“Calankan ayaan ku hoos dhashay Anigu waanan jecelahay…” Ardayad Elm school New Hargeysa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 15

  • @Fresh_food10
    @Fresh_food10 3 місяці тому +2

    hurumar wanagsan
    nabada rabi haidin
    siyadiyo
    Somalilandi aloow
    barakee dhaman nabad
    iyo hurumar alaha siiyo shacabka soomaliya

  • @FootShorts12
    @FootShorts12 3 місяці тому +3

    Mashaala waa ina caruurta la bara Taariikhda somalia 🇸🇴 inoo geysatay oo diyaarada hargaysa saaran la tusaa oo la sheega inay waalidkood laysay

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 3 місяці тому

      Diyaaradas dadkii watay iyo dadkii lagu laayayba aakhiro bay u wada dhaadheceen, maxkamada boqorka sare bay ku kala xaq baxayaan ninkii dulmi galayse ku hadhay, inaga dhalinyarada ah in aanu laabta ka hishiino soo ma aha oo khaladaadkaas ay cawaantu gashay aan iska ilowno soo nalama gudboona ❓

    • @hanalander
      @hanalander 3 місяці тому

      @@Cabdiraxman..Mudug. TAARIIKHDA CADOWGA SOMALIA Gaysteen in la ilooba maaha WAXAY XASUUQEEN MILLION IN KA BADAN UMADA SOMALILAND. SOMALIA WAA CADOWGA KALIYA EE UMADA SOMALILAND LEEDAHAY, WAA IN MEELKASTA CARUURTA LUUGU DHIGO OO LA XASUUSIYO WUXUU CADOWGA SOMALIA UMADA SOMALILAND UGAYSTAY.
      THOSE WHO DONT REMEMBER THEIR HISTORY ARE DOOMED TO REPEAT IT.
      NEVER FORGET, NEVER FORGIVE NEVER AGAIN

    • @hanalander
      @hanalander 3 місяці тому +1

      WAA RUNTAA INTA CARUURTA DHAANTO OO AAN UMADA SOMALILAND DHAQAN U LAHAYN LA BARAYO WAA IN LABARAA XASUUQII SOMALIA DADKOODA U GAYSATAY

  • @hoodoayaansacad1153
    @hoodoayaansacad1153 3 місяці тому +3

    MaashaAllH ❤

  • @AbdiHassan-lc6eo
    @AbdiHassan-lc6eo 3 місяці тому +1

    Masha allah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 місяці тому

    Masha alllllah❤

  • @abdirahmanburcawiabdirahma7319
    @abdirahmanburcawiabdirahma7319 3 місяці тому

    ❤🥰happy 18 may ❤

  • @hanalander
    @hanalander 3 місяці тому

    CARUURTA WAA IN LABARAA XASUUQIII SOMALIA UMADA SOMALILAND U GAYSATAY INTA DHAANTO OO AAN UMADA SOMALILAND DHAQAN ULAHAYN LA BARAYO

  • @abrahman129
    @abrahman129 3 місяці тому +1

    Waxasay caruurta barayaan
    Intay diinta bari lahayeen

    • @rajoo532
      @rajoo532 3 місяці тому

      Ya ku yidhii dinta lama Bariin.. aqoon aynad oo lahan... nabad iyo diin bay haystaan. Ilhay ba siyay. Adigu dinta baro oo Manshallah afkaga bar. Maseerka na jojii.

    • @hanalander
      @hanalander 3 місяці тому

      MUNAAFAQ FAQASH AYAAD TAHAY. CADOWGA SOMALIA WAXAY UMADA SOMALILAND KU SAMEEYEEN WAA LA BARAA SI AY CADOWGA SOMALIA ISKAGA ILAALIYAAN

  • @salahudiinali
    @salahudiinali 3 місяці тому

    Bad