DAILY ROUTINE KEYGA IYO SAFARKEYGA RER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 3 місяці тому +5

    ilaahow kuu daa o ku barakee ana fataxada I mara waxan ahay alx hoyo ayaan ahay gabar ba i jogta in rabi walal iyo gabdho kle ba igu daro o koox school iyo dugsi u dirsado inta an haysan rabiyow sii.

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 3 місяці тому +2

    Alle haku fududeeyo maami Malaysia miyaad usoo socotaa wlhi wan farxi lahaa sidaan aniga Kula kulmaayo oo kale😢❤

  • @caashojilacow5787
    @caashojilacow5787 3 місяці тому +3

    Asc abaayo mcn musafurka ducadisa waa la aqbalaa ii soo ducey muraad ayaan leyahay insha allaah allaha ii aqbalo

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 3 місяці тому +2

    Masha alllah my family aan jclhy alle hA idn daaayo xbbti wlhi ma niila maleeyo family kunool wadan gaaal m.a sida Somalia cml udhaqan tiiin allahu baarik❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 місяці тому +1

    MUNIIRA. ABAAYO
    SAFAR SALAAMA AIDIGA ADNA NUUNHA
    ILAAHEY NABADGEEYO MALISIA FARTUUN IYO. CARUURTEEDA IYO SABARIN❤❤

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 3 місяці тому +1

    abaayo ila soo xiriir wax hergab aad iyo aad ugu fiican kuu haayaa aniga 2 sano hargab ma arkin ALXAMDULILLAAH sidaan u bilaaway daawadaan aan kuu sheegi rabo anigaa haayo gabar abaayo eh iiga faaiideeysay maashaa Allaah

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 3 місяці тому

    Masha ALLAAH ALLAHA kudeesto carurtada safar sallaama mesha u socotin nabad ALLAHA idin kugeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +3

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsamohamed9932
    @hafsamohamed9932 3 місяці тому +1

    Muniira we cannot wait safarkaaga malaysia salaa Allaha kugu geeyo shrfey❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 3 місяці тому +1

    M.a abaayo illahay subxanahuu watacalaa hakuu fududeeyo safarka i.n

  • @safaaxmed9157
    @safaaxmed9157 3 місяці тому +1

    M.a abyo waa ku jecalahaYy wllhi welcome maleesiya by fartun happy

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +1

    Masha"Allah Abaay Muniira😘 💙💙💙 Keep Going 💙💙💙🗨🗨🗨💦💦💦🩵🩵🩵🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FartuunAbdi-mw3zo
    @FartuunAbdi-mw3zo 3 місяці тому +1

    Herkebka qarastanah waa keena abaayo my rajo

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 3 місяці тому

    abyo muniiro safakaga fartuun Ayn ka so arkey xbbti Allah ku nabad gyo ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +3

    اللَّهُمَّ مُنْزِلَ الْكِتَابِ، سَرِيعَ الْحِسَابِ، اهْزِمِ الأَحْزَابَ، اللَّهُمَّ اهْزِ مْهُمْ وَزَلْزِلْهُمْ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g 3 місяці тому

    Masha allah abayo muniiro fartun happy kasoo arkay saa ufarxay lee inaa fartun ahay cml walashey igaweyne cml kujeclahay runtii ilahay ha kuxifdiyo ❤❤

  • @laaraqurux
    @laaraqurux 3 місяці тому

    Abyo safarkaga ilaah haku fududeeyo marka tagto maleysiya asad hagio plz igu salaan inaa mar la kulma rabaa❤❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 3 місяці тому

    Allah ha ku fududeyo safarka abayo muniira ❤💞

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 3 місяці тому

    wah abaayo muniiro anaga waaba soo dhow yahay xiliga naloo furaayo bisha 8 dhaxdeeda here in USA.

  • @SahroCadey-j7e
    @SahroCadey-j7e 3 місяці тому +1

    Waana faraxaya wlhi waraya maqalo🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nasriinyusuf6746
    @nasriinyusuf6746 3 місяці тому

    Muniir ana mant ugu horeya wansoo ogaday safarkagi inad malesiy usocoto munira lasoo kulan asda iguna salan ilahay haku nabad galiyo mad katagis asad iyo anasa ❤❤❤

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 3 місяці тому

    Maansha allaah wll qaali safar salaama ilahaye nabad ha kugu geeyo mcnto❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 3 місяці тому

    Masha allaa abaayo muniiro alle hakunabad geyo. Malaria igu salaan tuney iyo sabiriin❤❤🎉🎉

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 3 місяці тому

    Alaha kuu fududeyo xabibti safarka ❤

  • @sumayosiman5995
    @sumayosiman5995 3 місяці тому

    Allaha ku fududeyo safarka abaayo

  • @Deeqsan7
    @Deeqsan7 3 місяці тому +1

    Waley kaligeyga isku heystey ileyn waa leyna qabaa ane dhiig waaba hadaan suuxin sidaan u wareerayo leyn hadaan dhiig ley arko

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 3 місяці тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 3 місяці тому

    Masha allah family qurux badan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl 3 місяці тому

    Safarkaga nabad Alle hkugu geeyo❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤❤queen qurux

  • @HafsaMohammed-f7b
    @HafsaMohammed-f7b 3 місяці тому +1

    Aby ilhy samo ha kugu geeyo hana kugu soo celiyo qaali

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 3 місяці тому

    abaayo safar salaama aamiin

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 3 місяці тому

    Masha allha abayo muniro samar salamo ❤

  • @adontiiale
    @adontiiale 3 місяці тому +1

    First person to watch ❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 місяці тому

    Masha Allaah gulayso wllo❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲

  • @munasayitofficial7607
    @munasayitofficial7607 3 місяці тому

    Allh ku fududeyo xbbti

  • @marufyare3415
    @marufyare3415 3 місяці тому

    Muniiro adiga. Maxamed buskud maa ladhalatay iisoo. Jawaab. Hee reer xaafadeena caymiska

  • @AsmoAli-c4d
    @AsmoAli-c4d 3 місяці тому

    Masha Allaah ❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 3 місяці тому

    Masha allha ❤❤❤❤

  • @rayaanrayaanilla4894
    @rayaanrayaanilla4894 3 місяці тому

    Wadanba wa si oo Holland caruurta cunada weysii qataan miyaa 😊

  • @IfraxMohamed-zt8ct
    @IfraxMohamed-zt8ct 3 місяці тому

    Maashaa alaah ❤❤❤❤

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 3 місяці тому

    Salaam sister ❤❤❤❤❤❤

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 3 місяці тому

    Ani xitaa dhiiga majecli😂

  • @fam3573
    @fam3573 3 місяці тому +1

    😂😂😂gym sale mahee wa gym les

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 3 місяці тому

    Asc muniro abayo❤❤❤❤

  • @Taazy951
    @Taazy951 3 місяці тому

    M.a abayo muniro safar salama

  • @najmoqurux-e9z
    @najmoqurux-e9z 3 місяці тому

    Isodocey

  • @FatimaHussein-p2m
    @FatimaHussein-p2m 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 3 місяці тому

    👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyamaxamedcali
    @safiyamaxamedcali 3 місяці тому

    J ❤😂🎉😮😮😅😊