hadaayo khaye waxaan qabaa lilaahi iyo laqabo meel ma wada maraan khayre waa daacad eey ka go'an tahay in uu shacabka dhibaataysan u gargaaro 100 wiil oo arxan wayn ah buu musharkiisa jaamacad uga bixiyaa marka hogaamiye kooxeed intaas lacag haystay hal jof xataa may ka bixin khayre waa dacad sidaas buu ku guulaysta ilaahay ha u hiiliyo inta daacada ah
Solo shariif muxuu dhisay xoolihii asagaa dhacay musuqmaasuq
hhhhhhh ar qoladii aan isku tolka ahayn godkoodaa biyo ugu galeen kkkkkk
reyzal wazaraha enbitin ayu wata.wa xidig u so baxay
Thanks it's good news
Waaa farxad sakiin inuu meesha ka baxo
Somalia horey u soconeysaaa
wanso dhawayna iscasiladisa
haduuna iscasilahayn wuu ku ceeboobi lahaa
Waa dib udhac iscasilada sharifra
Cabdi weli iyo axmed madoobe dhegaha ka furaysta kaartoonka xajista booskiina mar dambe yaan laydin sirin
Somali waxay ubaahantahay maamullo dowlada hoosyimaada
hhh wuu xishoday odayga waa ciyalka xafada in adag waye waxuu isyiri ha ceebobin wayo sidii tii farmajo ku soo baxayay ayuu ogaday hhhhh sh culay adiga dabkada iska shido aniga wn ku tageraa sxb
Kkkkkkkkkk waa runtaa odaga balaan kale wataaa
Nabad iyo nolol ma dhahayo waxan dhahay NAAR IYO NABD LA AAN
Ha ka tago meesha
Waa ku faraxsanahay in sakiin khadka ka baxo wuxuu ahaa sunaabi siyaasada somalia is qaldan kusoo galay.
War like ila soo gar hoos u dhcbaa jireeee
Nacalaa shaydaan ku yaale qofkii ugu horeeyay ee commenti ka bixiyay
Nimankaan, haday Qaran dumis kiyihiin umadda , soomaaliyeed iyo Dowladdaan Nabad. Iyo Nolol ,inoocuratay, Allahanaga qabto, kuwa kalena xilka halaqaado .
Sh Shariif By By
Ana hala iiqoro shariif xasan waxa uu noqon doonaa kii udhamayn lahaa farmajo ama khayre ama labadoodaba
shariifka waatuug
SOLO waa shaqsi QAALI KU AH UMADDA SOOMAALIYEED markastana runta ka hadla
Shiiine wariya buuxa
DAALIMIINTII NABAD IYO NOLOL BAA KU NOQOTAY NABAR IYO NAXDIN WAAYO XAQA AYAA ALLAAH LA JIRAA XAQII BAA QABTAY ALOW NA DHAAFI DAALIMIINTA DHAMAANTOOD KUWO KA FIICANA NOO KEEN DAALIMIINTA AMIIN AMIIN AMIIN
Rag Culus Aya is heley.
saxibayaal ha isku khaldanina puntlan iyo konfur galbeed walal meshaas waxaa u taliya dadkii fila somaaliya nabada ku soo ceshay ha qaldamin saxiib
Beelweynta dm raxaweyn 33 qabiil ka badan waaye dadka iska leh loogu yimid majortiga ka ah from shabeelada hoose ilaa jubbada hoose lixda gobol koonfur waaye xamar na kala bar waa degaan marka lixda gobol xoog kusoo ceshaneynaa kadib sida somaliland cml waa goosaneynaa Hawiye & darood isku af ma nihin aa leenahay kawrn hee faankiin iyo baqbaqdiin iska wata anyway from 1960 ilaa hada madaxweyne isku be bedeleyseen wax faaido aa keenteen na maleh dhul beereed lagu faano ee wax walbo ka baxaan xoolaha dhaaqi karaan anag heysano yh amni daro wee ka jirtaa lkn waa lag gudbi doonaa somalinimada midnimada bugta beenta ah waa lag gudbay
Puntland dhulka dhagaxa iyo koonfur laiskuma qaldi karo beentaa maaha baydhabo janaay iyo garoowe laiskuma qaldi karo meel wax walbo ka baxo iyo meel aa wax ka bixin 1 geed kama baxo 1 sheey na dheertihiin bes waa amni inta koonfur na inshallah waa lag bixi doonaa amni darada
waxaan layaaabay non shabaaab ahaaa
VIVA NABAD IYO NOLOL. ONE BY ONE HALOO SIISIIBO KUWII DALKEENA IYO DADKEENA CURYAAMIYEY. ALXMDULILLAH ALLOW DEEQBADANOOW NADABA QABO, EE DOWLADEENA NOO XAFID OO NOO HAGAAJI CADOW KASTANA NAGA QABO, AMIIN AMIIIN
oo maantay musharax ah
Shiine sowtaaad lahayd shikha anaa lahadlayd oo wuxuu yiri wn sharaxanahy marnna isma casilaayo nio beenta nagadaa
War mid american ah baan tartan kula jiraan dhanka subscribe èe ku yaaca
Sola xildhibanada waa u gafay
Xildhibaanow xaal qaado
Taa qofkasta oo somalyeed wuu ogyahay iney iib yihiin
ninkas waa odey somaaliyeed solo isagana waxaan leeyahay odeyga wariye somaaliyeed buu noqday rag gooni ah hada ma taageeri karo .
Ninka labaad ee ku xigi doono waa axmed madoobe ,hadii gacanta lagu qabtana wa in ladeldelaa
Ninkii la wayay horfadhi miyaa ku amuusiyayna
Ilahey hanaga qabto kuwa dalkena dhibka ku wado odoyashan hortena alaha kaleexsho weyna dhibeen wlhi